Тёмный

8-dan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Опубликовано:

 

24 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@GelleBashir
@GelleBashir 2 месяца назад
🔥 Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis🔥 Koorsadeenii ku magacawneed "Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad, Af:Somali", way soo idlaatay duubisteedii, waxaana shaacin doonaa -eebe idamkii- 1 bisha juun, hasa yeeshee 100-ka qof ee u horreeya ee sii iibsada koorsada inta aan la gaarin 1 bisha juun, waxay helayaan qiimo dhimis dhan 10%. Ka faa'idaysi wacan. Booqo website-keena ah "gellebashir.com", oo halkaa ka soo dalbo koorsada, ama ka soo dalbo WhatsApp number-kan: +252-90-5582875. Amaba guji badhanadan kuu muuqda.
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 Месяц назад
Mudane wan dawadey lkn
@abdiwadudahmed4339
@abdiwadudahmed4339 5 месяцев назад
Shukran Geelle Bashiir. Waxan jeclaan lagayn inaad mid kastana raaciso xalaalnimadiisa iyo xaaraan nimadiisa inta aad ka ogaato markad baadho.
@user-cp7mc4mg1s
@user-cp7mc4mg1s 3 месяца назад
Dhul hada ku iibsato 2k oo 2025 aad qof ka iibiso 7k isla dhulki Ma xaraan baa? Waa sidaaas.
@Happy-go-l
@Happy-go-l 5 месяцев назад
Please share step by step instructions for the beginners like me I am really interested but have no idea how to buy it.
@MohammadIkarAmin
@MohammadIkarAmin 5 месяцев назад
What's your level?
@user-rf6bg9cc2p
@user-rf6bg9cc2p 5 месяцев назад
@@MohammadIkarAminbiginners
@Kadozo.
@Kadozo. 5 месяцев назад
And also where to start, beginners should be satisfied.
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Same pro
@user-ht8iw6kr4k
@user-ht8iw6kr4k 4 месяца назад
Qimahisa waa imida
@amiirca
@amiirca 5 месяцев назад
Sidaa usamysan lahayn ka soo hadal macalin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zc5kn7xr9g
@user-zc5kn7xr9g 4 месяца назад
masha Allah Ustad Gelle Bashir Wad ku mahadsan Tahay sida Quruxda badan aad nalaso wadagtid waxa cusub
@wlldacad212
@wlldacad212 3 месяца назад
Zaaid ayaad umahad santahay wll wlhi waxan kugu soobiiray bishan dhaxdeeda lkn waxbadan yaan kaa faaiday mhadsanid wll keep moving ♥️
@GelleBashir
@GelleBashir 2 месяца назад
Thanks wll
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 4 месяца назад
Thank u ustaad
@ducaysane1133
@ducaysane1133 5 месяцев назад
Jooji kelmadan Guys. Oo dheh asxaabeey
@abdulmajidibrahimmohammed2046
@abdulmajidibrahimmohammed2046 5 месяцев назад
Bro keep up the good work ❤❤❤❤. Mr Gele bashir 🎉🎉🎉🎉
@moggaas7851
@moggaas7851 5 месяцев назад
Thanks
@idriisabdi7513
@idriisabdi7513 4 месяца назад
Shukran macalin Casharadan cml soo badi macalin✊
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 5 месяцев назад
My teacher thanks you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@badriahmed1417
@badriahmed1417 4 месяца назад
Thanks sxb Shaqa fican ino heysa
@abdinorabdisalam6561
@abdinorabdisalam6561 5 месяцев назад
Geele Bashiir Xagee lagaala soo xiriiraa
@AhmedHussein-yt5wt
@AhmedHussein-yt5wt 4 месяца назад
Mashaa alaah alle hakuu barakeeyo cilmigaaga
@mohamedadde3381
@mohamedadde3381 5 месяцев назад
Ustaad mastarada sax chats masha uu marayo korkeeda ayaad ku qabaneysaa.
@user-ej6to9mo7b
@user-ej6to9mo7b 3 месяца назад
Geele Eng Waa ku salaamay Lacagta
@MustafYareMustafYare-gq2dj
@MustafYareMustafYare-gq2dj 5 месяцев назад
See loomaal gashtaa ustaad
@abdirahman_mohamed5569
@abdirahman_mohamed5569 5 месяцев назад
Waa xaran siday culimadu sheegtay somali ayaa laydiinso dhexmarayaa si laydinku dhiiri galiyo ee halayska jiro qof kii Alle iyo rasuul kisaba rumaysanow.
