Тёмный

Waxey rabaan inaad la xiriirto, Ha wacin!  

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@siraji1
@siraji1 11 месяцев назад
Mawduuc muhiin ah, waanka helay.Runtii Dadka marka aad ka aamusto ayay bilaabayaan inay waantoobaan .Arrintan kle oo adiga dhibanaha ah oo laga dhigaayo qofka dhibka wado waxay badana ka dhexdacdaa qoyska io inta walaalaha ah.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Waa runtaa Thanks for watching
@xasancali2853
@xasancali2853 3 месяца назад
Haa waa runtaa waata ihaYzaTa wlahi
@deeqoshiiqaxmed4251
@deeqoshiiqaxmed4251 Месяц назад
Dectore mahadsanid
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Месяц назад
Thanks wllo
@ceeblaa
@ceeblaa 2 месяца назад
oo waxaan raba inana arag .iyo inana warkooda iyo hadalkooda xunba ley keeni yaarab adigaan ku weydiisey inaad nimankan xun nolosheyda ka bixisid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Thanks for watching
@kdsburneraccount1171
@kdsburneraccount1171 11 месяцев назад
Great way to start Friday. Juma Mubarak to you all
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Jumca Mubarak
@Aniizo
@Aniizo 2 месяца назад
Wllo qofka noocaas ah sidee loo dhaqma ama an ujaraa bless🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Qebta playlistiga ayaan geliyay videos ka sida loola dahqmo dadkaan
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 10 месяцев назад
Saas waaye thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Adaa mudan thanks for watching
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 10 месяцев назад
Runtii wax badan ayaa ka faa'iiday, Al aana casharadaada waan xiiseyaa qayr badan ayaan kuu rajeenayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Mahadsanid and thanks for watching
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 13 дней назад
Walee waan arkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 13 дней назад
Thanks for watching
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 13 дней назад
Thank for watching
@iqroahmed3544
@iqroahmed3544 11 месяцев назад
Koo cudurkaan qabaa lahadli jiray dartiis nimanka unacay ima so wacayo hada wacana wuu i eedeynaa qalad hadoo galo anilee dusha iga saara marwalbo asaa saxan anaa qaldan qaladkast9 yaha iga saara balp wuuba ijahwareerin jiray niyad into iga jabayo ani i eedeyn jiray alx hadaba ka haray kaaas
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Dadkaan waa dad jiran maskixiyan mafiyooba weyna ku waalayaan hadii aadan ka fogaanin
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Месяц назад
Wa tan aniga iheysata wan ku daalay maalinta so caqalisatay ila hada naftada halis galin dacawo an dhamad laheynin iyo maalin waliba war adan ku farxqynin iyo eed igu dilen noloshayda dhan inacasiin raban wallhi😢😢
@mapaacha4552
@mapaacha4552 27 дней назад
Kaas ma kahartey 🤣
@ceeblaa
@ceeblaa 2 месяца назад
mayee ineyna ila soo xidhiidhinba rabaa aniga khaati binafsi taagan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Thanks for watching
@hodanabukar3611
@hodanabukar3611 11 месяцев назад
Asc wll qof aan jclhy ayaan dhaqankiisa sidaan ah 2years wxn ku suganhy xaalad adag why markaa wax igu someyo khalad u fahmo oon dhaha wxn qalad ayaan u fahmay wuxuu ileeyhy ka gudub anigoon wixii lkeyga qancin hadaa caro kala duldhacana wuxuu ileeyhy sidaan wax leyguma sheego hadan carooda oon is dhaha ba isma xakameyn kartidee qoraal wax ugu qor oo si tafatran ugu qor lkn a soo jawabayo markaa waco oon ku dhaha qoraalkeyga soo ma arkin wuxuu iigu jawabaa waxaad u soo fikirtay waa ama waxaas uma arko wax ka jwbo hadana anagoo isla joogna ama anagoo call ku wada hadleyna hadaan wax ka carooda ku arko ama aan waqtigaas emotion is badalo oo iga arko haduu ila jooga wuxuu ileyhy wd igu cajistay filaa wn kaa sii tagaaa hadey call thyna haye macsalaamo waa inoo waqti kle asigoo og inaa mnta dhan farxad kula sheekeysanyay oona ismadalka igu keenay xaalad thy ayuu sidaas iila dhaqmaa 6years wada socnaa waligiis ma qaldam8n imana raali galin every time qofka khaladka leh waa aniga asiga waxaadba moodaa malaaik aduunka loo soo diray markaa weydiiyo oon ku dhaha adiga miyadan bila aadam aheyn sidee u khaldamin wuxuu dhahaa aniga khalad kuguma qabsada waxa marwalbo dooda wado waa adi hadaan ciil la ooya wuxuu ileeyhy dulmi ayaad la oyney😢wxn dareemayaa inaa nolol xabsi ku jira waxan noqday anan gar noqsan karin oo albaada laga soo xeray inkastoo aan xariiraa aan u jaray hadana waxey aheyd waqti aan nolosheyda dhan ku burburiyay😭😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Walaal email isoo dir video ayaan kasameena arin cajiib ah ayaad soo martay. M.salehj48@gmail.com
@hodanabukar3611
@hodanabukar3611 11 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 wn kuula soo hadlay wll midkan ayaan kla soo hadlay ee ii soo jwb si aan xogteyda kuula wadaago🥲😭
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Walaal wan kusoo jawaabay Fadlan isoo dir email mahadsanid
@Shukritamokhtar7153
@Shukritamokhtar7153 10 месяцев назад
@@hodanabukar3611abayo Allah haku gargaaro aniga xata tan o kale ba i haysta 5 years aha wan ku dhibanaahy😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Illahey farah haku furo
@deqamohamed7123
@deqamohamed7123 6 месяцев назад
3week Qof ka amusna kadibne kula so hadla ine wax dhicin camel 😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 месяцев назад
Haa waa lagu yaqaana dhaqankaas waxey iska dhigaan sidii inee waxwalba caadi yahiin oo kale haka neefinin
@Mubarakchannel459
@Mubarakchannel459 10 месяцев назад
Narcissist maxa laga wadaa xisole yaal mise danesta yaal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Narcissism waa personality disorder waa cudur dadka uugu dhaca nafsiyan dadkaana waxey aaminan inee dadka kale ka aqli iyo aqoon badan yahiin waxeeyna jecel yihiin in la faaniyo waana danestayaal wax lasoo koobi karo mahan vidiyowsheeda daawa adaa ogaani doona
@Mubarakchannel459
@Mubarakchannel459 10 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 thanks dectore
Далее
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!
26:11
GAAR XORRIYAD MAALIYADEED: SIRAHA HANTIDA
13:17
Просмотров 4,9 тыс.
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
11:56
Просмотров 795
Infection-ka dhiiga Raaca | Barnaamijka Caafimaadka
39:11
Sidaan samee hadaa rabto inaad ka argoosato dadkaan!!!
9:14
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн