Тёмный

Waraysi, Wakiilka Somaliland ee Taiwan Qeybta 1-aad 

MM Somali TV
Подписаться 478 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

19 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
WALEE REER SOMALILAND WAA RAG RAG DHALAY OO ADUUNKA KA GAARAY HORUMAR CASRI AH ILAAHEY HA BARAKEEYO QARANKA SOMALILAND HAMBALYO HAMBALYO REER SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 Месяц назад
Waaa guul soomaliland ay gaadhay Dr.mohamed
@mustafemuuse8307
@mustafemuuse8307 Месяц назад
MMTV TV aan aad u jeclahay run ahaantii weliba waraysiyda noocan ah DR mohamed iyo suxufi sare abdishakour guul ayaan idiin rajaynayaaa waxad nosoo casuumtaa - safiirka ethiopia - safiirka keynia - safiirka maraykanka - wasiir sacad cali shire MMTV❤
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 Месяц назад
Mansha allah Weynu Guuleysaneynaa dadkeygii Inshallah 🟩⬜🟥
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Месяц назад
Maasha allah waa guul ay gaadhey dawlada somaliland ee uu hormuudka ka yahay madaxweyne muuse biixi iyo xukuumadiisa guul somaliland forever insha allah❤❤❤❤❤
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Месяц назад
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤Mmtv 2024❤
@bisharabdulkadir-we3uf
@bisharabdulkadir-we3uf 11 дней назад
Wakiil maalin cadey riyoonaysaa wallahi. Soomaalinimo baad sharaf ku leedahay. 🇸🇴🇸🇴❤
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 Месяц назад
Dadka leeh ma jirtan ee anagad Naga miid tihin caashar aqatan hormarka somaliland waxanu gaga dhabanan hiigsigena iyo himiladena foog ee nolo qorsheeyi in adunka Somaliland aqonsadan dadalkenanu Ku keenana guushu WA dhudaha Alle WA INA Jira ❤
@icc.concepts
@icc.concepts Месяц назад
MA SHA ALLAH. WELL DONE MR AMBS
@adahir6125
@adahir6125 Месяц назад
Viva R. Somalilland
@amalos3435
@amalos3435 Месяц назад
Gesiyaasha guleysta DR Mohammed mahad sanid wakil qimaleh, Wakuwii xusbiga wadani cayayey Taywan
@iftiinshechannel6799
@iftiinshechannel6799 Месяц назад
Very interesting interview
@Ali-zl7jj
@Ali-zl7jj Месяц назад
Waraysigii ugu qiimaha badnaa ee walahi aan daawao mudo dheer , wariye akhlaaq iyo aqoon leh, iyo diblomaasi heeer caalami ah.
@abdi7932
@abdi7932 Месяц назад
maxamed waa nin wngsan oo kasoo baxay shaqadiisii ,
@AxmedcumarCabdi
@AxmedcumarCabdi Месяц назад
Masha alah Dr mohamed haji waa wakiilka qudhiya ee ka soo baxay shaqadi loo igmaday.
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Месяц назад
Mashallah❤❤❤ Mashallah wadaniga dhabta ah Allow dhawr
@abdi7932
@abdi7932 Месяц назад
somaliland hanoolaato guul somaliland
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Месяц назад
Good news❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Месяц назад
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci insha allah
@apdirahmanapdiqadir238
@apdirahmanapdiqadir238 Месяц назад
35 minutes aad u qiimo baden , Mohamed haji iyo faisal Fifa waraysi sooyaalka galay
@somalitech102
@somalitech102 Месяц назад
Faysal fifa maha sxb ee weriyaha xaqisa sii oo xaga xaasidin waraysigisa nin cshakur dayib baa ladhaha
@maxamuudaxmedoday710
@maxamuudaxmedoday710 Месяц назад
Absolutely, human capital is the most important capital of development aspects of the world.
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 12 дней назад
walahi ninkani waa right person in right position and time, masuul kan taageero buuxa ayan u ahay waa nin shaqadisa si fican u garanaya iyo waxa u qabanayo
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Месяц назад
In ardayda Somaliland ay helaan fursado tacliineed oo dibadda waa arrin wacan. Waxaase aad muhiim u ah in ardaydaysaa dib dalkooda ugu soo laabtaan oo dalkooda aqoontaas wax ugu taraan.
