Тёмный

Warka Universal TV 08 07 2024 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@badalcabi6312
@badalcabi6312 12 дней назад
wwww yasalaam guul iyo gobanimo insha allah somaaliya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 12 дней назад
Asc Universally TV
@truecomment3650
@truecomment3650 12 дней назад
Cabdullah Cali inuu ka soo dego Muqdisho ayaa la qaatay. Tankale doorasho loo yimaado maba jirto Jubaland ee dad baa ka qadeen doona wixii jeebkiisa ku jiray
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 12 дней назад
Talaalka hala'fiiriyo fiiro dheer ku'sameeya sheeybaar keeya, waan ognahey dhib badan ayaa wadanka ka'jira heey'adaha waqtigaan waa waqtigeey ka'faaideeysan lahaayeen kkkkk ayaga ruuxooda waa ogyihiin heeyadaha marka dhinac talaalka ayey kutijaabinaayaan dadkaan somalida'ah oo ayaga isku'siijeeda hey'dahane anaga'ayey nagu'soo jeedaan daawooyinka cusub oo halista'ah ayey nagu'tijaabinaayaan somalida l'shaqeeyso qaarne weey ogyihiin qaarne ma'oga lacagtooda eey badanaa fiirsanaayaan hey'ad markaa u shaqeeyneeysid lacag fiican ayaad qaadanee waxeeyna jecelyihiin dad aan diinta kufiicneyn marne tukada marne aan tukan, markeey cadaanka la'joogaan matukanaayaan markeey cadaan baxaane weey tukanaayaan kkkkkkkk, markeey fasax leeyihiin salaadooda, soonkooda wax walba adiga waa kaaga horeeyaan kkkkkk. Cirbadaha iyo talaalada sheebaar geeya intaa'naan dadka loo isticmaalin, waxaa dhici'kara waqti'dheer kadib markeey ilmaha weeynaadaan oo eey guur gaaraan in eeysan dhalin oo gabdhaha iyo wiilasha badankood eey waligood wax dhalin ama waxaa dhicikara sanadooyin badan kadib in dadkii eey cuduro waaweeyn oo aan daawo laheyn ku'dhacaan ama waxaa dhici'karta in dadkii lagu'durey markeey labaatan dhaafaan ama sodon ama afartan eey dhidhintaan oo ladhaho cudur malaheyn qofkii wuu iska'dhintey , somalidane wax mabaaraan heey'adaha weey na'ogyihiin kkkkkkkkk. Qorshe ayaa nagu'socda oo ah long plan kkkkkkkkk, somaliyeey wax kasta waad ogtihiin ee waxaad rabtaan talaalada in la'idunku tijaabiyo cirbadahane in la'idunku tijaabiyo kkkkkkkk animal miyaad noqoteen, Jiir miyaa noqoteen. Dadka heey'adaha u shaqeeya ogaada qof muslim'ah haduu daawooyinkaas ku'dhinto dad ayaa disheen qofkii qof muslim'ah dilane waa ehlu'naar xoogaa lacag'ah somalida ha'ku dil'dilina oo dadkiina amxaaro haku'noqonina. Daawo kasta iyo talaalkasta oo wadanka soo galo intaan la'isticmaalin baara, hada qof hadlaayey waxa uu yiri talaalkii afka lagu'dhibcinaayey mafiicneyn laakiin cibadaan garabka weeyfiican tahey, haye meeshaas maxaa ka'fahmi kartaa in eey waxaan oo dhan fiicneyn. Talaalka eey yurub dadkooda ku'talaalaan taas soo qaata, daawooyinkane kuweey yurub hada isticmaalaan oo dadkooda u isticmaalaan soo qaata, mida somaliweyn bes'ah loosoo sameeyey ha'qaadanina taas daawo ma'ah, taas waa dagaal indhaha fura hadla. Yaan ilmaha walaaladiin dhaley iyo ilmaha walaashiina dhashey iyo ilmahaaga dadka heey'adaha la'shaqeeyoow aad dhasheen, yaan la'dilin ilmaha'oodhan. Wax walba baarid sheeybaar sheeybaar sheeybaar sheeybaar sheeybaar sheeybaar geeya, idinka gacmihiina dadkiina ha'kudilina, al'shabaab oo kale ha'noqonina. Hadaad waxwalba soo baarteen waa wax fiican markaas ilmaha waad talaali'kartaan.
Далее
🔴 Al Jazeera English | Live
Просмотров 7 тыс.
Warka universal tv 20 7 2024
35:31
Просмотров 8 тыс.
Недооцененный котел в Симс 4
00:37
СДЕЛАЛА БРЕКЕТЫ ДОМА
01:01
Просмотров 1 млн
Sheekadii Hubkaan yaa leh? | Guuxa Dadweynaha|
8:47
Просмотров 3,5 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 89
24:18
Просмотров 90 тыс.
Недооцененный котел в Симс 4
00:37