@hassan6692
@hassan6692 4 месяца назад
Ma wada aga xaaraan walaal, kuwa xaaraanta ah oo culimadu ka digtay waa la yaqaan. Marka intaadan hadlin wax baar.
@asmaj89
@asmaj89 4 месяца назад
Abowe how to invest kindly share us step by step.. thank you ..
@user-ht8iw6kr4k
@user-ht8iw6kr4k 4 месяца назад
Qiimahidu waa immisa
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 3 месяца назад
Mahadsanid Mr geele
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 5 месяцев назад
Sxp qaabka loo maal gashado noo soo duub hal mar 👍
@harqabomedia160
@harqabomedia160 3 месяца назад
Ustaad Geele mahad sanid Runtii waad igu dhiiri galisay waxaan jeclaan lahaa inaad marwalbo nala wadaagto halka aan maalgashano adoo mahadsanid Thnkz bro
@user-kh8hw2jb5f
@user-kh8hw2jb5f 5 месяцев назад
Bitcoin dhan ayaa xaaraan ah. sida ay sheegen culumada somaliyeed iclaam laga soo saaray, ayaa lagu sheegay inuu yahay xaaraan
@rashaadali7540
@rashaadali7540 5 месяцев назад
Kee ugu fiican ,ugu jaban
@ASLAT_TOP.1
@ASLAT_TOP.1 5 месяцев назад
Zxb maad wax noo fa"ideysid oo mad na bartid 😢❤
@Relax-ytime2024
@Relax-ytime2024 5 месяцев назад
Geelle aadbaan kuusalaamay sida loo maalgashto muqaal kasoosamey dhalanyarada dalka kunool hadaan nahay perfect ayaan isticmaalnaa malagu maal gashanlaraa mahadsanid
@zzzzz67
@zzzzz67 5 месяцев назад
Scw walaal waa ku baryaa su'aashaan iiga jawaab Bitcoin cash aa lacag gashtay coin kaas rajadiisa iisheeg plz walaal.
@yasminosman1359
@yasminosman1359 5 месяцев назад
Walal mahadsanid balse kaso hadal palantir meshaasa faaido badan laga sheegoya maalmahane
@user-sq3do4zx4m
@user-sq3do4zx4m 2 месяца назад
Xagee kaala soo xariiraa teacher
@abdirizakyusuf7871
@abdirizakyusuf7871 5 месяцев назад
Coin xalaalnimadooda baadh walaal uniswap waa xaaran waayo decentralized exchange uniswap ayaa leh dhamaan exchange coin waa xaraan waayo waxa ay ku shaqeeyan coin xalaal iyo kuwo xaraama
@Happy-go-l
@Happy-go-l 5 месяцев назад
Kuweebaa xalalaal ah?
@ahmedshacbaan5426
@ahmedshacbaan5426 5 месяцев назад
Thanks!
@aliileye5223
@aliileye5223 5 месяцев назад
Sidee la iskaga diiwaan galiyaa oo loo maalgashadaa
@dayibqasim4259
@dayibqasim4259 5 месяцев назад
Waxa malgashadey Cardana Bishii 12 sanadkii na dhafey Walina Mesha rbey ma garin Ilahy ha ii kala kiciyo
@burdibixasanjamac2820
@burdibixasanjamac2820 5 месяцев назад
Nio waxaan rabaa inaa ku zo biro ma heli kara mel aan kala zo xiriro ?? Zi aan kala niqaazho bitcoin ka am ?
@salmaandiazka5414
@salmaandiazka5414 5 месяцев назад
Sxp xirfatan siden ku baran Kara garab kaaga bahany bilow Ayan ahay
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 4 месяца назад
Sidee lo baranayaa
@ayoubisomali
@ayoubisomali 5 месяцев назад
Horta umadda u sheeg in ay xaaram ama xalaal yihiin inta la malgashan ka hor.
