Тёмный
No video :(

XANUN! WAA OYSAY HABAR WALID ASIGAY KADORATAY WANA QIYANAY 

Ridhwan Issack
Подписаться 818 тыс.
Просмотров 173 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 722   
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 Год назад
Familygaga cid kaga wanagsan oo kaga naxariis badan ma jirto waliga qof dartii hawga tegin😢😢😢 haddii kale tan iyo tu ka xanun badan bad kala kulmaysa. Qofka familygisa qiimayn wayey cid kale oo qiimaynaysa ma jirto
@user-xi1uz2ok4m
@user-xi1uz2ok4m Год назад
sax
@ahmednur6633
@ahmednur6633 Год назад
Sax
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Tas run
@garaadabdi6661
@garaadabdi6661 Год назад
Hata maa dhehee marka😂😂😂
@haboonmaxamed6809
@haboonmaxamed6809 Год назад
Sax
@MiinaApdi
@MiinaApdi Год назад
Wlhi nin dartii in aan Hooyaday iyo aabahay uga go'i lahayn Familkayga is my best ❤❤
@cabdinuurmohamed1262
@cabdinuurmohamed1262 Год назад
Ani xataa
@user-bt4iv8wc2q
@user-bt4iv8wc2q Год назад
Faraxyasha waa bastarin 😮lakumatashankaro🥵marka😭Never give up xalima ❤
@nimoabdisalan1278
@nimoabdisalan1278 Год назад
Nacimo amey adi tehey abyo😂
@user-bt4iv8wc2q
@user-bt4iv8wc2q Год назад
@@nimoabdisalan1278 😂😂Amus haifashiline😁😂😂
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 Год назад
My abaayo ❤🎉
@user-bt4iv8wc2q
@user-bt4iv8wc2q Год назад
@@dalmaraadan1848 farax runta maliskusheko😂🤣
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 Год назад
Soo baastarad kale ma tihid mise mrka adiga lgu qiyano o kliya aya baastr la yhy you sh*t
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Год назад
Sorry abayo mcn😭.I can feel your pain😭because I have being in the same situation as you..I learnt from my past relationships never to love someone 100% and never trust someone 100%..Life is full of lessons..May Allah heal your heart❤️🤲.
@zahramohammett1699
@zahramohammett1699 Год назад
Sorry 😢
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Год назад
Sorry both of you😢
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Год назад
True indeed 😢😢😢
@AbdisamedMadkuus
@AbdisamedMadkuus Год назад
Sorry walaashey 3:08
@iqrahchannel4138
@iqrahchannel4138 Год назад
Aaamin
@updykaniaxmeed154
@updykaniaxmeed154 Год назад
Gabadan xaaqeda Allah ugusoqado ninkas 😭😭😭💔 I am a boy and i dont want someone to cry becoz of me i sweae 💔💔😭 Sorry sister you will get someone better than him inshAllah ❤❤❤ Big hug
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 Год назад
Thank you so much bro for your concern
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Год назад
🥺thank u abwe💔
@haboongedi9848
@haboongedi9848 Год назад
Family kayga CiDan ku Dorsan kara ma jiro wayo wax walba ayaga ii ah dhib iyo dhefna ayaga igarab tagan ❤
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Год назад
Waa yeelkada
@cabdidaahircabdi4844
@cabdidaahircabdi4844 Год назад
Lkn marka ad hal il wax ku aragto weli melihid somahan
@hawaluulali2224
@hawaluulali2224 Год назад
​@@nagiibabdi9290and all of
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Год назад
Family is everything no matter what kind of relationship you’re experiencing. The problem with we somalis is that we trust someone so easily and we love someone very extremely and in the end we found ourselves heartbroken: Note:never love someone more than your soul. 😊
@cabdirisaaq12
@cabdirisaaq12 Год назад
❤❤b.😮😮😮😮😮
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan Год назад
Also don't trust outsiders more or side with them over your family, no matter what family comes first in each and every way ❤️❤️❤️
@ramloabdikarim492
@ramloabdikarim492 Год назад
Good advise
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 Год назад
Thnkz
@AkramYare-tn7pl
@AkramYare-tn7pl Год назад
YOU hit the point it very clearly
@xamzejaamac9095
@xamzejaamac9095 Год назад
Ilahay qalbiga hakuqabojiyo sister cidi qalbi jab aragtay unbaa dareemi karta xanuunkas stay strong and move on.
