Тёмный

Maxaa Kala Qabsaday Weriye Sayid oo Xinif Xafiiskiisa Ku Doontay? 

Horyaal24 Tv
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

16 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@mahameddauud
@mahameddauud Год назад
Mansha allah xinif nin adag
@yurub5288
@yurub5288 Год назад
Mashalla Allah waa nin hadal yaqana halkeeada ayuu dhigaa markay qoja qojayaan run ayuu u sheegay somalilaan waxan u rajenayaa guul iyo is Afgarad somalilaan waxay ledahay cadow badan oo ka badan gan gudaha waxa yar hadii ay kadhacaan waa lugu farxaa ilahay waxan ka baryaya in dhibku halakaa kuekaado guul iyo gobanimo ku noolada dadkaygoow ✊✊✊✊✊✊✊💚❤💚❤💚💚✌✌✌✌
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Год назад
Labada nin kee?
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Год назад
Somaliland cadaw aan muuse iyo xulufadiisa ahayn oo ay manta leedahay ma jirto.
@yurub5288
@yurub5288 Год назад
@@Gob_gobonimo kee bey kula tahay adig
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 Год назад
Xinifoow aan kuu fasiree mudaaharaad waa carabi banaanbax waa soomaali markaa labada weedhood waa isku mid Hase ahaatee waxaa fiicnayd inaad tidhaahdo mudaaharaad muu ahayn ee wuxuu ahaa xaalad abuur iyo qas amniga wax lagu yeelaynayo
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Gud A/krim Hinif Run waa kama rays sheegtay caqli haduu jiro maxkamada ha tagaan dacwad iyo komishankii where? Thanks caqliga ha waayin Hal diidaysaa geed ay ku xoqoto ma weydo wadani iyo ucid thanks
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Wixii laga xishoon jirey diin iyo dhaqan wanaag baa loo yaqaane ha ku daalin sidii nabayadii dadkan mucarad duufsaday Hinifow jir oo joog insha allaah
@jawahirabdi6434
@jawahirabdi6434 Год назад
Afnoolna wuuhadlaa eyna wuuciyaa
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Ninkani si qurux badan oo diplomacy ah ayuu u hadlay! Mucaaradju miiska sharciga hakuu soo noqdaan. Wadanku madax dhaqameed wuu ka qaan gaadhey. Ilaahay talada wacan ha Ina garan siiyo.
@kassimabdi7045
@kassimabdi7045 Год назад
Waa waraysi qiima badan
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Год назад
Sayid wuxu u BaaHaN Yahey in Odhat La Galiyo Shalley kulmiye Hortii wuxu Ahaa wariye Xeyraan Ah Oo Aan wax Hanti Ah HeysaN mid yar iyo Mid weyN toona mntana waa Dharagsan yahey Alla Mxa DalkaN Laga shaqeystaa Nin waliba intuu kursiga ku fadhiyo Ayuu ka faa,ideysta Xukkuumada iyo Xisbiyo Mucaaradba Labada kooxoodba waxey isku DilayaaN Cunista Hantida Qaranka waxey isku HayaaN Heyga Madhine wax ii Reeb Aan Barri Cunno Mid DaN shacab iyo DaN QaraN wadaa midna ma jiro Ee shacabbow Ayeynaan ku Dhex MilmiN Labada Dhinacba waxey isku Dul HeystaaN Shacab Reer miyigoodiina Abbaaro HeystaaN Reer magaalkoodiina Sicir Barar Maceeshadii iyo Nolloshii ku Adkaatey
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Год назад
Ciyaal suuq xinif .sayid waxan waa Jiri
@engRaajix
@engRaajix Год назад
Ninkan xinif warkiisu waa indho iskatuur
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 Год назад
Oo siyaasada iyo arimaha bulshada keèbaa weyn
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Xinfi qaxootigaa xataa dhulka xaadhaa ha eryin why dadka ma rabaan iney shaqaystaan oo dhulak xadhaan ama dhulaka dhisaan waa hubaal somali xafiis uun buu shaqo u yaqaanaa
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Hinif waa nin jira alle ha xafido fi daareynkaba doqonse loo tilmaami maayo thanks
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Год назад
Duli foqal duli. Maxkamaddu Xeer dejiye maha, xeerna ma samayso. Maxkamaddu xeerka ayuunbay fasirtaa.
