Тёмный

XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 246 тыс.
50% 1

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Видеоклипы

Опубликовано:

 

12 мар 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 224   
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 года назад
Ambasador cawil nin adag alle ha ku barakeyo adeer
@maxamed7258
@maxamed7258 5 лет назад
Seven reasons why it’s important to study history 1. Understand society 2. Understand change 3. Provides sense of identity 4. Preserves stories 5. Inspire US 6.teach us warning signs 7. Help us be better people.
@maxamedaxmedxasan8245
@maxamedaxmedxasan8245 Год назад
9
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 3 года назад
Our hero cawil ducaale nin wax badan og muxu waayo soo joogay 😂😂😂😂😂😂
@hamseabdi4638
@hamseabdi4638 6 лет назад
Mansha Allah AMBASTOR cawil waa odayasha aan cadayn uga dhigayno in ay cadayn u noqdan gooni isu taga qaranimada SOMALILAND Alla cimriga iyo caafimadka iyo caqligaba ha ku dheereye
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 6 лет назад
walaa xawla walaa quwatilaah cali samatar nin dulman ayuu ahaa inta ka xumaatay like iisaara👍
@maxamed7258
@maxamed7258 5 лет назад
I’ve enjoyed this interview and all other programs from xusuus reeb 🙏 thank you. Ducaale Adigana interview noocan oo kale ah halagaa duubo wax badan baad ogtahay.
@Nabeelluth
@Nabeelluth 4 года назад
Amazing interview! I really enjoyed it, I believe someone should make a movie out of this precious history
@sakinmaxamud7321
@sakinmaxamud7321 3 года назад
Afo0ty8>bby-fc 99
@nadaabdi4389
@nadaabdi4389 4 года назад
Madaweynee c/rashiid Cali sharmarkee niin daacada oo soomalidu ukala socneyn illahey janatal fardossa allaha ka waraabiyo from hargeysa
@husseinolad4297
@husseinolad4297 5 лет назад
Mashaalah waa waraysi fiican! Ambassador cawil wax badan baa buu daboolka ka qaaday: Abtigay AUN bay saaxiibo ahaayeen oo Nairobi baan daris ku ahayn. waxaan xasuustaa markuu qoraya buugii ugu horeeyay
@xasangadaa6916
@xasangadaa6916 4 года назад
Maanta oo ay taariikhdu tahay 5/10/2019 waxan ogaday ragii dilay madaxwayne c/rashid cali sharmaake! !!!!!!!!! Su,aal aad iyo aad u guumawday
@ahmedmahamed9785
@ahmedmahamed9785 4 года назад
This is an amazing story why didnt this guy come forward this information about general Ali Samatar. How was powerless.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Maanta hadal inooma yaalo kii aadan Cade iyo Cabdirashiid Cidi Kama danbeyn waataa soomaali lawaayey masiibo waxay bilaabatey markii diintii laga tagey oo Ruushkii buuryada weynaa la raacay
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 4 месяца назад
Intii Maxamed Siyaad talada wadanka hayey ayeynu dawlad ahayn
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 4 года назад
Mansha Allah cawil waa halyey
@abdimahamad3197
@abdimahamad3197 Год назад
That is fine of live somalilanad
@abdiazizahmed9981
@abdiazizahmed9981 4 года назад
DADKU HADAY SIDA AMBASADORKA UWADA HADAL DEGANYIHIN WAALAGA FAAIDI LAHAAA
@e-sir3160
@e-sir3160 4 года назад
Ducaale is a man on a mission and have been so for a very long time.....caruurta reeer waqooyi Dadka marunhabaabinayo ayuu u horreeyaa!
