Тёмный

WARAYSI KOOBAN OO AAN LA YEELANAY KABTAN AYUUB 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 490 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
KABTAN AYUUB ''FIKIRKAYGA DADKA NECEB KU RAALI GALIN MAAYO''
Join this channel to get access to perks
/ @britsomalitv
tattooed chef bitboy crypto growth stocks
tesla stock
voyager digital
financial wolf
bitcoin
brit somali TV tesla stock price financial education 3 stocks to watch now,3 stocks to watch financial education2 stocks to buy now car insurance explained tsla stock price corsair gaming stock voyager digital stock Jeremy financial education home insurance growth investing growth stocks tesla stock voyager digital financial education bitcoin financial literacy price bitcoin news Somalia crypto world business lawyers bitcoin price prediction

Развлечения

Опубликовано:

 

2 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@majidcade4733
@majidcade4733 Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥😥🤲🤲
@qanciyeyare6891
@qanciyeyare6891 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@araweloahmed2464
@araweloahmed2464 Год назад
Scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Месяц назад
SALALAAH CALAYH WASALAM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
“Ilahay baan ku kalsoonahay” hadalkaa hadal ka qiimo badan ma jiro aad baad umahadsantahay kabtan ayuub ✊🏾✊🏾✊🏾
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
@Asma asuuma waan kuu saaray walaal
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
@Asma asuuma adi lakiin like imaad saarin daneesi miyaa 😏 kkkkkkk waa kaftamaya wllo ma kala jecli fakar keeyga uunbaan sheegayay quruxeey waxba ha ii saarin walahi waa isku keey mid
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
@Asma asuuma haye abaayo muhiim iimeey lahayn aniga lakiin thanks qof akhlaaqle baa tahay
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 Год назад
Gaal alle ka furtay ayaad tahay
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
@@cabdulahidubad2018 subxanallah!!!
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 Год назад
illaahay umada Soomaaliyeed qabyaalada iyo qurunka haka dhexsaaro heer waxay marayaan ay diintaba isaga saaraan Subxaana Allaah
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Год назад
Cabdi xafiid mashallah soomaliya waa dad isku maal kayimaaday walaal waxaan nahay isku qabiil kulegeen waa nala kala dily isticmaarka ayaa nakala dilay soomaliya together as time ayaan aduunka u jecelahay
@hamzahassan9323
@hamzahassan9323 Год назад
قَوْلُ الله تَعَالَى (وَلَئِن سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ)
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 ♥ ❤ cabdixafid iyo kabtan ayuub ruunta ka wada hadashey guuleso mhdsan
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 Год назад
Subxaanallaah wixii dembi ah waa dembi hadda wax gaf ku ah diin ma sheegin wadaadkan laakiin somali Allaha daaweeyo.daadkiinaan meelahaan ka hadlana makala roona. ALLAHA carrabka u xifdiyo.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Soomaalida waagii hore daaroodka iyo reerka meher ismaaciil ayaa carab ka ahaa hadana ayagiina loodiid carabnomadii mara dadkii ayagiina wada carab ajaay
@yoonisnuur5103
@yoonisnuur5103 Год назад
Waryaa ha dambaabin somali asalkoodu waa African haku dhaaran waxaanad aqoon ulahayn ha rumaysan been laguu sheegay
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Год назад
@@qaaliyusra7541 daarood asalkiisu waa carab yaman ka timi ama hala diido ama halayeelo waana dad ilaahay ku beeray afrika
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Год назад
Anoo Daarood ah wxan leeyahy Carabnimo wax lagu faano maahee waa wax laga faano....Viva Afrikaanimo ❤️❤️❤️
@circles3381
@circles3381 Год назад
@@fouzianuura2327 walal.. Aniguna soomali iney African yahiin.. oo in yar oo kamid ah qabiilada .5ka ay carab yihiin waan kuku raacsanahay. Laakin dadka qaar ayaa qaba in Nabiga la fogeeyo oo an lasheeganin..sida yahuuda... Iyo hawiyaha.. Subxanallah.
