Тёмный

WEYDIIMO XALQADA 13AAD | ASTAAN TV | HD 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 82 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@abdullahiaynte5852
@abdullahiaynte5852 3 года назад
barnaamijka wiilka daadihinaayo waa wiil dabeecad wanaagsan leh. Allah dhowro sanad walbo asiga halaga dhigo daadihite
@sagalosman1083
@sagalosman1083 3 года назад
Maasha Alaah wiilka wariyahaa waaa ix tiraam badan yahay sida uu dadka u ixtiraamyo
@carafaadguulwadeofficial8150
@carafaadguulwadeofficial8150 3 года назад
Cabaas waa nin qalbi WANAGASAN intaan dawanayey barnamijkan waa nin qadarin WANAGASAN iyo sida WANAGASAN ee uu dadka usogotinayo
@liibanboojo5374
@liibanboojo5374 3 года назад
Msha allah sxbkey badri isku glas baan aheyn guul baan kuu rajena sxb
@riito9394
@riito9394 3 года назад
Thankz bro
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 года назад
Nairobi haduu kajiro waan imaan lahaa barnaamij kaan
@ahmedzakki_
@ahmedzakki_ 3 года назад
Kaaly gabdhiihi aaaway Meshan wiil leee arkooyaa mise jikada kala daasheen war gabdhaha aqoontooda hasooo muujiyaanee soodaaha waaalidood 100%%%%%% dhanka waxbarasha iyaga heersare ku ahhhhh. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Zahra-channel1
@Zahra-channel1 3 года назад
M.a Badri wu nasib badanyahay Next wiil hadi Allah isiyo amaanba badri ula baxaa 😁
@carafaadguulwadeofficial8150
@carafaadguulwadeofficial8150 3 года назад
Cabaas waa nin qalbi WANAGASAN intaan dawanayey barnamijkan waa nin qadarin WANAGASAN
@alihagioofficial7595
@alihagioofficial7595 3 года назад
Aaad iyo aad ayaan ula dhacsanhy barnamijkan
@SSTV5080
@SSTV5080 3 года назад
Xaalka wadankeena alle hanoo dejiyo aamiinta waa xagiina SUBSCRIBE like iyo share hanala dhaafina mahadsan waa codsi
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
wan kuu saray isar
@abdiaziiznor5369
@abdiaziiznor5369 3 года назад
Badri isku jaamacad nahy muqdisho university waliba isku department nahy m.a keep going bro
@ifraaxshiine8243
@ifraaxshiine8243 3 года назад
Badri xeeyle masiib wacan wll
@raaxoaadenciise8970
@raaxoaadenciise8970 3 года назад
sorry cabaas kuma aqano hadana waxan jecla inad guuleysato wlhi insha allah next time ♥️🇸🇴🇸🇪
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 года назад
Wariyaha mansha alaah sagoontintiisa marka uu qofka macsalaameeynaayo mansha alaah
@mohamedm.n5683
@mohamedm.n5683 3 года назад
𝐚𝐬𝐜 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐧 𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦
@mahamedcnuur9685
@mahamedcnuur9685 3 года назад
Astaan like qofkii ugu horreeyey
@duvacandy5673
@duvacandy5673 3 года назад
Dadka marke telefonka wacdaan suasha le ha weydiyaan A b c d fulaan fulaan 30s waba intu aqrinayo😄 Cabaas wiil dadka sifican ula dhaqmo o waji furan waaye maashallah isaga iyo Yusuf islaam barnamijyadooda wa jeclahay ixtiraam iyo kala dambeyn guri fican iyo walid fican iney sokoriyeen ayey cadeyn utahay 🥰
@SuperCabaas
@SuperCabaas 3 года назад
Shukran walal
@caashajeylani6828
@caashajeylani6828 3 года назад
Wllhi xaqiiq Dartiis ayaan u fiirsadaa Rabi raali hakanoqdee Maalin uun waan hortagi doona Cabaas iyo yuusuf islaam
@caashajeylani6828
@caashajeylani6828 3 года назад
@@SuperCabaas full respect wllhi
@aragsannuura727
@aragsannuura727 3 года назад
masha allah
@aragsannuura727
@aragsannuura727 3 года назад
@@SuperCabaas alle darti aya ku jeclahay abowe isha bini adamka alle haka hayo
@saadiaali6644
@saadiaali6644 3 года назад