@ahmedgureyismail9440
@ahmedgureyismail9440 Месяц назад
Mansha Allah WA guul iyo rajo ad u sareysa KEEP up the hard work safiiir
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 Месяц назад
Waa. Madax wayne
@SomalilandCanadianCommunity
@SomalilandCanadianCommunity Месяц назад
Masha Allah, i would like to congratulate Ambassador Dr Mohamed Haji on the job you hold for your country. Keep going forward and don’t ever look back.
@ismailkarama391
@ismailkarama391 Месяц назад
ALLE aqoontaada intey leeg tahayba hakuu siyaadiyo
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Месяц назад
Qunsulka usheeg cusbataalo majiraan dawli ah ardaydaa ay waxsoobarayaana mid ilaahay sakhiro maahee aqoontaa ayaguunbaa kushaqaysandoona waayo majirto qof muwaadinimo kujirtaa wuu yaryahay
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Месяц назад
Waxaynu u baahanhy in dawladu kantarosho oo ayawaqti siiyaan dhakhtarka dawlada
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c Месяц назад
Arinkaasi walaac buu leeyahay dadku islaam nimo iyo wadaniyaduba way ku yar tahay waana dad baahan lkn ilahay xaq iyo sida umadu u maalgashatay ha fahansiiyo
@fat-hikaise8361
@fat-hikaise8361 Месяц назад
part 2 ayaan sugaynaa wll
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 Месяц назад
Cimiga ayaa ugu wacan
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 28 дней назад
MMTV isbedel ayaan ka dareemay maanta, Somaliwayntii miyay ka hadheen
@smoothiniabdi6725
@smoothiniabdi6725 Месяц назад
Republic of Somaliland
@Bareh607
@Bareh607 Месяц назад
RU-vid qaran lagama Baxsho ee haradin waxayna awowga ku dhaxal kagatagin riyaduna wa free gobolada waqooyi 🤣 Cararki gojacde hidaad uledihin 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️
@Garaadmaxamed5153
@Garaadmaxamed5153 Месяц назад
Mmtv kani waa waraysii aad iyo aad bulshada waxtar ule
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 18 дней назад
R.Hargeysa taiwaan haddii Xiriir la sameysaan ka SAMRA SOOL IYO SANAAG
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 Месяц назад
Qaybta labaad ayaan sugaynaaa
@musj21
@musj21 Месяц назад
Somalilanad tagerida Taiwan risk badan bay wadata in an China oo ah quwada labad EE Calamka inan iska xidhno albab ka marka waxan ugu bahannay Taiwan aqoon & dhaqale iyo waliba siyasiyan in ay adunka u bandhigto case ka SL GUUL JSL 💚⚪️❤️
@nopenope2364
@nopenope2364 Месяц назад
Xisbiga huwanta aya taageersan china
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h Месяц назад
Wa run taasi lkn china wuxu u muuqda mid ahmiyad siinaya dowlada Xamar marka halki layska fadhiyi laha in cidaha kale lala shaqaysta ma xuma
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 Месяц назад
​​Xisbiga kala qoqobka umada ee KULMIYE gablkii su waa dhacy. dalkan si uu u sii jiro waa in la helaa hogaamiye dadka midayn kara dhalinta mustaqbal u samyen kara balse hogaamiye lasoo taagan somalia iyo siyaad bare ina manfacyo somalia iyo siyaad bare waa la garanyaa dadkan iyo dalkan waxy u gaysteen. somalia suura gal maha in dib loogu noqdo. lkn maaha in umada waxa lagu jeediyo xoolhoodana la cuno. marka si aynu isbadal u helno waxn anigu argti ahaan qabaa inaynu cabdiraxmaan doorano Si aynu u helno S/LAND Is jecel, mida, wadamada dhigeedana wax la qaybsata. FG .Qabiil kuma tangerine CABDIRAXMAAN CIRO wlhi lkn danta S/LAND ayaa iga muuqata WADDANI. ​@@nopenope2364
@musj21
@musj21 Месяц назад
@@nopenope2364 xisbi halka is dhig sxb wa fikrad