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 Год назад
Nabigana kusaliya scw1❤❤❤❤
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Месяц назад
SALALAAH CALAYH WASALAM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Год назад
Sidaa weeye cidna haqancin allaah aamin waadna guulaysan wll
@relix_playz2491
@relix_playz2491 Год назад
Maashaallah saad wax u weydiisay waad ku mahadsantahay
@hooyoxaliimo2569
@hooyoxaliimo2569 Год назад
Best interview 🙌 masha allah abdil haafid one of the best soomali legend cometary
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 Год назад
Maansha Allah Ayuub. Sifiican ayaad u sharaxday waa rajaynayaa inay kaa qanceen inta samaha jecel inta kalena ha ubixin
@maryamacisecali8383
@maryamacisecali8383 Год назад
The Best Person Ever the❣❣❣❣❣❣ Most Knowledge Able and The Most Shine all Created Mohamed Scw❣❣❣❣❣❣❣
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Месяц назад
SALALAAH CALAYH WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@safiahassan9952
@safiahassan9952 Год назад
Brit tv, We watch your programs because it’s progressive and informative This man and others like him Should NOT be seen in a platform like yours. He’s arrogant and unapologetic for what he’s stands for which is tribalism - I’m fed up of hearing “my tribe my tribe” who cares? - talk about peace, injustice, drought, poverty, education, health - the list goes on. Sadly the likes of him don’t bring worthwhile opinions or ideas. Brit tv - Continue the good work.
@jamalkhalif7058
@jamalkhalif7058 Год назад
Magacadu wa Safiya not Safia dadka aad waxu sheegayso wa somali maahan British, American Canadian, or Australian iyo umadaha kale ee fahma luuqadan waxaynu leenahay dhaqan luuqad iyo diin aqoontu maahan afqalaad in lagu faano marka hore intaadan qof aragtidiisa waxka sheegin iyo suu u fakaro adigu isa sax kana bilow inad qumiyadaada somaliga ah ku naqancdo oo qiimayso afkoda iyo dhaqankooda Prit iyo dadka dawada maahan western ee wa somali waxa comments kooda aqriya wa somali abdihafidna wa somali aqoon u leh luuqadisa hoyo
@abdifitahharfe3768
@abdifitahharfe3768 Год назад
Walaashaa Ugee kabtanka Shurunshur yahow
@basrabasher2278
@basrabasher2278 Год назад
C.S.W intaad Nabiga ka hadleysen qofkiina kuma salin ku saliya Qeeyru Qalqilaah Salalahu Caleyhi Wasalam
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 Год назад
scw
@faizaboos7933
@faizaboos7933 Год назад
MashaAllah Tabaraka Allah 😍 ❤. Meel fcn buu dhigay Ayuub .
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Nin sharaf leh Cabdixaafid Allah khayr haku siiyo! Soomali waa dad qabyaaladi intooda badan indho iyo dhego tirtay oo jibaysan waana arinta ina curyaamisay!
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Ayuub waa reer badiye dhar loxirey. SubxanaAllah.
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Год назад
Saydka waa wiilkeyga xasanuur awoowgii rabi naxriistii jano ha siiyo aamiin yaarabb
@Ruun-finder
@Ruun-finder Год назад
Cabdifitax iyo Kabtan Ayuub waxay hoosta ka wada xariiqeen in soomaali isku mid tahay walalo tahay muslimiin tahay soomaalia ha noolaato guul.
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Kabtan Ayuub inta uu Abdixafiid wareysanaayo wuu is dhowrayaa hadhowna dhiiqadiisii ayuu dhex dabaalan doonaa
@sadiqf7683
@sadiqf7683 Год назад
@@taqwalaah5911 ma isagaa is dhawray wuuba ku adkaystay oo waan saxanahay buu yiriye Nabiga csw waa walaakay buu yiriye
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
@@sadiqf7683 qofku markuu jaahil yahay inuu dambigiisa qirtaa way ku adag tahay waayo kibir ayaa ku jira
@sadiqf7683
@sadiqf7683 Год назад
@@taqwalaah5911 haduu yiraahday Nabigaan csw walaalo nahay ma khaladbaa?
