Тёмный
No video :(

Waabeeye oo Awood Sheegtay ayaa Weriye Sayid u Waramay 

Horyaal24 Tv
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@abdifataahmahamoud7586
@abdifataahmahamoud7586 Год назад
Horta odaygani miyu walan yahay sidani wariye maahe kkkkkkk
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Год назад
Ma ila arakaty Horta Laga Yaab ninkaan
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Год назад
Wariyahani waa wariye khibrad leh oo waayo Arag ah LA soco
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
Cabdi waraaban nooleyn manta Abihii Nabada Illahay haw naxariistee Allaah Kariim
@prosl11
@prosl11 Год назад
Xildhibaan Waabeye waa aftahan oo degaan sii wacaan buu ugu jawaabay suaalaha adag
@cabadirahmanmohamed2915
@cabadirahmanmohamed2915 Год назад
Alle ha u naxariisto wariye sayid 🤲
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Год назад
odaygan Habar Awal ma saxafi dhex dhexaadaa mise afhayeenka adeerkii Muuse Biixi waar shaqadan loogama baa ha nin dhinac ah ee shaqo kale u raadso adeerkaa Muuse
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Год назад
wariyaahan waa iga Yaabiyey Aniga caadi maaha su aalaha uu ku weydiinayo Cabsi Cabsi waaye
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Good job gudoomiye waabeyo thenks
@siradmowlid6253
@siradmowlid6253 Год назад
Sayid wareysi maqaadi karo yan lagu kad soomin Dhexdhexaad maa ha Wuxu u eg yahay xisbi ol ole kujira muranka aad buu uyaqaanaa
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 Год назад
Shinbir duul duul badan aflibaax bay gashaa . Sayid Cashar ayaa loo dhigay . Nolow Gudoomiye Waabeye Siyàsi Ruugcadaya
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 Год назад
Adeer cidna cashar hadal lzyidhi uma noqotee is xoreeya oo wax iska dhiciya adoomo muusa leeyihiin baa tihiine oo futada xabada lagala dhacayo 2023 free falastiin ilaa iyo 1993 uun baad ooyay saan ood ciilan tihiin
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 Год назад
@@zaedinaoomaar4104 waar Reerka aad imooday ma ihi lkn 1993 ka aad Sheegaysana Somaliland oo dhan ayaa isugu Tagtay , oo Waa tii la isku Barbar dhacay .Mala Caruur ayaad Tahay waxa dhegta loogu Riday .Maanta Oo 2022 lagu Jirana Sanduuqi ayaad ka baqaysaa in ladhigo ,Oo waad Ogtay in Barqo afka Ciida lagu darayo, Jilicsan ilaa jilicsan , Abaarso fmly
@maxamedmazka6488
@maxamedmazka6488 Год назад
Kkkkkk kkkk kkkk dirgax dirkax wariyihi baa qoslay
@ahmedderiawarsamejiir
@ahmedderiawarsamejiir Год назад
Weriyuhu wxuu Wadaa Waxa uu Wadaa Dhinac U Janjeedhe. Ee Maa Runta Loo Sheego WaarWas Guulwadaynasaa. Media Eticskana Qalad Yasd Kagelaysasaa
@gemstar416
@gemstar416 Год назад
Wariyahani waa TV qaranka miyaa ?
@claahidaahir3575
@claahidaahir3575 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@hanadbarud9451
@hanadbarud9451 Год назад
shukran walahay dad badan ayaad dhaantaa oo nebiga kusaliya garanayn nal eeg commentiyada ay qorayaan
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 Год назад
Sayid ku sheegow kaalay murannee ayaad Horyaal tv u furatay!!!!
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Год назад
Wariyaha waxa iskaga khaldan wax qabadka xukuumadda iyo siyaasada xukuumada..
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 Год назад
Waabeeye nin siyaasi ah macquul ah masha allah
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Год назад
Wariyan waaaa soooo wataaaa Kan ismiiiiidhay waits maaaaaaha Akhlaaaaawwariye malaha
@ahmedderiawarsamejiir
@ahmedderiawarsamejiir Год назад
Sayidow iskadaa Guulwadaynta
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 Год назад
Ninkan wariyuhu waa nin dhiiran oo libaaxa suaalo adag waydiiya madaxda mucaaridka iyo muxaafidba!
