Тёмный
No video :(

Waraysi Dhamaystiran Maxaa Kala Qabsaday Weriye Sayid iyo Maxamuud Raage? 

Horyaal24 Tv
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@libanbile9521
@libanbile9521 2 года назад
Wareesi maaha waa dood dhex martay KULMIYE VS WADANI
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад
waad ajiibtay saaxiib kani wariye maaha
@rodaabdi890
@rodaabdi890 2 года назад
Mareyuhu si wacan buu ugu jawabay wariha badawga ah. Jawaabta aan ka heley ee mareyuha: anigu qabil waxba kuma tageero.
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Viva wariye sayid ... run sheeg rugcaade ah hore u soco wariye iyo horyaal tv 📺 ba
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Waalid la an bad kortay. Khalad iyo sax ban aad kala garanayn. Garacnimada bad mujisay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Horyaal tv 📺 waad mahadsan tihiin waraysi kulul maasha allah
@hoyolester161
@hoyolester161 2 года назад
Maash Allah Allah bless you thank you so much
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Sayidow iintaad khaamre kaa soo dhaargto oo aada suudh yaar soo Xiifhsto haalka soo Faadhysanmysid Haadi eeye Buur buryo somaliland
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 2 года назад
Ceeb ceeb walaal
@bahdoontv7172
@bahdoontv7172 Год назад
Mansh Allah
@Libaan99
@Libaan99 2 года назад
Weriye Sayid su'aalaha soo qoro oo muranka jooji saxiib.
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Kani waa beenale ... xaaran cune ah .. waar umada ka xishood waxiid shalay samayseen ayaad umada u diiday saan .. 13 November doorashada ayaa dhacaysa Denmark 🇩🇰 na dibjir ayuu ahaa
@rahmaaadan9099
@rahmaaadan9099 2 года назад
Nayaa dhilo kahadha adeerkay 😝😝😝
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
@@rahmaaadan9099 Denmark anagaa joognee waa runteed basaas reeraha soomaalida basaasa ayuu ahaa.
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 года назад
Wariye Jaahil ah, Study well abti hay qaylqayline
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Runtaad u sheegtay waanu kululaaday xaqbaad ku hadashay Allaah ha ku xifdiyo ✋👍👏👏👏👏🌹💐🌹🌹💚🤍❤️
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Waar guriga.xirsi IYO masaajidka wax badan baa u dhaxeeya
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Waa bila diin reer waddani xisbiga daami iyo new hargeisa
@kadirali500
@kadirali500 2 года назад
Sayidka legend aya tahay sualihi aan u baahnayn waad waydisay martidada10/9 keep going our legend
@dr.abdiwelinur4135
@dr.abdiwelinur4135 2 года назад
Waxani waraysi maaha, waa is xayaysiis , been sheeg, iyo dafiraad xuquuqdii dastuuriga ahayd, maxkamadda ha loo gudbiyo danbigaa.
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 2 года назад
Waraysi maaha waa dood dhexmaraysa xog. Guud ee wadani oo maqan iyo maareeyaha madbacada oo siyaasad aan loo diran faraha kula jira Denbi. Waa sharcijabin loo badheedhay xeerkii shaqaalaha iyo kii kala xadaynta iyo dastuurkii jsl oo lagu tumanayo. Xeer ilaaliyaha qaranku maxkamada ha hor keeno, hadii sharciga la ilaalinayo. Mise xeerku wariyeyaasha oo kaliya ayuu qabtaa ?
