Тёмный

WAX KA BARO ETHEREUM NETWORK IYO SIDA DHAQALAHA TECHNOLOGY CAALAMKA WAX UGA BADALAYO 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 166 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
Muuqaalkan waxaynu ku sharaxaynaa Ethereum oo ah Blockchain network ilo lacagtiisa Ether oo dhaqaalaha caalamka iyo teknolojiyada is bedel waya kuso kordhiyay.
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
#Ethereum #Cryptocurrency

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Walal dad ka cusub ee Cryptocurrency maalgashanaya gaar ahaan Ethereum lawadaag muuqaalkan Likeninaad saarto ha ilaawin
@lakihassan6688
@lakihassan6688 3 года назад
Xagaan kalaso xirera
@cabdicasiisunited3915
@cabdicasiisunited3915 3 года назад
Sxp pi.coin kasoo hadal
@umumohamedamiin2732
@umumohamedamiin2732 3 года назад
Asc avanza bank sidoo ushaqeeyo ka soo hadal adoo mahadsan
@moderndays906
@moderndays906 3 года назад
Sxb cardana kaso hadal plz
@abdiali6949
@abdiali6949 3 года назад
groups ayuu link u share gareeyay noolow brother
@7dayswithwadanivlog529
@7dayswithwadanivlog529 3 года назад
Zakariye know that I don’t comment a lot but you are one of the real ones a real patriot respect my brother keep on teaching
@Tooshka_Sirdoonka
@Tooshka_Sirdoonka 3 года назад
Fadlan sawiradaad soo qadanayso ee muqalkaaga ku jira rabtana in aad wax ku sharaxdid wax ka yar 2 second ayad sawirkiba ku daysay isla markiiba waa ka qaad mayaa marka isku day in aad 10 second u dayso waliba anigoo og in aan qabsan karo videoga hadana muqaalkaaga ayu qurxinayaa iyo waxad sharaxayso mudo 10 second iyo wax ka badan daa sawiradaad so qadanayso shaashada TALO WADAAG
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 года назад
Waxwey mhn bro muqalka pouse dheh kadib screenshot ka qaad wa intaZ
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@HASHI.STUDIOS
@HASHI.STUDIOS 3 года назад
Masha Allah walal Zaki
@mankeyyare4457
@mankeyyare4457 3 года назад
Masha Allah waxad tahay qof somalinimada ay Ku weyntahay ustaad sidad waxan kahelay sidad dhalinyarada iyo dhaman dadka somaliyed ugu dadaaleyso illahy haka amaal mariyo guuleyso waliga ustaad
@Najmaabdi09
@Najmaabdi09 3 года назад
Walal waad mahadsantahay waxaan kaga mahad celinayaa sida wangsan ee aad noola wadaagto Arrimaha ganacsiga Tnx 🙏
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Mahadsanid wllkeen
@dr.usayma1870
@dr.usayma1870 3 года назад
Thanks 😊
@aidarousmusa8143
@aidarousmusa8143 3 года назад
Masha allah.. waa mahadsantahay walal.. Ethereum waa lasoo qaban laayahay..cirkuu galay🚀🚀🚀🚀
@Mowbinali
@Mowbinali 3 года назад
sxb side deposit losameya halken ka arki kara plz
@ayaan4286
@ayaan4286 3 года назад
Mahadsanid ustaaad zakariye
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 года назад
Thnks.My brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll zakariye
@Sinaibrahim00
@Sinaibrahim00 3 года назад
Thanks bro that’s amazing!
@shaaficiabshirmohamed9736
@shaaficiabshirmohamed9736 3 года назад
mahadsanid wll
@khalidmohamed674
@khalidmohamed674 3 года назад
Waa mahadsan tahay maclumanka wanagsan ad na sisay
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 3 года назад
Waad mahadsantay wll lingaxana noosoo raaci wll si aan ula soo degno
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan🙏 iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏
@bahsanyahour
@bahsanyahour 2 года назад
Wa haran wll
@awaleahmed1287
@awaleahmed1287 3 года назад
Xalqado ka samee waxyaalahan aad soo hadal qaaday mid mid ugu faaqid aadbaa looga faaiidi doonaa.
@zuberragow6990
@zuberragow6990 3 года назад
Shukran bro 🇸🇴🙏
@abdisalanaadanahmed1982
@abdisalanaadanahmed1982 3 года назад
Asc wllkey, etherum marku qiimahiisa aha 349 dollar ayaan 25 eth iibsaday. Mantana meel fican ayuu qiimaha jooga. waxaan jeclaan laha inaad shacabka soomaaliyeed uu soo bandhigto XRP, oo aan rajo fican ka leeyahy inuu ugo yaraan 10 dollar gaaro sanadkaan gudahiisa. oo haddana suuqa qiimahiisa yahay 1 dollar iyo 45 cent.