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Dibjir baad tahoo dadka bilaa axlaaqda ah baad libaax u taqaan, wariyuhu waa cilmi la barto,
@abushaaficiabdiraxman637
@abushaaficiabdiraxman637 Год назад
Kkk war kan yaa yidhi waa wereye
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Год назад
Kan waan kayaabay weriye isku sheeg weye laakiin weriye dhexa maaha afqaawan ayuu muuse ugu hadlayaa
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Год назад
Macrunta aanuu gabanayn ayaad kula yaabtay
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Год назад
Wariye ku sheeg xisbiyeysan qabiileysan
@shariifsheenofamily3070
@shariifsheenofamily3070 Год назад
Wariyhu waa kulmiye
@MohamedIsmail-wb9vq
@MohamedIsmail-wb9vq Год назад
Kani malaha wuxuu moodayaa inuu qafqaf wariye lagu noqdo! Kkkkkk
@ahashi7828
@ahashi7828 Год назад
Waa weriye waxuuna ku leeyahay dadka mudaharaadayey Faasas ayay siteen oo waramo ayay siteen oo waa laga baqay markaasaa xabad lagu furay!!!!! Waa weriyaha u Doodi lahaa shacabka iyo dhalinta la tooktay kkkk
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 Год назад
Su aalban ku waydiyay adigo dhagax iyo mudi lagugu dilayo waliba dad badan Dhalinyarti naga dhimatay aadban uugu xun nahay wllday Bay ahayen lakin dab munafiq shido muuminba ku gubta war adeer ilahay ha baqa Hadi lamudaharadayo dadka wadanka gaajada ugu bathtiyay ayay ka mudahadi lahayen lakin wxy umuduharaden hebel kursiga ha qansado lakin kulmiye tagbe isaso adkeeya
@siradmowlid6253
@siradmowlid6253 Год назад
Su.aal wariyuhu ma xisbibaa oo kanbayn buu ku jiraa wariye nimadu masidanaa
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Год назад
Waabeye wlhi waa ragedii sifican ayuu uga hadlay👌
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 Год назад
Sayidow waxad ogaataa kulmiye waa udib nambar 2--////--000000
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari Год назад
Kani warye maaha waa ciyaal suuq
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
😂😂😂😂😂. good job waabeyo dirgax dirgax
@xamdiahmed7434
@xamdiahmed7434 Год назад
Odaygu wuxuu yidhi Dhagaxu wax ma dilo, goobna nalooma cayimi karo kan yaa yidhi baarlamaan.ayuu ahaa Sharcigaba garan.maayo.Sheekadiisuna waa cay sidii hablaha yaryar ee Reer Oodweyne.
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 Год назад
Weriye Maqaaxidaada Sumacad u yeel Waasidee adigii ayaa Tv horyaal Agaasime+ weriye u ahe Dhex dhexaad wax u weydii dadka Allahu Akbar
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
Absolutely 👍
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Год назад
Warye heegysan.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Год назад
@@jamalwarsame5587 Habar Awal wey ku naagaysatay laangaab.
@prosl11
@prosl11 Год назад
Weriye sayid waxaad laa mid tahay barnaamjika bbc ee hardtalk suaalo adag bad waydiisa siyaasiinta waana kaa hela hore uu soco
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Год назад
Adeer Burco si fican ba loogu so dhaweyey oodweyne ka daalik siidhigi Cirro wa lagu khasaray soconwaa
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Год назад
Muuse ma cidluu ka Dirgax dirgaxleeyahay?
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Год назад
Masha Allah wabeeye geesi geesi dhalay illaahayow ku dhowuur waa rutaa waxad sheegtay oo dhami
@seryu8204
@seryu8204 Год назад
Sheekooyin Kan somali land wey reereysan yihiin waa I jiid aan ku jiidee waa LA is indha tirayaa
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
Waar waabeeye ileen waa ruugcadaa si degen oo xigmad ku dhisan ayuu sayid wax u baray waar muuse umuu qalmeyn jagada ugu saraysa dalka cay iyo ceeb ayuu dalka ku yahay
@MohamedIsmail-wb9vq
@MohamedIsmail-wb9vq Год назад
Kani waa buuni oo wariye ah kkkkkkk
@amranaden3059
@amranaden3059 Год назад
Madaxweyne mujaahid Geesi Ilaahow. Cimiriga U daa
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 Год назад
Sayid xabeeb waa ciyaal weero cml ma ah weriye codkiisa waaba laga sasaayaa cabsi cabsi
@musajamal3779
@musajamal3779 Год назад
Xushood
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Год назад
Wariye Sayid baryahan wuxuu kashifayaa waraabayaashii. Suaalihiisa kama bixi karaan!
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Год назад
👏👏👏✌
@ma.m3264
@ma.m3264 Год назад
Mujaahid muse bixi ha noolaado....waxa la filaaba waa tartankii ururada Iyo xisbiyada then waxa la saadaalinayaa barwaaqo...kulmiye Iyo horseed
@khadarducaale1584
@khadarducaale1584 Год назад
Isu level maaha labada nin
@nasramohamed785
@nasramohamed785 Год назад
Kkkk odaygan yari mu wareray
@cabdifataaxoogle8665
@cabdifataaxoogle8665 Год назад
Sayidow adeer aqoon uma lihid wariye nimadee dusha uun ka maamul tv g
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Wariyahan wax badan baa ka qaldan waa bilaa axlaaq waa dadkii somalidu idhaahdaan dibjir,
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Год назад
Waabeeye ciil kulmiyaaa haya
@Yusufhalig
@Yusufhalig Год назад
Dhalinyadii ARAB iyo XASUUQII Axmad Dhagax yaa ka masuul ahaa markaad BAKOORADII SIIRAANYO ahayd.
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Год назад
Wariye daacada geesi ah bore u soco
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Год назад
H/j heego waxy utqanaa DHAdIG. Kkkkkk
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Год назад
Madaxweynu sharcigu ku adkaystay adeer xiligi koofiyad baclaha wa laga so gudbay Qarankuna sharci bu leyahay Ordo xisbigina kala jabay u taliya xukumada Intad ka been aburaysan
@cabdifataaxoogle8665
@cabdifataaxoogle8665 Год назад
Waar imika ma sidan buu wariye ku sheeganayaa.
@fathuma3573
@fathuma3573 Год назад
Waar isaqo kala xishooda oo umada ka xishooda oo ilaahay ka xishooda
@abdirisakjama
@abdirisakjama Год назад
waayay 🤣🤣
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 Год назад
Hagag
@AhmedMohamed-yt5sj
@AhmedMohamed-yt5sj Год назад
waabeeye af xumada kala tag meesha
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
Salaadiinta waa ka xidhyaa haddii ay amniga ha horyimaadaan. Waa ka xidhata Gudcur Gude iyo balaayada nadir ee dibedda meehanaabaya.
@qoranedaahir9427
@qoranedaahir9427 Год назад
Hhhhhhhhhhh wariye miyaa saas lagu yahay
@Yusufhalig
@Yusufhalig Год назад
Jaahil Busaaradi ka NIXISAY
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Год назад
Kani caqli xumaa dhagaxa siyaad baraa lagu riday oo hub weeyaan
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 Год назад
Legend weriye
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Год назад
Aay aay dhalay aafar ciyaalaya buu kuu leeyahy waaxaaniy muuse wuu shaaqeya ee waareysiy haa siniyna
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
MUDAHARAD WEYN MA AHWYN SHALINYARADA SHIMATWY CIRO KA AMSUUL AH
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Год назад
OGI OGI GEF IYO GABOOD FAL KA WEYNI MA JIRO OFKII NOQDA GUDAN WAA GABAY OO KU FASHILMA XILKIYO DARYEELKII BULSHO U DOORATAY.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Год назад
Nacasyow Xuusbigad leedye xiirsi Baa iska leeh xaarweyni waa naaf
@muraadkadir6449
@muraadkadir6449 Год назад
6.00 gas mask lagugu tuuro kulahaa hhhhhhh waaba sidii cirro kakee waar tear gas dheh
@karti-soor
@karti-soor Год назад
Doorasho madaxtooyadda 13Nov 2022 waa distoori... Ururo siyaasadeed kharaash lumiyey M/weyne Muuse Bixi olollee dirgax ciyaaray xill adag abaaro baahii culus shacabkeeni
@amranaden3059
@amranaden3059 Год назад
Waar waaabeeye beenaale
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Год назад
Adigaa fashilmay waad ka xuntahay socdaalkiisa caafmaadka
@liinaali1910
@liinaali1910 Год назад
Kkkkkk walee wa wariye geesi ah bal kan faaruqa ah eeg ee caqligii 2jirka leh y’a rabi wa xusbi nocas wada ah
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Год назад
