Тёмный

WAXAD SOO MARTAY NOLASHADA HAKU HABSAMIN /DHIRIGALIN/ 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@najahindho2461
@najahindho2461 Год назад
Ilahayow cimriga iyo cafimadka ha ku dhere abyo maxan wax wanagazan ka bartay❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah absolutely 😍
@IfraahHersi
@IfraahHersi Год назад
Joe markan baranay wlhi wxb isoo jiitay gbdh markay dhiirigalinayso ay dhahayso naa nin haujabin hormar samee masha allh Gbdh somaliyeed dhamaantood nin ku qafiifay waaye zaz ay tahay caaalamku zaaz ayn oo qof kasta dantiisa wato marka gbdh markay gbdh la hadlayso wn jeclhy
@najmoabdullahi3240
@najmoabdullahi3240 Год назад
Abayo sanad kadib walay sodonayaya madax igu dhirigalin laheed😢
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
Masha Allaah dhemaneey Ale hakuxafido huuno mcn❤❤❤❤❤
@thegoats274
@thegoats274 Год назад
Walee weey buuxaan dad dadka u sameeyo ceebo iyo xumaano uusen laheen oo dadka shar u saadiya ilaaheey baan kamagan galney kuwaas
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@RuunAhmed-l2m
@RuunAhmed-l2m Год назад
Loogo usameey chanel ka bdnaa tiktok dad bdan ku waydinaya arkaa abyo ❤
@Inner_You
@Inner_You 11 месяцев назад
Abayo saalida ishada aay samayso aya badan baby shampoo istacmal oo ku dhaq toner istacmal ka dib
@NalkaDaakir
@NalkaDaakir Год назад
Abayo ani ayay sidaas cama iisoo barar atay isha walibo lbada il aya ikasoo bixeen wan kafecnaaday alah ayaa ikacafiyay adina laha kaa cafiyo baayo
@mariaapdilahi-yv9cd
@mariaapdilahi-yv9cd Год назад
Mnsh Allh Alle hugu dhowro hadaan Malintayda ku daawan Maba joo ❤❤❤karo wllhi aniguu wakhtigu Igu adagyahan hadana waan ku furxaa sida quruxda bdn wax noogo sheekto thnks abaayo
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Год назад
Best video ever ad kaa dawado manta. 🔥💯✅👏👏 lakiin mandhaay talo adey ku tala aniga waa un iga talo ee social media markey dufanta iyo videos yada walnida laga hadlaya ka gabso wayo wey ku sameynaya dadkas buuqooda iyo doodkoda howlahan dhiri galinta kusoco wana ku sharaf wana kuu amaan oo Adiga leh figradaha ad soo towineysid wanku salama. Mahadsanid
@zamzammed4937
@zamzammed4937 Год назад
Masha alh abayo mahadsanid qali❤❤
@yasmiincabdi8969
@yasmiincabdi8969 Год назад
Mahadsanid abaayo waxbadan lagaa faaiiday walhi
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Год назад
Ani sa u fakarayay wa dalay mela buuq iga heesta iso duceya inu ilshey ixaliyo 😢😢😢
@farhiyo4
@farhiyo4 Год назад
Amuuraha Allaha ku sahlo abayo
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 Год назад
Masha Allah wllshy aqli badan wlhi maxaad wax badan ibartay I appreciate it
@IkranMuse-t2c
@IkranMuse-t2c 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 Год назад
Hamdiyey caaga biyaha xage ka dalbatay magicisa noso sheeg pls❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi lif Ayan ka daldaby
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 Год назад
Mesha ka dalbatay fadlan mad nooso dhigi waan wayay qali
@fadxaciise6593
@fadxaciise6593 Год назад
Horee usoco
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Год назад
