Тёмный

Warbixin - Wiil Suuqyada Wareegaya Oo Codsaday Inuu Madaxweyne Biixi La Kulmo 

Bulsho News
Подписаться 381 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Wiil Suuqyada Wareegaya Oo Codsaday Inuu Madaxweyne Biixi La Kulmo
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - cdn.mediavisionuae.com/player/...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

18 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@xogahamuhiimka5990
@xogahamuhiimka5990 3 года назад
Thanks bro wax wanagsanbaaad samaysay madaxwayne daadcada ooo odayga somalilland ah waan haaysanaaa waanaa saababta horumarka. Iyo nabadaba ku gaaadhnay dhalimyarteenaa waaaa inaaan wadaankeenna ku mashquulnaa ontaan wadamo kaale iyo iyo ssiyaasiyiin kalle oo sarraynta soomaaliland diidan ku. Mashquuli lahayn waaa inaan dhalin yaroooy wadankeeena dhiisanaaa aaadbaanan idiin jecelahay inta somaalilqnf jecel
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 3 года назад
Waar fariidkaas hore ugu geeyaa waa muwaadin xalaala oo wadaniyad iyo dal jaceyl ka muuqdo.....Guuleyso sxb
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@jegelskermig15
@jegelskermig15 3 года назад
The right to see the president he has. Viva the people and it's leadership of Somaliland ☝️💯
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 года назад
Alxmdulillah waxaan ahay shakhsi la kulmay madaxwaynihiisa mudane muuse biixi cabdi waana shakhsi aad u qalbi wanaagsan waa madaxwayne jecel inuu shacabkisa la kulmo si aan ka heer sarayn marxaladay ku suganyihiina u dhaqmin guulayso wllo adna waxan rajaynayaa inaad la kulanto rajadaaduna kuu rumawdo
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 года назад
Manshalaah habalyo
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 года назад
Indr igu Salaan Madaxwaynaha una sheeg inuu shaqo Wanaagsan qabtay, Ninkii Silanyo walee inuu isna wiil googaar u dhashay waayo Muuse ayuuba soo xulay oo dalka uga tagay! Labadii sano ee horre Silanyo isna Shaqo wacan ayuu qabtay Ka hor intaanu Bukoon. ALLAH caafimaad taama isna hasiiyo. 👍🏿👍🏿👍🏿
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 года назад
Maasha allah tabaraka allah
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@zakiabdi4687
@zakiabdi4687 3 года назад
fuck musa bixi
@zakiabdi4687
@zakiabdi4687 3 года назад
Adiga wariyaha isku sheegayo hadey hargeyso xornimo ka jirto care calanka somaali xiro lakine ano muqdisho jogo ayan calanka somali land la tage gara vila somali
@zakiabdi4687
@zakiabdi4687 3 года назад
somali land waxa uu taliyo hale qabiile reer sheikh issaq that is da way ey ictraaaf u heli laa yihine
@safiajama5565
@safiajama5565 3 года назад
Waala fariid baad taaheye Mansha Allah waad laakulmi madaxweyna
@book2316
@book2316 3 года назад
Maa sha Allah, waa wadani dhab ah!
@khadaripraahim8784
@khadaripraahim8784 3 года назад
Abdiqaadir walhi nin adag baad noqotey
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Jazzaa Kumullah Zhp qalih
@aaminaomer5102
@aaminaomer5102 3 года назад
Maan sh alàa waxaan aha hooyo soomaliyeed waxaan madxwaynah ka codsanayaa inuu la kulmo inankaa yard si aanu u niyad Jabi ishala guul
@ibrahimhassan1747
@ibrahimhassan1747 3 года назад
Maansha allaah Waxan haysanaa madaxweyne sharafbadan oo shacabkiisa dhagaysta codsigaana wuu aqbali doonaa insha allaahu Guuuuuuuuul iyo horomar dalkeena jamhuuriyada somaliland 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🥀❣️💪❣️💪❣️❣️💪❣️
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Masha allah
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@abdikarimhuseenguuled8014
@abdikarimhuseenguuled8014 3 года назад
Nin rageed hore u soco wllo qali rijaal
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahad sharaf iyo karaamaba korkaaga ha ahaato muuqaalka share garee OO meel Dheer iyo halka u jeedkiisa la beegso
@historynerd7549
@historynerd7549 3 года назад
Mansha allah Great person
@hassanhiad9682
@hassanhiad9682 3 года назад
Manshalla Very good boy.