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 года назад
Marku lahaa ul baan kaga soo saarayaa ma sharcibay ahayd mise waa la xidhay
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev Год назад
Alle ha naxariisto wariye siciid
@raaxonuur127
@raaxonuur127 2 года назад
Shalay marku dahir rayaale jogay e aad ila baar hargeysa ila maaliyada mudaharaad ku xidhanaysen miyanu tastuurka aad imika sheegaysani jirin mise isaaqow la joogiyana banan la jiifiyana banaanba sheekadinu
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Woow .. waxuu cabay caawa ethiopian jin ninkani waxuu ka hadlayo bal fahma ... sayid waad ku madahsan tahay inaad na tusto waxa masuul haya isagoo sakhraansan San.. viva horyaal tv 📺 viva Republic of somaliland ilaahay umada somaliland kan oo kale ka qabo sakhraan
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 года назад
Reer kulmiyooow dalku wuu inaga dhexeeyaaa hadaad diidaan inaan markayga faraha ka subagaysto walee inaydaan ku lisanayne ogaada waa waleee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
oo yaa kaaga dhaaqo badan wadanka burburi adaab diyaarad ku leh la yidhaadaDaalo
@libanbile9521
@libanbile9521 2 года назад
Ficil lakaalaya hadal madhan looma baahna
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 года назад
Absolutely wlhy waa sidaaa
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 года назад
Muusow wadanku kaa danbayn maayo
@fadxiaxmde7481
@fadxiaxmde7481 Год назад
alle haw naxariisto
@rodaabdi890
@rodaabdi890 2 года назад
Kkkk war badawsana wariyuhu. Mu yidhahdo mucaradka ayaa ku wareysanaya? Wariyaw xaal qaado. Mareyuhu dulqad badana.
@muuseadan2294
@muuseadan2294 2 года назад
Siyaasi maxamuud siciid raage Geesi qaran weeye
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
Geesi Jeegaan ama Futoxun dheh.
@mohamedyaasiin6428
@mohamedyaasiin6428 2 года назад
Xeerka nidaamiya kala xakamaynta xukuumada waa in uu qabtaa odayagan waayo isagu siyaasi mahaa ee waa shaqaale
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Год назад
Wariyuhi Somali uma eeega itooobiyaan u eeeg yhy
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Kan gadhka sida xoorka ina u madoowstay cirada sakhraan Denmark ayu ahaa ... xeer garan maayo .. sayid wax bar sakhraanka
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Hooyadana dhilooynkii faqashtay wasi jireen ayeey ahayd ina dhilo siil qadhmuun
@rodaabdi890
@rodaabdi890 2 года назад
War ninkan intu noqonayo wariye aqoonti wariyaha soo bartay warayaigisa diida.
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 года назад
Wow! HJ weeye kani mayaa?! Fircoon qolo walba wuu galay. HJ weeye Xirsi baana laga hayaa. Waa koow
@yoonis7679
@yoonis7679 2 года назад
Kani wariye maaha waa qof xisbiyeysan waxani wareysi maha ee kulmiye iyo wadani baa diidaya sumcadii wariyuhuu dilay waa 80 jir cuqdadeysan
@rahmaaadan9099
@rahmaaadan9099 2 года назад
Maxamuud walibax
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 года назад
Wariye anshaxa haka tagin adigoo su’aalo adag martidaada waydiinaaya!
@ibraahimawil1413
@ibraahimawil1413 2 года назад
Been able miyaan dawladii hore mudaharadin jirin
@mujaahidciise1671
@mujaahidciise1671 2 года назад
Labada keeba weriye ah ii sheega wll waan ku dawashe
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 года назад
Hhhhhhhh Waar Habeen Hore 26. Juun Sadexdii Bangi Miyey Ka Guureen Waa Tii Lagu Hor Tumanayeye.Ta Labaad Habeen hore habeen Bay Ahayd 12:00 Habeenimo Bay Dhalinyaro Badan Isigu Yimaadeen Oo Muusig Iyo Jaas Ku Tumanayeen Ma Shareecada Islaamkaa Ayaa U Ogolaatey.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
Abaarso iyo Barwaaqo (Qoomuluudka )ayaa ina haystee xagay joogtaa shareecadu?