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
@@sadiqf7683 Rasuulka (scw)inaad sunaddiisii nooleyso ayaa lagula walaaloobaa not qabyaalad iyo qudhun inaad shaqo ka dhigato. Midda kale hore wuxuu u yidhi, Rasuulku (scw) wuxuu ahaa Daarood
@Cnazirmoha
@Cnazirmoha Год назад
Wariyahay caadi maaha wa wariyo wayn keep goin
@mohamedm5321
@mohamedm5321 Год назад
Laandheere daarood haduu nin HAWIYE ahaaanlahaa waa gaal ee soo dila aa la dhihi lahaaay
@ilayshabonfarah7165
@ilayshabonfarah7165 Год назад
Mahadsanid, inaad u caqli-celinayso wilkan yar oo sidiisa kale fiican, laakiin qabyaalad ku taraaraxa marar badan.
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Subxanalla kabtan ayubow africanimadad iyo muslinimadada somalinimadada ku faan Abihafi iyo tv Brid somali wan salamaya 👍❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Год назад
Kabten Ayuub waa Suldaan Soomaaliyeed weliba hee marka dadka Kabten Ayuub run sheeg
@fardowsa55
@fardowsa55 Год назад
My legend good job 😘🙏🏾❤️
@maxdm6426
@maxdm6426 Год назад
Waa jawaab macquul ah
@amirabdulle6928
@amirabdulle6928 Год назад
Well done Ayuub
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 Год назад
kabtan ayuub waa nin isku kalsoon hore usoco somali haw joojin
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Год назад
Salman mumin@ kkk kalsoonida ma in aad diinta ku ciaartaa lo yahay
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 Год назад
@@AR-cx5yf diin cid ku jeestay maleh diin hadad u naxaysan oo daacad idinka katahay kuwa maalin walba boqolalka ku laaya iyagoo muslim shegnya ka hadla
@zaaanc7008
@zaaanc7008 Год назад
Mr ayuub Masha Allah waa cod kar akhlaaaq wanaagsan diintana yaqaaan ee Farmaaje ayaa laga urin inuu tafeero u ahaa waana hal qabiiil
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤guulayso GENERAL Ayuup iyo cabdixafid
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Год назад
Mansha allah, allaha idin xafido Abdihafid iyo Kapten Ayub.
@lulalihassan981
@lulalihassan981 Год назад
Mansha allah kabtan ayuub nin Allah ku kalson may allah have mercy on you insha allah. Guulayso ayuub geesi anla loodin karin
@sadiqf7683
@sadiqf7683 Год назад
Agree with you beside that he knows he is right and he is brother of Nabigeena scw even there are some xadith supporting him
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Год назад
Kabtan ayuuub waa codkar waana nin qalbi nadiiifa allah daaayo khalid binu waliiiid
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤guulayso GENERAL Ayuup
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Ayuub geesi guulayso waligaa
@hawaali5313
@hawaali5313 Год назад
Subaxaanalaah hadal nin si u yiri Nina si u qaaday af soomaaligu waa maragi hadana meeshi loo jeedo u jeedamee ilaahay ha noo danabi dhaaf aamiin yaa rabi 🤲🤲
@calicad1006
@calicad1006 Год назад
wxn waa aftahan, horey u soco boss
@hani8826
@hani8826 Год назад
Mashaa Allaah. Xafidulah.🔥🔥🔥🇸🇴
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Год назад
Nebigu dadkoo dhan ayuu la qabiil layhay yahay gaal iyo muslin waayo mid gaala ayaa muslimaaya
@sihamali2734
@sihamali2734 Год назад
KABTAN AYUUB diinta logama saari karo Nabiga ilma adeer nahay lkn Diinta kaftanka halaga joojiyo
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Год назад
Kuligood waa run jaahilnimo ayey diinta alle kaga sugan yihiin sharka ay Socail Mideayaha ku hayaan waa ineysan Diinta alle waa edebdaro Ahmed Tooyo Dahir Calasoow midka Turkiga Ayaan dhowayd waa la xirey la dhahaayey oo Nabiga salalaahu calayhi wasalam caayayey cidi ka hadlimayso xitaa Abdiraxmaan CC oo xadiiskii Nabiga salalaahu calayhi wasalam ku sheegay faalso niman jeebka kala soo baxeen Maamo Xaliimo Yareey oo iyana culimo hortooda ku diiday in dumarka feer raga ka mid ah ilaahaay ka abuurey waxay tiri ma jirto iyo hadlo qalafsan oo aay adeegsatey marka jaahilnimo iyo Indho adayg bay ku darsadeen mana rabaan inay xaqa alle bartaan.
