Тёмный

RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 475 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 482   
@izmacilizka8952
@izmacilizka8952 3 года назад
2021 inta daawanayso like dhac
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 года назад
thanks Thanks Walaal
@gabadhawanagajecel9475
@gabadhawanagajecel9475 8 лет назад
wanka helay filimkn qooto qooto Masha Allah wad mahadsan thin wixi kaqeb qaatay
@MRYUYU-ix5vw
@MRYUYU-ix5vw 8 лет назад
Waw riwaayad iga dheh lkn erayga qooto ayaa igu daba gadisan
@naciimoibraahim8757
@naciimoibraahim8757 8 лет назад
hhhh walahi waa qosol qosol dhafay ruwayadaan qooto qooto
@muniif124
@muniif124 Год назад
2023 😢😢
@salmanalfaarisi2109
@salmanalfaarisi2109 8 лет назад
arwaxbaa kadhacy mesha
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 8 лет назад
flimkan aad ayu umacan yahay lkn codkisa hoos eh
@lailadayaxbulshale4913
@lailadayaxbulshale4913 8 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh alla beerka
@kingkhadar9180
@kingkhadar9180 8 лет назад
kkkkk af somaliga ay ku hadlayaan waa funny😁😂😂
@hanadidiris8420
@hanadidiris8420 8 лет назад
www. cadi mahan
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
thanks walaal
@sumayocabdi
@sumayocabdi Год назад
Alaa.waan u xiisay 😂❤ caWa soo booqday abukar sharaf ahow relly 2017 xaafadeyda oo dhan waa laga daawan jiray xitaa waxaa jiray xanjooyin la cuno oo karbadkoodu qooto qooto ku sawirnaa moobilka walaalahay ka daawan jiray waan u xiisay😩❤ dhabtaa hada taariikhudu waa 30/12/2022 i.a sanad cusub berri danbe 2023 😩❤🙏 sanad cusub akhyaarta
@Bushriina
@Bushriina 10 месяцев назад
Ani xitaa 2017 igu dambaysay maantaa soo booqdya (3/12/2023😂
@mohamedqoslaaye6756
@mohamedqoslaaye6756 8 лет назад
Abukar mahdi legend somaliyed madaxaga kor ha ahaado👍👍👍👍👌🙌
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
moha thanks sxb
@najmoxamari677
@najmoxamari677 3 года назад
@@AbukarMahdi wll qli
@askanyscene2144
@askanyscene2144 8 лет назад
gaari candhameedlaa qarax nuuc walba laga soo buuxshay aa ex fiyoore ilaa xamar jajab ilaa kor lagu qarxiyay jiingadihii waa fiiqmeen hal qof lee ku geeriyooday kulahaa. waa lagu baaba ay aan sugaayay waa iga qosliyay runtii
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 месяца назад
Xasid tahay acudi bilahi minal sheydan rajim
@sonataabdul151
@sonataabdul151 8 лет назад
Wlhi Cadi maha Plse full ruwayad aqeey
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkk ok walaal thanks
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 8 лет назад
Reero riwaayad ma ihi lakiin ani xitaa qooto qooto aa ku fiirsaday hhhh
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 8 лет назад
+Hafza Ibrahim hhhhhhhhh qooto qooto lee ku dawanay
@deeqozonamaxmd3744
@deeqozonamaxmd3744 8 лет назад
hhhhh aniga xataaaa qoooto qooto ku fiirsade rewaayad somali mafiirsado
@craxmansuufimaxamedsuufi6965
@craxmansuufimaxamedsuufi6965 8 лет назад
Miss Bujuu Bajaa
@salmasaid3756
@salmasaid3756 7 лет назад
C RAXMAN SUUFI MAXAMED SUUFI
@AhmedMohamed-jt7sc
@AhmedMohamed-jt7sc 7 лет назад
Miss Bujuu Bajaa kkkkk qooto qooto kufiirso
@princesakihashi8255
@princesakihashi8255 8 лет назад
waxaan qirayaa in riwayadaan ay tahay riwayadii ugu qiima badanayd oo la soo saaro 26 sano ee wadka burburay
@osmanii.7738
@osmanii.7738 8 лет назад
sxbow yaa jilaayo hee rog cadaagii hore ee rawayadah waabari waligaa mamaqshay
@yuusufclaahi-py2kr
@yuusufclaahi-py2kr 5 лет назад
maya
@crisaaqwehliye5024
@crisaaqwehliye5024 8 лет назад
abuukar mahdi waa riwaayad diyaarsan sxb qeybaha kale waa guurma
