Тёмный

WAREYSI FEYNUUS & ABUKAR MAHDI WARBIXIN FILINKA CUSUB 2020 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 238 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 681   
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 года назад
Walaalaheey Salaan Qaali ah Naga Gudooma Aniga iyo Feynuus Wan idiin Jecelnahay wan idiin Xiisnay. Howsha HA SOCOTO
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 года назад
Abukar Mahdi sido kale abukar mahdi kuu xisnay anago nabada iyo filimka cusub
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 года назад
Bro film ka cusub faadumiina haka so tagin pls
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 года назад
Abukar mahdiyow salaan leh tageero iyo.waalidnimo ixtiraam badan iyo kalgacal.ka.buuxo somaalinimo.leh waxaad iga gaadhsiisa maamo faynuus sh.daahir x maxamed cismaan waxaanad ku dhahdaa aqliga iyo.caafimaadkaba allah ku siyaadiyo.waxaad kalood dhahdaa salaantaasi waxay kaaga timid halkii ugu horayseed cadarka fur cadaha ka iibastay adigana iyo.kooxdaba waan idin salamyaaa
@zamzamshire500
@zamzamshire500 4 года назад
Abukar Mahdi salaan sare waan ku sugeynaa film kii noo soo dadaji
@adnayusuf9053
@adnayusuf9053 4 года назад
Hhhhhhhh maamo fayrus sheekh daahir wlhy is dhaban ku jecliyaa Abubakar Mahdi legan madxaad noo sarantiin
@hafsamahmoud5912
@hafsamahmoud5912 4 года назад
Indho, Fadumini iyo farah murtile hade kujirin madawanayo😔💔
@najmiinanajmiina5984
@najmiinanajmiina5984 4 года назад
Farax murtiile iyo fadumiina ka helaba
@sumayanuur7305
@sumayanuur7305 4 года назад
Maya lagama yelayo Abukar Mahdi inu diido jiliinka! Aad ayan jag helnay jiliinkiisa maasha allaah
@nashadcise8739
@nashadcise8739 4 года назад
Mashalllllah mamo feynuus sh Dahiir wa jecelya
@kheymabadanofficial6070
@kheymabadanofficial6070 4 года назад
Abukar mahdi wll wan ka qaday salanta adna salan sare adiga&faybuus sheekh ha socoto hawsha
@aaminasalah806
@aaminasalah806 4 года назад
Ahmed Hassan awke allah how naxariisto
@nimconimco2767
@nimconimco2767 4 года назад
aaad iyo aaad baan u jece lahay fayanuusa
@osmanfartuun7054
@osmanfartuun7054 4 года назад
Kkkkkkķkkkk Wlh dacad ayan u qoslay she's very funny faynus love that
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 года назад
Asckm mamo feysnu & abubakar mahdi filimkii kale away
@rahmohassan131
@rahmohassan131 4 года назад
WAXAA KA HEELEEY WIILAASHII MAATELEEY GANGIISKA
@aminaidris426
@aminaidris426 4 года назад
Goormee filmka cusub lasoo deynaa
@najmajama8059
@najmajama8059 4 года назад
Kkkkk feynuus cadi ma ahan wlhi See u istagesan oo abukar mobelka soo qabo kkkkk
@roodakeyes1290
@roodakeyes1290 4 года назад
Kam yelano way isko so baxyen faynus iyo abkor
@nimcoabdi2609
@nimcoabdi2609 4 года назад
Abukar mahdi jilistada way nacajabisay markasta kuso laabo jilitanka
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 4 года назад
Ilaahey Ka baqa wlhi Aniga u horeeyo😂😂🤓😳😬😬like i saar hada dadd thy o Cafimaad qabto🙏🏾🙏🏾🙏🏾plz
@xasanyarow9825
