Тёмный

XALWAD KISMAAYO 1KILO IYO BAR KAALAY BARO SIDA LO KARSHO 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@nunubeydan-gt9gx
@nunubeydan-gt9gx 6 месяцев назад
masha alaah sistar ilahaya xogada ii gardidada hagu barageyo illhow amiin ❤❤❤❤❤
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 6 месяцев назад
The best xalwo mashaallh in ❤❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 6 месяцев назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah Ramadanka kalena cafimad Allah nagu garsiyo inshallah waa lo xisi doona ❤❤🙏🏽
@lossboyking7518
@lossboyking7518 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lossboyking7518
@lossboyking7518 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад
masha Allh Abaayo Alla ku sharfo
@miskiAhmed-q2h
@miskiAhmed-q2h Месяц назад
Bal hal xabo isoo qabo ma si firin karee ruumiyey😂😂😂😂 Ina hada donto waye karinteda Kamaba gaaro😂😂😂😂😂 Masha Allah Allah idin barakeyo gacalo ❤
@qaalimuumin1564
@qaalimuumin1564 6 месяцев назад
Masha allah walshey qali
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 6 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka Allaah inaba caadi ma aha xalwo kismaayo weliba sidaan u xasuuso macaankeeda well done 🎉and ciid mubaarak xbbati
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 месяцев назад
Salaam Alaykuma waankugu cusubahaye Een lakiin dhar jeer baan xalwad isku dayayoo way iga xumaatay😢
@Muna-gml
@Muna-gml 6 месяцев назад
Jazakalahu kheir abaayo mcnto ruumi cadey wan sameyay wena ii hagagtay alhamdulilah
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 6 месяцев назад
Mansha allaah insha allaah waantijaabin doonaa hadaan alle ka helo adiguna mahadsanid qaali
@shukrimuhalimisse7934
@shukrimuhalimisse7934 6 месяцев назад
Sharafey hal kiilo qIyaas KIILO iyo garaam cabir nososheeg, thanks xbti JISAAKALLAHU QAYRAN.
@gigohussein9653
@gigohussein9653 6 месяцев назад
Masha allah
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 6 месяцев назад
Maasha allaha. ilaahay ha ku xafido.allaahu ma aamin
@naimasudi3074
@naimasudi3074 2 месяца назад
Waa mahadsanthy hooyo mcn❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi si hagar la aan ayad ugu sharaxday cunta kariska masha Allah macanto guuleyso weliga illahey idankiisa
@abdisaid6069
@abdisaid6069 6 месяцев назад
Ar sun ahaa
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Mashaa Allah tabarak Allah I will try inshaa Allah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubarakeyo mashallh
@HodanHodan-y3m
@HodanHodan-y3m 6 месяцев назад
Masha Allah gacanta Allah haku barakeeyo abayo
@DeeqoCumarCabdulle
@DeeqoCumarCabdulle 6 месяцев назад
Abaayo isoo dhaweya
@sahruja5777
@sahruja5777 6 месяцев назад
Maasha Allah hakaanaan uga jeedaa iney macaantahay❤❤❤
@احمدمحمد-ص2م7ه
@احمدمحمد-ص2م7ه 6 месяцев назад
macha Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@mohammednur3730
@mohammednur3730 6 месяцев назад
Asc rumi abay. Xalwade waxeey iga noqotah burlaqan ano aad iyo aad uqasi
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 месяцев назад
Abayo day intaa samaystay bay waxay iga noqotay koolo ama dhag dhag kawaran maxaa keeni kara
@fatiman2077
@fatiman2077 6 месяцев назад
Sida loo karsho ha dhihin sida loo sameyo dheh,baayo halkilo iyo badh xisabteda ma fahmay qofkan aqon,halkilo ama laba kilo tiro is le'eg ka inad ka dhigto fcneyd Al muhim tislami m.a تسلم ايدك
@maryamaruunchanel
@maryamaruunchanel 6 месяцев назад
Maaashaa allaah
@ReerAweys
@ReerAweys 6 месяцев назад
Waan suubiyay abaayo lkn ma is jiijiideeso teeda maxaa iga qaldan xabibty bes isjiit ka lee iga maqan help! Plzz
@akJasmine
@akJasmine 6 месяцев назад
Waxaan jeclhy hadal ka saad uu kala gooyso ❤❤❤❤❤❤
@FatumaHassan-zg5ql
@FatumaHassan-zg5ql 6 месяцев назад
Asc abbayo ruumi waraga hadan hesan kastar maisticmalikara fadlan isoo jawab
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 6 месяцев назад
Masha Allah abaayo ❤❤
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 6 месяцев назад
Masha alah horo usoco abyo ❤❤❤
@SadiyaMohamed-q5g
@SadiyaMohamed-q5g 6 месяцев назад
Ruun walashey mcn haiga xanaaqin macalin nimada kuma fiicnid yacni ina cunto karis lagaa barto wey adagtahay, nadaafadaada iyo dhirigalintaada waan jeclahy aadbaa kuugu xiranahay mahadsanid❤😊😊😊
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 6 месяцев назад
Sabab an cunto karis loga baran karin sifiican yay usharaxday mise af somaliga kugu adag!!!!!!!!???????