@abdifatahrashid5340
@abdifatahrashid5340 Год назад
Family is first priority 💘 So listen to you parents always then you will never disappointed
@MohammedAbdishakur
@MohammedAbdishakur Год назад
Really...❤
@ismahaancabdi8470
@ismahaancabdi8470 Год назад
Ridwaan isaaq 🎉🎉🎉 maasha allaah horey usoco bro dad badan ayaa kashiifmay jaceel been ah ayaa qarxay good job Ridwaa 👍🙏🙏🙏🙏
@dimpythehijabiqueen9993
@dimpythehijabiqueen9993 Год назад
Family is priority ladies how can u leave your parents cz of a guy u meet yesterday? Ladies learn your lessons . This ain’t acceptable. Girls do u know the pain, sleepless night , The strugle your parent went when they brought u up😢😢😢😢😢😢😢😢😢This is a world where anybody will leave you but not your parents. May Allah (sw) guides all and protect us all Alllahuma Ameen
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Год назад
Shit gabar familkeeda iiga soo go'day oo saaid ii jecel maa nici karaa 😢😢😢😢 lkn gabarey marka hore hooyada iyo aabaha waxe jecelyihin aa laga dhigta dooqa koobaad
@hanaaa5389
@hanaaa5389 Год назад
😭😭😭😭haa
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Год назад
wllo garaadka Allah kuu barakeeyo laakiin kasi waa doqon xataa haduuna jeclyn muxuu family uga soo waday nacas dheh 😊
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 Год назад
Kan nin maaha waa doqon wlhi 😡
@user-fd9kc3jq1o
@user-fd9kc3jq1o Год назад
Masha Allah caqliga Allaha ju siyaadiyo
@hudamukhtar5187
@hudamukhtar5187 11 месяцев назад
Its good if you really think like that
@maslaxsharif5766
@maslaxsharif5766 Год назад
Magacii ayuu wataaaa😢😢 farax lugo baasto
@maslomontana
@maslomontana Год назад
Always listens to ur parents , they truely love you forever.
@silent__man
@silent__man Год назад
Best life is when you are single 😂
@goldenpoi1935
@goldenpoi1935 Год назад
😂😂
@aboubakersadiq-zn2qw
@aboubakersadiq-zn2qw Год назад
Really
@Never_give_up484
@Never_give_up484 Год назад
Gabadh miskiin ah walahay waan ka naxay lkn qofka Ilahay abuuray maaha inuu isduleeyo hore u soco abaayo.
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
I am single mother 20 years and I never remarried because I don’t trust men and I am 36 years. 😢I watched this show walahi and it is interesting.😂 from USA 🇺🇸 New York ❤
@AbdalaDharaar
@AbdalaDharaar Год назад
Sorry cadey ina single nimada ka saraye iso qabo
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 Год назад
Waa gabar yaroo quruxbadan sorry adaa farax luga baasto jecelatey asina bari nimco ka tageyso 😪🥺
@abdihamidmaalim3575
@abdihamidmaalim3575 Год назад
Sorry sister inuu shar kuu ahay lagayaba iska dhaaf mid qeer qaba Alle hakusiyo
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz Год назад
xanuun waaye wllhi waliga family kaaga qof ha ugu go in 😢🙏🏻
@ismahanmohamed5747
@ismahanmohamed5747 Год назад
Caku ciil badanaa uu xanun badanaa nin bani lagu tashan karo abayo family ulaabo iyaga wax walbo ku ah ❤😢
@wabaxa
@wabaxa Год назад
I'm sorry SUNDUS WALHI INSHA ALLAH NINKA FIICAN AYAAD HELI DOONTAA SUNDUS ILLAH FAMILY KA QALBIGOODA KU TOOSIYO DULI FOQAL DULI WAAYE NINKAAS KU QAYAANAY
@umulkhayrdaahir8705
@umulkhayrdaahir8705 Год назад
sorry apaayo 😢 waligaa ha izku halayn nin reerkiinana ha u xumayn any way waad heli mid kan ka wanagzan 🎉
@user-io6ps4ym4p
@user-io6ps4ym4p Год назад
Magaca markii hore ka shakiyey faarax Ee wlshey qlbi Alla hku qabowjiyo😓😥😢💔🙏
@gaaxchannel7928
@gaaxchannel7928 Год назад
saaxiib hal fikrad kuu hayaa qofka saasoo kle wax u khiyaana sawirkiisa kusoo dar si loo arko khaayinka inata ila qabta 👍
@abshirohassen5
@abshirohassen5 Год назад