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
next week sxb waa jimco kasta thanks C/risaaq Wehliye
@abdullahihassantohow7743
@abdullahihassantohow7743 8 лет назад
mahsanid sxb abukar lkn QEEBAHA waalagu wareere QOOTO QOOTO saaid ku eh asxaabtaan oo CHANNEL QOOT QOOTAYAASHA iska leh weena wareeriyeen
@cashoqalicaashoqaal3733
@cashoqalicaashoqaal3733 8 лет назад
+Abukar Mahdi
@maryanowees8776
@maryanowees8776 8 лет назад
dr qooto abwaan fanaan cabdi maaxi muunye waa in oskor lagu siiyo heesta qooto qooto
@anabindhow8485
@anabindhow8485 8 лет назад
lakiin amino af ka qaldan nagadaa
@Sumayoabdullahimohamett6999
2022 baan so booqday😂❤
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад
Aamina Dhool iyo Aw Koombe r the best😍😘😘. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖 Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!......❤️❤️❤️❤️❤️
@aaminomahamed5906
@aaminomahamed5906 8 лет назад
j
@abiami4953
@abiami4953 8 лет назад
allaah ha idinso hanunsho
@ayanitaaleel6164
@ayanitaaleel6164 7 лет назад
Guled Abdo runtaada wlhi weyi
@faraxcali9761
@faraxcali9761 7 лет назад
very nice
@sadiesaylac8932
@sadiesaylac8932 8 лет назад
way jirtaa runtii waan gatay
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 лет назад
Qub iyo qac ku duubtid , fanaan qooto maku tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Caadi ma aha
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkk thanks sxb osman
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 лет назад
Salaan sare Bro,
@hamdiahmed8577
@hamdiahmed8577 8 лет назад
Abukar Mahdi fikradii abukar Mahdi miyaaa waaaw nin saree hhh waad naga qoslisay broo tnx
@kamaalxasan9735
@kamaalxasan9735 8 лет назад
please riwaayada waa jirtaa aad ayee o qurux badantahay qaabka loo jilay lkin iyada dhan isku dara hal Mar please
@gacalyare2885
@gacalyare2885 8 лет назад
nice riwaayad
@ubeydullahubeydullah5457
@ubeydullahubeydullah5457 8 лет назад
Aaw koombe me kudhaheen shaxari majirin adigaa dhalay ijiljila oo ijilciya kulahaa qosol kal iyo laab fiq fiq fiq fiq fiq fiq
@mohamedbakar2502
@mohamedbakar2502 8 лет назад
brother translate it to English if you can please I will be so grateful
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 8 лет назад
baro somaliga bro
@umuaman6656
@umuaman6656 8 лет назад
abuukar mahdi goormee lasoo gelinaa qeybta kale mahad sanid
@ruqiyorooneey4313
@ruqiyorooneey4313 10 месяцев назад
2023 bisha November 21 deeda ayaan daawanayaa riwaayadan layaab soo ma,ahan😂
@nehaania3255
@nehaania3255 7 лет назад
Qooto qooto wa maqlay le manta igu horeso oo dabado waba qatar anaga dhan wada qooto qooto
@ayaanmahamed4986
@ayaanmahamed4986 8 лет назад
Wlhi dacad u qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Abu kombo iyo abu dango Qosolka iga dhameyen wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👆🏻
@ismaabdi3006
@ismaabdi3006 8 лет назад
masha Allah Waxkasta Qooto Qooto Iska Noqday Somalia Riwaayad Micno Weyn Xambaarsan Waaye thanks Abukar Fikradaada Saliimka Ah Bro
@najax-py4ye
@najax-py4ye 2 месяца назад
😂😂😂😂😂❤
@kowsarhctv
@kowsarhctv 8 лет назад
inaankii ba sameeyay kulaahaà😂😂😂😂😂
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 6 лет назад
Abukar mahdi waad mahadsan tahay waxaa inoo farxad ah in ay waxaas oo fanannin ah iskugu keenay riwaayadi qootoqooto oo noqotay riwayadii qarniga oo laysku arkay dhamaan geeska africa fananitoodii oo dhami layskugu kenay hambaliyo ayaan leenahay wan ku farax san nahay love you famliy qooto qooto
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 лет назад