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n Год назад
Waxaan filayaa. Umada intii u qadhmuunayd ayaa. Ino taliya
@45seabreeze
@45seabreeze Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk, haa Xiniif bana ka mida.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Год назад
Ummadan ku iimaanbeeshay xirsi maxay ahaayeen.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Год назад
Kulmiye siduu u dhanyahay xirsi way ku dawakheen.
@mustafatalaal5734
@mustafatalaal5734 Год назад
Like ta aan saaray waxaan i saaray Wariyahu iyo TVga ee Xinif daawashada ayaa ku khasaare ah
@nalababy3825
@nalababy3825 Год назад
INKAARI KUUGU DACADAAY XINIIF DOOFAAR DIGYAA CAAB🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Quraankii alle ayaa la maqli waayey ee ma Hinif baa dhego u daloolin dadkan kii run u sheega la yaabaya wegerta wada ah thanks
@abdulrahmanjama4454
@abdulrahmanjama4454 Год назад
Banaanbax iyo mudaahsraad waa isku mid maaha laba mudaaharaad waa af Carabi Banaanbax waa af Somali markaa laba maaha xinifow
@canabcali5953
@canabcali5953 Год назад
Kani waamiskiin maqlay waxabaa la daafacaa mudaraadka wax lagu mudhraada madaxdayna hortiisa si loo ogaado dhibta ay ka cabanayaan ma gidaaro cidla ayaa lagu mudhraada
@user-horo
@user-horo Год назад
Haa cidlaa lagu ooyaa
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Год назад
Yaaaaaab sub xana laah weriye mucaarid ah iyo gudoomiye muxaafid ah 😂🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂
@mahdiosman1852
@mahdiosman1852 Год назад
Haduusan muwaadinku shaqaysanayn ama uusan diyaar u ahayn shaqo maxaa diidaya inuu muhaajirku shaqeeyo amase soogalootigu shaqaystaan?
@aminaali6892
@aminaali6892 Год назад
Sayid iyo mahamed abiib waay su egyihiin xitaa ficilada qaar qofka karamu leyahay si sharafle baa loo waraysta kama helin waraysiga qaar sayid udaji dadka waraysiga
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 Год назад
Waa runtii xinaf hadalkiisu
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Waxaa cajiib ah gudoomiyaha barakacayaasha Maxaa ka galay siyaasada? Barakacayaal iyo siyaasad halkeey iska soo galaan?
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 Год назад
Somaalidu. Waxay. La. Heshiin. Wayday. Waa. Daalimiintii. Waxaas. Oo. Dhan. Ka. Danbeeyey. Baa. Wax. Ka. Noolyihiin. Allah. Ha. Ka. Qabto. Umada. Wixii. Dhibaataynaya. Aamiin
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Год назад
Wsar ha caayin xildhibaanad. Adiga ayaa jiri.
@mjamac5261
@mjamac5261 Год назад
Sayid oo idaacad xirsi isticmaalo noqday waxase kaliita Xinif iyo odayaasha uu maalinba u soo maagtegayo
@nalababy3825
@nalababy3825 Год назад
XIINIIF XAAR BUU UURAYAA XINIF XAAR💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🍇🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
Cunaha la hayaa ma waxa uu ku qiranayaa cabudhinta shacab iyo siyaasiyiin ba ay ku hayaan ????
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 Год назад
xaaraami dadkii dulmiga lagulaayey ayuu kufaraxsan yahey Nacaskani dadkibir lagu laayey ayuu 3000kunbaa lasiiyey ayuu warkadhigayaa
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 Год назад
Alla sayid waxbaa lagu dhigee 😂😂
@hilaacmedia
@hilaacmedia Год назад
(Protest) iyana bal noo macnee Ma waxa weeye calool caloolbaa la ciyaarayaa
@w410921
@w410921 Год назад
Libaax,Xinif
@ashrafchannel591
@ashrafchannel591 Год назад
Sayid alle hownaxriisto
@rm7087
@rm7087 Год назад
AKHAS CALEEG AYAAD TAHAY XINIFOW HADAAD DIINTA MUSLIMIINTA KU SHEEGTAY WAXAAS 😭😭😭 USKAG AYAAD TAHAY HADALKU WAA KUGU KHASAARE!