@yusufahmed1993
@yusufahmed1993 Год назад
Diintii ayuu Ku jees jeesay imbadan . Nabiga ayoo caayay. Ha difaacin. Diinta lagu kaftamo ayaa gaalnime ah
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 Год назад
Ayuubow nebiga kafogow had iyo jeeer sxbow xitaa hakukaftamin anagaa daarood kula ah waxani waa diin waa xasaasi afkaaga habarin subxaanallah afkaagu dhiiranaa
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Год назад
WE LOVE CABTAN A YURUB HE IS OUR HERO HE IS LEGEND
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Qabiil baa ka buuxa dadkii Hawiye waalidkooda muqdisho ku waseen baad tahay
@mkbosska5898
@mkbosska5898 Год назад
is dejiya cadowgaa tihiin.cunee kabtanka sharafta.leh ha naga ceebeynina ka fuqa.abtigey mcn from goldogob.waxan nahay rer binu haashiim waa run mideeda kale nabiga scw kabtan ayuub.ma caayin nooga.leexda.madaxdayada.cayayaanyohow
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
@@mkbosska5898 carab ku was adigoo Somali ah oo Africa ah baad carab aan ku aqoon isku dhajinaysaa tasi waxay cadeynaysaa inaad qarac tahay
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 Год назад
Nin diinttiisa qabiilka hormariyey baad leedahay hero adaaba kadaran isaga sax iyo qalad kala kaseynin
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Год назад
Kabtan ayuub wuxuu hadal xamaasad kula dhacayaa cida ay is hayaan xitaa hadey gasho diinta oo uusan aqoon laakiin aniga waxaan qabaa in laga waaniyo ee maaha in lagu fogeeyo ama diinta looga saaro fadlan yaaney diinta noqon Kaftan
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 Год назад
Mashallah nin ragaha waa ninka runta ka hadlaha❤️❤️❤️
@fay6834
@fay6834 Год назад
Somali hadal badanaa oo xumaan jecelaa, intuu yiri waa ku raacsanahay, Jahiilku hadalka waa bedelaa intuu xumeeyey buu ka qaataa, waana calaamadihii NEBIGU CSW sheegay.
@sd7259
@sd7259 Год назад
Masha allah ka tan ayuub igu so orod amah shurshuka shaqada ka dhigatay uma jojinayo wax kale oo ay ku sheganan way wayen rer caaalalayan well done kabtan ayuub gulayso
@sirajimacalin3800
@sirajimacalin3800 Год назад
Ayub xisaabtiisa rabi agtiisey taalla
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Год назад
Si fiican ayuu u hadlay
@Aniine11
@Aniine11 Год назад
وَلَئِنْ سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنْتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ * لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُمْ بَعْدَ إِيمَانِكُمْ إِنْ نَعْفُ عَنْ طَائِفَةٍ مِنْكُمْ نُعَذِّبْ طَائِفَةً بِأَنَّهُمْ كَانُوا مُجْرِمِينَ
@d.rhasaabkhairy1784
@d.rhasaabkhairy1784 Год назад
Suuradee kujirtaa walaal
@rnuura334
@rnuura334 Год назад
Allaahu AkbaR☝️
@amiramohamoud824
@amiramohamoud824 Год назад
Why would you interviewing him he already said what is in his heart ❤️ no one asked him he is the one started SubhanAllah Somalia aa Wallhi I just came to comment I will not watch him please don’t sell us what is not going to our brains 🧠 thanks walal please ka fiirso hada kadib
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 Год назад
Way wanaagsanan lahayd gabi ahaanba in uu ka tunaasulo fikirka qabiil ku faanka iyo doodaha ku saabsanba wana u rajeynaya in illahay ka madoobeeyo