Top Concert ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Qootoqooto , Qoorsagaaro , Qajaf , Qooteeyoow qooto quuto lol
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
thanks sxb osman
@ac7495
@ac7495 2 года назад
Inta 2022 dawaneeso likta
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 8 лет назад
inaba riwayada qooto walahy waa eray qoto dheeer qooto ama fatafigeshon kunolow kkkkk sheka dhacday dhaman bhda universal TV iyo jilayaasha wakumahdsnyhin
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
adigaa mudan sxb nooloow
@osmanii.7738
@osmanii.7738 8 лет назад
alla.maxaa loo xiisay riwaayadihii wabari barisamadkiii ku dhisnaaa dhabta iyo xaqiiida jirto a'd ban ugo farxay intaaan oo qof waaabari ah oo hadane hal riwaayad jileeyso allahayooow masoo noqon dooonaaaaa
@abdullahibalck9629
@abdullahibalck9629 8 лет назад
keep going on universal TV and abuukar mahdi
@mjfarah
@mjfarah 8 лет назад
@Abukar Mahdi Sxb walaha waa qiirooday maba umalaynayn in Ruwaayad Noocan ah ay samayn karaan fanaaninteena Waa ujeednaa Iftiinkii Soomaaliya Bahda Universal TV waa ku mahad san yihiin soo bandhiga hal abuurka & inay na tusaan inaan fankii burburin ee uu u baahan yahay dawladnimo rasmi ah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
mohamed sxb thanks sidaad noo sharaftay allaha kuu sharfo nooloow sxb
@mjfarah
@mjfarah 8 лет назад
Aamin Sxb Thanks Guulaysta Marwalba
@RamlaBashiir
@RamlaBashiir Год назад
2023 baan dib u daawan 😊
@d-y-a5208
@d-y-a5208 8 лет назад
Hhhhh😂 amiina dhool kulahaa owka leer janaad athy Hhh wax walan
@khadariiman2014
@khadariiman2014 8 лет назад
abti filin shidin weye lkn qosolka filinka kuma ficna qaybaha kale kajara qosolka
@sameecadkaftan203
@sameecadkaftan203 8 лет назад
wwww warba kadhacay Dr Qooto Qooto waa cajiib waxii ben lashigilahaa ayada ayaa fashilisay cml
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkk haaa
@cabdiibrahim1734
@cabdiibrahim1734 8 лет назад
kooxdan magaceed. kooxda qaatumo seeg kkkkkkk
@abdirashiid1868
@abdirashiid1868 8 лет назад
aad iyo aad ayaad umahadsantahay abukar sxb lkn waxaa rabaa qaybtii labad sxb sidee uheli karaa waan ka helay riwayadan il axsan isoo jawab bro 😀😀😀😀😀😀😀😀
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
JIMCAHA AYAY SOO BAXEEYSAA QEYBTA LABAAD WALAAL ABDI THANKS
@abdirashiid1868
@abdirashiid1868 8 лет назад
+Abukar Mahdi mahadsanid sxb qali abukar
@abdirashiid1868
@abdirashiid1868 8 лет назад
+Abukar Mahdi ok wan sugayaaa sxb
@aliadventures9671
@aliadventures9671 8 лет назад
, Abdi Rashiid
@dahirsaleban8434
@dahirsaleban8434 8 лет назад
.
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 лет назад
caloosha inta Laga Buuxiyay laga soo dhoofay Hhhhhh
@abdallahibrahim9131
@abdallahibrahim9131 8 лет назад
Rer mudug dhibka dhaaf Mel walba ma jogta
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 лет назад
+Abdallah Ibrahim Captan abdalle Hhhhhh sooti la yiri rer Mudug nabad ma jecla kkkkkkkk najisow kuma tahay cabdale bdn fb iga buxe ki doofarka aha maatahay kkkkkkkk
@breezykhalidswegger4794
@breezykhalidswegger4794 8 лет назад
hhhhhhh montalivo
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 лет назад
+breezy khalid swegger lol
@falimuhamad5494
@falimuhamad5494 8 лет назад
+Cadnaan Montolivo safdrju
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Год назад
Sax❤❤❤❤❤❤
@Tafo775
@Tafo775 8 лет назад
Dr Qooto Qooto marku Aw-kombe ku imadey ee u donayey dawada dooliga waxey aheyd in Ad dawo alaale iyo dawada aad doonto adigu u qortid ilen dr ayaad tahaye waxaaga socod sii hada fikradisi ayad ku raacdey..........