@mahameddauud
@mahameddauud Год назад
Mxuu ku sheegay run buu sheegee Nio illaahay ka bqoo qofka runta ku raac
@se1059
@se1059 Год назад
Alla ku qabay bal car ninkaasi ha yidhaado haayo dorashada madaxwaynaha aya tastuuri ah oo horaysa ilaahow naga qabo kuwan adaa qaadire
@engasadaxmed2558
@engasadaxmed2558 Год назад
Teebaa horaysa ha meereesan xinifow ka hajawaab nofemvar iyo desen car kee baa horeeya
@farxaanmaxamedyussufyussuf3742
Horta Mr xinif burco ka sameyey runti weli maa hayo xaqiiqda dhabta ?
@kadrafuaadismaeil9492
@kadrafuaadismaeil9492 Год назад
Sayidku waa qabiili sidii uu ula hadalay boqor buurmadaw iminkana jeesjess ayuu u warasanayaa xinif uu cadeeyey dhibaatada ay gaysatay dawladu in ay wax dishay wixii dhintay waa mujaahidiin
@hilaacmedia
@hilaacmedia Год назад
War bal aduunkan eega. Mudaharaad miyaanu ogayn inuu carabi yahay banaanbaxna somaali. Reer Somalilanaw. Xaal qaata
@abdirahmanismail347
@abdirahmanismail347 Год назад
مظاهرات : waa kalmad carabi ah oo macnaheedu Wuxuu afsoomaali ku noqonayaa banaanbax
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 Год назад
Subxan Allah ma sidana nolosha somaliland u danbaysay iyo siyasadiidi yabka la heshi ba ka dhacday
@khadranur3973
@khadranur3973 Год назад
Mudaaharaadkii ka dhacayaa burco. 1982 ciid ku dhimataya ma jirin ciid ku dhawanatayan ma jirin laakiina waxaa jiriya macaalina iyo ardaya la xiidhayaa
@abubokor0628
@abubokor0628 Год назад
Xanif nin jira
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 Год назад
War dhigi dadka ayad is macmishanteyn e dalka sidan ka daya o shacabka u tudha
@jakey2424
@jakey2424 Год назад
Waa tuug. Xoolo badan buu dhacay. Waana cabyaaladiiste ducfiya.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
Muxuu horta kani u waraysan waayay KUWII 5 tii sanee ina soo dhaaftay TUMAYAY DURMAANKA COLAADEED,Lagana yeeli maayo labadan oday ee dhukuran iyo tuuga gaabani inay SHARCIGA BAAL MARAAN IYAGOO KA YAACAYA INAY GALAAN DOORASHADA URURADA.
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Год назад
Xaqiiqda ku soo noqo muuse baruu tagayaaye.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@@xaqudirir244 Walaal ma qoladii xanuunka MADAXWEYNE MUUSE BIIXI LA YIDHAA HAYAY BAAD TAHAY???? anigu meel madaxweynaha qaranka aan ku soo qaaday ma jirto laakiin cida fidnada wada ayaan farta ku fiiqay
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Год назад
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 adigaa xanuunsanaya huuno ma waxaad iga dhaadhicinaysaa Somaliland 80% ayaa muuse ka gardaran oo xanuun madaxweyne ku dhacay taasi waa kuu maan gaabnimo. Ma waxaan cadaalad iyo horuumar ahayn iyo qabta doorashada ayaa laydinka rabaa, maxaydun is cajabiseen.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@@xaqudirir244 🤣🤣🤣Adeer xagee lagu qaaday aftidaa boqolkiiba 80% Hhhhhhhh???? laba oday iyo somaliland oo dhan weeyaan waxa is haya,walee adaa xaqiiqda aad uuga fog
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Год назад
Xinif wax ba kuma jiraa waa nin xinya sakxa oo kursoga ilshanya
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Год назад
Somalidu ka jaahilka ah ee sidaas xinif u hadla ayay ku sheegan nin balaayo ah. Qofka wax garadki wuu miisanaa hadalkiisa runtana wuu ku adima laakiin ninkani damirkiiba wuxuu siistay hunguri iyo kursi. Dadkii barakacyaasha ahaa ileen cawimadoodii adaa laguu dhibe meel kaga waran intaanad number 2 buuni noqon.
@45seabreeze
@45seabreeze Год назад
Bravo wllo. Well said, waa tuug danyarta iyo barakacayasha ka ganaac sanaya.
