Тёмный

Waraysi Gaar ah oo Xiiso badan | Gudoomiye Sheikh Ibraahim Dheere oo Su'aalo Kulul ka Jawaabay. 

SSTV
Подписаться 467 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: SSTV2/?modal...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Опубликовано:

 

28 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@geeljire395
@geeljire395 3 года назад
kooxda ina cagjar waa itoobiyaan. laakiin intiina mucaaradka ah maxaad u midoobi weydeen oo aad hal fikir isugu raaci waydeen???
@nabildahir1666
@nabildahir1666 3 года назад
Mnsha Allah waan bogaadinayaa shéekh Ibrahim Dheere hadalkiisa
@xudayfemohammed6746
@xudayfemohammed6746 3 года назад
Ninkan maskax caafimad qabta iyo aragti dher iyo hansare ayaa iiga muuqda waana nindhisan oo Aqonyahan ah lkn lkn dadka uu lahadlyo dadwaxfahma maaha waa umad dulaysan oo gumaysigu maskaxda kga kaajay
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Yaahuuu yaahuuu kan miyaa jooga laa ilaaha ilalahu muxamadu rasululaah
@irshadnor4840
@irshadnor4840 3 года назад
Waa dhibaato wakhti dheer sojirtay hala dadaalo hana lasabro
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 года назад
Mustafe waa dulli,fuley ah,allah sharkiisa ha na garabmariyo.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 года назад
Qurbajoogtaa cagaf indhabadana keenayee patrolka iyo shaqaalaha ma Iska dhiibi karnaa
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Adigu gobalka axmaarada ma iska sharixi kartaa
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 3 года назад
Su,aal Ayaan weydiin Lahaa ibraaahim dheere
@aliiqorlex9325
@aliiqorlex9325 3 года назад
Dadka nafta lee laga jaraayey markii hore laakiin islaamnimo beey kudhimanaayeen laakiin markii aad gaalo gacan u galiseen ..... wali waa laleynaayey laakiin waxaa u dheereyd ineey dhaanto diin kadhigteen.... subxana yaa Rabi
@yupyeah553
@yupyeah553 2 года назад
Ninkani maanuu shiikhii Minneapolis joogi jirey ahayn oo gadh ka lahaa maantaa la ba ay bal iisoo jawasba
@miyirmiskiin2719
@miyirmiskiin2719 3 года назад
Gudoomiyuhu runbuu sheegayaa ilaahayaw xarnimo khayrqabta nasii aamiin
@leban9958
@leban9958 3 года назад
Hadana doorashada sidii larabaa loodhiganayaa oo hubaal ah laakiin wa la arki doonaa yeyna kahordhicin 100% aniga waxay ilatahay dhagoole waa uun dhaga layahay itobiyaan waa dhagoole aan sugno midaarka iney garaneyso ileen dhago malahee
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад
Sheekhan muxaadaro cinwaankeeduu yahay الغفله ayaan kubartay muxaadiradaasi nolashyda wax badan ayay kabadashay waxaan sheekha odhan lahaa sidaadi laguuma dhaamo bal dib udhagayso sheekhow siyaasada waa laguu dhaamaa
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад
Ruxu magacu rabo ayu labixi karaa
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 года назад
Walaahay last time buu ka qurux badnaa Ibrahim dheere alaha ku xifdiyo huuno lkn siyaasad ma fiicna
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 года назад
Sh Ibrahim marwadisi Sheikha Caisha ayaa dhawan ka geeriyoty qasab waxba ka go’ii Alle haka Sabr siye
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 года назад
Nin udamqanaya dagaalka wax and dhaafty majiro mahadsanid
@salmaanmohamed9651
@salmaanmohamed9651 3 года назад
Subxanallaah marba shaati noo gasho yaaa huuu walee aduunku waa dabac joogto dhuuni marba meel kulagalo mardiin marna malasanaawi marna mustafe yaahu
@irshadnor4840
@irshadnor4840 3 года назад
Madax waynaha degaanka maxaa ugu jira midnimada Ethiopia muxuu ka faa idayaa?
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 года назад
Waa Qof ad u hooseya oo Axmaro kuso koray umalayn mayo in u garan waxuu samaynayo! Axmaro Maxaa laga faidi oo an bahiiyo/balayo ka ahayn !!!