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkk dr qooto qooto ayaaba lagu yiri muxuu dawo socodsiiyaa sxb lol
@Tafo775
@Tafo775 8 лет назад
+Abukar Mahdi Hh haaye haaye lakin wa la yara macaneeya jilida saw maahan zxp
@rayaanruun8392
@rayaanruun8392 8 лет назад
hhhhh adi qooto qooto
@azuuzu10
@azuuzu10 8 лет назад
abuukar Mahdi thks bro waan kaa sugeynaa inta kale
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
you wel come bro
@umumohanad7886
@umumohanad7886 8 лет назад
hahahah😂😂ijilciya kullha odeyga cadi mahan wlhi
@drxaashi
@drxaashi Год назад
Hhhhh
@muruqmaalstudio7132
@muruqmaalstudio7132 8 лет назад
anoo yu tube iska soo galay wax lee radin rabo qadada iigooysay aa qooto qooto ku fiirsaday ruwaayadaan 😂😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@axlaaamyusuf3470
@axlaaamyusuf3470 8 лет назад
kkkkkkkkk
@umuanzal
@umuanzal 8 лет назад
woow wax badan ayaan sugaynay thankz abukar qeeybta labaad ayaan sugnaa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
farhiya adigaa mudan walaal part 2 riwaayada waa jimcaha dambe insha allaah
@sumayoabdullahi29
@sumayoabdullahi29 Год назад
2023 ku cishanoya 😂
@shaturabintumuhaydiinnurka4318
😂😂😂😂😂😂😂 ruwayad qooto qooto caaadi mahan
@Aj-4278
@Aj-4278 8 лет назад
maa loo dhamo shekadan wayo marku jro maki xaji banadir iyo aajakis iyo jeekey waa maxaa sababey ftln jwb unvrsl tv thnk u
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
qeybtooda waa wali lama gaarin sxb dhamaantooda ma waxaad rabtay inaad ku aragto riwaayada qeybteda koowaad ha sugi waayin qeebaha soo socda waad ku arki thanks sxb
@maxamadkhadar1788
@maxamadkhadar1788 8 лет назад
hhhhh hhhhh
@nasraabdulhalim876
@nasraabdulhalim876 8 лет назад
qooto qooto kubdawanay wlhiii
@queenanuu
@queenanuu 8 лет назад
tv agtiisa caawa online ayan ka ahaay qooto qooto ayaan ku fiirsaday
@jaallebaryare7423
@jaallebaryare7423 8 лет назад
hhhh riwaayada dad badan ayaa qooto qoot ku daawaday... walee asxaab badan waa lagu dhegan yahay
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk haa kaligaa ma ahan dadkoo dhan ayaa qooto qooto ku fiirsadeen thanks sxb
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 8 лет назад
hhhhh
@mofarahmofarah2747
@mofarahmofarah2747 4 года назад
Eng abukar Mahdi, Shekadaaan wxeyku fiicneed xiliga×☆ STAY HOME×☆ c,hafid madaxdeyda anku xiranahay sln boqortooyo iga hoo.
@feerawayne
@feerawayne 8 лет назад
waxaa la isku keenay oday cabdulle oww koonbe oow daango rag culus maa shalah dadkii soo qabanqabiyey noolaada
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
axmed shariif thanks
@feerawayne
@feerawayne 8 лет назад
abukar mahdi sxb taariiqda marnaba ma dhunto waxaa bulshada u hayso tariiqda ku xusi doonto in shalah ee noolow bro
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
axmed shariif sidaad noo sharaftay allaha kuu sharfo sxb nooloow
@farahjama3480
@farahjama3480 8 лет назад
Abukar Mahdi Engineere Mahadsanid, sheekadan kama xiiso dhaco walahai
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
Farah thanks sxb nooloow
@noofaabdulle5678
@noofaabdulle5678 8 лет назад
+Abukar Mahdi wll qali wan kusalamaya aada u mahdsanthy ruwayadan wan radinaye lkn hada hely grazie bro
@hassanmohamed-gb8ez
@hassanmohamed-gb8ez 8 лет назад
I 8an 9oo
@maxamudmahamed5154
@maxamudmahamed5154 8 лет назад
I'm swsadooaxmedallliy
@abwaandiinideymadheere
@abwaandiinideymadheere 8 лет назад
sidaad bulshada ugu adegeyso wan uriyaaqay
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
thanks abwaan diini nooloow sxb
@abwaandiinideymadheere
@abwaandiinideymadheere 8 лет назад
+Abukar Mahdi sidoo kale allaha kudhowro sxb sare
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 8 лет назад
Mr.abukar mahad sanid wll habeen kii Sabtida way idhaaftey intee ka heleysaa aan lahaa
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaaliabdi8611
@qaaliabdi8611 8 лет назад
tn otok otok otok otok otok otok otok otok otok otok otok otok foto selamat
@qaaliabdi8611
@qaaliabdi8611 8 лет назад
tarikh transak
@ganjibosadiq6807
@ganjibosadiq6807 8 лет назад
Talo, Waxaan ficnanleheed inad ka deysan qosolkan yerayo oo aad u meteshaan sida caadiga ah oo ruwayadaha loo matalo.