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 3 года назад
Cawil wale wa gesi qaran ilahay cimri haku dayo
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 5 лет назад
Mansha Aallah Ruug cadaa Adeer Alle haku xafido Akhiro iyo Aduuba Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin
@craxmaansayidfaaraxjeesto8718
@craxmaansayidfaaraxjeesto8718 2 года назад
Legend
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Long Live Somaliland 💚⚪❤️✌️
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 5 лет назад
يَقُولُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : *"اتْرُكُوا الْحَبَشَةَ مَا تَرَكُوكُمْ،"* *Xabashida isdaaya intay idindaayaan* Dagaalkii xabashida soomalidu waykujabtay
@hehtcjudge3410
@hehtcjudge3410 4 года назад
Gufjbhbfyhfhvghhggggghhvhgjk v BG km d. Tyuio Hkgj.pppppplp
@sharifduale3923
@sharifduale3923 4 года назад
Caafimaad,was bin siyaasadda aad ugu bislaaday,-oo rugcade ah.
@7siifu272
@7siifu272 4 года назад
Cidwalba dhulkooda iney hagaagsato wax ceeb ah ma aha waxaase ceeba isticmaarkii suu wax u kala qeybshay kuwa ku fekeraaya. Shukran.
@salaamprint406
@salaamprint406 3 года назад
Samater alaha unaxaristee doqon buu aha.
@baresuldaan9812
@baresuldaan9812 4 года назад
Masha allah mr cawil cimri dheer iyo cafimad awowo
@omaryousuf1721
@omaryousuf1721 4 года назад
Amabasador Cawil in badan warkiisa lama qaadan koro dhowr sabab hadii eegto. Wadanka oo markaas xornimo qaatay 1961ayuu isku dayey inuu kala gooyo 2)dadka uu Wax Ka sheegayo oo dhan Waa dad geeriyooday intii ay noolaayeen maxuu warkaan xun u sheegi waayey Dhimashadi Abdirashid Wax Cadeeyn ma keenin aan Tuhin ahayn 3)bur burkii Somalida 1991 Norobi waxuu isugu keenayey madaxawayne Daniel Arap moi , Cigaal iyo caydiid waxuu waday qiyaano qaran waxuu rabay caydiid inuu u saxiixo kala go Somaliya I inkasta kuli isku keenay siduu rajaynayey Wax uma dhicin
@hamseyusuf7471
@hamseyusuf7471 5 лет назад
Cawil Cali ducale ambasadorku tarikh badan Buu ka shekeyey, dalkan iyo dadkanba wuu uu Soo dhamiyey ilahay baa ka abaal Marin.anaguna kuu ogsoni.qof walba tarikhdisu ka hadlaya ee yaan la is cayin, commentsku yanay Soo saarin wixi calooshada ku jirta.wixi danbi ah qof walba alle ayaa dawanaya. Barnamijka iyo HCTV na way mahadsan yihiin
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 6 лет назад
Ambassador cawil illahow cimriga u barake
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 4 года назад
Adeero cawil my hero
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 2 месяца назад
Mudane Mahadsanid taariikh run ah oo mug iyo miisaan leh ayaad nooga sheekaysay oo aanaan waxba ka ogeyn. Laakiin ha odhan Soomaaliya haday baatrool helaan waxbay ina tari lahaayeen waxba inamay tareene maalintaas ayey dhaqaalaha uugu horeeya ee ay baatroolka ka helaan inaga hub inoogu soo iibsan lahaayeen oo ay ina rushayn lahaayeen sidii ay shalayba inoo rusheeyeen iyagoo dowladnimadii Soomaaliyeed oo dhan huwanaa. Waxaa looga baahanyahay ummada reer Soomaaliland inay ka quustaan walaalnimo Soomaaliyeed waayo maanta oo aynaan cidna dhib ku haynin wax aynu tarno mooyaane waa kuwaas afartii kaleba inoo soo hub uruursaday ee inala dagaalamay waayo dagaalka Laascaanood afartuba way ku jireen mid si cad uugu jirey iyo mid si dadban uugu jireyba waxaa ku jirey Xasan Sheekh oo ay ciidamadiisii Federaalku ka dagaalameen. Waxaa ku jirey Soomaalida Kenya oo Faarax Macalin iyo Farmaajo ay hogaaminaayaan. Waxaa ku jirey kuwa Ethiopia oo si cad ciidamadoodii oo direyskoodii iyo calaamadahoodii wata loogu qabqabtay oo weliba si sharaf leh loogu gudbiyey. Jabuuti iyaguna si dadban ayey uugu