@leban9958
@leban9958 3 года назад
Ganacsihii dadbadan ayaan cunaqabateyseen oo monopoly ayaad kuqaadateen
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Ilkacasow su ashaa weydii sharaxada gobalka axmaarada itixaadka ku agfadhiya
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 года назад
Mana festo wamaxay somaligalbed laguma yaqano hhhhh
@aliiqorlex9325
@aliiqorlex9325 3 года назад
Aduunyo lee kaqabateen diinta maxaad u qabateen.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 года назад
Gumaysiba Amxaara udaran Duni dhamaanteed Duli bay kunooshahy kuwaad Daba nashlyseene Dubaha kuwii Nala dhacaad Dabada hysaane Diidney odhan weyney Amxaar duulaya yimide Dadkaygoow kakaca Waad dabar go aysaane Diirkaaga kii neceb Haduu nasriga kuu diido Olo dareen laawayaashoow Dumino daarteena Yaw maqan dadkani Daayac baa yimide Dusha waxaad kuqaadeen Dabar go eeniiye Anubaw damqanayee Dhaguhu uma daloolaane Dadkan aan la hadlayaan lahyn Dux iyo iimaane Damiirlaawe inay tahay qalbiga Dooni laga Saaray Doodaydu waxay tahay Dadoow iswaydiiya
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Lacagtii fecbook ga lagaaga aruuriyay away malin dhaweyd
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 года назад
Murugo hadii Amxaaro dagaanka nala yeelanyso
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад
Sstv qaran dumis nimadiinaa waan karaysany waa yahn halkaa kawada waraysiyada wada falanqaynta iska dhaafa waad ku ceebowdeen
@geeljire395
@geeljire395 3 года назад
qaranka aad sheegayso xagguu ka jiraa???
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад
Hadada adigu qaran lahyn anaku qaran soomaliya ladhaho ayaan leenhy
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 года назад
Waxad thy fake dreams kunool!!! Shame in ad thy Kow vision thy !😁maskinad
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Wale sxbdii ayuu usocdaa umal iyo shibili yac yac yac ilaahow run uhiili ictisaam sharkoda ilaahow nagaqabo ader mustafa kudhama sxb kacarar mesha
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 3 года назад
Ugu danbayntii Somali galbeed asagaa iskaleh Kana talin Mustafa haduu baherdheer shaqo kaheli hatago
@leban9958
@leban9958 3 года назад
Doorasho khayaali itoobiya quud dareynteeda waa duli udalac mooyee higsiimo maleh tigray iyo oromo waxa haysta ee kufsi iyo xasuuq kadhacaya maxaa idinka soobaxay sheegis uma baahna isqiimeyn ayey ubaahantahay hadii dagaal lagalana dhulka waa cidloobayaa oo waan arkey cararay soomaalida sidey diridhaba uga qaxeen ee jigjiga uga qaxeen haba ugu darnaadaan kuwii wasiirada ahaa ee halka furaash iyo 5qof qabaalka kula lacararayey jigjiga ilaa godey ilaa garbo iyo qabri dahar iyo dhagaxbuur Hooyo somaliyeed oo joogtay tuulo udhaxeysa qabri bayax iyo dhagaxbuur ayaan istaagey amigo wada dad qaxaya Markaasey waxay iwaydiisey iyadoo madaxa gacmaha saareysa hadal oohinta aan kadhicin iweydiisey hooyo maxaa dhacay Somali wey dhaqaaqdaye Oo macnaheedu yahay iney hurdi weydey baabuurta lagu qaxayey guuxooda oo hurdadii udiidey
@aliiqorlex9325
@aliiqorlex9325 3 года назад
Qofka jahliga iyo diin laaan meel xun beey ka tuurtaa..... in diintaa lagugu dhibaateeyo ood kudhimato iyo in aad noolaato oo galoowdo kee fiican.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 года назад
Nin dagaanka udamqanaya oo wadaniya nooloow
@ahmedfarah3340
@ahmedfarah3340 3 года назад
Sheekhu waa fashilanyahay. Meeshii lagu ogaa iyo meeshuu kamuqdo way kalafogyihiin
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 года назад
Walee haduu kanu nootaliya noolal danbe Inan lasugeynin wale xataa salan danbe majirto yaahuu
Далее
DOWLADA SWEDEN MAXEY ISOO DHEHEEN BALANTII MAANTA
20:35