Тёмный

Waxaan booqday dalka 5aad ee ugu yar aduunka - SAN MARINO 🇸🇲 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 227 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

Muqaalkan waxaad ku arki doontaan: Waxaan booqday dalka 5-aad ee ugu yar aduunka oo ku yaala badhtamaha Talyaaniga.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Опубликовано:

 

5 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@GeediSahan
@GeediSahan Месяц назад
Fadlan 5kun Like iyo Share Mustaf Email kiisa: Apssomaliamia@hotmail.com
@lastqueen4103
@lastqueen4103 Месяц назад
Inte kal xariir
@DuranAdanMohamud
@DuranAdanMohamud Месяц назад
Hi
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Месяц назад
​@@lastqueen4103anigun Wan rabaa sxb number kiiss inoo raadi
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Месяц назад
Halkee kaala soo xiriir walalkey tell me your number what's app.
@alidhirif
@alidhirif Месяц назад
Wllo wevsiteka masha qaynayo
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Месяц назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@user-jm1jh4jq2o
@user-jm1jh4jq2o Месяц назад
Masha aalh❤❤❤❤❤❤
@CaishaCabdisalan
@CaishaCabdisalan Месяц назад
Inta dalxiiska aad u jeclhy wan idin salaamay 🙌🥰🙏
@Hoojacaylka
@Hoojacaylka Месяц назад
geedi waa ku tagera 👏alle haku sharfo wll
@fastfilms2
@fastfilms2 Месяц назад
Geedi-sahan zxb waa su,aala muhiimka noo waydii qaabkee dalxiis ahan loogu imaada side ugu macquulsan shuruudaha next video intaas haka ilaabin
@idriisabdi7513
@idriisabdi7513 Месяц назад
Guleyso sxb geedi sahan🙌
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Месяц назад
Muqdisho barkeeda xataa ma'aha 'dalkaan,' saas ee tahayna waa dal dhameystiran la aqoonsanyahay. Anagana dhulki iyo baddiii naga badan, laakiin ku heshiin la'.
@booraq_bashir224
@booraq_bashir224 Месяц назад
Anaa u so horeyey manta like Ku xojiya 🎉
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Месяц назад
Nice video again thank brother ❤❤❤❤❤❤
@m9cf261
@m9cf261 Месяц назад
Geedi sahan Hore uu soco dadaal sxb
@Miraazi
@Miraazi Месяц назад
My brother geedi sahan lagend keep going on ❤❤❤ insha Allah 300k coming soon🎉
@AbdimalikFerole
@AbdimalikFerole Месяц назад
Best RU-vidr😎
@sharkabana2435
@sharkabana2435 Месяц назад
Waaaaa mustaf waa aqaan manshallha nin weny telkis hoos soo dhiig
@RAFATGH-24
@RAFATGH-24 Месяц назад
God bless you more my brother
@abusharma9221
@abusharma9221 Месяц назад
Keep forward Mr. #Gedisahan.
@ADANMUHUMED-pr3zu
@ADANMUHUMED-pr3zu Месяц назад
Best RU-vidr in the World 🌎🌍
@ibraahimissak6064
@ibraahimissak6064 Месяц назад
Mashaa allaah hore usoco sxb
@maandhay
@maandhay Месяц назад
Gedisahan guuleyso wll
@guushasaacid2996
@guushasaacid2996 Месяц назад
Good job brother
@haajimuse1286
@haajimuse1286 Месяц назад
Best somali RU-vidr
@user-wb7bo5fe1m
@user-wb7bo5fe1m Месяц назад
keep going bro
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Месяц назад
Europe inta ugu badan waa wadamo yaryar Oo xitaa 1m dad ka yar ku nool yihiin midkiiba
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls Месяц назад
Nice video
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW Месяц назад
kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤
@Sadexle11
@Sadexle11 Месяц назад
Hor usoco wll sare
@lsgabdi1565
@lsgabdi1565 Месяц назад
First
@samatalishalane4000
@samatalishalane4000 Месяц назад
Waa Republica San Marino
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 Месяц назад
Geedi sahan wll qaliya
@user-xi1rv3ng2v
@user-xi1rv3ng2v Месяц назад
Guleyso ❤❤❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Месяц назад
❤❤
@hassanwali713
@hassanwali713 Месяц назад
Mustaf dalta legend saluti da Bologna
@bobena84
@bobena84 Месяц назад
❤❤❤
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 Месяц назад
❤❤❤❤
@duuliye24
@duuliye24 Месяц назад
war mustaf dhaalaay haa nin culus salan sare waan salamaayaa waan ku waaye paris isku keen danbaayse
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Месяц назад
Ok
@ahmadosman4077
@ahmadosman4077 Месяц назад
Mustafdhaaleey ugaas waa ku slmy intaa kugu arkay muda dheer kadib
@JabreilYasein
@JabreilYasein Месяц назад
🇸🇲
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Месяц назад
PLEASE NEXT TIME VISIT CROATIA
@cadowsacad106
@cadowsacad106 Месяц назад
Nina Aliya magac fcn oo ficilkiisa iskumidka ah wata❤❤❤❤❤
@user-zl1yr2gf2m
@user-zl1yr2gf2m Месяц назад
M.a
@MohamedIssack-cx6jc
@MohamedIssack-cx6jc Месяц назад
Team gedisahan one like
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u Месяц назад
Geedi legend
@muhanadking7897
@muhanadking7897 Месяц назад
Geedi sahan waku salaamay sxb wana ku taageeraa waxa tagay qof dadaalaya dadaalkaga waxan rabay hal talo inan kugu darsado taas oo ah luqada English inaa subtitles kuso qoratid adiga afsomaligaga isaga hadal xagas hoosena englisha waxabab ayey kuso kordhin doontaa insha Allah horey usoco zxp
@Labadhako
@Labadhako Месяц назад
Masuul Bologna nagusoo booqo hadaad awoodo sabtida ishaa Allaah
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Santmarino,waligay waa aqaanay,laakiin in ay laba madaxweyne lee yihiin maa ogeen.