HAaa😂😂😂😂
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Год назад
100%
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad Год назад
Ruxan caqli laheen baa qof jecel ku neceb kala garanay waa ka xumahay abaayo asaga hadaa waysay walidkaga ha wayn sorry 😞
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 Год назад
Walaal dhib ma Lahan gabar qurux badan ayaa tahay doqon ayaad dad mooday lkn nasiib ayaad Leedahay haddad qaainkaan aad guursanin horey u soco waalidkaadana ralli geli beddelkiisa qeyr qaba allah ha ku siiyo aaamiiin
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Год назад
Adna ogow nimcada sheegatay iyadana beri ee kaa tagee adaa qof ku jecel ilaashan waayay ax qalbiga holcooyo gabadhan quruxda badan ilahay qalbiga haku qaboojiyo abaayo nabsiga kaso bixi doono
@ixasanM2-ix7xb
@ixasanM2-ix7xb Год назад
Subaxanalah maraka hooyada hadalkeed diido san kugu dhaceso nina kadorato
@ubahabdi8592
@ubahabdi8592 Год назад
Khadarta rabii in baa jirto Allah badal qeir kaba hakakadigo walal mcn
@ixasanM2-ix7xb
@ixasanM2-ix7xb Год назад
Qadarta ale waa jirat lkin nin ee shalay baratay ayee reerked intaaso sno lanoled uga tages lkin iyadun kher helimeso
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 Год назад
bila aadamka laisma wada siiyo markasta familygiina waa in uu number one kuu ahaadaa ninkana qof aan qiimo lahayn ayuu kuu arkay naag yar oo bilaa muxram wareegaysa waliba nin dartii safar ugalaysa yaa raba nin kasta gabadh dhawrsoon oo sharaf leh ayuu rabaayee cashir hakuu ahaato quruxeey
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Год назад
That is why he is called FARAH😊
@funnygirl8993
@funnygirl8993 Год назад
Marka kobad qadari walidka marka xigta naftaada ❤❤ peace and love ❤
@fardowsamohaa1476
@fardowsamohaa1476 Год назад
Never give up abayo Life is full of situations but expect everything.....sudus abayo
@feysalhaashi
@feysalhaashi Год назад
Abaayo familka u laabo willka run buu kuu sheegay bari inuu gabartiisa ka cararto ma rabo nabsiga waa family ga ulaabo hooyo iyo aabe ❤❤ mustaqbalkiisa ka fakiray taada dambe ka fakir please 😢😢😢
@zubeirissackadan7384
@zubeirissackadan7384 Год назад
QOF DHAAB NO JECEL BAAN LAX NAHY ADIGA NASIIBKA AD HEESHAY AD QALBIGA KA DAWICI YAAC ...RAGOOW IS XUREEYA 😢😢😢😢
@SalmaNura-xh1vt
@SalmaNura-xh1vt Год назад
Caqligi intas lagu ogan laha ayaba kamaqan😢
@munabarre-mm9pz
@munabarre-mm9pz Год назад
Sister waliga la iskuma haleyo farax lugo basto incha allh isgana nimco inay ka tagto rajaynya oo ukula arko xanunka daremyso inanyar bathy waxba uma noqo naysiid hore usoco wxn ku rajaynya nolo quruxbdn wll walidkaguna wa noloshada kopad wana farxdad mrnaba wax xun kulma jecla unoqo hooyada iyo familkaga ka ducayso momda inch allh sorry farax uma qalntiid ina lagu jaclado😢
@abdillahiomarHabon-ex7jv
@abdillahiomarHabon-ex7jv Год назад
Familkega ayay ka racday , ragaa oo dhan are same girls digtonadaa 😔
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@khayriyahadiya7178
@khayriyahadiya7178 Год назад
Inte waaye wll
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
@@khayriyahadiya7178 soo booqo #sahantoosan
@cabdidaahircabdi4844
@cabdidaahircabdi4844 Год назад
@@sahantoosan9083 intan ku arkaa
@user-db3mi7oq1u
@user-db3mi7oq1u Год назад
Ladies wlhi S0rry xanuun wyh 😢 lkn family fast priority yh my sister . L0ve ur family 👪 ❤
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 Год назад
Oh!! Xanun walaahi Sorry nabsiga u kaagalay asaguu mel uyalaa waana laga gudi doona inshallah midda uu is leeyahay way ku jeceshahay ayu wayni donaa.