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
Waar waa dubjirkii inanta burco ku faro xumeeyey
@abdulkhaire8919
@abdulkhaire8919 Год назад
Inantu ma walshaabay aheed bal noo sheeg
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
@@abdulkhaire8919 mabuu noolaadeen xataa hadii ay inaabtiday ahaan la hayd adiga laakiin qabyaaladaa ku faraysa in aad taageerto dambiilayaasha ilahay meel kugula xisaab jilicsanay Nabigeenu NNKH waxa uu yidhi waxa idiinku sharaf badan kiina dumarka ixtiraama neefow
@kaiseali9432
@kaiseali9432 Год назад
𝑨𝒂𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒂𝒘 𝒏𝒂𝒙𝒂𝒓𝒊𝒊𝒔𝒅𝒐
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Год назад
Kan wariyaha sheganaya wa bila khibrad Cirro aya masuul ka ah dhibatadi mudahardka af cad bu ku yidhi xabada isku dhigga
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
Bal u fiirso waxa uu dadka ka aqoonta badan u sharaxayo
@maxamedaxmed5565
@maxamedaxmed5565 Год назад
Kani wariye Maha ma mucaaradbaaa warinimadu Noonan maha
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Sayid markuu Nin ina adeerkii ah wareeysanayo wuu iskala sheekeeystaa ee waxba ma weeydiiyo
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Год назад
Waa jaahil xariif isu haysta markaa waxba uma kordhi doonaan
@faysaxuseen999
@faysaxuseen999 Год назад
Waan Dhagaysto Wax uu Sax uga jawaabo Marag wuu kawada meeraysana 😒😡
@ahmedadan4504
@ahmedadan4504 Год назад
Warkacamka
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Golha wakilada maba yaqaana awooddo shaci waxey xataa yidhadan madaxweynaa rideynaa
@sakasar7091
@sakasar7091 Год назад
Xinif waa nin rageed xaquu ku adimay
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Год назад
Xinifkan wuu walanyahay gaboose ugeeya
@omardhaanto4021
@omardhaanto4021 Год назад
wadani baa dalka qasaaya ee inoo fura xisbiyada anaguna waanu idiin soo guuraynaa kkkkkkkkkkk
@alihaybe1201
@alihaybe1201 Год назад
6:39 Mudaharaad waa kalmad af carabi ah oo macnehedu af somaliga yahay banaan bax marka laba wax dadka ha uga dhigin jaahilnimada lama faafiyo ee adiga ha kugu koobnaato
@45seabreeze
@45seabreeze Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, waa sida Caloow inaar. 😁😁
@abdirahmanismail347
@abdirahmanismail347 Год назад
مطاهرات سلمية: Waa Mudaharaad nabada ah شغب waa rabshado markaa mudaharaadku rabshado iyo cunuf gacan ka hadal ma laha rabshadahana si cad looma abaabulo ogolaanshana lama qaato ee waa abaabul qarsoodi ah
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Год назад
🤣🤣🤣kulahaa hadalkii xirsi sidaad u aragtaa ? Dee hadalkii xirsi baan u arkaa !! Jikaar ......🤣🤣
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Kani waa jaahil,banaanbax iyo mudaharad waa isku mid,.mudaharaad= banaanbax = protest. 😂
@45seabreeze
@45seabreeze Год назад
🤣🤣🤣
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
@@45seabreeze faadumo dadka nocaasa ayaa masuuliyad haya 🤣
@45seabreeze
@45seabreeze Год назад
@@yahya-wadani haa wllo, walaahi waa yaab!
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 Год назад
Sidii faraha u taagtaagayo day akhlaaq xumaa wuxu
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Год назад
Xinif Waa Halyey Qaran Xaquu Ku Adimay
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Год назад
Masidaas ayaad xaqa u taqaanaa.