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 3 года назад
Pro imisa ayaan ku maalgashan karaa Etherium
@abdisalanaadanahmed1982
@abdisalanaadanahmed1982 3 года назад
@@Chanel_1-0ne wllkey inta awoodo oo aad ka samri karto ka badan weliga lama maalgashado. Xrp daqiiqadan iibkiisa wa 1 dollar iyo 65 cent. Waxaan iibsaday markuu aha 17 cent. Eth aad bu u kacay hadda iibsanayso eth sug illa 3300 ama 3400 gaarayo, manta eth wa 3511 usd.
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 3 года назад
@@abdisalanaadanahmed1982 msha alah thanks wll Lkn 17 cent markuu aha bad ibsatay Mantana $3511 zxp ani $50 dollar hadan invest Gareyo waside
@Nusbayr
@Nusbayr 11 дней назад
Maantana kwrn Sxb😂 anu hadaan soo baraarugay😂 HAMSTAR COMBAT oo airDrop ah baan ka aruursadaa meesha😂 Sep 26 2024 ayaa la shaacin doonaa siday ayaguba soo saabaceen, I.a ilaahay wax hanag dheefsiiyo
@Garaad216
@Garaad216 3 года назад
Danke ustaad
@sahalgurhanaahmed
@sahalgurhanaahmed 3 года назад
Bro no soo badi vidéo cryptocurrency ado ralli ah waxan raaba in an mal gashado
@xadaaritube6415
@xadaaritube6415 3 года назад
Walaal Zakariye waxa aan wataa hal codsi oo aan doonayo inaad aniga iyo bulshadaba nala wadaagto xog ku saabsan adeegan cusub ee shirkada Somtel sooban dhigtay ee ah inay ka guurtay kaadhkii lafta ahaa una guurtay wax la dhaho ESim 1:markaa Esim waamaxay ? 2 :waa maxay faaidadad iyo faaiido darada uu leeyahay adeegan cusub Ee ayso bandhigtay shirkada somtel? 3 talo ahaantada Keebaa kula fiican in dadku isticmaalan simcardka lafta ah iyo ESim
@jokerbatun8972
@jokerbatun8972 3 года назад
Wad mahadsantahay wllo ma xalaalba mise waa xaaran
@abdiali6949
@abdiali6949 3 года назад
Well explained walal technology almost 1 years ayaa kujiraa and i made a tremendous amount of money NFT is really hot keep on eyes God bless you legend
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 года назад
Xrp baa ugu fican bangiyda calamka oo dhan baa is ticmalan
@xuseenibnuxasan9089
@xuseenibnuxasan9089 3 года назад
Sidee loo maal gashan karaa cryptcurenciga ama bitcointa?
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 3 года назад
Asc Mashaaalh mahadsanid bro
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 3 года назад
Asc walaal ka soo hadal ethereum maanta wuu sii kacay marka waxa badan ayaan rabnaan inaan ka rahano jazaakallaha khàyar
@salmaabdinur1324
@salmaabdinur1324 3 года назад
MashaAllah
@marshaaldaadis8483
@marshaaldaadis8483 3 года назад
Ethereum is going to the moon
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 года назад
Xrp
@suhaybxuseenmohomoud9676
@suhaybxuseenmohomoud9676 3 года назад
Sideen u iibsan karaa
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 года назад
@@suhaybxuseenmohomoud9676 halke jogta, manta kaliya 17% kor u kacay
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 года назад
@@suhaybxuseenmohomoud9676 Google, waad heleysa, etoro
@drssummaya9831
@drssummaya9831 3 года назад
Masha allah walal kasoo hadal company saabuunta soo saarta wax yabaha loo baahanyhy qalabka saabuunta lagu sameeyo iyo meelaha laga helo
@drssummaya9831
@drssummaya9831 3 года назад
Next vidio ka dhig plz
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Ilahay ayaaku mhadsan ina siiyay internetka
@xadaaritube6415
@xadaaritube6415 3 года назад