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Месяц назад
​@@user-fm1yh8sc6hwaa runtaa china wuxuu daneeyaa xamar kolkaa ceeb maahan inaanu xulufo iyo cadowgiisa la saaxiibno somaliland waxaa ka soo jeeda waftigii cigaal hogaaminayey ee u doodey china iney xubin ka noqoto security council yeelatana diidmada qayaxan ee vito power
@hhersi1
@hhersi1 Месяц назад
Waxaan doonayay inan Doctorah iyo safiirka ah email leesh project baan sinaya. Thanks
@XiinFiniin-nu4ed
@XiinFiniin-nu4ed 24 дня назад
Libaaax alle aqoontaaadA somaaaalida ha ku anfaco siiiba ahaaan somaliland
@User-fd7yz
@User-fd7yz Месяц назад
Qaybtii labasd. Meeday
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 18 дней назад
Hargey ma joogaan wax la socda siyaasadda caalamiga ama siyaasadda dantu ugu jirto Hargeysa waayo waxay luminayaan fantastic caamka ah. Taywaan haddaad xiriir la sameysaan waxaad lymineysaap
@eminjuxo3492
@eminjuxo3492 Месяц назад
tiawana 300m dollar ayaa invesment shidal aha 700m dollar dawlaada le tax ahaan lacgta so baxda oo boqolkiiba 10% sandki noqonyse marku so baxo shidalku 90% tiawan ayaa leh 6b dollar ku dhaw ayaa fadio uu noqnyse mia aqoonyhaan sidaas manch uni phd that is not fair
@musj21
@musj21 Месяц назад
Waxa laga yaba markay dhaqalihi kaga baxay so labto bay percent ka ino kurdhinayan LAKIN 10% waa dhac 40/60 aya wacan
@AhmedMohamed-sr3ji
@AhmedMohamed-sr3ji Месяц назад
Part 2 gii meee???
@KabtanGuriBarwaaqo
@KabtanGuriBarwaaqo Месяц назад
Faqasheey Comenti Cayga Nooga Baxa Hoyadiin Xaasinimada kawasee😂Guul Somaliland mmtv waxan ka Codsan Lahaa Inay inosobadiso Dadka Aqoonta leh
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 18 дней назад
Taywaan Haddaad R.Harheyow xiriur la sameysaan waxaad lumineysaan xirriirka China.
@mubarakshamax3038
@mubarakshamax3038 Месяц назад
Abdishakur ma baadhin halka la gaadhsiin karo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan iyo halka uu taaganyahay 4 sano kadib taasi waxay keentay inuu sheekada wakiilka uun dhegeysto isaga oon challenge gareyn.
@iftiinshechannel6799
@iftiinshechannel6799 Месяц назад
Dadka aqoon leh inaad waraysataan noo so badiya
@khadarmohamed5414
@khadarmohamed5414 Месяц назад
Alle ha sahlo waxn uu shubaayo indhihiisey Ka muuqataa inuu masariif inagu akhrinaayee,waar ma jaahiliin buu noo haystaaa shekhu
@Engjaawo
@Engjaawo Месяц назад
Wareesiga qaybtiisi labaad meeday
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
FAQASH XAASID WEYNAA NIJAAS NIJAASI DHASHAY MEEL KASTA BEEN IYO XAASID AYEY LA TAAGAN YIHIIN LAAKIIN AYAAMO KOOBAN AYAA IDIIN HADHAY ISKA SII CEYTAMA WAXAA BALAN AH IN AANU GUN GURYAHA NOOGA SHAQEYSA IDINKA DHIGANO AWOOD WAA BALAN
@yaasiinqaraash1803
@yaasiinqaraash1803 Месяц назад
ninkan facebook baanu isugu jirney waxaan aad ula dhici jirey qoraaladiisa anigoo wadani taageersan , waa shaqsi hufan oo siyaasada ilaa faham sare u leh, hase ahaate taiwan ilaa hada wax saa u sii balaadhan lagama hayo , waxa loo bahaan yahay in taiwan u hagar baxdo somaliland , oo dhanka wax soo saarka iyo caafimaadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha ay inaga taageerto
@faysalomar4330
@faysalomar4330 Месяц назад
Ambassador m xaaji dalkeenu wuxuu ugu baaahi badan yahay oo looga baahanyahay in laga helo Taiwan diyaaradaha helicopterska ahee ambulance iyo kuwa dab damiska ee wax lagaga qabto gubashooyinka iyo weliba kuwa buufiya ayaxa .
@maxamuudaxmedoday710
@maxamuudaxmedoday710 Месяц назад
Republic of China (Taiwan), that is true.