jirtey oo ay Xasan Sheekh iyo saadiq John ay wax uula wadey ilaa uu xitaa Ismaaviil Cumar Geele inantiisii uu siiyey Saadiq John oo milateriga Soomaaliya u sareeya ilaa hadana Jabuuti dagaal cad iyo colaadin ayey inagu haysaa markaa dadka noocan ah waxba yeynaan isku maaweelin wax baynu isu nahay. Waa in aynu ka feejignaano oo aynu tusno cadaawada ay ina tuseen mid la mid ah si aynu shartooda uuga badbaadno oo aynu dalkeena u horumarsano. Hana odhanina walaalo ayeynu nahay waayo walaalnimada ay iyagu ilaalin waayeen ilaa 1960kii oo aynu la midowney ee ay inagu xasuuqeen ee ay weli ina daba taaganyihiin. Maxaa inaga inagu dhejiyey walaalnimada aanay iyaguba ku tusin. Uugu danbayn. Reer Soomaaliland now (Jacayl aan laydinla wadin wakhtigiina yuu lumin) Soomaaliland ha guuleysato hana isku tashato shartooda iyo shar kalena illaahsy ha ka nabad geliyo. Aamiin
@shabeellyarreofficial9904
@shabeellyarreofficial9904 3 года назад
taariikhdu waa lama huraan ✌
@hassansheikhali1467
@hassansheikhali1467 3 года назад
Sixitaan: Safiir Cawil, Colonel Cilmi Nuur Tareey ma ahan Xawaadle waa nin Murusade ah...
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 года назад
Qabiilka waa cajiib
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 года назад
tariikhdu wamahadho gar maqatayasha xamar jooga yaga aya shegi doona somalilaan waxa aykaraban
@MrMaalin
@MrMaalin 3 года назад
oo yaa ku haysta markaas??
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 года назад
Awil he has very history man
@ayaandaahir3003
@ayaandaahir3003 3 года назад
Cabdirizaaq ayuu ahaa ii sheega asxaabay
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 3 года назад
Mj buu ahaa cumar mahamud rer xirsi
@ismailjama9452
@ismailjama9452 10 дней назад
Cadillac jaajuus marku maxamed.siyad noola aabe Odhan.jiiray maanta.iska dhigayaa beenaale cabdirisaaq ma dilin. Maxay dowladii kacaanka osaa qabanwayday aaabo.cali saleeban iyo cismaan maxamud bay ahayd oo ka soo bilaabatay.doorashadii 67 cawil dadko wali waa noolyihiin beenta iska daa
@Abdulkareem-sj6ec
@Abdulkareem-sj6ec 3 года назад
waxaan aqriyay comintiga laga bixiyay wareysigan taarikhiga ah damcan somalida rayigedu wuxuu inta badan waa qabyaladeysanyahay yacni qabyalada ayaaba ka xoog badan aragtida qaar badani waa diideen hadalada safiir cawil ayagoo kaxumaday in masuliyintii markaa jirtay uu ku eedeeyay safirku inay lug kulahaayeen dilka madaxweyne c.rashid ilaah baa xaqiiqda og laakin anigu waxaan ayidaayaa hadalka safiirka waayo keligiis maaha ee dad badan baa tuhumkaas qaba laakin safir cawil oo ah ug cadaa siyasada somaliya wax badan ka og sida uu uwaramaayo iyo taarikhaha uu kawaramayo aad baan uga faaideystay waana loo baahanyahay in jiilka cusub loo soo gudbiyo taarikhda wadankoda
@abdinasir9915
@abdinasir9915 4 года назад
Aad ayaan uga helay bernaamijkaan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 года назад
It depends on the UN not depends on want only
@nassiimotechnical8011
@nassiimotechnical8011 3 года назад
Ducaale maxaa ka khaldamay ambassador ka mararbadan oo uu suaal waydiinaayo ayuu faraha kufiiqay si anshaxa wariyaha ka baxsan waan ukhajilay
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Xidigle Korneel noqday 24 saac Gudahood Masha Allaah Dowladdii kacaanka caadi maaheen
@amenludfi4124
@amenludfi4124 3 года назад
Wanag ay leedahay ma ahyne san baa lakala lahaa waa haday maskaxdu ku shaqaynayso
@rayanledi6541
@rayanledi6541 4 года назад
Good
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Год назад
look at the level of somalia under siad bare and how somalia is distroyed after him without stealing any Benny.