Waadku mahadsantahay marwalba dhiirigalinta aad nala garabtaagan tahay iyo fikradaha iyo fursadaha ganacsi ee sida freega nooguso gudbiso
@mohamedyusuf5265
@mohamedyusuf5265 3 года назад
Midka fiican kana raqiisan baa soo baxay oo layirahado baananse waa ka raqiisanyahay gaas Etherimka waa qaali baananse.waa 5 dooler ethraim 60dooler.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 года назад
M.a zakiriye muqaalka sifiican uma fahmin ee si guud usharx bal mku fahmin ani pleaze
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 3 года назад
ustaadii casharo kokooban nooga soo diyaari adoo raaali ah MAHADSANID
@abdiazisdahir2554
@abdiazisdahir2554 3 года назад
Wll zakeria ,somalia qof Ka joogaa investment ma kusamayn karaa ,lkn lacag intee leeg ayaan gashan karaa
@mohedabdi8677
@mohedabdi8677 3 года назад
Ustaad waxa rabaa inaa sual ku weydiyo marka aan ibsado Ethereum waajib miyaa inaa trade gareyo mise marka buy dhaho ayuu sara u kaca mise hoos udhacaa walal
@mohammedaweis3014
@mohammedaweis3014 3 года назад
Lipaxyga uma baahnid inaa trade gareeso markaa buy gareeso faraha ka qaadesaa siduu doono hoos ha u aado ama kor ha u kaco you don't worry about that
@yassinnc
@yassinnc 3 года назад
Dodge coin ka video ka so masey bro Insha Allah , mal mahan Dodge coin magac heen teeda ayaa badatay
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 3 года назад
I made 42k now it’s 0.69 cents
@mohamedgarane3249
@mohamedgarane3249 3 года назад
@@yussuftawakal1328 which broker can trade dogecoin sxb
@Kolbaheer
@Kolbaheer 3 года назад
Mahadsanid
@abdikanimohamedabdi1280
@abdikanimohamedabdi1280 3 года назад
walaal waxaad barnaamij nooga sameesa coinada cusub ee laxayeysiiyo sokama faaidaysan karno markuu qiimaha yahay cml 0.01 cml barnaamij noocaas ah baahi ayan u qabnaa wll . thank u.
@AhmedIbrahim-km3vd
@AhmedIbrahim-km3vd 3 года назад
Dogecoin aya 0.50 maroya bro kaas maalgasho
@ciltiremedia201
@ciltiremedia201 2 года назад
Asc bro onecoin barnamij kasamee
@umumohamedamiin2732
@umumohamedamiin2732 3 года назад
Asc wllo avanza sidoo u shaqeeyo ka soo hadal plz waan ku wareeray
@feysalali1262
@feysalali1262 3 года назад
Wll kuliyadee quseesa etheurum
@americantv8531
@americantv8531 3 года назад
Anigo Kenya joga ayan rwa inan suqan ama ganacsigan maal gashto mxan subiya wll
@yaxye103
@yaxye103 3 года назад
sxb wan ku salasmey waxan ku weydiinayaa meeqo lacag ah ba lagu maal gishan karaaa
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 3 года назад
thanks for sharing wllo.. alxm aniga bitconka waan ku jiraa meel fiicana way i maraysaa,,somaliyeey please ka faaidaysta
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 года назад
in an ka waraysta ayn raba halken kala zo xidhiidha zxip
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 года назад
Xalal Miya walal
@ahmedali7811
@ahmedali7811 2 года назад
ASC walalaha somaliyeed crypto runtii lacag aya laga sameyaa , l/k hada etherium waa qaali waxaad idinkula talin lahaa QUANT (QNT) oo coin aad iyo aad mustaqbal fcn u leh hada 290 $ aayu maraya waxaa lo badinaya inu ka saro mari doono etherium halaga fa'ideysto taladan marba soo xasusan doontaa wa bilaahi Towfiq
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah 👨‍💻👩‍💻📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid 3 года назад
Asc ustaad ka ganacsiga Cryptocurrency xalaal miyaa?