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 Год назад
Dahir calasow oo qabiliste ah ma aragtiin miya
@princemoe-yussuf
@princemoe-yussuf Год назад
Nin rageeed waye Kabtan Ayuuub❤️❣️💯💯💯
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤mansh guulayso GENERAL Ayuup
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 13 дней назад
Our king 👑 abdulaaahi yusufka noooool 2024
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 Год назад
Mansha allaha abdixafid jisa kalaha
@mkahmed5075
@mkahmed5075 Год назад
kabtan Ayuub waa shaqsi run sheeg ah sidaas darteed ayaa lagu haystaa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 Год назад
Waa beenaale wuxìi uu yiri oo duuban buu caawa ka been sheegayaa iska daa shahaada suurka sxb inuu toobad keenaa u fiucan
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Год назад
@@mohamudmohamud2534 War,maxah,kagaley,haduh Tubkenoh,iyo,Hasan,kenibah Dabigah,ilahaay,bah,kuleh ,ee,kah,harah,ninkah,hakuh Sheg,dhegineh,maxey,yihin Jahilintan,ninkan,dabah,socdah,subxanalah,mareh,bey Kuyihin,oo,waxeey,raban, Ineey,kasaran,barah,bulshadah,waxeey,kah,xunyihin, Runtah,ushegayoh, Markah,sharkudah,ilahaay Hamariyo,dhinacah,amiin
@abdihayir6
@abdihayir6 Год назад
Nabi Ibrahim wa abaheen
@angel67ball51
@angel67ball51 Год назад
Baravo Kabtan Ayuub wax khalada ma aadan galin noolow geesigeesi dhaley cod kar ah baa tahay waxa laguu cayrsanayana waa dad nimadaada
@allaaamin9834
@allaaamin9834 Год назад
Attention ayaa kagalay inuu kahello nabiga iyo saxabadii maxumed Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha,aato
@II-vd4ih
@II-vd4ih Год назад
Inta oo qabiil iyo balaayo ka sheekeeynayo 11:40 moow barto diinta MaKKah miyaa nabi Mohmed scw ku duugan yahay Madiina ayuu ku duugan yahay taas ha barto.
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
Qof sfcn wax u dhageysto ayad tahay
@nasteexo404
@nasteexo404 Год назад
Masha Allah walaalkey ilaheey hakudhoro.waxaa jeclalahaay gabdhaha social media caanka ka ah oo iscaynaayo hadalada qaar dhagaha maqlikarin..ayagoo adeegsanaayo qabiil. In aad unastexeysid adigoo soqabanaayo hadee macquultahay..
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 Год назад
Kabtan Somalia 👍💙
@leyloguure8455
@leyloguure8455 Год назад
Koley Qof waliba wuxu geystay Baa Allah hortis uyal xuman iyo saman Allah Naguma Qadiyo Agtisa
@abdikarinmukatar4533
@abdikarinmukatar4533 Год назад
war ninyhw ilah qeyr haku siiyo sida wanagsan ad ugu iftiimisay walalken iyo walalaha kale waxyabaha lagu kaftamayo in diinta loga baxo
@roadahmed766
@roadahmed766 Год назад
Good 👍 👍 👍 👍 👍
@Nuradin2
@Nuradin2 Год назад
Subxanalah indha adaga war diinta haku kaftamin cabdihakima baba ku dhahayo wax kale ku kaftam diinta waa birima ma geyo
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 Год назад
Mecca it’s self as a city is the most sacred place on earth as we all know. Let alone comparing it to a small town in Somalia is not equivalent to the importance of Mecca.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 Год назад
Agree but he said he meant about mandatory Visas.