@aamiinzergio1862
@aamiinzergio1862 3 года назад
Mnsha allah c/qaadir yare keep going pro
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay walaal qalih sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
@khaalidcismaan3420
@khaalidcismaan3420 3 года назад
Dumaqraadiyadu wa diin laan ee iska jira waxad odhanysaan dimiqradiyad war ma muslim ayeynu nahyn mise gaalo. Bal is weydiiya
@MRRR-kn1hb
@MRRR-kn1hb 3 года назад
mashallah waa fariid waa geesi ah
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@zakiyare6798
@zakiyare6798 3 года назад
Muuse wuuu ka aqbali waayo dhalinyarta dalkiisa wuu jeclayahay.waanu dhiiri galiyaaa
@khadijac9841
@khadijac9841 3 года назад
Dhalinyaro cayda iskadhaafa oo sifiican udooda ama iska aamusa horta maxaa hooyo uun idinku saliday iyo meeshaa kasoobaxadeen miyaanay hooyo idindhalin subxaanallah war xishooda hooyo caymale Allah ayaa 3 goor xaqsiiyay midakale horta miyaad aragteen qof cayudhintay ama dhaawac unoqday laakiin qofka caytama 1 wuudambaabay, 2 caydu hooyadii ayay unoqonaysa oo haday dhimatay xataa waaloogaynayaa siday culimadu sheegaan 3 qof ka cayda yaqaan wuuduloobaa xishoodku waaqayb iimaanka kamida fadlan Allah kaxishhda oo afkiina wanaaga bara.
@karti-soor
@karti-soor 3 года назад
Wu hadli Og yahay.. Warbaahiinta ku biir dheehe..
@ZM1233_
@ZM1233_ 3 года назад
Mash Allah tabarakallah you are good boy
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@maxamadabdilahi6923
@maxamadabdilahi6923 3 года назад
Good
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@munomohmed1437
@munomohmed1437 3 года назад
Mansha manshala
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 года назад
Waa nasiib daro in shacabka loosamayn waayo maalin ay lakulmaan madaxwaynaha lakin taasu waxay cadaynaysaa hadaraab nimada xafiiska. Ader haduu ku diido xamar tag farmaajo iyo danay baa kuu diyaara lakulankaaga
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 года назад
INSHA ALLAAH WUUKULAKULMI MADAXWEYNAHEENU SIDA UGUDHAKHSAHA BADAN WAXAATAHAY UBIXII WADANKA
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 2 года назад
amaanka alaa nasiiyay
@aminafarah7494
@aminafarah7494 3 года назад
Masha Allah
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
Ilam xalaal baad tahey awoowo kan u dhashey somaliland ee la iibsan kro waa qof xaywaan ah lagaana yabaa in aanu xalaalba ku dhalan
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 года назад
Good boy 👍
@hindajamayusuf6147
@hindajamayusuf6147 3 года назад
Good boy
@golyarmedia
@golyarmedia 3 года назад
Mahadi korkaaga ha ahaato walaal muuqaal inoo share garee OO gaadhsi meel Fog Jazzaa Kumullah
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 года назад
@@golyarmedia haye waa ballan
@camelcamel6495
@camelcamel6495 3 года назад
Muuse ii geeya. Waar muuse ii geeye. Aar muuse ii geeya.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 года назад
Waa in loo geeyaa
@weheldoonofficial3479
@weheldoonofficial3479 3 года назад
Waa haku dawarsan
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 года назад
Shut up and your
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 года назад
You are jealous 😂
@haybeismaaciil6804
@haybeismaaciil6804 3 года назад
Madxaweyne muuse mawaxa uu noqday in qofwalba codsado inu lakulmo
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 3 года назад
Formaajo ii geeya dii Qadaad wayanta ayay bilaabeen Reer hargeisa 😂 muuse ii geeya 😂
@deathwish1530
@deathwish1530 3 года назад
😆🤣😂😹😆 copyright
@cabaasaxmad6877
@cabaasaxmad6877 3 года назад
Waa mid lamida farmaajo ii geeha waa laguu geehaa insha allah md waad lakulmi
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 года назад
Waxan filayaa inuu madxweyne biixi aqbalidoono wiilkaa dhalinyarta ah ee codsiga udirtay somaliland guuuul horaa losoconayaa
@shiikhahmed4374
@shiikhahmed4374 3 года назад
Hala baadho intaanu madax weynaa u tegin halagu baadho qalabka hubiya aamaanka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 года назад
Muuae ii geeya
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 3 года назад
War Niin noqoo shaqeyso waxba nimanka Somali kabahodi cunay haa kuu meraysane. Futurama kaa tali gacantada ayuu ku jiraye
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 3 года назад
SHEEKADII Farmaajo iigeeya ayaa soo noqotay kkkk giib noom taani
@mocamuudofficial4405
@mocamuudofficial4405 3 года назад
Waar madaxweynaha ciyaarta ka daaya ilmadeerayaalow 🤣🤣🤣
@user-jp8ws6is5h
@user-jp8ws6is5h 3 года назад
😄😄😄😄😄
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
Waa qasab in madaxweynuhu la kulmo wiilka yar ee wadankiss jacey een al iibsan karin Madxwyen Muuse baxii wiilka yar caawi oo xata cidmada gali haduu arabo ama wax uu rabo taclintiisa
@mohameth5088
@mohameth5088 3 года назад
b06
@Miiraale6116
@Miiraale6116 3 года назад
Khasab maxaya...yaab...