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 5 лет назад
Barnaamijkan wan ka helay balse waxa ila qurux badan lahayd in somalida oo dhan lagu waraysto oo lala wehesho odoyaasha isaaq is aan u ogaan karno taariikhda dhabta ah oo soomaali oo dhan ka turjimi karta.
@ahmedmahamed9785
@ahmedmahamed9785 4 года назад
Wow Ali Samatar was very wiseman.
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 лет назад
mudanee cawiil abasator waa gulihii ugu wawenaa e somaliland kutimiid wa ragii kadanbeyay
@sooyaalkanolosha42
@sooyaalkanolosha42 4 года назад
Hadal ka ambassortor ka waa sax walalo aan nahay somaliland haday go aan iyo hadi kalena lkn. Waxan dhibsaday naceybka aanan fahmin waxa sababay
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 года назад
Nacayb majiro ,ee tarikhda uunbanad sifican u ogayn ,
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
@@aliabdule8387 70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa Burco ma hellin waxbarashada aasaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
maxaad go'daan ? Itoobiya waxeey milkisey Dekedda Berbera.
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 года назад
@@LibaaxaAfrica5484 wad xanuusanaya
@cranka7600
@cranka7600 4 года назад
Nacaybka waa keenay isaaq wuxuu rabay inuu dalka u taliyo ama uu helo kuraas badan. Waase u noqon weyday halaas ayey ka qurun santahay. Hada u fiirso hargaysa waxa ka socda. Alle ha u naxa riistee madx weynihii hore taas ayuu ogaa. Waxa la yiri nimaad taqaan yaa tahay lama yiraah. Saas ayaa loo aminayn. Ilaa kuwa hada joogana la aami nimaayo. Ee ciiday cunayaan.
@abdullmananmohamed2846
@abdullmananmohamed2846 2 месяца назад
Cilmi nuur tareey waa murusadee xawadlee mahaan
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 лет назад
Maasha Allah slmulah odayaasha ruug cadaaga ah
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
maka fekerteen Itoobiya inney milkisey Dekedda Berbera, oo allaabta iyo shixnadaha kagala soo degto FREE.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 2 месяца назад
​@LibaaxaAfrica5484 adiga iyo Faqash iyo Mujrimkii adeerkaa ahaa ee Afweyne Barre talo xumadiisii iyo digteytarnimadiisii ayaa Soomaali halkaan dhigtey. Ethiopia ayaa idin dhaanta marka la fiiriyo dhibaatadaa Soomaali u geysateen. Mujrimiin daalimiin ah ayaa ahaydeen naarta alle haydinku wada fogeeyee. Aamiin
@Bocor65
@Bocor65 4 года назад
Goobta wareeysiga in uu filimkaas ka shidnaado ma ahayn.
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 4 года назад
Viva
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 4 года назад
Odeygaan waa qumay aad iyo aad ubeen badan warkiisa waligiis naceeb ayaa kamuuqday dhinacna waa ujeen jeeraa
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 года назад
Siyaad barre meelna muu dhaafin ilaa kuwa uu xukunka la hayay bahdil ayuu ku hayey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 года назад
Haye meeye dadkii lahaa maxamed siyaad baa ka danbeeyey maxamuud saleebaan isu raaca
@hassenmohamed1841
@hassenmohamed1841 4 года назад
Dilka abdirashid waxa kadambeyay siyaad bare wana xaqiiq taas ninkaana tariikhdu kabenshegay maxa isku adiyay dilka iyo inqilabka siyaad bare
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 3 года назад
1977.iyo beesha dhexe,AMA Skowtkii oo ahaa askartii gumaysigii engriska.bal idinku isqabadsiiya.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Waa askartii hore ee ingiriiska laakiin markii dambe ciidamada xooga lagu daray isaguna waa kuwaas buu kamid ahaa. Markaa saxiibadii buu helay oo uu 16 sano ka maqnaa
@jamaaldheerretube8283
@jamaaldheerretube8283 4 года назад
Somaliland ha noolaato
@AbdiHassan-lj4dn
@AbdiHassan-lj4dn 10 дней назад
Ok
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 года назад
Russia didn't succeed to make Somalia orthodoxland.