@abdijabar10
@abdijabar10 3 года назад
Kaso hadal brokers ka laga iibsanaayo qaabka loo iibsanaayo process ka Lamaraayo Tusale:- Coinbase and Binance Labadan website kan fcn noo faahfaahi ..! Mahadsanid wll
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 3 года назад
Hadaad USA joogto coinbace baa ku fcn lkn meelaha kale binance ba wacan
@mahadegal4794
@mahadegal4794 3 года назад
Somalia ma layska diwaan qali kartaa
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 3 года назад
Ustaadow aan ku weydiiyo barnamijyadan mawaxay khaas u yihiin etheriumka mise blockchainka crbtoga
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Walal Blockchain waxaa gaar u leh Ethereum walow kuwo badan isku qaab sida Palkodot, Cardano iwm waxaana badi ladhahaa waa smart contract Blockchain
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 3 года назад
@@ZakariyeCaawiye mahadsanid walaal
@HusseinAbdi-lf5oc
@HusseinAbdi-lf5oc 3 года назад
Haraam wae waxan
@awalekulmiye4701
@awalekulmiye4701 3 года назад
Hadaanu Ravi in aanu maalgeshado xageen Ka bilaaba
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 года назад
Suaal fiican
@mohamedadam4754
@mohamedadam4754 3 года назад
Rageedii
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 года назад
Asc wll adbad umahadsantahy wll Waxn kuyar waydin lha wa maxy cilma Blockchain ad sheegay halka lagu barta maclumad naga lwll ado mahadsan
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 3 года назад
Hurbad institute Ayaan ku arkay ana wxn kabarta Cypersecurity Lkn wan ku arkay coursadan
@zmm6823
@zmm6823 3 года назад
Aniga hada Barto waliba raqiis waye online ahaan
@nasriinabdulle4596
@nasriinabdulle4596 2 года назад
@@zmm6823halkee ka baratay wll
@mohamedhussein1433
@mohamedhussein1433 3 года назад
Waxaan jeclaan leheen inaa link is diiwaan gilinta soo raacsiiso
@inamouse
@inamouse 3 года назад
wll iq option lacag Ma kaLa so bixi karaa anu somaliland Joga 🙏
@mohamedsalah-sf5bu
@mohamedsalah-sf5bu 3 года назад
Haa wad kala bixi kartaa
@abdallaabuubakar
@abdallaabuubakar 3 года назад
War ninyow waa lagu waayaye maalmahaan
@Akmohaa
@Akmohaa 3 года назад
Lacagtani xowli ayay kusocotaaa maalinkii muqalkan laduubey waxay maraysay, 3,4000USD hada aan comentigan qorayo waxay mareysaa 4,3000USD
@ayaanbadanmohamed5939
@ayaanbadanmohamed5939 3 года назад
Onelife kawaran wll taasaa lacag badan nagaga maqantahaye
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@salmanhassanosman6169
@salmanhassanosman6169 3 года назад
Dogecoin ka soo hadal walal
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 3 года назад
We made it bro to the moon 🚀🚀
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 3 года назад
Sidee lo mal gashta
@sportschannel6235
@sportschannel6235 3 года назад
Qaabkee loo bedilaa
@abshirkabbacasealikabbacas5654
@abshirkabbacasealikabbacas5654 3 года назад
Niyw horta adigu mxd uga hadashaa wax aan u lahyn faaido. Dhalinyarda. Oo[oooooofc
@mohamedsalah-sf5bu
@mohamedsalah-sf5bu 3 года назад
Hada ka hor qooo ONECOIN la dhaho ayaa idhacday aniga iyo soomaali badan 😪
@Mohashodhe
@Mohashodhe 3 года назад
igu taager 1click ,oo 1k igaarsi kaliya waxa iga dhiban 3 qof
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 3 года назад
Waayahay adiguna igu dheji
@watchman9794
@watchman9794 3 года назад
1000k
@Mohashodhe
@Mohashodhe 3 года назад
@@watchman9794 Mahadsanid sxb wa gaaray 1k
@Mohashodhe
@Mohashodhe 3 года назад
@@hoobaanhawd waku saray
@bethechageyouyouwanttosee1871
@bethechageyouyouwanttosee1871 3 года назад
You can buy etheriam from roobinhood app maryooley ka faaideysta lacagtaan dahabka ah it's good investing. Watch tutorials on youtube
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Walalaha raba inuu suuqa Cryptocurrency kuusoo biiraan lifaaqa hoose haku dhuftaan waa shabakada Binance uguna wanaagsan suuqa kala iibsiga Cryptaha. Qiimo dhimis ka heli markaad Link hoose isticmaasho. www.binance.cc/en/register?ref=GZJ8V46E
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Ilahay ayaaku mhadsan ina siiyay internetka
@sportschannel6235
@sportschannel6235 3 года назад
Qaabkee loo bedilaa
Далее
8-dan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
13:32
Просмотров 59 тыс.
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
10:56
Просмотров 39 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,1 млн
DogeCoin with SolaPortal
40:18
Просмотров 44 тыс.
2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft
12:04
FIKRAD GANACSI OO SUUQA SOOMAALIDA KA MAQAN
11:17
Просмотров 71 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
Просмотров 11 тыс.
Waa Maxay Bitcoin iyo Cryptocurrency? | Part 1
15:15
Просмотров 26 тыс.