@Guled3
@Guled3 3 года назад
May Almighty Allah make it easy for you to see him. However I fear many people will imitate! Hence a bad precedent!
@idirisshire277
@idirisshire277 3 года назад
*alla mxaa dhakh nabiga barataY*
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Weceladi faqash qayrkod ba ka reebnay 😝😝 waxay codsi udirsadan ma haystaan xita kuma riyoodan inay heli donan madxwyne muuse oo kale ah inay yeeshan
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 года назад
Daarood calaacalay hadduu,dux iga qaadayo. Dhaaxay daliisheen habaar duq,iyo waayeel.
@zainabhachi6629
@zainabhachi6629 2 года назад
@@anabmohamed344 تلنىز🤩🤩🤗🤩🎎💔😋😍🤣😂
@HRU20209
@HRU20209 3 года назад
HARGEISA IS NOT MOGADISHO!
@yusufabdi6816
@yusufabdi6816 3 года назад
Madaxweyne sharfta leh ma Faarmajo ayuu uu haysta.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 года назад
Wadani runa
@maxamedmarcoz2863
@maxamedmarcoz2863 2 года назад
garacan kal iyo laap iga qosliya
@ahmedoday6879
@ahmedoday6879 3 года назад
Hhhhhhhh muuse ii geeyaay
@abdirabimansoor9353
@abdirabimansoor9353 3 года назад
Hush
@sulekhanuur4946
@sulekhanuur4946 3 года назад
Kkkkkkkk
@guledabdi6342
@guledabdi6342 3 года назад
Waar dooqon yaahaw ilaahay waxwaydiiso
@ammmmgmail
@ammmmgmail 2 года назад
He is talking nothing
@adanahmed5576
@adanahmed5576 3 года назад
waar iska dhaafa siyaasad iyo madax weyne ee ha ka habsaamin schoolkaagii madaxweyne lahayn. waa iga taaalo dantaada ka raac adeer.
@aymanzaxanzaxo1951
@aymanzaxanzaxo1951 3 года назад
Hhhhhh waar hooy ka joog armaa liinta lagu cabsiiyaa 🤜🤛👊
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 года назад
Nono🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 года назад
Liinmumutysane Miskinka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amaalawil2945
@amaalawil2945 3 года назад
Kkkkkk ar farmaajo iigeeyaa naqshada laga xaday
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 3 года назад
Inkaste muuse aanu waxaa qorin Kheyr ayuunbaan kuu rajayn
@daharashid5262
@daharashid5262 3 года назад
Fool
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 года назад
Alla ceep wayna reer gabileyow xishodaa 😂😂
@liibaanphones1007
@liibaanphones1007 3 года назад
Dhalinyarta uhanqaltaGaYsa somalia 🇸🇴 !! LaYaab dhalinta somalia idinma kasaYsee aayar dhulka mara 😆😅
@farxaanshcabdi
@farxaanshcabdi 3 года назад
War farmajo codso oo hankaagu ha dhaafo hargaysa
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 3 года назад
Farmajo muxu yahay madax weynena maaha wa nin siyasada ku fashilmay oo xilkiisi dhamaday kursigana iskaga dhagan meelna ku xidhan shirarka Axsaabta iyo Raysalwasaraha albaabka laga so xidhaa
@zuhuurmaxamed5272
@zuhuurmaxamed5272 3 года назад
Farmajo dorashadu ku fashilme Somaliland hawsoo daba fadhiiisto
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Hooyada farmago ha waso this is repuplic of Somaliland
@makebravo7133
@makebravo7133 3 года назад
KKKKKK KKKKKK MA SILICKUNOOSHII XARMAAJO MURABIDA U AHEYDAA KKKKKK HADAY RIYI DUBLEEDEY FUTADEEDEY KU QARIN LEYD ADUU WAX KAALA QABAN LAA DARANYADA KU HAYSA AFWEYNE GADAASHII
@munomohmed1437
@munomohmed1437 3 года назад
Dhandhan wa ayo farmajo ma xarkisa baydhbanka ku xara
@kamaalmohmut1129
@kamaalmohmut1129 3 года назад
Farmaajo codsi waydiiso
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Farmaajo adaa udirsan laha hadu wax hayo ama yahay miskinka qolka yar ku xidhan
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 3 года назад
farmaajo isaga hada macid baa dhagaysata sowkii Ciyaal badan Naga wasakheeyay ee maanta xamar labaacsanayo kaasi wuu ku daayay dalkiisii buu baabiyay ciyaalkiina ethopia ayuu ka iibiyay
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 3 года назад
Farmajo war crimes in Tigray Ethiopia ☠☠☠☠☠☠☠☠
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 года назад
Ma hooyadaabuu qabaa😂😂😂
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 года назад
@@abdullahimahad1224 inshalaah
Далее
ЮТУБ БЛОКИРУЮТ?
01:52
Просмотров 820 тыс.
Reer Gabiley Iyo Xisbiga Wadani Oo Is Arkay
13:20
Просмотров 1,7 тыс.