Wlh waad ciyaraysa you have a good point hamdiyeey lkn somali hadaan nahay qofka wuxusan ahayn aaba lagu caayaya ka waran bid isaga uu qirtay ee ka sheekeyay sis inta aad sheegtay oo in lagu daray ayaa bari qof adiga ku matalaya oo aadna aqoon ka sheekenaya sis Kim Kardashian wa naag kow gaalo ah laba dad nolosha fahmi karaya oo aan qoom sida somalida lasku diray ahayn ayay role model u tahay inta dhalishana watan la dagalamaysa ee guusha tusaysa yaa ku gabtaagan gusha ma taqaanan hooyadeed iyo walaladeed somali iyaga isku muqmuqda
@aminadahir8848
@aminadahir8848 Год назад
Wan ku jeclahy xmday ❤❤❤❤
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Год назад
Dhiirigalinta noo soo badi abyo ❤
@fardus_
@fardus_ Год назад
Wl casher ku fooldhaqo anuu fiku igasoobaxaye qli
@sadiya910
@sadiya910 Год назад
Allow cafimaad taam ah kusii mcnto love ❤️ you sister
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Год назад
Cadey bolo ❤illhy haku xifdiyo abayo ❤
@FatxiIbrahim-v9c
@FatxiIbrahim-v9c Год назад
Asc abyo xamdi waad mahdsanthy wan jeclaan lahaa ina commentgayga aqriso wayo clipkan aad soo duubtey aniga ayu igu socdaa waxa jira caqabado xanuun bdn oo noloshydi hore marey kana gudbey lkn uu ninkeyga igu ataaago markaan isqabano anigna waxaa noqonayaa qof markle niyad jab soogaarey kamana gudbi karo ila tali abayo mahadsanid❤
@zunaariglamofficial4456
@zunaariglamofficial4456 Год назад
Abyo waxan ahy arooscusub pls taloyin igasii guurka iyo waxyalahi an gabarninadeydia samynyy masamyn karo masuliyad ban dareenaya ❤
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 Год назад
Xamdiyay love you dar alleh iskn cere noso badi
@sukhranasir
@sukhranasir 11 месяцев назад
Waxn ilaawi la.ahay ilaa hada wakhtil xaadirkan dhibato igu dhacayd sanadku marku ahaa 2005 ila la maray 2023 inshallh waxn rajaynaya inan one day ilaawi doono idinkuna iso duceya in rabi farxad isiiyo😢😢💔
@Fad-p4i
@Fad-p4i 4 месяца назад
Wll alaha kugu badalo farxad xalada aad daremysid😢
@sukhranasir
@sukhranasir 4 месяца назад
@@Fad-p4i Ameeen wlll❤️
@RaxmoAbdi-l8w
@RaxmoAbdi-l8w Год назад
Manshall Aabyo
@asmacuddoon5111
@asmacuddoon5111 Год назад
Xamdaay barnaamijdaa wad walaal waxba reero iyo dumaro is dagaalay hanoo soo gudbin😊
@fatimayuusuf346
@fatimayuusuf346 Год назад
Ilahy haku cafiyo xamaday❤❤
@FadxiCabdiraxmaan-r4l
@FadxiCabdiraxmaan-r4l Год назад
Abaayo xageen kala so xiriraa wll aad baan kgu bahany❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
004740617832
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond Год назад
Wll side. Kuhela wan kubahna
@fathiafati2378
@fathiafati2378 Год назад
waan ku salamay walashey hamdi❤❤❤🎉🎉
@shukricaday3121
@shukricaday3121 Год назад
Abyo adbad umahadsanthy ilahay isha haku cafiyo
@dollarinshar4986
@dollarinshar4986 Год назад
Masha allah abayo ❤️❤️❤️ abayo wanku bahnaa senkula inten kalaso xarira
@mahamedaamiin4050
@mahamedaamiin4050 Год назад
wlll isha alllh wan kabaxynaa hada caqabada badan ayaa ihaysataa
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim Год назад
Xamday alle hakucaafiyo wllo ❤❤❤❤❤
@maryamaabdulahi7590
@maryamaabdulahi7590 Год назад
Mashallah gabadhan u hagarbaxa❤❤❤❤❤
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 Год назад
Camaamadaada maheysan karno❤
@katramandeq45
@katramandeq45 Год назад
Msha allah❤
@najma649
@najma649 Год назад
allaha ku caafiyo
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p Год назад
Amiin
@SalmaMaxamed-hn5xb
@SalmaMaxamed-hn5xb Год назад
Ala mxa u xiisay dhiri galisada ❤