Wa wiil hy ah oo qurulow ah noocaaga indho yarta ah waxba kama dayo
@liinaali1910
@liinaali1910 Год назад
@@mustafeadan6924 anu dadka xanunsan sidada lama hadlo e orad cilaajyada aad o qabyalada iska so dawe jaahil bad tahee
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 Год назад
Wariyahan. Waa. Istus. Kala. Fayansan
@ahmedhabarjeclo7354
@ahmedhabarjeclo7354 Год назад
Waar xisbiyada aan iska dayno , reeraynu dib ugu noqonay , ninku hadaanu ahayn reerkiisa wuxu ismodaya mucaarid, midba midku ka saaqidsan yahayna wuu iso soo taagaya, ilaa dadkan lagu so xulo aqoon iyo diin yaanu xisbiyada matalin
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Год назад
Waan soo dhawaynayaa fikradaa
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Год назад
Waabeeye aftahan maasha allaah
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Год назад
Wa weriyio wanagsan
@Ali-qh7nv
@Ali-qh7nv Год назад
Waryaa nin kaagan oo daya in lagu soo caan baxo in dadka loo waraysto qab qab iyo kiiska oo aad iska waasho caga dhigo muse shaani hadii uu adeerkaa yahay usheeg runya 30sanab reer garxajis la yiraa ayaa dalka u tanaasulayay maantSe ku biyo caba qolooyinka muse baloodh u damqanayo in aanaanu dalka mar danbe u tanaasulaynin maanta waa dheglay ku shub dhan walba ha lagu qadee mudaharaadkan waatii hargeysa burco iyo ceerigaabo berberba gariireen mudharaadka kan ka dambeeyaan waa mid u quus goyn doona muse shaani iyo askartiisii dadka xabada nool la dhacaayay waxa ay rag yihiin askarta beelaysani marka aan shicibku aanay xabada sidan laakiin marka ay noqoto xabad xabad ka hor gee askarta beelaysani way yaaci sarbd sarbadna way u dhiman adna taa waad ogtahaye qabqabtan iska daayo dadka saani u warayso hadii uu shaani ku xishan kama wanaagsanid suxufiyiinta uu jeelasha bilaa sababta jeelasha uga buuxiyay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
DHAGAX WAA LOO DHINTAA
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Год назад
Xisbiga wadani iyo ucid waa naf lacaarid kulay soo noqon maysaan ee sharfta ku dhinta
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Год назад
Khasab mudo kordhin 3sano
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Год назад
MAANSHAALAH GEESI WAABEEYO. WEEYE. WARIYE. AAD AAD BAAD BAAD UWEYDEYSAY. SHACABKA. HALKA AYDOONAYAAN IN LOOXOQO. AMA AY OGAADAAN. WAXBADAN IN AAD U IFTIIMISO. GUUL SLND. WAAR AY NU DOODNO. OO AYNU QAADANAO. TALADA SAXA AH AMA DOODA. MACQUULA. KKKKKK
@Mamar6310
@Mamar6310 Год назад
WAXAAN maqli jiray …… iyadaa kaa indho adag
@somalishow5922
@somalishow5922 Год назад
Sayid caadi maha baryahan waa shudanyahaye
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Год назад
Way sitayn hub faash iyo warmo waxwalba way siteen al idin qabay inta sharka wada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
RASAASTA ISU SHIGAAA YAA YISHII
@waaniye4164
@waaniye4164 Год назад
DHALAAL WEYNE WUU CIYAARAYAA
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 Год назад
wariyahani waa naag
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 Год назад
Kkkkkk
@qawaraxdahir7772
@qawaraxdahir7772 Год назад
Way muuqata taasi kkkk wabeeye xirsi mee mahadale baryahan beena hasheegin mudaharad majirin waxanad sheegtay burco iyo oodwayne waxad cadaysay xafadahiini waxan modayay intaa inad kabaladhantay sory ciro waa nin aad u wanagsan o afgaban war hawalina dadkana hakalasarina burco iyo oodweyne haday dhamaan o wada codeeyaan masoo sarikaran
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Год назад
Hargaysa,Berbera iyo Ceerigaaboba intaasba waanu joognaa!