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 2 года назад
War waxan waraysi maahe waa qabyaalad
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Wariyahan wa daalim munaafaq ah. Masajidku xafada Xirsi maaha wa guriga ALLAH. Reer waddani diinta ay qaban ha cadaystan
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 года назад
Adaa dayuus munaafaq ah
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 2 года назад
Weriyuhu reer waddani maaha ee waa dhexdhexaadiyaha ummada haduu xirsi wareysanayo oo taas waydiinayo adigu aad leedahay maad tidhaahdeen kelmadaa waayo muxaafid baad tahay mucaaridkana wad ka soo horjeeddaa, ma taasaad nin weriye ah aad munaafaq ugu sheegaysaa marku ragii dawladda suaalaha ku adkeeyy
@sacadjaamac9991
@sacadjaamac9991 2 года назад
Horta Kan gaabani mawariyaa Mise wa af hayeen wadani
@rahmaaadan9099
@rahmaaadan9099 2 года назад
Libax qaran weye adeermkay wooow
@sacadjaamac9991
@sacadjaamac9991 2 года назад
Dood bilaa wariye ah miyaa
@xamsehilaactube671
@xamsehilaactube671 2 года назад
Waxani ma waraysiba mise wa dood ader ixtiraam samee markaad dadka waraysanayso ama sharuucda saxaafada soo baro
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
NIN WEEN OO MADHAN WEEYE NINKANI ALAAH KARIIM HJ DOQON MAAN KU OGEEN LKN HADA WEY KU SOO BATEEN ..
@cabdiraxmanxarago1466
@cabdiraxmanxarago1466 2 года назад
Kkkkkkk wear maareeyaha wariye Mahee ma taliye ciidan baa heley
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 Год назад
Alle haku naxariisto sayidka
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Sayid owe waxaagu waa taageero inaad tahay wadani ma tihid she she aad laakin NIN adag baa ku helay
@se1059
@se1059 Год назад
Sayid kan doqonka ah ee badhac badhacda haya inaad waraysato may ahayn
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 2 года назад
Wariyahan walaahi wadanka uu baahan waa geesi cimriga iyo caqliga alle ha ku barakeeyo
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 года назад
Zayid bad buu isku galay walee
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 года назад
Mareyuhu waa nin duqadbadan waa masuul dhaba
@ayanismail624
@ayanismail624 2 года назад
Sayid great questioning, wuu aargoosanayaa
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 года назад
Sayid waa nin wareersan. URURADU WAA FURAN YIHIIN ama waalo ama qayli. SHARCIGA IYO DASTUURKA Cirro iyo Faysal kama weyna. Suf adeer majiro sharci odhanaya doorashada madaxweynaha ayaa ka horeysa ta ururad la furay. SHEEKO KALE KEEN SAYID SAKHRAANOW.
@mohamedsahardiid3375
@mohamedsahardiid3375 2 года назад
Hooyadaa dalkeedii was ma waxa uu u jeedaa habaryoonis ay dalka duminaysa oon ka celinayaa nabada somaliland anaga aya dhisnay orod ta ceel afwegn soo nabadee
@libanbile9521
@libanbile9521 2 года назад
Bilaa caleek, habaryoonis laguma aamini karo dalka
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
ninkan waraysi ha siinina wayo dhinac buu ka raran yahay sidi weriye uma dhaqmayo ma reer somaliland baa ninkan weriyaha isku shegaya wa ig yabiyay ninkan
@abdis70
@abdis70 2 года назад
Ma weriyaa waraysanaya, mise Xirsi oo microphone sita. Saxaafaddi dhimatay.