@MubYus
@MubYus Год назад
In uu Tuuug Qaran yahay isgaa sheegay Xinif, si wacan u dhagayso.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Golha wakilada awooda kowad waa xerr dajin iyo la xisbaataam dlawada lakiin ma baadhi karaan wax dhacey
@user-ct4nh9sv5m
@user-ct4nh9sv5m Год назад
Mudaaharaad iyo banaan bax waa isku macne lakiin midna waa carabi midna somali xariifku wu iska wataa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Abdikariim Xinfi xirsi hadaad siyaasada ku darety hadan ka fadhiiso dheh wuu dheereyanya Jamuuriyada barkeysan waa ka dhereynya a Xirsi Kaare ama xirsi Gii masaajidka yadhi waa gureygii
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 Год назад
Kkkkkkk
@waaberi1
@waaberi1 Год назад
Xirsi oo wasiir ahaa iyo muuse oo madaxweyne ah car keebaa waxqabad badan car keebaa soo horreeya november iyo december xukuumadan xanuunsanaysa nagala tag
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
kan weriyanimadiisa dhinac bay ka raran tahay war ninka xaq buu ku sheegay mucaridkana si walaba u gardaran dalkana inay dumiyaan raba golaha ogan bay u fasaxeen xaaldii wadanka oo murugsan commission kii way diideen uruuradii way diideen mudaharadkii si khaladan bay u sameeyeen dagaal buu ciro cilamaiyay intas oo qodob markan eego mucariidka khaldaka leh yaan somalilanay la isu munfaqden waxan wa dalkiini dadkuna wadadkiinii isla yaba runta sheega kan weriyaha waaba fidno abuur intu xaqa sheegi laha guuurtidana waxay ka cabasnayan weli shadiina maha maxa idin keenay ba lagu odhanaya lakiin waxan leeyahay guurtida ha taliyan haana xukuman in uruurada la boobsiiyo la furo ka dibna doorashada kale la qabto xaqa uamda wa sidas waa rayigayga
@user-horo
@user-horo Год назад
Sayid waa kabaqaadaha xirsi gaab
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Xinifkan waa jaahil indho adag kalmada mudaharaad xinifow waa carabi ee Afsomali bal ku sheeg jaahilyow (Banaanbax)markaa maxaa kala macne ka dhigay
@eng.abdikadirahmed91
@eng.abdikadirahmed91 Год назад
ninkan waa dhiban yahay
@mk404
@mk404 Год назад
Walhi haday caamo jirto wa kan 🤣🤣
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 Год назад
Gudoomiyuhu waa nin aqooni ka muuqato
@aminaali5816
@aminaali5816 Год назад
Kkkkk haduu mudaharaad garanwaayay umada waa kukhasaaree halaynaga qabto fircoona waa rasuulbuu odhan ale soodiray
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Wariye sayid nin adag ayaad tahee hawga jimcin xaalkoodu waa ila meereyso Ilaahay ha ina dhaafiye 😠😠
@canabcali5953
@canabcali5953 Год назад
Sidii buu isllellyahay lakiin bal waynu eegi halka uu ku danbeeyo akhaarka
@aadanabdiali7716
@aadanabdiali7716 Год назад
Siyaasada xinif gashay maxay dhimatay
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Год назад
Xinif isma difaci karo
@canabcali5953
@canabcali5953 Год назад
Kani sidii xirsi ayaamaha qaar isu qaadqaadi jora
@maxamedxandule6008
@maxamedxandule6008 Год назад
Haaaaa
@farhanqalib5481
@farhanqalib5481 Год назад
Iidoor dawlad MA yaqaano kana waa mid waalan magaca ka garo xinif oo kursi jecel baal wuxuu been shubayo daya duli ku bax
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Год назад
Hadal ama ri
@dhabahaye
@dhabahaye Год назад
Ninkii Sayid bisad libaax hor fadhida ayuu noqday 🤣🤣
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 Год назад
hhhhh mudaharaaad waa kelmad carabi ah. banaan bax waa kelmad soomali ah sheekhooow dhagaha iyo afku ha is maqlaaan. wuu ciil hadlayaa. kadaa qLinka ha qadane
@adan6201
@adan6201 Год назад
Kkkk waar ninkan lama waraysto walee hawl waad ishaysaan maanta
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 Год назад
Wada tashi sameya
@engasadaxmed2558
@engasadaxmed2558 Год назад
Sharciga aad sheegayso ma ka muuse biixi baa
@wadanirajaada6216
@wadanirajaada6216 Год назад
Runtakasheeg waxaad kadalayso
@mohamedsahardiid3375
@mohamedsahardiid3375 Год назад
Odaygani wuu bukaa
@baromacdangoldandgemstons4044
Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-05XdVCHTCHE.html
@kingtayga
@kingtayga Год назад
Hhhhhhh
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 Год назад
Iska dhagiiso dulqaado
@farxaanmaxamedyussufyussuf3742
Kani waa beenaale hore ruwayadisa loo dawadey haa iska gulwadeyo wayo maha nin han lee oo damac lee marka waxba inu ku jaahwareeriin Gudomiye Xirsi xaji cali xassan waxay isku yihin haben iyo malin
Далее
Waabeeye oo Awood Sheegtay ayaa Weriye Sayid u Waramay
40:04
Gudoomiye Xinif oo ka jawaabay eed loo soo jeediyey
20:57
Let's Speak Arabic, Unit One Lesson One
25:36
Просмотров 7 млн