@maxamedibrahim5746
@maxamedibrahim5746 Месяц назад
4:16
@maxamedibrahim5746
@maxamedibrahim5746 Месяц назад
Was muhiim in nin Walba xagiisa Ka Qabtaa hawsha Qaranka
@maxamedibrahim5746
@maxamedibrahim5746 Месяц назад
4:23 4:25 4:26
@mohamedomar-sx9oh
@mohamedomar-sx9oh Месяц назад
qaybti labaad meday
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h Месяц назад
Dadku hadii anay iyagu diyaar ahay way adagtahay inay fursadaha ka faa'idaystaan. Inta madaxdeenu maxaan cuna ka fekerayaan horumar inaga dheer.
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c Месяц назад
Ilahay ha sakhiro oo kuwa dalkooda wax tara haka dhgo
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 Месяц назад
Ninkani waxan oo shahaado ah haduu sito muu jamacadaha dalka adeega zoomka ardayda wax kubaro
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
❤️🤍💚💎
@1lookmanlook
@1lookmanlook Месяц назад
Taiwan maa 90% ay qadani shidalkeeni??
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Taiwan iyo Somlailnd midkoodna lama aqoonsana. Talow markaa maxay isku soo biirinayaan. Taiwan somalilnd ictiraaf uma keenayso, somalilnd taiwan istiraaf uma keenayso. 🫣🤔
@nopenope2364
@nopenope2364 Месяц назад
Taiwan waa wadama ugu taajirsan aduunku
@mosylonmedia7746
@mosylonmedia7746 Месяц назад
Labo qaawan isma qaado taiwan iyadii baan wax aqoonsi ah haysan oo meel walba ka go doonsan
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 18 дней назад
Maxaa loo ÿri isaaqu ma dad la socda siyaasa aduunka. War Taywaan faraway ka qaada haddii dowlada Chin is fimeysaan
@daarali
@daarali Месяц назад
Waxbarashda dibada m'a Cid aan isaaq ahyn baa tagto reerka waxa somaliland koogu yeedho ku macaashy weeyi ..hada se waa la iskaga daba timid laascaanood was gonne next awdal
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. Месяц назад
Muuse Qorshe Dheer ayuu Ka leeyey ,, Gaajaa ku Raagtey lkn walee Hada ayuu ka baxayaa 🤓
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Taiwan waa inay hada ka dib kabysha dhaqale ino dhisto sida dakada maydh iyo saylac iyo jidadka dagmoyinka goblada somaliland isku xidha
@abraQolkisa
@abraQolkisa Месяц назад
Wabu ku shegtay in anay jirin duplamtic e uu yhy wakiil
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
waa isku mid uun lakiin chine awgeed baa loo istcmlyo
@user-mj8yv7md9p
@user-mj8yv7md9p Месяц назад
Waayo oo waayo intan oo milyan ay ugu bixiyeen i caawi aan Ku caawiyo maxay soomaland ku caawisay taywan ?!1@
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Месяц назад
Shidaalada iyo malgashiga mustaqbalka.. iyo xidhiidhka isttaratiji ee siyasada adunka
@narrativelook2698
@narrativelook2698 Месяц назад
ninkani wuxuu si khaldan u fahmay qeexida PHD, lol Mr.PHD lol😊
@Businessflip
@Businessflip Месяц назад
Idinku maxaad ugu talagasheen in that 7 yrs inaad Somaliland usoo dhicisaan
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Месяц назад
Indhaqalaha shidalka cafimadka waxbarshada beeraha.., Waraysigu ma dhanka kale ayu kaa maray wllo.. 7 sano Somaliland aya faa’iido ku qabta
@Businessflip
@Businessflip Месяц назад