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Год назад
Saxaafada saxdaa ayaa taasa wll waa inuu dhicii kale matalaa
@yusufsaleban8479
@yusufsaleban8479 2 года назад
Sayidaw wax allaale wax u kaaga jawaabay majirto
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Somaliland Illaheye nama buuryo raaga maalfsanya ee caada qaatyasha ee Kuursiga uu waasheye Iiyaaka Illaheye haa Buur buuryo oo haanaga qaabto Umada illaheyow kaa qaabo daalimiinta
@saynababdi4263
@saynababdi4263 2 года назад
Ilaahay muuse mujrim iyo kooxdiisa hanaga qabto aamiin
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walahi Sayidaw libaaax baad tahay kkkkkkkkkk Kani Yaaanu ku Cawryin
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Год назад
Wuu cawryeyba
@salebanidiriz5903
@salebanidiriz5903 2 года назад
Waxan saxaafad maaha waa suxufiye isaga yaa ubaneyay inu uu afka soo mariyo magac beeleed
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 2 года назад
Wallee Maareeye Mohamoud Raage Waa Legend.
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Inaalilah ma waxan sakhraanka ah ayaa caawa kabaha lala durmaray ...SAYID 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 BRAVO RUGCAADE WARIYE AH VIVA HORYAAL TV 📺 ♥️
@mustafasicid896
@mustafasicid896 2 года назад
Caqlligu ma dabaduu kaaga jiraa waamaxay caydi mise walaashaa buu kufsaday
@kandarabi927
@kandarabi927 2 года назад
Ma intuu soo cabey buu hooyadaa ku fadhiistay? Hadalada qaar ragga looga fiican
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
Waar waa Xaar Lafweyn. Denmark ayåan sarkaal ka ahaa kulahaa. Qoysaska soomaalida iyo malcaamadaha quraanka lagu dhigo ayaan basaasi jiray muu yidhaahdo.
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 года назад
Waa kale saren
@ibraahiiimhfuaad4564
@ibraahiiimhfuaad4564 2 года назад
Sayid waa weriye cajiib ah. Indhuhuu ka riday midhkan anbad ka ah .
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Hooyada siilkeedi ba la riday oo 120 la wasay. Cawaan badtahay af qadhmuun aan 2 kun bas ah iska bixin karayn. Ina dhilo
@AHH677
@AHH677 2 года назад
Sayid waa ciyaal shibis Meeshaasuu ku soo koray Nin ilbaxa weeye
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 года назад
Kani waa munaafaq ku naaxay xoolihii dadka miskiininta allah ku qabsy
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Waar orodo soo baaro haa ka waxa Loo waarysto ee loola dhaaq o maatida ahaa waarya maa waxa
@hkayir916
@hkayir916 2 года назад
Sharciga somaliland shacabka somaliland waxuu siiyey inuu mudaaharad salmi ah aragtidooda ku muujiyaan ... sakhraan kan daacaya cid banki boobtay ma jirto VIVA HORYAAL TV 📺 HORE U SOCDA VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 года назад
Jaahil casabiyad haysaad tahay
@shiremahmud9665
@shiremahmud9665 2 года назад
Maxamud rage somaliland kuma taqano
@ajdalas2916
@ajdalas2916 2 года назад
Waar kan xiiqsan yaa kuyidhi wariyaadtahay, waa noocii makhaayadaha iyo basaska ka dhex bac baclaynayay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 месяцев назад
Waar reer Oodweyne waa waxgarad. Burcadii Handicap-ka ahayd maaha
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