@malyuunxuseen5830
@malyuunxuseen5830 8 лет назад
mahdsanad Abukar Mahdi
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
adigaa mudan walaal malyuun
@lenfantci282
@lenfantci282 8 лет назад
Qooto qooto maxay tahay ??
@nasrikabdidabdi7137
@nasrikabdidabdi7137 8 лет назад
beeen beeen turufo turufö
@ahmedsharp8548
@ahmedsharp8548 8 лет назад
Inaan fiirsado marabin balse Qooto qooto Ayan ku fiirsaday
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 8 лет назад
anigoo hurdadii ii gooysay oo meelan wax kabilaawo aqoonin ayaa ruwayadaan qooto qooto ku daawaday hhh abuukar tx
@miskidagan2204
@miskidagan2204 4 года назад
Qotoqoto bn cawa bilowdey waagaysocoty nasib uma yelan dadka kuxiran ina ahaado Balse 4yrs kadib bn dawayaa 5sano kudhwdahy 20/sep 2020
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 8 лет назад
anigoo hurdadii ii gooysay oo meelan wax kabilaawo aqoonin ayaa ruwayadaan qooto qooto ku daawaday hhh abuukar tx
@fartunahmed3911
@fartunahmed3911 8 лет назад
wlhi been mahan dad badan baa qooto qoto kunool fananinta fashilay
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ayanlina8328
@ayanlina8328 7 лет назад
Fartun Ahmed sxp wa kugu raacasanahy sheekada
@fatimaadam4576
@fatimaadam4576 8 лет назад
wooow walaahi Qatar waaye masha Allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
thanks fatima
@ShaaficiDahir-e2e
@ShaaficiDahir-e2e 9 месяцев назад
😅
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 месяца назад
Aleylahe Doli ingris ka ka joga aniga hurdayo afka dalaq iga dhahay calosha iga jiro maxa loga so Sara Dr ma kalin qadan calosha ka so daba mindhicirta hadey dhib garo macqul ma aha cats yar afka laga gelin calosha tagay meshisa ku cuneysa duqa wa dida mukulal wadno iyo kili mindhicirta aragtay miya Doli rabto jano gashay calosha dhan cuneysa last basal iyo sanguj tun mesha la kena afkisa kala fura carafta cuntada so carfin afka kaso baxa doliga macnaha ya fahmi karo Al sheydan dagal lagu bixin hadi la dhaho mindhicirta iyo wadnaha dhib gara Bulshada la dhiman
@kingzaki215
@kingzaki215 8 лет назад
full heee
@aidanor6812
@aidanor6812 8 лет назад
hhh comment haduu wax ku caaynin ma seexanaayo . daacab inay ka tahay aa u malaysaaa
@faaizaabdirahman6520
@faaizaabdirahman6520 4 года назад
😂😂😂😂😂ruwaaydaan waan ladhacay wllhi
@kadarciise5741
@kadarciise5741 8 лет назад
Besthfull big Risbekt full
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
thanks bro kadar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 месяца назад
Ma iska fadhina le wa inan wax qabta Dr qoto qoto noqdo ki calol xanun to kabsolo sin ki dhabar ka xanun San cirbad gelka la dura ku dura sidasa kuso can baxa Dr qoto qoto ruwayad cajib ah
@hanad9234
@hanad9234 Год назад
Qooto part (1) Dawanaya 2023 from mogadisho
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 лет назад
Abuukar Mahdi, walee Somali, aan is ogoleeyn, adaa meel isgu keenay, waaa dhib miidan, walaahi , garabkaaga
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Ala ma noli qosolka iga dhamaday Wa xalka jiro qof an hadalbaaqon safir waye la yiri aniga dr qoto ku noqona everting kamsol le u qara ku yiri kkkkkk aniga hada igu forarta meqawaxa noqday anigaba isku naxsan walahi shahado dr ley siyey police security ambasador joga walahi naxdinta i heyso luqad kuma aqan somalidiyadhunta igu jirto fesbookkaaragnay qoftiyeyshaqo nasiya kuwo igu dhahen naxdin aniga xage shaqo ka sina kar wax lasocon Wataye cadi is wal adunka ka jiro