@xasanyarow9825 4 года назад
Deeqa Ahmed janiskada wan ka helay
@farxsanalilibaax5268
@farxsanalilibaax5268 4 года назад
Waaaaaaaaw waaaaaaaw
@fataminajama4326
@fataminajama4326 4 года назад
Hooyaday OO dhimatay bishan ha laygu duceeyo in Allah unaxariisto OO qabriga haw nuuriyo Allahna qabriga haw waasiciyo ameen ameeen
@MohamedAbukar-cp2ym
@MohamedAbukar-cp2ym 4 года назад
Rabbi Naxariistii Jannah hasiiyo Hooyo mcn Gurigeda xaqqa ah Rabbi ha unuursho Anagana Gadasheed Rabbi Namafidneeyo Aamiin INAALILLAAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN
@osmansadiq5603
@osmansadiq5603 4 года назад
Ilaahay naxariistii jano hasiyo hooyo mcn wall
@safiya32
@safiya32 4 года назад
Rabi hau naxariisto raxmatan waasicah marti lajecelyahay ha ka dhigo aamiin aamiin yaarabi
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 года назад
Allh ha u naxariiso
@hooyadajacaylka8172
@hooyadajacaylka8172 4 года назад
Fatamina Jama naxariista jano alle haka waraabsho amiin yaa rab
@xaajixaraabo9402
@xaajixaraabo9402 4 года назад
alla haw naxariisto marxum cawke qabrigana haw nuuro
@nimcobilan8640
@nimcobilan8640 4 года назад
Ameen ameen
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
filmka cuzup nasteexo Indho inay ku jirto yaaa doonaya zidayda😓😭❤
@sacdiyoabdi8424
@sacdiyoabdi8424 4 года назад
Maya maya makahalayo abukarmahdi
@iqrishibra936
@iqrishibra936 4 года назад
Haa natexo
@boqolcabdiraxmaan5999
@boqolcabdiraxmaan5999 4 года назад
Balbalaarka kafican
@najmiinanajmiina5984
@najmiinanajmiina5984 4 года назад
Aniga
@usaamebaashe5936
@usaamebaashe5936 4 года назад
waxan unoqday first veiw waa maamo faynuus darteed love you maamo🥰
@nacimaodawaa4094
@nacimaodawaa4094 4 года назад
Halka mid onkuqoslay tabey ehed shekada saliga
@nacimaodawaa4094
@nacimaodawaa4094 4 года назад
🧡💗💓💞💕❤💟💟❤❣🖤🖤⚘😁😁😁😁
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 4 года назад
usaame baashe official walahi wajelahy mamadan
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 года назад
Channel kayga soo booqda wll idinko mhdsan
@Deks4669
@Deks4669 4 года назад
Mamo feynuus marka la afduubo ee gaariga saaran tahay ee dheheeso baastadaan lee ma cuni karaa 😂😅😅😅
@sacdiyammuuse4289
@sacdiyammuuse4289 4 года назад
Hhhhh wlhi maam feynuus wan iska jclhy
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 4 года назад
🤣🤣🤣
@rahamhall7739
@rahamhall7739 4 года назад
aat muslim malahoo ay ledahay markasu leyahay bos bas aniga ma gaal ah hhhhhhh
@Deks4669
@Deks4669 4 года назад
@@rahamhall7739 hhhh funny waye wlhi😂😂
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 года назад
Ahmed Hassan Awke Allah Ha u naxaristo 😭😭😭😭
@nasraaahmed9165
@nasraaahmed9165 4 года назад
Ameeen
@somali6289
@somali6289 4 года назад
Habo Feynuus u are alway beautiful mashallah u are hot 🥰🥰and brother
@nasrasaed4202
@nasrasaed4202 4 года назад
Haka yeelina Abuukar shiikh
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 года назад
Ilaahay ku naxariiso qof qaali ahaa Ahmed Hassan cawke.