@@abdullahimohamed8746 sxb waxaasi deeqo ee meeyay heshiis kii ganacsi ee lakala saxeexday? Hal deal 🤝 ma kasoo baxay waa maya mida kale maxaa dadkeena udiiday inta ardayda la qaadayo jaamacada inla keeno branch Somaliland si ardayda wadamada jaarka xataa dalkeena ugu soo doontaan waxbarashada jaamacadaha Taiwan si labada dalba uga faaiideeystaan OO dalkeenu uga faa'iido 3jeer mar ardey badan ayaa wax inoo baran laheyd,2 dakhli baa inaga soo galaya ardeyda uga imaanaya wadamada jaarka, 3 experience iyo recognition of our students qualifications
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 Месяц назад
Kkkkkk wa dad qiyali ku nol whi😂😂😂😂😂 dad ba waxas qadanayah
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Месяц назад
Orod soo cawri dee oo ciil iyo cuqdad isu dil 😂😂😂😂
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 Месяц назад
Addigu degaankaaga dhiso ma ceebaa m.a somaliland waxaanan ahaa dad u ololeenaya in somali mid ahaatto lkn layskuma keeni karo sow maaha 😂
@MohamedAli-wc8lm
@MohamedAli-wc8lm Месяц назад
Maad ka xanuunsatay horumarka Somaliland 😂😂😂😂
@user-mj8yv7md9p
@user-mj8yv7md9p Месяц назад
Taywan hadii ay noo qabteen intaad sheegtay maxay u qabatay soomaaliland?!1@
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Месяц назад
Caac da jooji niyaw caqli ma lihide
@Ayaanle133
@Ayaanle133 Месяц назад
Nio wax baro lagaama karo, Taiwan waa dal qani ah muxu inooga baahanyahay oo aynu ku caawina
@hassanabdi2742
@hassanabdi2742 Месяц назад
Taiwan 🇹🇼 maxey ugu abaal gudey USA 🇺🇸 ileen heerkan Taiwan 🇹🇼 waxaa gaarsiiyey USA 🇺🇸 , dunida dal walba wuxuu rabaa inuu dunida ku yeesho cid isaga udaacad ah oo uu gacantiisa ku korsadey. Waa siyaasad bahashu
@siciidali4034
@siciidali4034 Месяц назад
Nacabkii.liitay somaliland horumarka markay maqlaan iyo wax muuqda way is marjiyaan comments fiiriya waliba waa reerkii liitayvee aan somalia dhul hagaagsan oo xor ah ku lahayn 😅😅😅😅😅
@abahm987
@abahm987 Месяц назад
Ardeydu gobolkiba imisa lasiiyaa mise waa cadalad daradii xisbiyada beesha dhexe oo qura
@nopenope2364
@nopenope2364 Месяц назад
Beesha dhexe ha odhan sacad muuse dheh
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 Месяц назад
Schoolarship tartan baa lo gala Reer laguma qaybiyo kkkkkk
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 Месяц назад
Bal haday podcast tahay maxa uso jarjaraysaan???😂🤦‍♂️
@Bareh607
@Bareh607 Месяц назад
There are different clans who live in Northern region Of somalia, but only one clan wants to be separated from Somalia. The 2/3 Northern region population wants to stay with Somalia 🇸🇴 This is the reality of the ground
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv Месяц назад
Yes, there are different clans in somaliland, i am among them from awdal region. and don’t agree what you calling one somalia. Please don’t beat about the bush. please don’t cry you sick rat.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Месяц назад
You should be educated ignorant one! As a Somalilander we dont use clan-affiliation and tribal policies! We base our governance system on governmental merit. On the other as a Somalilanders 93% we are in favor of our own indedepence
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv Месяц назад
@@Footballgamer1589, ignore him brother. he is one of the bloody sick rats.