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 4 месяца назад
O cabdulahi yusuf isna so tu laha jajus bu shegty cawilkan
@naasirawdaahir9147
@naasirawdaahir9147 5 лет назад
Taariikh qarsooniyo Wakhti tagay.....
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 года назад
ALLA MAXAA DHIB LASOO MARAY, MAR WAAD QOSLI MAR WAAD OOYI KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 3 года назад
Ambassador cawil hadalkiisa waxaa Ka buuxda buun buunis iyo been laga sheegayo tariikhda iyo isir nacayb badan Wadanka midowgii soomaliya oo mudo yar xor ahaa kow waxuu Ka ahaa afgambi dhicisoobay wadanka in Lagu kala Jaro Hadaad eegto Eeda dilka madaxwaynaha wax cadayna ma keenayo dadka Soo qaadanayo kuli waa dad naga hooseeyo intii ay noolaayeen marna idaacad uma Soo bandhigin Qiyaanadii wadanka kala jarayey Kama tanaasulin mar kale Burbirkii 1991 Nairobi Isugu Keenay cadowgii Somalida Kenya madaxoodii Daniel Arap Moi iyo cigaal iyo caydiid si caydiid isugu keenay Nairobi si caydiid looga qanciyo inuu saxiixo kala go’ii laakiin kuma guulaysan saxiixaas
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 4 года назад
Jajus buu ahaaa.
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 года назад
Dee adeerow nin waayeel ah baad tahaye, dadkan islaamka halugu xukumo mad tiraahdid intaad maanta leedahay sanamyo galaga taago Hargaysa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Muqdisho kuwa ka taagan orod dumi nacaladi kugu dhacdaye
@mokhtarbaadil3801
@mokhtarbaadil3801 6 лет назад
Ambassador CAWIL nin ABAAAL galay.
@seinab12
@seinab12 5 лет назад
Mashallah waa geesi
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 4 месяца назад
Maadaa noowaramaya ninka sheekada udaa wariyuhu waa kharib
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 года назад
mancha
@MohamedAhmed-vt9uv
@MohamedAhmed-vt9uv 4 года назад
Cawil waa nin Somalied Oo shekada inteeda saxafada ah iyo inta runta ah iyo buun buunintaba sax u sheegayaa Lakiin odayga xanuun reeb. Shekada wuxuu rabaa in da yarta been loo sheego.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Fuck you Faqash boy
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
You're sick individual
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Cali samater iyo muxamed siyaad laba nin oo isaga dhawa ma jirin cawilow inaadeer taas waan kaa diiday xaqiq maaha
@AhmedAhmed-lv3xc
@AhmedAhmed-lv3xc 4 месяца назад
Been hada sheegeyso been run udhow sheeg. Ambasidore
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
SNM-ta lagu raacay heebta Qabiil maxeey soo kordhisay ?
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Meel kasta doqonimadaas la taagnaw Nadal yahaw 🖕
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 3 года назад
Wxnu hysno mnta ayay soo kor dhisy lkn adu wali wd salcysa hdad reer somaliya thy
@huseinabdi4985
@huseinabdi4985 4 года назад
Qaain wadan
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
Hadalka Cawil nin wadankan usoo halgmay oo duurka usoo galay inaan cidkale karaaco way ila noq9n wayday Xaqiiiq weeye warkaasi
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE waxeey haaysteen FREE CAAFIMAAD iyo FREE WAXBARASHO ilaa heer JAAMACAD.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
SNM-tii maxeey soo kordhisay ? waxba. !!!!!