@CmcZ332
@CmcZ332 5 месяцев назад
Dadkani dad aakhiro maahe waa dad aduunyo cryptocurrency xaarnimadeeda layskuma hayee
@bilecumar9641
@bilecumar9641 5 месяцев назад
Ustaadi Betcoin marka aan maal gashto ma waxa uu iga rapaa suuqa inaan anigu ka shaqaysiiyo oo dhaqdhaqajiyo
@Daaruldacwa24
@Daaruldacwa24 5 месяцев назад
Majiraa qof kagatay koorsada Google adsense ee teamkaan haliasooxari😊
@maajidpoi11
@maajidpoi11 5 месяцев назад
Stock market iyo qababka lo malgashto zxp muqal noga diyaari
@kabtankaxaafada6821
@kabtankaxaafada6821 4 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-3ybDO7GMXKo.htmlsi=Ax04peauqFMXbJXS
@haajir13chennel5
@haajir13chennel5 5 месяцев назад
Sidee lacag ugu shubtaa
@abdimoha6994
@abdimoha6994 5 месяцев назад
Asc sxb aad iyo aad
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 5 месяцев назад
Kawaram xalaal ahaanshaha lacagtaas diinteenu MAXAY kaqabataa?
@naimabare
@naimabare 5 месяцев назад
Waa mahadsanthy macalin lkn ayaga dhan waxalaal somaha was nofa ideysay mahadsanid 🎉
@user-wg3sg1tw1o
@user-wg3sg1tw1o 5 месяцев назад
Abaaayao waa fahantahy umalyna waxa jeclan lahay ina ifahansiiso😢e ila sohadal ok
@akramabduqadiraxmed1121
@akramabduqadiraxmed1121 5 месяцев назад
Sidee loo maalgishtaa coin ka iyo sidee loo iibsadaa coin ka ama cryptocurrencies
@abdiwahabdahir1828
@abdiwahabdahir1828 5 месяцев назад
wax qasaare ah ma leeyihiin coins kani
@alahidayibmohamed9678
@alahidayibmohamed9678 5 месяцев назад
Bro medium marka wax lagu qoraa shuruudaha lagaaga baahan yahay si aad lacag uga sameysid kasoo badal please mise website yada kale oo caadiga ah ayuu la mid yahay?
@diwaanshow2359
@diwaanshow2359 5 месяцев назад
Geelle Sxb Lacag Waan Henaa Lkn Nadaamka Loo Maalgashto Manaqaan Xalkeen
@hassanali3502
@hassanali3502 5 месяцев назад
suaal intan an lavag ka sameynin halaal miya mise xaram ileen
@ahmednuuribraahimabdichann3243
@ahmednuuribraahimabdichann3243 5 месяцев назад
Last imisa ayaan igu filan
@abdulkanimohamed3147
@abdulkanimohamed3147 5 месяцев назад
Tradingveiw siqaldan ayaan ucabiraysa sxp dhaqaaqa
@user-eo5fe6tc8p
@user-eo5fe6tc8p 5 месяцев назад
Plz maclin video kaso samey sida crypto lacgta laga baxo
@barud2386
@barud2386 5 месяцев назад
Waxaan maagashtay kda 🚀
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak 5 месяцев назад
Ustaad su aashan malin walba is dhaha waydii 👇 ""Ustaad passport la aan ahy mana aqaan meeel aan u donto ehel iyo qaraababa markaa passport la aan mala isticmaali kara binance crpto "" ? Isoo jawab Ustaad.
@Rayan2026kk
@Rayan2026kk 5 месяцев назад
waxaa jiro coins utiliy leh 1 hpar 2,xdc ,3 sola 4 chainlink 5 xlm 6 Qnt, 7 jasmy intaa waxaay leeyihiin good mustqbal i do invest 7 years now
@AliA14-zw3mz
@AliA14-zw3mz 5 месяцев назад
Sxb website ka I sheeg ama meel aan kala soo xariiro
@ayubdahir4
@ayubdahir4 5 месяцев назад
Cronos 🎉👍
@haajir13chennel5
@haajir13chennel5 5 месяцев назад
Website noocee ugu fiicn oo aan ka isticmaali karaa?