@HaniHanii1999
@HaniHanii1999 Год назад
Maha masha alh❤❤❤❤
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 Год назад
Masha allah ❤😂
@HabsoJelle-iz1ml
@HabsoJelle-iz1ml Год назад
Manshalah abayo horay usoco
@hodansheekh3137
@hodansheekh3137 Год назад
Masha allah wllo hote u soco❤
@iqrasaciid1580
@iqrasaciid1580 Год назад
Wagaqaday haabo wadhawahay❤❤❤❤🎉
@MaxamedAbdikariin-r1y
@MaxamedAbdikariin-r1y Год назад
Thanks gacalo ❤❤
@amiiraabdi3589
@amiiraabdi3589 Год назад
Adna sido kale abayo
@buuxhaji2306
@buuxhaji2306 Год назад
Mashlh xbbti
@shadowanim5700
@shadowanim5700 Год назад
Runtaad shegtaa xamdaay❤
@Navaaabdi
@Navaaabdi Год назад
Allaha ku caafiyo
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Hamda kaaba
@kawtharhaibe9956
@kawtharhaibe9956 Год назад
Xamdiyay qu aan isisaar casharna iskushub inan baan arkay ishu halkakaburnatay o cashar iyo qur aan kubogsatay allaah hakushafiyo wllo
@faafumodiidii3851
@faafumodiidii3851 Год назад
Xamadiyey maxat Hargaysa uu iman wayatay😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Waan imana mar abyo
@Ayaano1993
@Ayaano1993 Год назад
Wll xamdi tiktok ayaan iska kari laayahay daawashadiisa sideen goaan uga qaata bal ila soo taliya ilaa reer comment waan saari labo cisho hadana waan soo celin ma qaadan karo goaanba
@aishayakub3381
@aishayakub3381 Год назад
Same nahay wlh Abayoo sen wax yelna
@Ayaano1993
@Ayaano1993 Год назад
@@aishayakub3381 wll isla Shalay saaray Ilaa hada qalbigaa ayuu igag jiraa wll bahalkaas shaydaan ayaa dhex fadhiya wlhi Allah inaga madawbeeyo inadeer
@aishayakub3381
@aishayakub3381 Год назад
@@Ayaano1993 ameeen sweetheart
@SowdoMohamed-n5t
@SowdoMohamed-n5t Год назад
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Год назад
❤❤❤
@hidaayomaxamad465
@hidaayomaxamad465 Год назад
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wcwrab ❤
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Год назад
Asc abaayo aniga waxaan ahay gabar adigaa ku bahan waxan rabaa inaan kula wadaago aniga waxan soo maray ilaa manta waxan marayo waxan ka raba inaad ilaa taliso please abaayo snpka wan kari waayay intaan kala soo xidhiidh please please please abaayo 😢😢😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wcwrab qaali 004740617832
@SacdiyaAdan-ir2vb
@SacdiyaAdan-ir2vb Год назад
Xamdi abyo halkaan malagala soo xiriri karaa
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Год назад
@@SacdiyaAdan-ir2vb haa abaayo nambarkan waye keeda
@saaraapdi2729
@saaraapdi2729 Год назад
Msha allh hamdi qurux io karti badan qalbiga ku salamay queen❤❤❤❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
Masha alah tabarakalaah sodhawaw xbbti waku xiisay alaha kucaafiyo isha qalanjo ❤🎉
@Hoyoo55
@Hoyoo55 Год назад
Somalia wadankaagi maaha xamdiyeey walahi lkn hormar wacan naag somali kahoraysa.
@dekaladan9172
@dekaladan9172 Год назад
Kim sexy tape kuso canbaxday role model ma ahaa
@degmocumer1673
@degmocumer1673 Год назад
Absolute ❤
Далее
NAFTADA AAMIN ???
11:29
Просмотров 37 тыс.
sida lacagta biilkaga lomareyo
2:30
Просмотров 3,8 тыс.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 4 млн
WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN.
18:18
Просмотров 9 тыс.
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 29 тыс.
Qisadii iigu naxdinta badnayd. Iiguna farxada badnayd.
19:29