Ilaahow ha naga burburin dalkeena reer somaliland ku shukriya nabada ilahay u mahadnaqa wataas lacagta bananka idin talee ducaysta ducadu waa qayb cibadada ka midee kii doonaya inu burburyo ilahay baa qabanaya markaase weriye adiga cadali dhex dhexada noqo dhowr goor baan ku arkay ilahay wa ku arkaya ka baqo doorashdan madaxwaynaha wuxu yidhi waqtigeeda ma dhafayso mucaridka waxay rabaan in iyaga qudha la tartaman madax wayna oo sidaay ugu badisa hadu ka badiyo yidhahdan wuu nagaga shubtay oo dagalaman hadii kalena ay badiyan oo 23nin ee hogaminaya uruurada inay furtan uu hor istago anigu waxan leeyahay labadooda qudha yaay tartaamin wayo mucaruudku muuse way iska doonayan waxay doonayan marmarsiinyo ay ku dagalaman ama keligood wax ku helan runta u sheega kuwa tageera markaay i waydiiyan sidasan ugu sheega idinkana runta sheega oo rabi ka baqa qoomki khaladka iska qaban waya wa la roga ha soo baxan dad runta u sheega mucaridka ha la furo uruurada
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 года назад
Wariyahaasi waa wariye ruug acadaaya walaahi waxaanu mudanyahay bilada wariyayaasha soomaliland in farta laga saaro Wax badan ayuu la saairay markuu is yidhi sidii sheekh c/raxaam dheere Wuu carari hhhhhhhhhh Thank you wariye Sare
@mohamedyaasin451
@mohamedyaasin451 2 года назад
Wariyuhu muu la doodaya misa wuu waraysanayaa Wariyahan uma eeka nin waxbartay
@bireeyegr643
@bireeyegr643 2 года назад
Nin mar waashay ayaa la wareesanayaa
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 года назад
Wariye geesku waa adiga anigu Horeba waan kuu daawadaa inbadan ilaaa odaygii ogaadeen Ee snmta Ku jiray waraysigaad Ka Qaaday thank you wariyahayga Mareeyaha meesha xaqiiida shacabku aaminsanyihiin ayaad Ku waydiisay Wasiirka gudaha waa kulmiye Waana Kuwa laga mudaharaadayo iyo xukuumad markaa sharcigu waa in la ogaysiiyo lkn waxaan ugu maqaalaa haday odayaasha diidaan inaan wax Danbe la ogaysiin doonin 13 November doorashadu wakhtigeeda haku dhacdo insha allaah hadiikale waanu mudaharaadaynaaa Warku intaas ayuu Ku dhanyahay
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 2 года назад
sxb odaygasi ogaaden maahe waa ciidagale reer kenya ah
@saeedabdi7591
@saeedabdi7591 2 года назад
Xeerka 14aad doorasha ururada iyo deegaanka mar la wado qabto wuu sheegay xisbiyadu mudo 10sano cimriga jiray noqonayn Deegaanku wuxu jiray 5sano hada mxy doorashada barlamanka muda xileedka yhy 5sanoiyo oo fadhiye 15sano iururadama loo wado ururada deegaanka uh shalay labo doirasho si qasab ah xukumaddu ugu qabtay barlamanka iyo deegaanka sharciga ilaaliso
@MubYus
@MubYus Год назад
Kanu waa Jaariyada Muuse Biiixi
@abdikani7891
@abdikani7891 2 года назад
hooyadii wasahan caloosha weyn ee maareeyaha isku sheegayaa waa jaahil waxa uu is dhaafinayaa su aalaha waar kulmiye waxba kuma hayaan😂
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
somaliland sharacyadaE luqdo kale ku wada qoraten orod ka soo masax xata numberka afsomali kuma sheegan maxmauud rage laga cadhaysiin kari walahay manta iguu horaysaba anigu maba garanayo labadan nin midna kan weriyaha sheeganaya dhowr cishan arkay warysita dadka rude bu ku yahay keligii xariif ban u bixiyay
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 года назад
Markii kulmiye midaaharaadayay miyaynaan muslìn ahayn
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Sayed aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sifiican ayaad u weydiisay su’aal walba laakiin wuu ka jawaabi kari waayey xaalkiisuna waa ila meerayso mala waxbuu soo cabay ama siday ka tay 😂🤣😂🤣
@amiinahmed7500
@amiinahmed7500 2 года назад
Wariye badowbaa tahy ,maxad la qayleyeysaa ayar ninka wax waydii
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 2 года назад
Kani wa dibi dhergay maba oga wadanku halku marayo iyo durufa yaala wadanka
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 года назад
Ka xil u dhiibay ninkan ayaa danbiga leh