@khaalidsaadaq3813
@khaalidsaadaq3813 Год назад
Queen aad baan ugu xumahay waxa kugu dhacay💯💯 aadanuhu ma wada qalbiyo fcno qaarbaa kugu jiro qalpiyo xun leh aana u damqan aadanaha kale💯💯 balse u sabar una dulqaado dhibaatada aduun💯💯 midna sameey waligaa waaridkaa ha horboodin yacnii warkoodada haka hor imaanin xumaan io samaanba waayo waa waarid ducadooda ayaa ah jana aduun mid aakhiroba💯💯Habaar koodana waa halaag aduun io aakhiroba💯💯abaayo marka waaridka waaridka waaridka xagooda waxba haka doorsan waa iga talo abaayo qalbigane allah hakuu qaboojiyo💯💯🤲
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Год назад
Miskiin sideed nin aan ku qabin uga godaa rerkaaga xataa haduu ku qabo familkaaga dooro Weliga horey u soco waad qurux badantahay
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 Год назад
faraax familkadha kadoro jwb tedha wataas 😢 nayadha isjira walee hadii kale saan iyo kadaran laidhin galaa😅
@n3tnomad
@n3tnomad Год назад
I would never allow a girl to leave her family for me on a bad terms. I am sorry walaal, familka kulaabo kaso duceyso. Gabadh quruxley ah baatahay, InshaAllahu tacaala qof kuu qalmo waad heli doonta.
@dahiryare1575
@dahiryare1575 Год назад
War gabadhu qurux badanaa alh ha qaado muxuu sas u yeelay uqobu haku dhacdee kan💔sorry wllo😭😭
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 Год назад
GABADHAAN TALADA AAN SII NAAYO WAXAYTAHAY INAAY WAALID KEEDA KULAABATO🎉🎉🎉🎉
@raysabdiqadir1859
@raysabdiqadir1859 Год назад
Saax weyan abayo qali
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@ritaajchannel4656
@ritaajchannel4656 Год назад
Ridwan wllo intee kaa heli karaa waxan rabaa in qof la iitijaabiyo please 🙏🙏
@cabdiwahab2767
@cabdiwahab2767 Год назад
war ridwanow qoftan lambarkeda isi❤
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 Год назад
Bini aadam marba xaalad ayuu isbadalaa si xad dhaaf looma aamino walaal qalbiga Allah kuu qaboojiyo qof dhintay ayaa laga samraayey marka haniya jabin noloshaada hore u sii wado ilaahey bari badal kheyr qaba Allah kuugu badalo
@yussufmohammedibrahim6827
@yussufmohammedibrahim6827 Год назад
Legend aya tahy wll rudhwan wax kasta bananka usosarte
@zara3837
@zara3837 Год назад
Came here from TikTok…
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 Год назад
Wax ka xanuun badan malahaan Manta marki Y arkaan muqaalkaan waalidki dhalaay iyadaa so sad wallhi
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Год назад
Sorry baayo balse waxaad ogaataa ma jiro qof kuu jiidh naxayo inta ay family gada kuu jiidh naxayaan, maanta Ceeb hadaad yeelatid qof waliba wuu kaa tagi balse qofka kusoo noqon waa walidkaga nin dartiis aad uga soo go’day maxaad ka dheeftay waan ka xumahay walaal…
@user-tl8vo1xf3g
@user-tl8vo1xf3g Год назад
wad nasiibadantahay haduusan dayaca kagafaaideysa adigoo ugasogoay dadkaagi ee abayo kulaabo gurigii walidkaa wax kuudhamah majiraan
@raysabdiqadir1859
@raysabdiqadir1859 Год назад
Saax weyan abayo qali
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 Год назад
Wiilka wuu saxanyahay gabar familkeeda bixiyeen leeyskuma lugooyo waalid nin daraadiisa ee u jartay doqon 😅😅😅😅😅😅😅
@Anshax_Music
@Anshax_Music Год назад
Markasta oo aad inan ku ciyaarto Nabsigeedu aakhiro iyo aduun toona kaama hadhayo hadii aanad qaadi karin masuuliyadeeda iska fasax ha khiyaaamin😮
@Ozla252
@Ozla252 Год назад
Sorry 😢 wlshey aad baan uga xumahay waxa kugu dhacay farxad ayaan ku rajaynaaya ha niyad jabin hore u soco ❤😍🥰
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
saaxiibkaaga ISKUMA HUBTIDEE, Waaalidka ha isku XUMAYNIN.