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 4 года назад
Buun Buunin Iyo Been Haday wax tarayso Waa Barnaamijkaan oo kale
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 4 месяца назад
Wariyuhu waa badhaasuq
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 года назад
Reer koonfur isku dhaqan iyo isku af midna ma nahin koonfur kun af ba lagaga hadlaa
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 года назад
jeclaysanaya inaan dhagaysto inay xabadaydu kari doonto
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 года назад
somaliland ha noolaaato
@yunussalah3587
@yunussalah3587 3 года назад
Siyaad barre jaahil weynaadey ayuu ahaa
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 6 лет назад
Cawil iyo Congo aad ayan u daawaday alle ha daayee waxa fiican ka somaliland ahaan inaynu dhagaysano somaliana ay ina maqasho
@abdullahiyasinabdulle7889
@abdullahiyasinabdulle7889 5 лет назад
taarikh ahaaan wax badan baa qarsoon
@user-nu6tm4yz6i
@user-nu6tm4yz6i Месяц назад
Ssc khaatumo na uogoloow dal madam banana Jiilka ssc khaatumo imagination dowlad madaxbanaan bay noqonayaan
@RidwanxajiaxmadHimilo
@RidwanxajiaxmadHimilo 15 дней назад
Taas aya dishay somalaya
@seidabdi751
@seidabdi751 4 года назад
Baby
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад
Wax laqadan karo Ninkan hadalkiisa Waxa kujir M cali samatar inuusan Ahayn ruux asxan daran Lkn amar kasareya u qasbayay Waxakale wa maruu burburkisa iyo Cuuryaminta Dagalki somaligalbed Barkiisa inu kaqaatay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
cawan ogadey ali samtar waan nacbaa allaya raxmee ma aqon lakin jhada wan aqnaa inu u ahaa nin bilaa to ah lakin ah geesi somali oon talda wadanka waxba ku laheyn
@socdaaliyodamaashad6669
@socdaaliyodamaashad6669 4 года назад
Intaas oo mujrimiin ah oo dalkoodii u burburshay siyad barre ku xumeey, ayaa maanta qabiil dartiis lagu difaacay. Maanta kuwa dowlada Somalia iyo kuwo shisheeye mar walba shisheye la safan waa isku mid
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 года назад
Allah
@abdihassan6201
@abdihassan6201 4 года назад
Waa ruug cadaa sare AM cawil wax badana og.
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 лет назад
Cabdirashid Alaya Raxma Daaroodku Waxay Ku Haysteen Dadkad Daacad U Noqotay Waana Sababtay Afweyne Oo Umada Dulmiyey Ay Nin Wanagsan Ugu Yaqanan Cabdirashid Dilkisa Waxa Kusuntan Mj Magalada Lagu Dilayna Laascaanood Dhulbahante. Falaadhi Gilgilasho Kaagama Hadho Taariikhda Cawil Kuwa Leh Cidbu Danbi Saaraya Waxbaanay Ogayn
@harbiyow94
@harbiyow94 4 года назад
Marnaba safiika kuma uusan darin afti xora in laga qaado dadka dega somali Biritishland balse wuxuu quweeyey baahida beeshiisa iyo Been ka sheega cabdulaahi yuusuf oo ka dhigo beesha majeerteen gidigood qaainul wadan lana aamini karo dhaqso qaladkii danbe ee cabdulaahi yuusuf ee jabhad ayaan dalka ku qabsanayaa ee cadowgii soo raacay taladaasna uusan lug ku laheen jabhada waa jirtaa balse cadowga la soo raaco ayaa aafo aan hareeyn ku noqotay si aan isaga kaligii loo dhaliilin ayuu jabhado badan ka qeeybqaatey sida SNM USC taasoo waqtiga ku dheereysay oo loo fududeeyey jabhadahaa iney soo galaan oo qabiilku si xun u dhex galey
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Majeerteen ama dhabayaco waa VIRUS Soomaali ku dhex jira
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 6 лет назад