@abdit8270
@abdit8270 2 года назад
Anagaa yaabnay
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
niinkan edeb darana weligay intan noola ma arag kan oo kale ka faiidayso commantigayga badana waayo inan ku qoro intas odhan xaq umada lahayn lakiin manta ka faiidayso dib kuguma qorayo
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 года назад
Ninku ninka miyuu waraysanayaa mise wuu la doodayaa
@user-tc8xd3kl5j
@user-tc8xd3kl5j 2 года назад
34:06
@saynababdi4263
@saynababdi4263 2 года назад
ALLAA YAA CISAK WERIYA DHEXDHEXAAD AH RUNLOOW AH
@kadarismail5
@kadarismail5 2 года назад
Waar nacaskaan cunaha waynle orod taxi gaagii London Iska kaxayso dheh, siyaasad ka hadal khadar khadar ayay kaaga dhagtay xoolo jaahil ah
@mohamedibrahim-bq8ox
@mohamedibrahim-bq8ox 2 года назад
Weriyahan waan jecla hore lkn weraysagan ka dib uma dawaan doono hadii Allah yidhaah
@gazudingutale482
@gazudingutale482 2 года назад
Odaygu weriye ma ah . Mida kale suaal ba ma leh wixiisu waa sheeko 🤣🤣🤣😃😃 Ninkan yarina ma dhisna coz waxa la waydiinayaaba ma aha wax ku haboon inuu ka sheekeeyo 😃😃😃🤣
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
marku leeyahay beeshadi wa ka duminaya somaliland wa weriyahan oo kale ader somaliland wa dir iyo harti uu isaqa dhalay waana qoys gebeenaba kii qabtana alle noo dooray waxba ha nakala beelay anigan kula hadlaya xirsi wa inderkay mana tagersani xusbigasina warabe u tag baa loogu dhiibay hadaba wa kuleh wa laga qadaya hadaa hadu ciro so baxano anigu sacabkan u tumaya wayo ilahay baa dooray lakiin khaladka yaale muraridka leh iyaga diidan in lala tartamo oo muuse hadu ka badiyo la dagalaman cid ka yelaysana ma jirto nabadana cid walba u bahan qoys gooniya uma baahna dadkeena ka daa kala qaybinta faraah omar aderkay wuxu ydhi dadkayga iyo dalkayga wax la qaybiyo ka yar sidasan ku leyhay ha odhan beeshiina beel iyo beel laan wadankan leader buu raba dhulbahnte iyo warsangeli hadu doono ama samroon ha noqdo hadu dacad yahay wa la tageri mar kale hadu diido wa la ridi waba intaas beelna ma risiqo madaxwayne haba kala sed bursadan oo musue beeshiisa ha u miise isna markiisa laga yar goyn hadii la doono weriyahan magacii afwyane sitan sheegaya joojiya beelah kala qyabintooda ilahan ku dhartee xirsi wax laxmi buu iyahay lakiin qabiil kuma tagerayo sida ninkaasi sheegayna far lam in la tabsiiyo ma ogoli geeri baan ka xigaa lakiin kuma khasabani inan tagero waan tageri laha hadan u arko inay saxan yihin anigu aan u eegayn reer lakin nimanka diiday in walalhooda kale la tartaman tageri mayo xirsina qofka aflagaadeya aama la dagalama anaba la dagalamaya hada reerhiina isku raacdan hebel ba iga dhashay hj waa geesiyada garataana sideeda u gooya coladana wa ma gubtayaal ma naqana kaasa sidan geed qudhanjo baanu ku xidhayna qofki khaldan hadi ilahay xusbigiisa u qorayna cid ka celinasysa ma jirto xirsi wa nin mustaqbal leh waxa dhaman loo eryanayana waa isaaqo hore loo yidhi geesigooda eryadan eryada weligiin mar ahadi ilahay u qoray qofna kama celin karo lakiin markan xusbigiisa khaldan
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 года назад
Marka ilaa hada aan la qaban diiwaangalintii cod bixiyaasha miyaanay ahayn doorasho ma qabanayno
@AHH677
@AHH677 2 года назад
Sayid Waa nin wax fahamsan Su'aalahan wax Ka jawaabaa la la'yahay
@mohamedduco8664
@mohamedduco8664 2 года назад
Wa laba nin owada dooodaya Maha Is Wariye Kan
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 года назад
Hadaanu xilkaa hayn wuu qaylin lahaa waaraguu siilaayo uu kusoodaray siyaasada.