The Somali Dervish movement (Somali: Dhaqdhaqaaqii Daraawiishta) was a popular movement that developed in eastern Somaliland between 1899 and 1920,[2][3][4]
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 3 года назад
Wlhy wiilka farxaan waaye ilaahay nasiib wanagsn haku siiyo
@nuraj4128
@nuraj4128 3 года назад
ManshaAllah Allah haa barekeyo Astaan
@SSTV5080
@SSTV5080 3 года назад
Xayeysiinta iyo sharaxaada hadaad iska gudbiso isku fikir ayaan nahaye SUBSCRIBE like iyo share hanala dhaafina mahadsan waa codsi asxaabeey
@abgey
@abgey 3 года назад
Ii saar aan ku saare thanks
@Tesoanime
@Tesoanime 3 года назад
Tuugsiga ma heerkan bu marayaa😂😂
@SSTV5080
@SSTV5080 3 года назад
@@Tesoanime haa walahi ee ha iga baqiilin
@ahmedqanimuqdishaawi9991
@ahmedqanimuqdishaawi9991 3 года назад
RAMADAAN Mubarak astaan media
@iimaanabdinorarab6266
@iimaanabdinorarab6266 3 года назад
Suaasha ah fanaanka qaaday heesta saxarlaaay ha fududaan qof ayaa hore loo weydiiyey
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
waa ku saray adna ii sar wll
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
@@adifakhalaf1699 waan ku sare walaalkaye
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 года назад
Yaa Diyaar u ah Weydiimo Meesha ah ( Yaa Diyaar u ah inuu ku Guuleeysto Kun dollar ) inaad u bixisaan ayeey aheyd
@dahirmadar4567
@dahirmadar4567 3 года назад
Anaa u ah inaan tijaabiyo
@huzzienaden7426
@huzzienaden7426 3 года назад
Wiilka Barnaamijka Dadihanaya M.a💯💯
@abyadhassan553
@abyadhassan553 3 года назад
asc bariig afsomali ma loo waayey= hakad waa af soomaali
@zackcabuud4579
@zackcabuud4579 3 года назад
astan maxa kenay in gabdhahu meelaha sare garaan wilashano 100ka dhafi wayaan
@fadumofadumo9736
@fadumofadumo9736 3 года назад
Sawabtu waa gabdhahaa wax Barashada ku fcn tasey ku karaan baan dhihi karaa😂
@zackcabuud4579
@zackcabuud4579 3 года назад
@@fadumofadumo9736 mar walba inaad guleeysataan wn raba wayo waxa tihin wax walba dunida mcn saaran kuwan ka helno Allh hayni garab galo habalahayga somaliyed iyo hooyinkaba su.aasha san urina wa kaftn un aan nimanka kuyara magayo wana mid mezha taala hh
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
GabDhu hu waa gabDhaheenii kamaxumin guushuuda mashaallah dumarko haday san guuleysan ragu heer magaaraan
@fadumagabbose4630
@fadumagabbose4630 3 года назад
Dadka lawacayo waxa fican google inay ka firiyan ama RU-vid jawabta
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
Maka gaadhayaan ayaa ka horaysa
@ikranshafici2555
@ikranshafici2555 3 года назад
@@zuhuurademh1298 wa runtaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Waa laga gaara haduu qofka uu lasii ballamo oo barnaamijka daawanayo. Qofka activeka ah waa kagaara.
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 года назад
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
Manshlah inanka 2aad jawabihiisu Waa Wada Xarafka A.
@bam623
@bam623 3 года назад
Ereyga sanad waa kaldeen
@ABdillah.Artic123
@ABdillah.Artic123 3 года назад
Horta barnamijka tunti waa mid wa tar leh lkn keliya waxa dhib ku ah waqti yar ee lasiinayo qofka markuu codsado wacitaanka qof kale si uu suaasha uga caawiyo plz waqtiga kordhiya 30 second aad ay u yarty ugu yaran 1minute ka dhiga
@bulshaawisports3928
@bulshaawisports3928 3 года назад
Horay usocda Astan
@daadircaawiye9899
@daadircaawiye9899 3 года назад
Walaal cabaas cabdi igu caawi walaal sidaan uga soo qeyb gali karo barnaamijka
@saadiaali6644
@saadiaali6644 3 года назад
Taariikhda run halaga sheego.