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 6 месяцев назад
Si qurux badan beyba u sharaxdaye halke ka argty
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi si hagar la aan ayad ugu shegtay waxwalba oo aad sameysid xaga cuntada masha Allah macanto guuleyso weliga illahey idankiisa
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Meela kalo laga barta wey buxan xabiibti ama qof ad afsomaligisa fahmeysid thanks abayo
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
@@yarimysahra8061 chokren qaliyey
@carafaadduneed
@carafaadduneed 6 месяцев назад
من فطلك من وين انتي ❤ في اي بلد. ساكن ؟ اجيبي ساالي
@Fatxisacid-i8n
@Fatxisacid-i8n 6 месяцев назад
Maasha allh tabaraka lah
@munaabdalla9276
@munaabdalla9276 6 месяцев назад
Nusa Kiilo hadden karinaayo abaayo maiisoo khayaasi kartaa
@fanimohamedali3740
@fanimohamedali3740 6 месяцев назад
MashaAllaah ❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 месяцев назад
Biyaha waa imisa koob
@Xafso25
@Xafso25 6 месяцев назад
Macaney waan fahmay lkn halaha daal aad ka Marty ma Yaron aniga mugoo suuqa uga soo gadaa ma lacag badna kiilo 2.5 ayaa la gadaa meshena
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 6 месяцев назад
Even badanaa bakada warangada 250 ma jirto waa 400gr iyo Labo kilo sokoe or ah dadka beenta ka daa ilaah ka cabso😊
@MaankaShiisho
@MaankaShiisho 6 месяцев назад
Masha allaah mooi 😊😊😊😊
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 месяцев назад
Saliida,is kayreee
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 месяцев назад
XALWADA AAD KARISEY WAA XALWO BIIBITO MATAQAAN WAXA AY KU KALA DUWAN YIHIIN XALWO KISMAAYADII ORJINALKA AHEED IYO XALWO BIIBITO MASE WAXAA TAHAY SOOMAALIDA CUSUB?
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 6 месяцев назад
Magiciisa may na tusto
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 6 месяцев назад
Warago maxaa lagu dhahaa afwaqooyiga wlo
@DaganNagad-so9mb
@DaganNagad-so9mb 6 месяцев назад
Ruun abayo subag mahayo ee salide cada maan ku isticmalikara iso jawaab plz
@ayanhassan5906
@ayanhassan5906 6 месяцев назад
haa waad kusamesan kartaa saliida hadan heesan subag dhib malahan waayo qofkey kuxirantaha inuu subag kukarsado ama saliid xooga caraf unbedingt karabaan dadka ee wax difaren uma dhaxeeso waa iskumid wll
@DaganNagad-so9mb
@DaganNagad-so9mb 6 месяцев назад
@@ayanhassan5906 oky abayo thnx
@hersihersi2406
@hersihersi2406 6 месяцев назад
Masha.alaaha❤❤❤❤
@najaxmuse8426
@najaxmuse8426 6 месяцев назад
x
@najaxmuse8426
@najaxmuse8426 6 месяцев назад
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@sahroahmed73
@sahroahmed73 6 месяцев назад
Abaayo sonkorta meeqa ku dartay
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Halkilo iyo bar si fican u dhageyso abayo
@sadiaabdi9725
@sadiaabdi9725 6 месяцев назад
Asalaam calaykum walaalo jawska waa xaaram. Waa lagu sakhraamaa culimada islamka wiidii ❤
@HamdaMohamed-tf3cz
@HamdaMohamed-tf3cz 6 месяцев назад
Mashallah tabarakallaha xalwadii xalwo kiismayo waa u eegtahy koleley
@faadumo4454
@faadumo4454 6 месяцев назад
😋👌😍👍
@Salman-Shukri
@Salman-Shukri 6 месяцев назад
Naa ilahay kacabso umadda habaa bi inin waxaad walaaqi waa cudur aduunka meel laga cuno maleh Suger iyo saliid paint ☠️💀☠️💀☠️💀
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 6 месяцев назад
Masha allah
@FatumaDj
@FatumaDj 6 месяцев назад
Masha allah
Далее
Ruwaayadii Dr Bidaar oo aad u qosol badan
19:25
Просмотров 136 тыс.
Xalwo 1kilo sameyso oo fudud حلويات العيد
21:44
ASHO NOLOSHA BADIYAHA IYO MAREKAN YA KULEH
20:44
Просмотров 88 тыс.