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Год назад
Waabeeye waa aqoonyahan
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Год назад
Been cad weyan 20/09/22 17:00 ayey xisbiyada diwan galintodu deadline ku egyahay Madaxweynaha wu saxsan yahay Adiga gudcur gudaya
@xusenjamac6567
@xusenjamac6567 Год назад
Beenale
@aminmed7795
@aminmed7795 Год назад
Ciilqabe yur mw miyay d’un cawryi
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Год назад
WADANI WAXUU WADAA GARDARO EDEB DARO BEEL BEEL KA MASUULA MA JIRTO WADANKA WADANI IYO UCID OO ISKU REER AH UU XIDHAN MA JIRO
@mohammedhalsomali387
@mohammedhalsomali387 Год назад
Doolkan maxay u kala hadlaan 😂😂😂😂😂😂😂 urur wadani ku daa
@ahaiban1
@ahaiban1 Год назад
Dad halkaa taaganbay laayeen, taasi waa wax aan jirin. Suldaanka uu ka hadlayaan waa Cade Gude oo xisbiga wadani ah. Xisbigu wuu isdiiwaan galiyaa, waabeeye waxba ma oga, xoghaya wadani inuu u tagay komishanka ururada waraaqihi wadani wuu geeyay,
@aminmed7795
@aminmed7795 Год назад
Beenle mw biixi cadawgii wu Jabay somlilaan guul qaran jira cidan adag
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 Год назад
Cadaw xagee jooga?
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Год назад
DADKA WAXAA KEENAY DHIBATADA DAD BILAA SHARCI DARO IYO DAGAAL WADA DAWLADA WAY DIFAACAYSA
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
miyuu muraayada isga saaro guri gudihiibuu fadhiyaayee,taa kasoko awoodu sheeganayo miyuu SHALAY CIRO CAANO FADHI KUSOO SAARO MARKII DOORASHADII UU KHALKHALKA XAGA MASGAXDA AH UU KA QAADAY EE 2017 LAGU KARBAASHAY.
@qawaraxdahir7772
@qawaraxdahir7772 Год назад
wariye nimankan kursi wax kayari ma arkan haday dumayso dankamale waxa indhatiray kkkkk walahi cadimaha bal haloodayo Madaxwayne muse waxan kulatalin lahaa ree abtigaa u daa una tanasul kursigana u dhiib kuna wareeji kursiga ayaa madax maraye anana ankanasane wayo dhulkii waanka Mari kari lanaye an kanasane fadlan haloodhiibo marka hala eego
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Год назад
Wax aanu awood u lahayn buu sheeganayaa
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 Год назад
WARIYE WAXBA HA KU DAALIN REER 13TH NOVEMBER REER CRY FORAVER 😢 😭 REER DUKUR BUDHIST OOYAAYE REER XALIIMOYIN KUWAN IYAGA AYAA5 SANO QAYLINAAYEY WAR KUWAN HA KU DAALIN MUUSE KU XAASID XALIIMOOYIN XAASIDIIN AH 😭😭😭😭🤑🤑🤑🤑
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 Год назад
Team Andersson Cooper 🍑🍑🍑🍆🍆ka seexo meesha adeer. Looma baahna badhaasuq.
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 Год назад
Sheekhi la duugay iyo isaaq miyaad u diiran qaaylo, bal in ay ku siideynkaran bal keen duriyadaada. Waa gerarkii Gaani u ka dul tiriyey ina Cali Askar markii u hashteeriga ka dhigtay. 70 Corneeyl oo reerkiina ah na waxbaay u qaban Kari waayeen. 1 nin oo Garxaajisa ayaa kala soo baxay. Heego faan badanaa.
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 Год назад
Garxaajis hashteeri faqash meey aheeyn (ina Cali Askar), Garxaajis Tuke🦅 kumu hoor waaseeyn (Gabiilay), Garxaajis jeel ba la igu waasay meey odhan ( ina Cigaal), Garxaajis faqash xabaal ku jiira kamuu dul barooran sidii Islaamaha ( caaqil Muuse baloodh)
@xasanmaxamed983
@xasanmaxamed983 Год назад
Odaygan waa weriye dhaba
@prosl11
@prosl11 Год назад
Xaqiiq ninka yaaqana wuu yaqaana
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 Год назад
Failing party waddin
@clxakiinxuseen9097
@clxakiinxuseen9097 Год назад
wariyahani waa mid adag haw su,aalo dhagaxa ayuu waydiinaya waa xaaraami aad iyo aad u soo jeeda
Далее
Weriye Sayid oo Soo Qabtay Barkhadkii La Raadinayay
1:12:21
ДО ВСТРЕЧИ НА РАЗГОНЕ
52:11
Просмотров 438 тыс.
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 257 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Просмотров 477 тыс.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
ДО ВСТРЕЧИ НА РАЗГОНЕ
52:11
Просмотров 438 тыс.