Тёмный

XAAFUUN: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub 

Daljir
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

XAAFUUN & Hurdiya: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub | Wax ka ogoow taariikhda Xaafuun (mar OPONE marna DANTE), Warshaddii Cusbada, dekedddi Xaafuun iyo tareenkii Talyaaniga | Warbixinta waxaa inoo ka diyaariyey @Mohamad Hassan Dhalo
★ ★ ★ Daljir RU-vid Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 2 года назад
Daljir waa shaqa wanaagsan oo taariikh aad umadu ugu baahantahay in loosoo bandhigo
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
waah wadan anuh kharibnay waxana ugu wacan qabilkah iyo jahilnimadah
@Zoma-g8e
@Zoma-g8e 4 месяца назад
😭😭😭😭😭😭sorr wlhi 😢😢
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 3 года назад
Masha Allah wamagalo qurux badan taariikh fagna leh
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
somalih dhulkah quruxdah bay ledahay intay baryayan Adunkah dowladan ku shegah may warshad kah dhisan waa wadan dad kodih xadayoh
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 года назад
Dadka mucaaradaya taariikhda magaalooyinkaan waa kuwo aan wax akhriyin waxna ka aqoon taariikhda dalkeena.
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Год назад
Ninkii aan taariikh fiican lahayn ayaan ogolayn taariikhda somalia in laga sheekeeyo ama la qoro .
@abhayb7723
@abhayb7723 3 года назад
Duni la soo baabiyey ayeynu ku noolahay, lkn weli dadka somaliyed waxay qabsan karaan wax badan
@Himila55
@Himila55 Год назад
sea salt cusbada ugu qaalisan waya
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Mansha Allah
@jamacmahamed9745
@jamacmahamed9745 Месяц назад
Halkaa wantigilaa laa kiin waxaan ubaahanay inlay kaxeeyo
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад
Siwaakhroon waa waa rag Hadi socoto xafuun halkaas keliya xiniyo Ku liyiin from Cali saleban mj
@himilohaldhaa3347
@himilohaldhaa3347 Год назад
Adeer ilaa hada waad qaldan tahay Siwaakhroon Meel walba xiniyahooda yey ku joogaan Cali Kartuunoow adiga balidhidhin iyo beeliwacato kawarab xaafuun Cismaan maxamuud aya leheed
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Год назад
@@himilohaldhaa3347 kkkkkk
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 18 дней назад
Hooyda qabilka kawas madaqc Tiran kartid qabil BA duli kadhigay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Maxamed siyaad bare waxuu baabi i yay horumar inaysan gaarin dhulka majeerteen ku
@tiktokqaboze4579
@tiktokqaboze4579 7 месяцев назад
Hdda siyad maaa nagu dhagan ilaah ha unaxaristo asna hdda maa dhissano yaa na hor taaggan
@cookingwithmamafaa393
@cookingwithmamafaa393 10 месяцев назад
Ayeeyo macaan ku soo Kortay Alla yaa raxmaa😢
@mohamedobsiye9276
@mohamedobsiye9276 3 года назад
Maxamad xasan dhalo wariye jira barnaamujkaana.majiro.wariye.kugugaadhaya
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Thank you everything
@muuminaxasanxasan284
@muuminaxasanxasan284 3 года назад
Waagaas soomaalidu madegenayde magaalooyinka xeebaha ah
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 2 года назад
Iga daa yaraanteyda isoo xasuusisey xafuun iskor saar foocaar baar madoobe alla deegan keygow idin jecliyaa
@buullebarre
@buullebarre Год назад
waxa laga maraakiib cusbo oo dibadda laga keenay in dekedda bosaso lagasoo dejiyo iyo dekedaha kale dalka , sidaa darteed suuq mayeelan karto ,hala joojiyo in dibadda laga keeno cusbo ..
@ashaholac3913
@ashaholac3913 Год назад
Faankii reerka miyaa sxb?
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Год назад
@@ashaholac3913 faan mexey ah wuxu yiri mataqan kkkk
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 месяцев назад
@@ashaholac3913 Faanku Aad kukooleeyneeyso ninkaan Soo Naceeyb majeerteen maahan naageey? Ma caqligaagayar sookan video-ga wariyuhu kuugu sharaxay waxwalba. Wallee majeerteen Siiileey quruntay Iyo bahal nolashii Kadhacay Oo faryaro ah baa Bartay reerkii. Meelba faan beey kusooqorayaan.
@Abwaandagaal
@Abwaandagaal 3 месяца назад
@@Cici_mimi hiitka ku gaadhee miyadan maqal majeerteenku waa niman goboo garad badan wll 😮😂
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 года назад
Nimankan waxaan leeyahay ilkaha iska gagaajiya afka waa halka uu cudurka ka bilowdo
@hkay980
@hkay980 Год назад
..Japan is an island surrounded by oceans
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
Hada maxaa ku heysaan? Waxaan jirin hanooga sheekeyn
@dhudigaboze1389
@dhudigaboze1389 2 года назад
2000 imisa ka danbaysy
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Год назад
Majeerteen abgaal umma warameysaan Ka fiirso
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 года назад
MAXAMAD SIYAAD BARE OO ASKARIYAA CUSBADA XAAFUUN MADAX UGA AHAA MAR TALYAANIGU UMAGCAABAY
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 года назад
Coka sanyare maanu maqal
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 года назад
Wadankiinana waad dayacdeen ee hadda is daba qabta
@qalcaddhexe1698
@qalcaddhexe1698 3 года назад
Beenta ma hooyadaa ayaa ka dhigtay
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 2 года назад
Maxaa qurux a? Magaaladu geed kali a kumaba yaalo. Somalidu wey diideen iney dhirwku beeran dagmooyinkooga. Laakin dhul qalalan iney ku faanaan ayey ka qabsatey 🤦‍♂️
@geeleisse4406
@geeleisse4406 3 года назад
beenta la isku jabinayo ku qoslay tigadaha iyo tareenada maan aragno🤔🧐🤣🤣🤣🤣
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 года назад
Been maahan soo baro taariikh da
@najkavlado5698
@najkavlado5698 3 года назад
Nacasow qabiil gaar uma laha waa taarikh Somali wada leedahay nin taarikhahisa beeninaya Somalida kaliya ayaad ku arkeysa waa meelahi ganacsi ee xadaaradi puntiga
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 года назад
Aqoon daro ayaa ku haysa xaga taariikhda ah . Tuusaale magaalada Taleex magaalo wayn oo xarun ah ayeey ahayd maanta arag sida ay u egtahay .
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Hadlayaabina dadkaan taariikh maleh qabiilbaa dilay waxayna ku qaracmaan taariikhda puntland waayo waa dad aan nim cadaan taariikheed haysan mar ayagoo og ayay inkiraan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 месяцев назад
Hawiye Iyo Idoor Taariikhda Daarood Xitaa Waaka Ooyayaan Innaa Lilaahi War Waxu Daciiifsanaa. Ileeyn wax Taariikh Ah Meeylahanee.
Далее
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Просмотров 96 тыс.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Просмотров 114 тыс.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 175 тыс.
Taariikh LUNTAY OO LA HELAY 😱
15:44
Просмотров 79 тыс.
BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!
7:50
Просмотров 53 тыс.
EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!
13:39
Barnaamij ku saabsan Taariikhda Raas Guardafui-Terra
33:24