@shmaxamedmacalinabshir9331
@shmaxamedmacalinabshir9331 3 года назад
Wll ina kaso qeb galo rabaa qaabke ugu qeyb qaadana
@wiilwal2011
@wiilwal2011 3 года назад
jawaab waa qalaaad waaa vimeeeen D jawaabta
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 года назад
War wiilalow markey suuaasha idinku adkaata waliba ey tahey suugaan weydiya gabdhaha idinla dhashey ama aad asxaabta tihiin sawabtoo ah inta badan raga ayagaa kadhageysi badan sugaanta
@anfarmohammad3471
@anfarmohammad3471 3 года назад
Masha Allah 👌👌💯
@gureycade7334
@gureycade7334 3 года назад
Tartankan asagoo application af somali ah majiraa 🤔🤔🤔🤔
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
horumar wacam
@Humanity894
@Humanity894 3 года назад
Barnamij ka dhan ba waxan u nacay dadkan Nabiga iyo Allah ku tuuk sanayo 🤦🏾‍♀️😒🤦🏾‍♀️ they’re so annoying I can’t even enjoy one video cuz of them geez
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Xaagee lagala xiriiri karaaa barnaamijkan
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 года назад
Dagaalka Daraawiish Waa 1900 Maaha 1901 ? Iska Hubiya
@saynabibrahim6037
@saynabibrahim6037 3 года назад
maxed moge libaan
@MohamedAhmed-mq7ie
@MohamedAhmed-mq7ie 3 года назад
Akhyaarta jaamacada nasiib malagaga qalinjabiyaa
@hindabashe2275
@hindabashe2275 3 года назад
Asc
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 3 года назад
Wicitaanka 10secon kudara
@MohamedAhmed-mq7ie
@MohamedAhmed-mq7ie 3 года назад
Ragragdhalay casayr
@sagalosman1083
@sagalosman1083 3 года назад
Miskiin wiilka Walhi kanaxay cabaas boqol Xataaa aaad ayuu Ugu baahnaa Miskiin wajigiisa Aa laga aqrisanaa Sorry Walhi
@zuzanali5962
@zuzanali5962 3 года назад
Mohomed mooge liiban
@Respectwithmypeople
@Respectwithmypeople 3 года назад
Walal baqiilka ha iska maqnaado waxaa iga badan adigoo ah wllkeyga ama wllsheyda hal subscribe isiiya pls😭🙏🙏😭waad iga farxin kartaaye iga farxi❤❤❤❤❤
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
waku sary isar
@gamerwolf5007
@gamerwolf5007 3 года назад
Even trying out
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
Have a good night
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw iso boqda wllyal ii cawiya wllyal 🙏🙏😭
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 3 года назад
Wankusaray ADNA ISAAR
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
@@laasgalolmedia2614 wanku sary
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
waan kuu saray iisar
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
@@laasgalolmedia2614 wan ku saray iisar
@sacdiyoahmed3313
@sacdiyoahmed3313 3 года назад
Waa C
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw
@canabhassan7286
@canabhassan7286 3 года назад
Mucadar yad tahay
@samiramogueh2046
@samiramogueh2046 3 года назад
saddex nin waa isku mid
@kaalmoofficial8645
@kaalmoofficial8645 3 года назад
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah
@umuasadcooking4352
@umuasadcooking4352 3 года назад
Isoo booqo wll
@kaalmoofficial8645
@kaalmoofficial8645 3 года назад
@@umuasadcooking4352 wa soboqday wa kusaray subscribe
@umuasadcooking4352
@umuasadcooking4352 3 года назад
@@kaalmoofficial8645 thanks
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
waa ku saaray adna ii sar
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 3 года назад
@@kaalmoofficial8645 waku sary isar
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
Tehran
@mohammedobsie6287
@mohammedobsie6287 3 года назад
China
@alitube273
@alitube273 3 года назад
Hindiya
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
B
@omarmohamed1453
@omarmohamed1453 3 года назад
6
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 3 года назад
BARIIS SHINA IYO HINDIYA AYAA UGU BADAN SIIBA CHINAHA BASMATIGA
@nimcocawilmaxamed3407
@nimcocawilmaxamed3407 3 года назад
❤️❤️❤️❤️🤔🤔🤔🤔👍
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 года назад
Tahraan
@mohamedm.n5683
@mohamedm.n5683 3 года назад
D :hindiya
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Saxarlay hao fudu daan.maaha saxarlay ha fudu daan weye heeska
@saharoccabdi3972
@saharoccabdi3972 3 года назад
Sorry wlhi cabas
@hindabashe2275
@hindabashe2275 3 года назад
B caruura
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
D
@abdikarincm
@abdikarincm 3 года назад
Badrito
@falisfalis1092
@falisfalis1092 3 года назад
1964
@zuzanali5962
@zuzanali5962 3 года назад
Qartuum
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 года назад
Dadkan saxarle ku adag tahay maxay ahaayeen
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 3 года назад
Is A
@falisfalis1092
@falisfalis1092 3 года назад
Dahraan
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
A
@siciidosiciido6908
@siciidosiciido6908 3 года назад
Y
@Tesoanime
@Tesoanime 3 года назад
Nin Somali oo badri la dhaho astanba ibartay uun mid ka kan midna wxan ku arky barnamijka (hoo hadiyad) 🤣🤣
@faizahussein9646
@faizahussein9646 3 года назад
😂😂
@zuzanali5962
@zuzanali5962 3 года назад
D c6
@wiilocraxmaan3280
@wiilocraxmaan3280 3 года назад
B
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
D
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 года назад
7
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
B
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
B
Далее
WEYDIIMO XALQADA 15AAD | ASTAAN TV | HD 2021
38:07
Просмотров 53 тыс.
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 2-Aad | Astaan HDv 2021
43:28
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 3,6 млн
Marwo: Faadumo Siciid oo kabaha la dulmartey Ilhan Omar
27:52
WEYDIIMO XALQADA 18- AAD | ASTAAN TV | HD 2021
39:20
Просмотров 43 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 14AAD | ASTAAN TV | HD 2021
52:52
Просмотров 78 тыс.
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42