@SomaliAlch
@SomaliAlch Месяц назад
Uskag ina Cumar geele iyo faqash ah aamus horba ma tihide shaaricaa laydinku wasaaye
@Bareh607
@Bareh607 Месяц назад
@@SomaliAlch biilka yan la idinka jarin Tuulo
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Месяц назад
Ggb
@Businessflip
@Businessflip Месяц назад
Dhulku ma galbeed kuun baa? ban cade, Oodweyne iyo gobolka sanaag ba waa cidla OO waa la beeri karaa ee mukurka joojiya dawladdan dalkeeda kala takooraysaay
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 Месяц назад
Qorshaha ayaaba ah in dadka laba dabaqadood laga dhigo dabaqad hoose iyo dabaqad sare waa sababta dhulbahanta uga baxay somaliland
@FootShorts12
@FootShorts12 Месяц назад
Waa run waa la beeri kara, togdheer oo dhan, ilaa intaynu sool ka joogno ilaa qaybo sanaag ka mida sababto ah sanaah waa buureley ay inaga inagu adagtay
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Месяц назад
Maha wllo sidad u fahan tay.. dawlada ayan dhulka gacanta ku hayn ayu kuyidhi oo meel walba odayashii qabiilka aya soo istaagaya iyo saladiintii oo odhanaya qabiilkayagii aya dhulkii dawladu ka qaday oo ay Taiwan ku wareejisay… waa dad wada buka… Sida adigaba caadifadu kuu hayso ee aad dad galbeedka Somaliland daga aad moodo inay risiq aad leedahay cunaan…. Dadku wuu wada buka mida lasoco
@Ayaanle133
@Ayaanle133 Месяц назад
Waa runtaa walal Sanaag iyo odweyne waa ku haboonyihiin wax beerashada
@Businessflip
@Businessflip Месяц назад
@@abdullahimohamed8746 waa marmarsiyo sida ay Ugu maraateeyan aqoonsi la'aanta iyo ammaan darada bariga OO KA timid xuduudaha OO 30 sanno lasoo xidhi la' yahay waayo kii yimaadaaba si uu muddo korodhsi uhelo ayuu xaalad ka abuuraa bariga. Runtuna waa xuduudaha Djibouti iyo Ethiopia waa la soco xidhay iyadoo ay degaan reero aan beesha Dhexe ahayn kuwa bariguna wa sidaaso kale. lakin bariga waxa loo xidhi la' yahay iyadoo ay tahay tan cadowga iyo halista ugu weeyn inagu heysa waa in lagu maraateeyo uun sidaan hore usoo sheegay
@sadiyomohamed303
@sadiyomohamed303 Месяц назад
Beenta dadka kadaaa safiir
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 Месяц назад
Ninkan aqoon ayaa ka muuqata hadalkiisa waxaad ka dareemaysaa inuu fahansanyay siday aduunyadu u shaqayso oo somaliland Tahay gobol ka mida somalia 🇸🇴
@abdirizakmohammed1024
@abdirizakmohammed1024 Месяц назад
Sxbkayoow ha deg degin.
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Месяц назад
Uauaauu war idinka la idiin taliyaaye oo Sidii sabiga aduunku idiiin hasaaye wax noqda
@Ayaanle133
@Ayaanle133 Месяц назад
😂 Awoowe somaliya wax jira maahan waa dal wali ay beesha caalamku ay kabkabayaan oo chapter 7 kujira 😂 , muqdisho masoo dhaafo 😂
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 Месяц назад
Adiga jaahil war uma haysid miya in itoobiya safarad ku leedahayna Somaliland oo safarki lo dalacsiyay Safiir buuxa sida kuwa calamka oo kale itoobiya u jooga halka somalia aad sheegi ay tiri hala xira qunsuliyadi hore itoobiya ku laheyd Somaliland Ee Hada lo badalay safarada buuxda idinka madaxdina been iyo khiyaali Idin shegan oo ah qunsuliyadi xidhay lknse isagu runtu sheegay lknse waa wax laga dhigi kara safarad
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Месяц назад
😂😂😂. Oya. Dee. Kaso kale xita wad. Wayden. Ilmo atamis. Hana cunina
@Bareh607
@Bareh607 Месяц назад
Umada 33 sano beenta kuwadan kadaya Gobolada waqooyi ayad waliginba ahan dontaan
@user-ue8xd4eq1u
@user-ue8xd4eq1u Месяц назад
Caac
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Месяц назад
Kulay waxaad tahay huwaan ama huwaan kalkaaliye
@Ayaanle133
@Ayaanle133 Месяц назад
Waan garanaya meesha ku xanuunaysa 😂
@somalipeople942
@somalipeople942 Месяц назад
Ku caayi maayo lkn waad khaldanthy
@KabtanGuriBarwaaqo
@KabtanGuriBarwaaqo Месяц назад
Cabadka jooji😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
FAQASH XAASID WEYNAA NIJAAS NIJAASI DHASHAY MEEL KASTA BEEN IYO XAASID AYEY LA TAAGAN YIHIIN LAAKIIN AYAAMO KOOBAN AYAA IDIIN HADHAY ISKA SII CEYTAMA WAXAA BALAN AH IN AANU GUN GURYAHA NOOGA SHAQEYSA IDINKA DHIGANO AWOOD WAA BALAN
@VN11.
@VN11. Месяц назад
😂😂😂
Далее
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36
Hormarinta bini 'aadamka iyo maalgashiga muqstaqbalka.
1:13:57