@samsamcumar8760
@samsamcumar8760 4 года назад
Allah haw naxariisto Ahmed hassan Awke
@fosman9578
@fosman9578 4 года назад
Daafacatul nafsi kulahaa mama feynuus marka duqoowo saas suubinaa👌👍😀😅😅😅😀😀😀🤣🤣🤣🤣
@ugarsadeteam3095
@ugarsadeteam3095 4 года назад
Waxaan ahay nin dhalin yaro ah Oo kunool Italy waxaan isku arkay hibo dhanka jilista waaxan jeclaan lahaa in laygu casuumo qeybta talyaaniga please
@husenadde9041
@husenadde9041 4 года назад
live soo gal oo videoyo iska soo duub adoon cidna wax weydiisan
@ugarsadeteam3095
@ugarsadeteam3095 4 года назад
@@husenadde9041 Thanks sxb
@cilmibdn4365
@cilmibdn4365 4 года назад
Mama feynuus i love abuukar mhdi thnks wll ❣💋💕
@hanamaxamed9063
@hanamaxamed9063 4 года назад
Faynuus sheekh mama cimri dheer iyo caaafimad ku waar abukar mahdi waba wiilyar mash alaah nin wayn moodi jiray😂😂
@farhiachannel3297
@farhiachannel3297 4 года назад
Ilaah dartiis subscribe isara aniga waa idin Sara walalayal igu cawiya ilaah muradkiina ha idin sahlo amiin 🤲🤲🤲🤲
@ilhaanaa9783
@ilhaanaa9783 4 года назад
Filinkan cusub nastexo indho halagu sodaro
@monamaandeeq546
@monamaandeeq546 4 года назад
Mama faynuuz & abuker I love you wlhi wa qoslay wana qiiroday marka uu dhahay abuker habeenkii ugu dhib badnaa sorry bro alle ha kula qabto hawsha culus 🙏😭🥰🥰
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 года назад
Walal muraad ayan leeyahy iso duceeya ino alle i sahlo😥
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 года назад
Amiin abaayo muraadkeyga wa safar macsi allah iga fogeyo iyo wixi xunba
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 4 года назад
Ilahay haku sahlo
@hamdamohamoud2999
@hamdamohamoud2999 4 года назад
Alle muraadkago macasiin lahayn ha ku siiyo
@haawadagan1457
@haawadagan1457 4 года назад
Allah ku sahlo
@sacdiyammuuse4289
@sacdiyammuuse4289 4 года назад
Alle ha ku sahlo mar daacad
@hafzaahmed995
@hafzaahmed995 4 года назад
Fadumiina murtiile & indho ku sodara midka cusub
@mahadomouhoumed1034
@mahadomouhoumed1034 4 года назад
I can't wait see you my favorite type , iloveu so much 😚😚 Welcome to the Djibouti I wait u 🤗🤗 hand open
@fathiajama6834
@fathiajama6834 4 года назад
.mashaa Allah maamo faynuus aad baan u taageeraa lkn imika wixii ka danbeeya inaad is asturtaa ila quman
@safacusman9672
@safacusman9672 4 года назад
M a mama feynuus io baba abuukar mahdi idin jclhy♥️🥰❤❤❤❤❤💉💉💉💉💉Nlsha idnma ciisho sdn inga faraxsisin Alle ha idnka faraxsiyo💖💋💋💋
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 4 года назад
Abuukar Mahdi waxaan si fiican ugu bartay kaaf iyo kala dheeri Oo aan lasocday bar bilaw ilaa dhamaadkii filmka in hore Lkn waxaan Abuukar u aqaanay wiilkii makhayada haystay ee Romeo istoodhka ku hagaajisanaayey
@sadiaomar7678
@sadiaomar7678 4 года назад
Waxaan kajecla faynus markay dhayesay acuudubelah Horta iyo gadash
@qadanmooge156
@qadanmooge156 4 года назад
Mama faynuuz zhiikh daahir Iyo abokor Mahdi hore u zocdah
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 4 года назад
Maansha allh Abukar Mahdi ale haku xafido Aamiin noolooow zhp Anigu waxan qabaaa in Abukar Mahdi lagadaayo jiliiinka si uu wax fiican inoogu duubo waayo waa laba shaqo oo labaduba adag