@hudayfeahmed4255
@hudayfeahmed4255 Год назад
@@hawakarshe7904 even that it doesn’t make you gaal
@muzuuu123
@muzuuu123 Год назад
Macce sidaa looma qoree waa makkah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Год назад
Mekka dad baa sheegta oon kuu ogoleyn inaad ku noolaato... Inaad booqataana waa lacag bdan iyo wakhti kooban..Waana lagaa xigsadey... Marka lalama simi karo dalkaaga Hooyo.
@seynabali396
@seynabali396 Год назад
@@fouzianuura2327 walal ninkasta oo rabbi aburey dul ayu siiyey,makkah waa xarurtan islamka waxa la dhisey ka hor nabbi maxamed cs oo islanti hajara aya ku waregtay 7 jeer marki nabbi Ibrahim cidlo kaga dagey hajara iyo ismacil oo baby ah wax cuno mey haysan.marka ogow dadka Manta ku nolo sacuudika waa bakistanin turkis iyo dada hindi. Walika ogow lama huran waa caus jiilal dulkad uu dhaladey waa somali oo ka hodansa oo ka dharikhda asalka somali waa ila nabbi nuux
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 Год назад
Kabtan ayuub si fiican ayuu u garnaqsaday
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤guulayso GENERAL Ayuup
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 Год назад
11:41 Makkah Kuma aasno Nabigeena Subaan Caleyhi Salaam ee Madina Ayu Kuaasanyahay Makkah Wauukudhashay
@shanaolli7007
@shanaolli7007 Год назад
Geesi Kabtan Ayuub🙌🙌🙌🐐
@MrSultaan99
@MrSultaan99 Год назад
Kabtan Ayuub Guuleyso.🤣👍
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤guulayso GENERAL Ayuup
@mucaadahmed1381
@mucaadahmed1381 Год назад
Ninkan intaad Naga Daysid sxb xasuuqii Alshabaab ay Shacabka soomaliyeed ugeysanayaan kasoo hadal maxaase Sare uqaaday Weerarada Alshabaab Wakhtigan
@baazi420official2
@baazi420official2 Год назад
Sax
@aminomusse124
@aminomusse124 Год назад
Maansha alaah wlhi qof ayub ka nadiifsan inuusan jirin markii lo fiiriyo dadka medie ku jirah waxaan rayigiisa ahayna ma kama hadlo
@muxammad2777
@muxammad2777 Год назад
ragoow garka ha jarina ee daysta waa shey muhiima arrinkaa caadi hala iska dhigo fadlan. shukran BW ninkaan Kabtanka ahna caadi ha iska dhigooo culumada ha utago waxa lagu eedeeyeyna ha iska soo xaqiijiyo in ay tahay kufri iyo inkale shukran
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
Qabyaalada iyo diinta waa in lakala saaraa caadifadana la yareeya carab odoon xun oo kaliita ayey noyaqanaan in markastaa la isku xogxogana waa liiditaan aad naftaada ku jiideesid adigoo nin aanba kurabin aaad isku dhajineesid 😥
@dugsiimomediaTv
@dugsiimomediaTv Год назад
Waligoodba hanoo yaqaanaan ma afkooda ayaan Ku noqonaynaa, mise African baa iyaguba dad fiican noo yaqaana, muhiim maaha waxa laguu yaqaano ee waxaa muhiim ah waxa aad adigu isu taqaanid, isku kalsoonow
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 Год назад
Wax bahdilan ba tahe fikirkada anaga ha nola iman miskiin yhy somali tarikh iyo sharaf cidi kuma garte fircon baa ba naga dhashe oo carab yhuud iyo cadan ba u sujudi jiren
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
@@dugsiimomediaTv kalsoonida aad sheegeesid ma waxeey tahay inaad qeeyrkaa ku daba fiishid kolsoneyey xaal qaado naftaada qiimo uyeel oo nin ku gumeesan jiray hakadaba cabaadin ileen adoonbaad u aheede 😁
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
@@jaallebulsho3367 maxaa kahadashay bal 🤔
@abdifatahomar3601
@abdifatahomar3601 Год назад
Ayuub waa af tahan balo ku dagtay 😯
@khaderismael7364
@khaderismael7364 Год назад
Addeer haddii dhaadasho wax tarayso Reer sheekh isaxaaq ayaa kasoo jeeda faadumo Sahra iyo Xuseen Sayid cali.iyagoo ehlo bayda. Ayay hadana maanta. La gaashaan buur yihiin dirka kuna qanacsan yihiin oo ay ka jeclyihiin cid kasta oo kale.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Год назад
Wiilkan Ayuub aniga mntaa iigu horeysa aragiisa... Hdalkiisu waa macquul waayo qabiilada iyo dhulalka kla duwanba Allaa abuurey... Qabiil Carbeedi mid Somaliyeed kama fadli badna sidey diintu noo sheegty.. magaloyinkuna waa sidaas oo kle. Somaliyey caqliga fura.. Oo joojiya fikirka naceybka iyo gaaleynta ah.