@garadegaraadka5793
@garadegaraadka5793 Месяц назад
Next magalaydii Firenze geedi sahan sxp santa maaria novella booqo
@moohaanmaanka6416
@moohaanmaanka6416 19 дней назад
🇯🇪
@Khaalid-mj6sg
@Khaalid-mj6sg Месяц назад
Iceland 🇮🇸 ku soo celi
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 Месяц назад
Wixiilagu hashiiyo caab makeenan
@kasimabdulnasir7505
@kasimabdulnasir7505 Месяц назад
Imaam Mustaf Dhaley
@My.fatherisHero
@My.fatherisHero Месяц назад
ZANMARIINO AAN JOOGAA IYO FIISA TALYAANI AH AYAN SIINAA HADDANA WAXAA TIRI TALYANI MAJOOGO
@user-qx7xi3uc1w
@user-qx7xi3uc1w Месяц назад
Geedi sahan Aniga waxaan joogay san marino 1989✌️✌️✌️✌️✌️
@socdaal3428
@socdaal3428 Месяц назад
P❤❤❤
@amingaming6754
@amingaming6754 Месяц назад
🇦🇹 austria next
@Abdisamad7174
@Abdisamad7174 Месяц назад
Mustaf ahmed dhaaley iyo sxkey geedi sahan sharaf iyo karaamo rag aan sxb nahay balse midba gooni aan sxb unahay waaye Wllkey mustaf waxaan isku nahay ex reer abdulaziz Halka geedi sahan aan isku nahay reer viena slan sarre dhamaantinaba ✌️
@abdiaadil4118
@abdiaadil4118 Месяц назад
4101 ayay noqden hh
@user-be2yd2xk9p
@user-be2yd2xk9p Месяц назад
Waxaan. Heynaa. Inanyar. Wadnuhu. Xidid.mihiim. vidhan. Yahay
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 Месяц назад
War zxpow wadamadaan mid aan waxbarasho ki tago ee sheeg
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
Adoo cid waydiin ayaad wax kasta internet ka heli kartaa. Goáanso waxaad baranysid, kaddib jaamacad raadi, tii aad istidhaa taasaa fiican, waddan kay kutaal raadi warbixintiisa, sida qiimaha guryaha, in Dormitory laseexdo iyo inkale. qarashaadka kale (waa haddii aanad Scholarship haysan). qish yar aan kusiiyee haddii aad isleedahay uun kusoo bax oo aanad waxbarasho u diyaar ahayn, jaamacad tuulo kutaal oo 200-1000 arday dhigato xarayso.
@Burco.
@Burco. Месяц назад
Samafal iyo meherad ba ii furan??? Meeqa qof bu ururkiinu keenay taliaankiga
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Месяц назад
SAFARO FAA, IIDO LEH WEEYI. MAHADSANID.
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 Месяц назад
Magacaa laga qaldey soomaaliya iney la baxaan aheyd. ..
@liibaanibraahim1298
@liibaanibraahim1298 Месяц назад
Intaa dalxiiska jacayl hadana awoodin❤🥺
@user-dn3rz1jb3e
@user-dn3rz1jb3e Месяц назад
Lacag tee aheed wa lagu hayaa Laken vizo la aan jirto sorry 😊
@AxmedCabdiilkcase
@AxmedCabdiilkcase Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ok
@Dhaansane
@Dhaansane Месяц назад
Geedi safaro an cdi aheyn an ku hya ila so xirir.
@ABDIAZIZ-hf1ol
@ABDIAZIZ-hf1ol Месяц назад
Waar meeshan miyaanu ogayn faysal cali waraabe
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Месяц назад
#idiriska-itaabo ayan modayey mrki hore😅
@zakeriye6995
@zakeriye6995 Месяц назад
somaliy meelksta ma joogan
@AbshirAbuukar-rs4wy
@AbshirAbuukar-rs4wy Месяц назад
Dalka burunay so xawil
@Usaamesports.