@abdirashiidscid194
@abdirashiidscid194 2 месяца назад
Sidee ayaaa u maalgashan kara bro
@Saydomar66
@Saydomar66 5 месяцев назад
Stock markets ka dalkena lagama ogola
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 5 месяцев назад
Nio waxn ma xalal ba mrka hore inta aan maalgshn
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 5 месяцев назад
WLL COINS KA AA SHEEGESO XALAAL MIYAAA
@drmohamedgaash9339
@drmohamedgaash9339 5 месяцев назад
Gelle wa mahadsantahay waxaad ka so hadashaa ado raliya muqal ka so samey ropotka tridn greeya ciprtada ee la dheho royal Q isago faah faahsan
@fahmigaras8108
@fahmigaras8108 5 месяцев назад
Halkeeed ka soo xidhidh waaye whatsappkaga isheega ama telephone zxb in kaa faaidayesto doonayaa lacag btc
@halgankanolasha2466
@halgankanolasha2466 5 месяцев назад
Passport ma wato laakiin ina fira raba maxa xala iso jawab please
@RaheemMughal-s7m
@RaheemMughal-s7m 5 дней назад
Here's a question, I have some USDT on my OKX wallet and a phrase for it: bar buffalo stone electric maze limb oil match obtain rice above asset. Is there any way I can transfer it to my Binance account?
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 5 месяцев назад
Halkee ka barankaraa intaanan kusoo biiro
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 5 месяцев назад
Anaa ku barayo. Si fare ah isoo qabo
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 5 месяцев назад
​@@saalimqalinle5466 wll ana wan raba side ibari karta halke kala so xidhidha😊
@aankeyofficial3542
@aankeyofficial3542 5 месяцев назад
Ustaad sidee umaal gashtaa mise App lasoo dagsado waaye iga jaahil bixi ustaad shukran.
@aadanabdi4909
@aadanabdi4909 5 месяцев назад
Wall app ma ahan waa ina Accoun furata Binance kadibna aad Raadisa Xog Ku Sabsan Qaabka Lo Malgashto Isku day ina Barato suqan inta aadan Malgashan
@HodanDahir-pm8cb
@HodanDahir-pm8cb 5 месяцев назад
Asc walal shipa un kawaran😊
@AbdifitahOsmanyare
@AbdifitahOsmanyare 5 месяцев назад
Geele walal bookga savingka nala wadaag
@roblehhassan
@roblehhassan 2 месяца назад
Asc walal wan xiseya lkin wali man bilamin maxad igula talin
@dacwasalafmedia24
@dacwasalafmedia24 5 месяцев назад
Sxp qali waan kusalaamay waxaan kaa codsanaa inaad soo diyaariso fidigow ku saaabsan qaabka la isku rijisgareeyo ❤❤❤❤❤😊
@MustafeMahamed-fs5rg
@MustafeMahamed-fs5rg 5 месяцев назад
Asc zxb crpto inaan bartaa Rabaaye xagii Ugo fiican lagabartaa Macalin
@libojomira4019
@libojomira4019 3 месяца назад
Kawaran crypto miner Tycoon maxey tarta please jawab igasii
@jeelecadeofficially635
@jeelecadeofficially635 3 месяца назад
Wll sida loo malkashto video kasoo samey waa codsi ama meel aan kala soo xariro isheeg adoo mahadsan
@abdishakurmahamed7130
@abdishakurmahamed7130 3 месяца назад
markaad iibsato kadib maxaa lagaga baahan yahay ma inaad daily monitor garayso sidaa looga shaqeeyo please noo raaci sida loo iibsanayo waad na fahamsiisaye
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 4 дня назад
madamey culumdii diinee why wali somalida u isticmaasha bitcon
@apdalla___nur6525
@apdalla___nur6525 5 месяцев назад
Sidee u maal gish taa ustaad
@NOf_x_x
@NOf_x_x 5 месяцев назад
cryptocurrency guud ahaan waxaa loo arkaa xaaraan xagga maaliyadda Islaamka. Tan waxa u sabab ah dabeecadeeda mala-awaalka ah, ee loo ekeysiiyay khamaarka, iyo ku lug lahaanshaha hubanti la'aanta iyo khatarta, taas oo ka soo horjeeda mabaadi'da Islaamka ee xoogga saaraya wadaagista khatarta iyo ka fogaanshaha mala-awaalka.
