صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى أل ابراهيم انك حميد مجيد
Meeqa meel uu ka soo dagaalamay hada dhow dagaal faraha leesaga gubtay uu soo galay gaza bis uusan u hiilin karin ninkaan wuu baqaa calaa kuli xaal hub iyo askarta ugu badan aduunkana wuu heestas koley waxii ku fiirsaday oo dhan aaqiro cubka ey ku jiraan ciqasbta alle ayaa sugeyso mareykan aan ka cabsanaayey iyo reer galbeed kama jiro aaqiro waxaa kaaga daran intaas oo bilood cunto iyo biyo ma eysan arkin dil qarax cirka dhulka bada hungurigii laga xanibay intaas oo dhibaato ku dhacooso falastiin maxaa loogu hiilin la.yahay hooyo 70 jir guriga lagu jibiyey eey lagu diray ka bixi guriga eyga lagu dhahay intuu la dagaalay eygii uu cunay uu jiiday banaanka u saaray waa loo wada jeedaa imtixaan