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Год назад
Ciil badanaa,adduunkaan kama dhamaato khiyaano iyo lugooyo,ma aheyn gabadhaan inuu sidaan u galo ee waxay aheyd haddii uu ka tashadey inuu mar hore u sheego waayo gabadha dartiisa ayey ugu soo go'dey waalidkeed,Allaah wuu arkaa khiyaanada iyo lugooyada uu ku sameeyey wuuna isku arki doonaa khiyaano iyo lugooyo ciribteeda danbe halka ay ku danbeyn doonto.Mida kale gabadhana qalad weyn oo weliba denbi weyn ah ayey gashay,waalidka amarkiisa ama rabitaankiisa la diido waxaan ka aheyn haddiiba uu ku fareynin inaad Allaah aad ku gaalowdo,taana lama farin wanaageeda mooyee,qadarta Alle ayaa jirta mar kasta tani waa qadar Alle, intaa ka dib Qalad qof kasta ayaa ka dhaca Allaah mooyee waxaan gabadhaan usoo jeedin lahaa iney 1) Iney samirto marka hore oo aysan israacinin beni Aadam oo wax kasta ka suurodo.2) Waalidkeeda iney raali geliso cafisna weydiisato ayadoo weliba u sheegeyso waxa ku dhacay hadana ay ka qowma meyneyso. 3) Qodobka seddexaad waxaan usoo jeedinayaa gabdhaha Soomaaliyeed oo muslimaadka ah Gabdhow ogaada wanaagiina iyo sharaftiina waxay ku jirtaa waalidkiina oo war yeeshaan,sidaasina waxay ka sugnaatey kutubka Allaah iyo sunadii Nebigeena Muxammed ( scw ). Hadalkeyga oo waanada iyo ka digitaanka khiyaanada intaas ayaan kusoo koobayaa.Fg:- Gabadhaan talefoonkeeda hadii aan heysan lahaa waan wici lahaa si fiican oo cilmiyeysan ayaan wax ugu sheegi lahaa,laakiin taasi ma suurtoobeyso ee ha samirto Allaah ha weydiisato bedel kheyr qabo inuu siiyo niyadeedana u dejiyo.
@aishaabubakar3807
@aishaabubakar3807 Год назад
sax qoralkan ine aragtp alla ha ukaso
@boy_wiz_kid8777
@boy_wiz_kid8777 10 месяцев назад
Ogadenia ismujiyaaa like
@cabdi56
@cabdi56 Год назад
habaarbaa ku dhacay dee waalidka mawaxaa u taqaan wax sahlan lkn soomaaliyeey waxaan waa casharo baa la odhan karaa
@zakariyeCadow
@zakariyeCadow Год назад
Kalsoonida Badan way ku dishaa wallahi 😢💔
@maslaxsharif5766
@maslaxsharif5766 Год назад
Nimco iska ilaali wiilkan cashir ka qaaado gabadhan😢😢
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
InshAllah mr. Right is coming for you ❤quruxay
@user-vq4mw6fe2w
@user-vq4mw6fe2w Год назад
Allah gabadha Qalbiga u qaboojiyo wlh waa xanuun.
@khadarhayi1975
@khadarhayi1975 Год назад
Khaladka ugu weyn ee ay gashay sundus waxay aheyd maalinta ay diiday hadalka waalidiintood . Yaab !