@Usaamesports. Месяц назад
Italian people
@Sakariano_Tube
@Sakariano_Tube Месяц назад
Mohamoud geeedi sahan: waxan haysta gabar yar oo 4 jir ah wadnuhu daloolo 2 xididna isa saaran yahiin oo wadnaha ah Waxan raba inad ila caaawisid adiga iyo team Apssomaliamia Mahadsanid
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Месяц назад
Wiilka la waystay ee ururka madaxda u ah enailkaa comentiga ugu horeeyo pinka saaran kala hadal
@Sakariano_Tube
@Sakariano_Tube Месяц назад
@@dailycontent3955 hye wll mahadsanid
@FcMobile-cp5ji
@FcMobile-cp5ji Месяц назад
Asc waxan leeyahay wiil 8 Sano jir ah qabana wadna xanuun sidee baan ku helaa xirirkina ama cawinaadina
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Месяц назад
Wiilka la waystay ee ururka madaxda u ah enailkaa comentiga ugu horeeyo pinka saaran kala hadal
@user-dn3rz1jb3e
@user-dn3rz1jb3e Месяц назад
Viza dalxees ama adrees boqasho wax iibsanayo igu so xir
@drapdirahmnbareh7513
@drapdirahmnbareh7513 Месяц назад
Halke weeyi wll vishaasi
@abdishakurmahamed7130
@abdishakurmahamed7130 Месяц назад
geedi sahan your Name is functional name , waxaad tahay geedi hadba meel cusub sahan inoogu tagga
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey Месяц назад
URURKA mustafe Muxuu Ku Doortay Dadka Ka Yar 14 Sano?
@Asdghjoiutrwetyhvc
@Asdghjoiutrwetyhvc Месяц назад
Lacag Soo hormari ayuu ku keeyahay dib dambe uma arkeesid. Sidaas ayuu ku doortay
@eidali3960
@eidali3960 Месяц назад
Mention mmtv
@naxwaa307
@naxwaa307 Месяц назад
Middle east gaar ahan dhulka falstinyinta magald barkeysan ee qudus pls booqo❤❤👏 3:18
@abdiaziizmohamed4602
@abdiaziizmohamed4602 Месяц назад
Dagaal ayaa ku socda walaleheen waxna ma galaan waxna kama soo baxan waa gadoonsanyihiin ee xaguu u marayaa
@abdiazizali5844
@abdiazizali5844 Месяц назад
geedi sahan Bosnia Bosnia Bosnia taaag
@MohammedAli-zt7bg
@MohammedAli-zt7bg Месяц назад
Scholarships xooga soo saar
@somali555
@somali555 Месяц назад
Somlidu dhibd n keel wlb mkusug n yihiin
@Brightone1
@Brightone1 Месяц назад
Somali waa 5 dal, Somalia kaliya maxad ugu hadal qabsataa!? Somalida geeska Africa maad iska dhahdid
@lebron2346
@lebron2346 Месяц назад
Waa xanunsan tahay ilaah hku cafiyo bro only one country Somalia
@cabasidle1876
@cabasidle1876 8 дней назад
Somali horta wadan walbo ma joogtan?
@baashiyare3715
@baashiyare3715 Месяц назад
Geedi somali badan baa ku xiran sanmarino oo beero lagu fashaa ee soo ogoow doon baa la luntay
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 Месяц назад
Ma.leh Xeeb sidee u suuragashay inay doon ku tagaan waa magaalo Buur saarane
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Месяц назад
Hargeisa Ayuba Legyahay Dalku 😂😂
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 Месяц назад
Degmo kamida maleeka 😂😂😂
@enfeckbi
@enfeckbi Месяц назад
Dalalka aataktay cid kaaba soo racday maleh mia
@asmaaxmed3729
@asmaaxmed3729 Месяц назад
Sowka madaxweyn Africa aan laga xafiisyadodd waxa maxay meesh bilaa nidaamka cidwalba galaysaa 😂😂😂😊
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 Месяц назад
Waxa iga qosliyey lixdii biloodba waa labedela madaxweynaha jaaniska madaxweyne kunoqon kartid aadbuu uweynyahay😂😂😂
@user-qf9vt8cr6n
@user-qf9vt8cr6n 26 дней назад
😂😂😂😅😅😅 kaan dal mxaaa football ⚽ ebaar wayee saan marino Somalia hata weyka badiin karan😂😂😂
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 Месяц назад
But nor secure somali business in world people respect their customers but somali people don't respect clients
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Месяц назад
Aduuunku nidaam ayuu samaystay xita tuulooyinkooda halka anaga oo ah dad Muslim ah aanu dagaalayno
@MAHM7458
@MAHM7458 Месяц назад
Wa imtixaan walal. Qayrka wu dambeyaa
@FatmaAbdirahman-bc6qc
@FatmaAbdirahman-bc6qc Месяц назад
Somaliland cml😂
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Месяц назад
Hhhh dal iyo maamul madax banan kala saar jaahil yahow
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls Месяц назад
❤❤❤❤
Далее
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 491 тыс.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 1,3 млн
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 491 тыс.