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Garowe kama fadli badno xajka miya hadalkaga subxana allah
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 13 дней назад
@@anushacharlotte7406anigaaa hada ku leh Makka xajka madiiina sudi arabia waxaaaan ka jeclahay Qardho Bari Nugaaal Galkacayo Ma danbiba mise idinka bes baa diiinta yaqaaan Bay kula tahay
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
KABTAN AYUUB waan taagersanahay. Bin-aadamka wuu qaldama . Legend Guuleyso 💙💎🌎❗🌟✨🔱❤️☝️
@yusufahmed1993
@yusufahmed1993 Год назад
Ma gaal ayaa difaacee
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Год назад
#Kabtain ayuub sualaha kumaad kulaleeynin #Abdixafid Adoo xeerineysa arima aan fahmi kara waayo waxuu oran lahaa Qabiil ayuu igu wareeraray wariye yaha dad anuu xiga #Kabtain ayub Qalalad badan ayuu ka gala diinta waxaan oran laha arimahaas hanaga joojiya fadlan iga gaar sii inshallah
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Год назад
Sxb waa runtaa wlaahi waaku raacsanahay clxafiid waa abtigay kabtan ayuubna waa Ina adeerkay waxaas hayskaba dhaafo maxaa diinta iyo qabiilka bas ku koobay meelahaas kale muu ka hadlo waa yaabe teedakale waa nin jooga dal sharci leh xataa haduusan baranin maadi ah
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 Год назад
Masha Allaah
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Год назад
Wcs beeshale anan alle iyo rasulba kafurtay ee waxad tidhi kacabad iyo garowe ee waxa kufuran tobad scw scw scw scw😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kaltoumahmed3730
@kaltoumahmed3730 Год назад
Asc Ragoow dalkiina daryeeloo daafaha caalamka wax la qaybsada Dumaroow qabiil ma lihidine diintiiniyo sharaftiina ilaashada 🥀
@dhuubowchanneltv4900
@dhuubowchanneltv4900 Год назад
Naagnimadaa u dhalatay sharafaney ina adeer guulayso
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 Год назад
Ninka wax dila ama wax qarxiya waa Muslim qabiil lagu difacaa waana lasoo amanaa lakin hadad dhahdo Darood Ismaciil waa carab waa gaalnimo oo nebi maxamed CSW ayaad xigsanaysaa waana gaalnimo caqli xumada Somalida.
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 Год назад
Langbyaho langko dhale
@suraya564
@suraya564 Год назад
Masha allah pro cabdixafid allha kusiye xigmad allaha ku siyadiyo lkn dadka qaar waa qofkan doqonka ee duloway subxanallah Marka rasulka (scw) iyo diinta kaftan ma galan dadka nocan kle ah allha tusiyo xaqa
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 Год назад
Rag IsKa celi iyo rabi Ka cabso Mel ma wada galaan ee illaahey Ka cabso oo dinta ha Ka hadlin adigo u Heen daliil ayuub
@cabdallaalimaad3665
@cabdallaalimaad3665 Год назад
Kabtan ayuub guleyso legend
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤❤guulayso GENERAL Ayuup
@ahmedhassan-yb6gy
@ahmedhassan-yb6gy Год назад
DIINTA LAMA AFLAGAADEYN KARO
@abdimaalin4317
@abdimaalin4317 Год назад
Nabiga csws Macca kuma aasna wuxuu ku aasanyahay Madiina al Munawarah.