@ifrahmohamedabdulle3018
@ifrahmohamedabdulle3018 4 года назад
Maama feynus gacan ku tagay Hdii lii ruxo xitaa wax leygma waynaayo ku teh 😂😂😂😂😂😂
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 года назад
Subscribe isaar channel kayga abayo
@khadija11494
@khadija11494 4 года назад
Cawke ALLAHA u naxariisto
@nagadahmed7286
@nagadahmed7286 4 года назад
Amin Allah yarxamu
@nimcohaybe8267
@nimcohaybe8267 4 года назад
Allah ha u naxariisto aaaaamiin aaaamiin yaa rabi 😭
@shukrimohammed7682
@shukrimohammed7682 4 года назад
Amiin yaa allaah
@simanmaxamad2881
@simanmaxamad2881 4 года назад
Mama faynuus io Director abukar mahdi dad aan jeclhy runtii horey usocda dhibkii io waqtigii aad noo hurteena Abaalkiisa magudi karno Please wn u xiisay filimkii kaaf iyo kala Dheeri maadaama uu dhamaadey kaasu midkan cusub noosoo dadajiya
@miirajbarre3060
@miirajbarre3060 4 года назад
Waa inuu wada abukar mahdi jilista runtiii waa jilaa lajeclaynsan karo keep going 🙏🙏🙏🙏❤❤❤
@nadhifoqaran4479
@nadhifoqaran4479 4 года назад
Anaga dhan baa taageray 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@barlinyaasinjamac7508
@barlinyaasinjamac7508 4 года назад
Nadhifo Qaraan rabi hakuu fududeeyo haduu khayr kuu yahay abaayo mcn
@shugran8cabdifitax532
@shugran8cabdifitax532 4 года назад
Hadi lagu bahdo wad jilysa
@nadushacayuuni3899
@nadushacayuuni3899 4 года назад
😮Lkn qaladadka kaf iyo kala dheri anba sugeyni sidi masalsalka cadi cml 😂inta ila mid ah like sar
@nouriabile5720
@nouriabile5720 4 года назад
walalo feynus sheihk dahir iyo abokor mahdi horoow usocda
@mohamedyusuf3251
@mohamedyusuf3251 4 года назад
A uukareey waa u qalantaa agtarnimada sxb
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 4 года назад
Welcom to Djibouti Abukar mahdi iyo asaxabta kaale ❤❤❤❤❤
@fadumoxaji8588
@fadumoxaji8588 4 года назад
Maasha Allah mama faynuus io octar keena abuukar Mahdi cimrigiina io caafimaad taama allaha idin siiyo
@maidaxuseen939
@maidaxuseen939 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 rabbi haku naxariisto cawke
@iimanabdiwali2683
@iimanabdiwali2683 4 года назад
Www Mnzha allah Dad AaN JecLhaY Mom FaYnuus Sh/Dahir io Apukar Mahdi Alle HaNoo Kiin DaYo😘😘💋💋💖💖
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Abukar Mahdi mahdsanid 🤝
@farhiaab6508
@farhiaab6508 4 года назад
Faynuus sheekh daahir ku jecliyaa hbo qaali
@adnanfaisal4365
@adnanfaisal4365 4 года назад
Abukar mahdi waan ku taageera keep going
@bilanebella4938
@bilanebella4938 4 года назад
Welecom to Djibouti waa idin suqena machallah
@queenasma5880
@queenasma5880 4 года назад
Love u feynuus 😪😍
@ridwaancali5286
@ridwaancali5286 4 года назад
Faynuus naftaan dafacaya 😂😂😂😂
@farhiyachina6308
@farhiyachina6308 4 года назад
Asc walaashey feynuus iyo walaalkey Abukar mahdi.walaashey amina,film kii kaaf iyo kaladheeri aad ban u jeclen waliba caruurteyda aadbey u jeclaayen qasatan gabadheyda shamsa oo jirta 5 year aadbey u jeceshahay mama feynuus,salaan sare mama feynuus, caruurtane waxaad barteen afsomaali. Waxaan nacne filimaanti Mexican ka iyo Turkish,mahadsanid abuukar mahdi
@farxiyoalifarxiyoali9944