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 5 месяцев назад
Forex iyo cryptocurrency waa same bay dhahaan Somalida waana xaaraan bay aaminsanyihiin nadan kooda
@Saydomar66
@Saydomar66 5 месяцев назад
Adiga oo aan garaneyn cilmina aan u laheyn sidee u dhihi kartaa waa xaraam
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 5 месяцев назад
@@Saydomar66 cilmi uma lihi lkn waa ka shaki sanahay inay thy xaaraan marka maxaa sameeyaa
@Saydomar66
@Saydomar66 5 месяцев назад
@@cumarcabaaye856 Raadi culimada ka hadashey. Halal crypto
@Naaji-3911
@Naaji-3911 5 месяцев назад
Ustad stock somalia makashaqeya
@BulbulTradingYt
@BulbulTradingYt 5 месяцев назад
Waxan sameeyay 100% return from 2023 to 2024 1year
@taigamoha7737
@taigamoha7737 5 месяцев назад
Maclin video kaso samey sida crypto lacgta laga baxo
@ahmedabdikahie764
@ahmedabdikahie764 4 месяца назад
Binance trading, side lacakta loogala baxa,local acount Somalia?
@hadaf3629
@hadaf3629 3 месяца назад
Turkiga jooga wa kaga bixin karaa hadi aad rabto
@abdikarimhuseinamin-ev3rr
@abdikarimhuseinamin-ev3rr 3 месяца назад
Macalin lacag hadaan maalgashto anigoo shaqayn oo aan sii iibin lacag maka helayaa
@luqmaanabdiqani4720
@luqmaanabdiqani4720 5 месяцев назад
Su,aal sidee looo malgashan
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 3 месяца назад
Side loo samesta acount iyo lcgta side lagu heli kara loguna shuban kara😊
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 месяца назад
Geele waan leeyahay Account Binance lkn waan fahmi waayay qaabka wax loo iibsanayo
@saxafiyare8637
@saxafiyare8637 5 месяцев назад
sidee loo iibsanaaa mideeda kale somali malooga shaqeysan karaaa wll
@user-xf5fy7pl1d
@user-xf5fy7pl1d 5 месяцев назад
Bro waat ku mahat santhy xogtat nasisey bro lkin video kaso samey sida crypto lacgta lagala baxo plz
@abdiwelikeinan8222
@abdiwelikeinan8222 Месяц назад
Investment qaabken u samen kara walal
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin 5 месяцев назад
ASC, Walal Gelle. Marka hore waxaad nooga jawaabtaa "sidee isku keenaysaa inaan kusoo biirno CryptoCurrence" annagoo joogna Somalia/Afrika? Waddamada afrika badankood lama aqoonsana, Soomaaliyana waa leyskuma sheego!!!
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 месяцев назад
Laab lakaca umada kadaa
@ShukriyusufNuur
@ShukriyusufNuur 5 месяцев назад
Side lo mal gashana markaa kaso hdal mhdsanid
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 4 месяца назад
Maxaad ku xulatay geelow coins kaan
@TaigaMohamed-xt7zz
@TaigaMohamed-xt7zz 5 месяцев назад
waat ku mahat san thy xogtat nasisey lkin sidee lala baxin kara lacgta crypto video kaso samey plz
@Kuusowpro
@Kuusowpro 5 месяцев назад
Waqtigii uu suuqa dhulka yaalley inaad dadka u sheegtid ayey ahayd laakiin hadda suuqa kor ayuu aadey Solana sanadkii hore mar ayey $8 dolar imaadey qofkii ka faaideystey hambalyo
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 5 месяцев назад
Sxp dadkan waa views raadis dantooda umbay yaqaaniin dhalinyarada Somaliyeed oo intoda shaqa la'aana bay ku ciyaarayan
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 5 месяцев назад
2022 gii bey dhulka gashe wllhi
@raufarab5140
@raufarab5140 5 месяцев назад
EXGANGEYADA UGU WNGSN BALA IYAGANA VEDIYOW KASOSAMEE BRO
@saladyare8130
@saladyare8130 3 месяца назад
Bro aad ban ugu bahanay waxan u bahanay Mel aan kala soo xariiro si aan xogo badn kaaga hello bro
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 4 месяца назад
Kuwa dhruruqda ah kaso hadal sxb sida bonk iyo pepe
@Abdiwalisadiik
@Abdiwalisadiik 4 месяца назад
500 dollar hesta mana aqani sdaan lacag uga samen laha 😥
Далее
5-tan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
15:28
Просмотров 42 тыс.
Документы для озокомления😂
00:24
LACAG LA-BIXID/DHIGASHO BINANCE | DEPOSIT & WITHDRAWAL
17:33
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40