Waar Cali samatarku magac u yaal buu ahaa anigu hadalka cawil waan aaminay sababtoo ah Kuma aqaan been iyo habrasho hadalkiisana inta iga khusaysaa waa wada run sxb odaygu waa qaamuus nool
@sabahhussainabdi3842
@sabahhussainabdi3842 4 года назад
Waa taariikh aan la iloobi karin waanadku mahadsanty ducaale wakhtiga aad galisay barnaamijka ambasador cawil iyo congo iyo intii dhimatayba abaalkooda waanu isku dayi doona in la gudo
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 6 лет назад
ilaahay adiga iyo c/laahi congo ha inoo kiin daayo, waayo waxaad tihiin kuwa ina furan kara, muhiimad weyn baad inoo leedihiin ka qarankan ahaan somaliland. adiga xuseen ducaale cawil iyo c/laahi congo iyo kuwii aakhiro tagayna in taalo loo sameeyo ayay ku haboon yihiin, sidoo kale mujaahidiintii snm ee dalkan usoo halgamay iyana taalay naga mudan yihiin.
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 6 лет назад
Binary operation aar waxani waa isaaq been iskugu sheekaynaya
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 6 лет назад
hooyada was, faqash cagta hoosteedaan galinaynaa, hadaanu idinka dhigi wayno sida kurdish ka dad la garaaco.
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 6 лет назад
aamiin ilaahay ha daayo ninka taariikjdan been u arka weligii walaahay heshiin meyno koonfurta somaliya macasalaama
@abdulahiaden6804
@abdulahiaden6804 5 лет назад
Binary operation waa khaa'inul wadan asaga iyo c/lahi yusuf ba dagaalkii ayay curyaamiyeen dhabta soomaaliya ayagaa bilaabay cidkastoo fidnadaas ku dhintay ilaahay baa ka xisaabin doona
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 5 лет назад
cawil walhi waxan u qabay nin wayn taariikh run ah sheegay waa nin been low ah waliba qabiil nacayb badan uu ka dhadhamayo hadalkiisa been badan baa ka muuqata waliba abdilaahi yuusuf been buu ka sheegay jifada mj cumar maxamud iyo cali samatar oo uu been ka sheegay xataa war isku xishood adeer ilaahayna ka baq
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 года назад
I knew this story from the events on the ground not from this interview
@seidabdi751
@seidabdi751 4 года назад
Wargure Ducaale
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 5 лет назад
qaraxa sarkaalka iyo raggi uu gosha/baadiyaha Balcad ku tababaraayey ku wada le'deen waa jirtaa. Warkaas markuu soo gaaray dadka magaalada Xamar way ka cabsadeen waxaa soo socdday.
@ahmedabdillahi5685
@ahmedabdillahi5685 4 года назад
Wa wadan indha la'an iyo jaahilnimo lagu hogaaminayay, maantana halkaas aynu wada ognahay ayu ku danbeeyey.
@HarrisonBriggs
@HarrisonBriggs 5 лет назад
Who is around my car that I can’t see?
@MohamedAhmed-vt9uv
@MohamedAhmed-vt9uv Год назад
allah maxay been isugu shekaynayan. Adiga iyo Cali samarar maxad is dhantan. Isagaguna waa tumal i adiguna iidoor baa tahay.
@maxamedaxmed57
@maxamedaxmed57 4 года назад
,
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 4 года назад
Isaaq abaal laawayaal ilaahay baan idinku reebnay
@cabdilaahizaahid5082
@cabdilaahizaahid5082 3 года назад
màdaa ilaahayba yaqaaan sxb afqadhmuune
Далее
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 5
48:35
Просмотров 104 тыс.
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 820 тыс.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Просмотров 136 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART1
36:01
Просмотров 110 тыс.
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 551 тыс.
Tamiga & 2Bad - Tell Me | Official Video Extended
4:45
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
Просмотров 24 млн