@farxiyoalifarxiyoali9944 4 года назад
Mama feynus i love you noso dhaqsada filimka cusub
@cabdiraxmanqoob1769
@cabdiraxmanqoob1769 4 года назад
Waaaw Mashalh alha mama feeynuus shiq cimriga alaha kudheereeya
@hawohussein9231
@hawohussein9231 4 года назад
Dad qaaliya mama faynus iyo abukar gulaysta abidkiin😍
@koossaid1367
@koossaid1367 4 года назад
Bosbas haka so tagina filimkan
@kowtharmohamedosman8977
@kowtharmohamedosman8977 4 года назад
Mama feynus masha Allah filim kaas ima dhafin wlle abukar mahdi gacantada kuma ciisho
@nasro7666
@nasro7666 3 года назад
Abukar mahdiyow akhirada firso adunkan wa lagatageh dadka kugu dhagan kajidbax
@queennuura9106
@queennuura9106 4 года назад
Blz subscribe iisaar ifkaa laku yahay walla 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@rabiaroun4475
@rabiaroun4475 4 года назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️welcome Hooyo feynus I Love you mami
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 года назад
Plz inta iga danbeyso SUBSCRIBED ii saaraaa plz
@iqrodahabi7015
@iqrodahabi7015 4 года назад
Dhammaan kooxda kaafiyo kaladheeri keepgoing
@iqlaasgacal3922
@iqlaasgacal3922 4 года назад
Mamo feynuus waan ku jeclahay farxad ku noloow 🙋‍♀️
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 года назад
Subscribe igu caawi abayo
@nimcosaki9758
@nimcosaki9758 4 года назад
Abuukar mahdi wllky iyo maamo faruus sh daahir wlhi ilaahay dartii ayaan idiin jeclahay dhamaan asxaabtii kaaf iyo kaladheeri
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 года назад
SAFARKA ALLAH NIFOURDAIWO ALL LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@143ladan
@143ladan 4 года назад
Daafacatul nafsi faynuus 🤣🤣🤣🤣 manooli
@xamzeali9949
@xamzeali9949 4 года назад
Please filmka danbe farax iyo fadumino yaysan kamaqnan abukar mahdi
@hafsamahmoud5912
@hafsamahmoud5912 4 года назад
Yeah iyo indho
@xamdixaraaago2275
@xamdixaraaago2275 4 года назад
Feeynuus Naagtan Maama feynuus kugu hayso Wey ku dhali karta jac iska dheh Maba xishoneeyso Walaahi maamo kute
@ayansidow4
@ayansidow4 4 года назад
Aniga waxanan ilaawi film kan. Asbaro. Markii gabadhii sugaysey. War dad kaga noqday reer badan ayaa sida ku dumay
@monamaandeeq546
@monamaandeeq546 4 года назад
Amiina dhufays wariye la mida ma jiro haga gabdhaha masha allah sis keep going amina salan sare qli form boorama 🥰🥰🥰
@luuldauudqueenumusakariye1778
@luuldauudqueenumusakariye1778 4 года назад
Guuul iyo hormar wangsan
@ilhangelle6101
@ilhangelle6101 4 года назад
Love you all
@cabdimahadi8795
@cabdimahadi8795 3 года назад
ALLE HA U NAXRIISTO CAWKE AMIN YA ALLAH iyo INTI MUSLIME dhimte 😭😭🤲🤲
@asiyayusuf2686
@asiyayusuf2686 4 года назад
Mama feynos love you mom qali
@samanthabyrd4114
@samanthabyrd4114 4 года назад
Asv aad baa umahad sanati hiin lkn abuukar mahadi waa atooro maanshallah
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 4 года назад
Maasha allaah feynuus naagah wey xaqiraan dumarka somaliya lakiin maskaxada qaldan waa raga 😍😍😍
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 4 года назад
allow unaxariso wariye cawuke amin amin
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 4 года назад