@mahamednasser6470
@mahamednasser6470 Год назад
MOI JE SUIS ARABE YÉMÉNITE KABTAN AYOUB BRAVO FÉLICITATIONS FRERES
@warrancade1864
@warrancade1864 Год назад
Well done and clarification interview for the kabatan Ayub to make it clear for his community that some individuals misinterpreted for his previous comments in social media and used again him as a revenge!!!
@muuusemaxamed419
@muuusemaxamed419 Год назад
Wtf he literally said prophet scw is darood
@warrancade1864
@warrancade1864 Год назад
Only one particular group hates him as a tribe blames him by covering up religion and that’s fact period.
@muuusemaxamed419
@muuusemaxamed419 Год назад
@@warrancade1864 bro what are you talking about he said Nabi scw is darood do you know what is that it's like I said to you I'm your father it's insult to said someone what he's not what about prophet scw and why he always talk about Diin when he making he's tribalism shit
@warrancade1864
@warrancade1864 Год назад
In the beginning, the story started with a clan, there was no intention of what he said, if you look the general picture of that debate it started to be taken away from that level, he told you in an interview how he did it and where he got it.
@muuusemaxamed419
@muuusemaxamed419 Год назад
@@warrancade1864 bro he like someone said in ramadan I cheated allah today and they said what did you do he said I go the big river and I go under water and drink water he's explanation it's meaningless he have to make towba he said prophet scw is darood and that's big word to said prophet scw do you know what's mean it's mean he denied prophets scw father prophet father was qureish and why are you defending someone disrespect prophet scw
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 Год назад
Allaha kacafiyo
@aqoonbileofficial151
@aqoonbileofficial151 Год назад
Qofkaan waa qof jaahil ah wlhi hadaa aragtan qof qaladkiisa dabolaya waa munafaq
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 Год назад
Subxanallaah ilahay baa ceeb ka nasahan wiilka yarkaa qabyaalad baa diinta looga saaray
@Somabilbooks
@Somabilbooks Год назад
Well done Ayuub halkeedaa dhigtay Sheekha Laftigiisana Beerkaad ka leaaday Haduu wax Fahmayo Hadii kale sidaa ha iska ahaato
@angel67ball51
@angel67ball51 Год назад
Kavtan Ayuuboow buufi cayayaanka hawiye ee baantoowga ah waxba kaa qaadi mayaan cabsida allena ha ka tagin garoowe baan jeclahay laguma gaaloobo asalkaaguna wa carab nabiguna SCW carab buu ahaa
@Amal_UK
@Amal_UK Год назад
Kaptan Ayub🤴❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 Год назад
Allaahu AkbaR Kabiir☝️
@ac-cy7wy
@ac-cy7wy Год назад
Cabdi xafidow wariyanimadada ha ka bixin sababtoo ah qofkaan hadadn runta u sheegi karin wad ka gamabaneysaa ninkaan waxoow ku gafay diinteena macaan wanna jaahil marar badana wa u gafay inshllh lkn wuu helaa waxoow fasho subxanallh
@crisakcrisak4668
@crisakcrisak4668 Год назад
Waa simigaa c/risaaq horay usoco sidaas isigu kalsoonaw
@mahadhassan1279
@mahadhassan1279 Год назад
Asc wll labadiinuba waad khaldan tihiine horta kusaliya nabigeena suuban scw scw scw scw scw
@mahadjohar9120
@mahadjohar9120 Год назад
Mansha allah. Kabtan ayuub waa nin aad u fiican. Yaan qalad loo fahmin somaliyey. Wllayal
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад
❤❤❤guulayso GENERAL
Далее
WARAYSI SU'AALO ADAG LAGU WAYDIIYAY 'GENERAL'  AYUUB
31:33
HUBKII HG EE MAREEXAAN KU HABSADAY (4009)
1:19:33
Просмотров 2,2 тыс.
Пов: папа в семейном чате
0:13
Просмотров 2,7 млн