Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Xalaada Dagaalka oo Xumaatay iyo Dalalka Muwaadiniintooda Kala Cararay 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 629 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 месяца назад
Yaa rabbi daalimiinta aduunka gubaysa ka dul qaad yaa rabbi maatada falastiin iyo somaliya iyo dhamaan maatada caalamka u går gaar yaa rabbi
@mahamedsalah3184
@mahamedsalah3184 3 месяца назад
Muslimiinta alaah guuleyo
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 месяца назад
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@mohnaliyusf
@mohnaliyusf 3 месяца назад
Wararkaaga oo kalpa again dhageesanaa
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 3 месяца назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s 3 месяца назад
Dagaalka lubnan iyo yuhuuda waa muhiim inuu bilowdo waayo, 1.runta iyo waxa ka socdaa ayaa caalamka u cadaaneysa. 2,caalamka waxa u cadaynayaa cida garwadeenka ka ah dagaalada dunida ka abuulaya 3,yuhuuda oo ugu dambaynta kaga baxayaa khariidada caalamka 4.xasaradaha iyo dagaalka ka hareeyey in si degdeg loo joojiyo,laysna fahmo oo dunida nabad lagu soo dabaalo 5.caalamka oo is wada fahma oo ay cidwaliba degdeg u diyaar garowdo,oo ay meesha ka baxdo dhuumaalaysi iyo hadba meel lagu soo gabado. 6.falastin oo si toosa u hesha cadaalad iyo xornimadeeda 7.dunidu inay fahamto dagaalada Dhibaatada kaga imaan kartaa iyo inaysan cidna faaiido ugu jirin aan khasaare ahayn oo ay adagtahay inay dib uga soo qabtaan. 8.caqligu inuu shaqeeyo oo si fiican xal looga gaaro in aan dagaal ka dhicin dunida,dhibaatada taagana halkaa lagu afjaro
@omarelmi4568
@omarelmi4568 3 месяца назад
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@lovely-e3r
@lovely-e3r 3 месяца назад
Guul guul dalxoreeye ❤❤
@ashawooo
@ashawooo 3 месяца назад
ninka isamada inu uu yaha nina awooda leha aya yirahada ka jaga waa baabi yuhud nacalada ha ku dhacada inshallaha gusha waa waxa racesa walaalah xisabulahi, Iran, walaalah hamasa, Yaman inshallaha rabi ha jabiya cadawaga isalanka
@superfun1819
@superfun1819 3 месяца назад
Insha Allaah
@osmangure6040
@osmangure6040 3 месяца назад
Warbhoy wa dhaqan too much bussinees oo ah iimaan li,i ay ka waadaan waa layaqaan taariikhda maraykanka ee gabacsiga xun ee vadddanka lacagtu madax martay 4tii sanoba waxa dhaca burbur dhaqaale waayo ganacsoga marayknaku eaa jaantaa rogan. Maaaha wax cusub. Waxay safiirada madaxda oo dhan ay gadan daroogada iyo wax kasta oo ay lacag ka helyaan matkaa inflation waA joogto.
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 месяца назад
Xisbulah Alaaha badbaadiyo amiin ha guuleystan
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 месяца назад
Lakiin waxa fcnayd intii falastiin la burburinayey in ay dagalaman
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 месяца назад
Ilaahoow u går gaar Noorweyd iyo dhamaan wadamada damiirkiidu nool yahay yaa rabbi wixii u går gaara maatada falastiin iyo dhamaan masaakiinta caalamka aduunka ugu går gaar yaa rabbi
@ismailbihi2947
@ismailbihi2947 3 месяца назад
Asc xashi aad iyo aad ayaan kuusalamaya wxan kamid ahay dhageystayaashada
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 месяца назад
Muslinka Alaaha guuleyo insha Alaah
@sahroali1196
@sahroali1196 3 месяца назад
Xafidulaaha Suleymaan.hashi
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 3 месяца назад
Alle haguboba marykan waa munaafiqa adunke
@Mubaarik20
@Mubaarik20 3 месяца назад
Alle ha qaboojiyo dhulka islaamka ee gubanaya ❤
@Abdourazaksaid
@Abdourazaksaid 3 месяца назад
supdu
@abdirashid3322
@abdirashid3322 3 месяца назад
Shacabka ayaa dafaacay
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 3 месяца назад
anigu waxaan arkaa in srail albaabada loo xidhi ďoono haday dagaal la gasho xisbulaahi oo dhul badan laga qabsan doono israiil lkn eegnaa hadaynu noolaano
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 месяца назад
Israel aduunka wey fasaadisay dagaalkan aduunkoodhan ayaa soowada galeysa, soomaali maahee waayo aduunka wey kahareen ayagaana iskareebay
@Priyaaniina2024
@Priyaaniina2024 3 месяца назад
Hadaa soomalia ama africa joogto daagaalka 3 aad nima soo gaaraayo. Muxuu kadhacayaa dagaalka 3 aad Middle East, Europe iyo America
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 месяца назад
@@Priyaaniina2024 abaayo wuusoogaaraayaa aduunkoodhan waa leyskuyaacayaa
Далее
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 1,6 млн
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 1,6 млн