Masha allah maamo feynuus iyo abuukar mahdi dad nagu qaali ah illahey hanoo deysto cowkna illahey ha u naxriisto🙏
@fartunxuseen60
@fartunxuseen60 4 года назад
Masha Allaah
@farxiyoxasan8160
@farxiyoxasan8160 4 года назад
Masha allah abuukar hormar wacan
@falastiincumar3228
@falastiincumar3228 4 года назад
lantaa Abukar mahdi filinka ma nurayo dheshaba i cajabisay filinka cusub kalin tan ka si mcn ayan ku rajeyna insha allah lijan abukar anagana sido kale wan idin jecel nahay
@habiibahasan2125
@habiibahasan2125 4 года назад
Masha Allah salan gacal toyo mam faynus shekh Dahir iyo brother Abukar mahadi sister Amina Dhufays Guuul Ayan idin rajaynaya huno
@oubahmohamed3266
@oubahmohamed3266 4 года назад
Bismillah kuwana shaqo la aan baa haysa
@mariaibrahim5402
@mariaibrahim5402 4 года назад
Waa run dhamantiin xul bahayden Allah haydin dhowro hore usocda
@habibaomar9463
@habibaomar9463 Год назад
Asc qarabo allh berax kale Ma rabtiin inad dhigtiin
@hipohuda4300
@hipohuda4300 4 года назад
Wllo abukar codsi Faarax io faadumiina yaan laga so tagin filimka cusub mida kale jimcaha wuu nagu fogyahy inad noso daysan kaso hormari inshalh
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 года назад
Afkeeda ma fahmo fadumiina
@maskaxmaal2521
@maskaxmaal2521 4 года назад
Mansha Allah mansha Allah mamo faynus aad iyo aad ban ujeclahay aad iyo aad ban u salamaya Abukar adigana sidokale walalkay aad iyo aad ban ku salamayaa mansha Allah guulastaa dhamantiin💯💯💯💯❣️❣️❣️❣️❣️❣️👍👍👍
@foziamohamamud3725
@foziamohamamud3725 4 года назад
Fadumiina io farax yaan laga so tagin filimka cusub😋
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 4 года назад
Abuukar plz Actor ka film noqo waanu ku baryeynaa
@atariishomarkoofficial7483
@atariishomarkoofficial7483 4 года назад
Wwww dad aan jclhy abuukar mahid iyo mamo faynus qofkii mamo faynuus jcl like dhac dhac igu siya
@marwaabdi5706
@marwaabdi5706 4 года назад
I love ❤️ mom feynuus 😍
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 4 года назад
Wn idinka qadnay anaguna wn idiin jclnhy wxn sugnaba waa film kina cusub 2020 inshallah 😍🌹💯
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 4 года назад
Abukar mahdi hawshaa kubadane kadaaya miskiinka jiliinka
@xidigtachenal2507
@xidigtachenal2507 4 года назад
Wlhi rag dhiigooda ayaan anagana aayar udaawaneynay allaha Ku xafido wll allaha Ku daaayo
@rahmohassan131
@rahmohassan131 4 года назад
Ahmed coowke illaaheey haa uu naxariisto
Далее
KAAF QALADAADKA PART 4 HD
13:47
Просмотров 212 тыс.
FILO PART 126
30:15
Просмотров 371 тыс.
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 855 тыс.
WAREYSI ROMEO & ILHAAN XARAGO FILINKA CUSUB 2020
27:05
Просмотров 220 тыс.
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Просмотров 412 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019
1:16:04
Просмотров 815 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Просмотров 1,5 млн
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Просмотров 474 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 16 FULL HD 2019
56:18
Просмотров 2,6 млн
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 855 тыс.