@abdifatahali9551
@abdifatahali9551 8 лет назад
masha alah riwaayad fiican waaye nice dhaman wan salamaya wllhy wan ubogoy riwaayadan masha alah
@abdillahigelle6539
@abdillahigelle6539 8 лет назад
Fanaaninnta caawa waaa la caayaya idinkaaaanba idin ka bilaaabayaa
@drmaandeeqadanxasan285
@drmaandeeqadanxasan285 Год назад
Qooto qooto ilaa filo film hdana naqtin ahan ugu so noqday wa kusi sugoyaa filo 😂😂
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 8 лет назад
@44:30 odaygu shaxaarinimo meel uu kagadhay kulaha "ijilciya hadaa doontaan".
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 8 лет назад
y
@luldalmar3210
@luldalmar3210 7 лет назад
is true walahi
@nimcoqaali7090
@nimcoqaali7090 7 лет назад
waaaaw Qoot Qoot
@qurbojoogchannel8121
@qurbojoogchannel8121 8 лет назад
wwww wanka helay ruwayadan QOOTO QOOTO mahadsanidiin inta kaqeebqadatay sosarida ruwayadan lkn codsi gaar ah waxan raba ina kaqeyb qato kamid noqdo dadka ruwada jilayo Malaga yaba ina kuso biiro waxan joga wadanka italia gar ahaan milana abukar mahdi walal jwb ayan kasugaya
@daganxubi9143
@daganxubi9143 8 лет назад
wwwwwwww waa LA isku Soo baheystay qooto qooto wn ka helay. runtii fikradan ninkii soo Sarah fikrado kalene. wn ka. sugeynaa. insha Allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
dagan thanks sis nooloow
@ciyaalxamaraahay2714
@ciyaalxamaraahay2714 8 лет назад
Qofkii Meel Xanuuno Usaa So Qeeli Doona Hhhh Cajab
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 года назад
Adna warqadaha intaad igutarxililaheed inaan iskajojino aba kulaheysano waa dantaa adigaa kunool hadadido qaxooti beec xiro dalaal waadidnay
@djfkdjawpv8312
@djfkdjawpv8312 8 лет назад
ههه
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 лет назад
Goos - goos kaan, waa mid meelo badan taabanayo iyo arimaha Bulshada Somali,meelo badana laga soo hagayo,
@husseinjama5582
@husseinjama5582 8 лет назад
bad cameraman microphone ka ayaa kor ka muuqda
@jimcaalemohamoud961
@jimcaalemohamoud961 8 лет назад
Abukar mahdi libaax waa ku aamin sanahay Waa ruwayadii ugu horesay Somali An sugi kari waayo Jim co to Jimco From djabuuti
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 8 лет назад
Jimcaale Mj thanks sxb nooloow
@fadumoabdishkur6182
@fadumoabdishkur6182 8 лет назад
waaaaaaaaw cadi hamahan miskaxda alle kamaqadoh abukar mahdi lkn qooto qooto ma xalagawadaaah eraygaa iga jahilbixiyo
Далее
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 2
50:43
Просмотров 555 тыс.
Редакция. News: 136-я неделя
45:09
Просмотров 1,4 млн
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Просмотров 377 тыс.
Magaalo Joog Xumo (Ila Qosol)
8:12
Просмотров 262 тыс.
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
Просмотров 735 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 7 HD
54:47
Просмотров 461 тыс.
QOOTO QOOTOO 59
30:12
Просмотров 81 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 5
40:07
Просмотров 297 тыс.
Редакция. News: 136-я неделя
45:09
Просмотров 1,4 млн