@Zihaam011
@Zihaam011 2 года назад
Waarkan Suxufina maahe iskaga hor kac Maxmud Raage.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 года назад
anigu kulmiye ma taegro any more balse reer kulmiye ninkan waraysi danbe ha siinina wayo wa nin iska dhurmaya oo dab s\see shiday ninkan muu iska yidhahdo mucaridka lacag isiiyay oo aan ka mid ahay u dagalamaya sidan waba ceeb bisinka weriye iska abay wax walaba weriye ku sheegan
@libandahir7953
@libandahir7953 Год назад
Dabaal , derbi, Iyo dambas. Dabaal Waa doodda shimbiraha ee aan waafaqsanayn hiddo, dhaqan Iyo diin. Derbi WAA kooxaha Ku qaraabta aragti qabiil, ama aragti diin, iyagoo ka been sheegaya. Dambas waa madaxa xiiran ee dajjaal
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Khadar xoogayaha caruurta ah ee aderkii keeney xafiiska Wadani ilaa waligii buu odhan jirey Calmadii burbrurkaa somalialdn ka soo muuqadaa
@saynababdi4263
@saynababdi4263 2 года назад
AFWAYNAANTIISA AYAA SHEEGAYSA INUU XAARAAN UU KU RIDO BUU U DIYAAR YAHAY XAARAAMI
@abdis70
@abdis70 2 года назад
Saxaafaddii waa la KUFSADEY...Weriyuhu waa inuu dhexdhexaad noqdaa, Ninkani shaqo kale ha doonto. Doodiisu dhan bay ka raran tahay. Haddii Mucaaridku Mudaaharaado. Muxaafidkuna iyo urrurada cusubi ha mudaaharaado - bal yaa Nabadgelyadda ka masuula. Kani weriye ma aha. He is 100% bias. Wuxuu faafinayaa Qabiil.
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 года назад
Xisaab khaldan ayey mucaaridku isku gaystay ,hayadihii Iyo golayaashii maxkamadii iyo tobanaan muwaadin oo toban sano sugayey , nabadgalyadana shacbiga ayaa iska leh xisbiyadu ma laha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Khadar ilaa madaxweynha shacabak doorety buu u yidhadaa waa kaligii taliye lakiin waxaan ka yaabey xiniinyaha ku jiraa waa xiiinyo fulnimo why fuleyga marka nabad jirto waa libaax hadey xabad dacdo waan hubaa wuu isku xaari lahaa
Далее
Muriddi Golf- Dowladdu waxay burburtay 1991 ka hor
40:35
"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif
26:00
Просмотров 58 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 648 тыс.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Просмотров 4,2 млн
Waabeeye oo Awood Sheegtay ayaa Weriye Sayid u Waramay
40:04
QOSOLKII ADUUNKA WARAYSI XIISO BADAN  GURI BARWAAQO HCTV
54:12
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
Просмотров 75 тыс.
Weriye Sayid oo Soo Qabtay Barkhadkii La Raadinayay
1:12:21
SAYID IYO WASIIR SACAD WARAYSI DHAMEYSTIRAN
52:09
Просмотров 30 тыс.
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
Просмотров 76 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 648 тыс.