Тёмный

XAMAR: Ma laga maarmay dalxiiska saxaraha Dubai? 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

XAMAR: This is NIMOW Desert. A 17KM distance from Mogadishu towards Jazeera.

Опубликовано:

 

19 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@chipahe3412
@chipahe3412 2 месяца назад
muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali big suport pro
@user-wr2yy7se2t
@user-wr2yy7se2t 2 месяца назад
So nooleyaha somaliyadii hore legend said fadhaye guuleyso sxb
@Raas639
@Raas639 2 месяца назад
Barakee allow xamar
@adannur4755
@adannur4755 2 месяца назад
Beautiful deserts like dubai masha allah hourmar wcn dhulkina hoyo
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 месяца назад
Haddii Nabad Aan Helilahayn Waxa Qarash Lageliyo Qurbaha Dalkeena Lagelinlahaa laakin Somali Waa Shisheeye Kalkaal!
@hassansomali4014
@hassansomali4014 2 месяца назад
Mahadasanidin. ummaddan ayaga oo aan ogeyn ayaa loo shaqeeya ee markaad tiraah waan idin shaqeynayaa waa ay kaa hor imanaayaan ee howsha qabta ayaga ayaa markaa marqaati idin noqonaya . Mahadsanidin mar kale
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Месяц назад
Masha Allah ❤❤ bacad wan u xisay mar hore igu dambeysay runti 👏✅ Nabada hala ilaliyo Somaliyey 🇸🇴❤️👍🏼
@abdiabdillahi9360
@abdiabdillahi9360 2 месяца назад
Dharka carbeed iska bixiya kuna labista dhaqan soomaaliyeed.
@najibabdulkadir6844
@najibabdulkadir6844 2 месяца назад
Gacan fadhida duubtay 🔥🫡
@mahadyusuf4224
@mahadyusuf4224 2 месяца назад
Qofkaan tagin aa dalxiis dhaafay
@hamdihassan3846
@hamdihassan3846 2 месяца назад
Mashallah guuleyso ❤
@user-pk6im5jj9q
@user-pk6im5jj9q 2 месяца назад
Explore Somalia with said fadhaye gacan dahab 🔥💯🫡
@buraale134
@buraale134 2 месяца назад
Mashallah
@jfw007
@jfw007 2 месяца назад
aad iyo aad uu mahadsan tahiin in bilicda dalkeena caalamka tustiin. barnaamijka dalkaada ku dalxiis waa hirgashay. hada waa in hotel iyo motel laga hirgeliya goobaha dalxiiska dalka. guul dhalinta soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴💙💙💙👑👑👑💵💵💶💶🐎🐎🐎
@sacdiyafaantool3865
@sacdiyafaantool3865 2 месяца назад
Beautiful 😍
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 месяца назад
Muqdishu Sahara Ayeey Iskubedeshay . Geedba Yaa Iskudayo?
@Somaaliland592
@Somaaliland592 2 месяца назад
From koko
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 2 месяца назад
Ogow dalkena inaga suuq geyn karno dalxiskuna wa lacag
@user-db8wf1ge4s
@user-db8wf1ge4s 2 месяца назад
Bada Somaliland 💪😎
@abdilatifibrahim7117
@abdilatifibrahim7117 2 месяца назад
Mxa nabaat diiiid Yadi maladameye
@user-db8wf1ge4s
@user-db8wf1ge4s 2 месяца назад
Somalia ❌Somaliland ✅💪
@fe8445
@fe8445 2 месяца назад
Soomaaliya siyaasi danayste ah baa la degay. Haday heshiiyaan dalka anagaa dhisi lahayn. Shabaab iyagaa dalka uga qatar badan. Sabab? Haday heshiiyaan oo siyaasada degto Shabaab waa u dhamaatay. Qilaafkooda buu Shabaab ka faaiidaystaa.
@ikarade3274
@ikarade3274 2 месяца назад
Meel aan nabadgelyo ka jirin, sidee loogu dalxiisaa?
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 месяца назад
Adoo kalaa nabad xumida noogu keebay
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 месяца назад
Hadii ay dhilinyaradu la dagaalanto qabyaalada iyo reer hebel iyo in. Loo hiiliyo dadka dulmilayaasha xitaa haduu walaalkaa ama kan ehelkaaga kuugu dhow , dadka musuq maasuqa . Walaahi inaan nabad iyo horumar soomaaliya waligeed heleyn
Далее
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Просмотров 34 тыс.
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 6 тыс.
Egypt aduunka maxay kaga duwan tahay ramadaanta🇪🇬
10:06
Discovering QaamQaam  Village
8:18
Просмотров 344
Doha Vlog: The best places to visit!
11:56
Просмотров 8 тыс.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 162 тыс.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.
9:07
Просмотров 31 тыс.