@nuur.isaaqcraxman6713
@nuur.isaaqcraxman6713 Год назад
Sorry 😔 my sister wax Walba waa wadarta allah ayaa Kaween Iska sabar
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
No love ❤️ no money 2023 okay 👍
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Год назад
Naagtii nin cideda oga goda sidan ayaa u danbayso, lakin haday aqli ledahay ha isaga fogato kani waa qain e. Xasbiyallah
@ladyqueen2135
@ladyqueen2135 Год назад
It's so painfully walahi... sorry abayo
@farhiyoabdi7015
@farhiyoabdi7015 Год назад
Sifiican ayuu kuu galay faarax faaiido malah cashar hakuu noqota family is very much Important
@dhooldheyman
@dhooldheyman Год назад
Aniga waxa igu dhacay qiso nucaan cml waxa is jecleen wiil wuu i jeclaa anaa wan jeclaa lkn waxa nakala geyaay amar waliid o wxaa laygu dhahy duco ama habaar mid qado waxana qatay ducada walidky walidkyga qof an i jecleen iska daaye qof i jeceel ayaan uga tagaya qofna laguma doorsado familkada🥰hadana alxm wiilkii an didayaay ayaa wuxu ii noqde qofka kaliya garabkyga tagan waana ku dagay hadana guurkyga ayaa so dhaw waxasna waa ducada walidka 🥰🥰🥰
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Год назад
Waa gabar yar habo weligaa nin ha aminin jaceyelkiisa mar walba lug baa u duugan sorry isadkee bedel kheyr le Allah ku siyo ha u jabin warid kana u laabo cafisna weydiso quruxey😘😘
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Год назад
Eeee adoogaa iyo walalkaa see loo aminoo rag maahanoo hhhhh nin oo dhan hadhihin ee qofkaanoo kale dheh
@jama253
@jama253 Год назад
Isagoo haysto qof sidaa u jecel ayuu ka doortay mid kale. Walee nabsiga wuu ka soo bixi doonaaa. Gabadha yarna mustaqbal wanaagsan ayaan u rajeenaya
@Qutypie-ug4ok
@Qutypie-ug4ok Год назад
Sister Ur family is always right so plz u should think before u take any step forward. 😅😂❤
@Ustaad402
@Ustaad402 Год назад
Abaalkeeda weeeye bal mey qiimo isku yeesho oo dhahdo adiga dartaa baan guurka family u diiday ee imow meesha aan joogo ayadii baa u soo safartay hadan waa lagu daadiya gabar walba oo qiimaheeda garan weyda sidaas baa u danbeyn ninkii ku raba asaga ha ku yimaado sidee ugu soo safree
@sadamhassan9204
@sadamhassan9204 Год назад
xaliimo be strong 💪💪💪💪huno marka horaaba nin dantiisa ka fikiraya ayaad nin ka dhigatay
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
Hadii u ku jecel yahay maba ka tagilahay balse qof bini adam ah waridkaga ka mihimsan abayo
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 Год назад
Canuga 1 sana jirka ayaa og midaas wax kale sheeg
@ZulthanZack-dy1mh
@ZulthanZack-dy1mh 10 месяцев назад
Ax 😢xanuunka wllhi gabadha waan ladareemayaa lkn reerkiiina nin bila adan hawga sooo tagin aniga ayaa kusheegaya
@shukrinur5747
@shukrinur5747 Год назад
Adiga familkada ixtiraami wayey maa rabtaa Nin inuu ku ixtiramo 😂
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Год назад
zxp Allah caqliga kuu barakeeyo ❤
@mohazsharama1478
@mohazsharama1478 Год назад
SUULKA KUSALI wll😢
@MaxamedNuur-sg5db
@MaxamedNuur-sg5db Год назад
Scw scw scw scw scw scw
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m Год назад
Scw scw scw scw
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Scw❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Gabarteda ayee isku magac yihin sundus sorry
@abdinaasirmohamoud3909
@abdinaasirmohamoud3909 Год назад
Waxaan maqli jiray qalbigiyo wexeey maqan qasnadaha jirkeeygee ma qumaniye heeybixin aabo walee waa dhab sorry wll insha allah waad guuleeysan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@calicabdi1565
@calicabdi1565 Год назад
I aamina sheekoyinkan waa been ana rer Nairobi ah waan idikahubaa 💯
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 Год назад
I aamin waad kaftamaysaa
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 Год назад
Walhi wa sificn wiilku sidu sameyey sidi qof is barteen family uga doraaan wa cuqubo Alle wlhi taasi
@yaasmiinmahamud1238
@yaasmiinmahamud1238 Год назад
Intee laga soo xariiraa ani aa rabee igu caawiya
@munahaadii
@munahaadii Год назад
Asc .horta gabdaheena salaan sare. Wxan rabaa inaa hal idhin sheego ninka dabta kuujecel amaba mustaqbal xalaal ah kaa rabo marnabo ma ogolaanayo in walidkaga wax ka fogeynaya kugu sameeya iskaba daaye meelaha qaar aad isleedahay armey ficnaan laheyd uu isaga kaaceliyo isagoo xumanta kaimaan karta eegaya. Aniga alxamdullilah da'adeyda saxda mantay wa 19 . maba aaminsani in wiil iyo nin wxuu ahaadaba goankiisa keyga kasareynayo iskaba daaf aan waliidkeyga uga dex bexee Marka wllyaalow wa iga talo nin aad shaleyto banaanada kabaratay dartiis walidkaaga haisgudirin.
@marianfirin8726
@marianfirin8726 Год назад
Walal intaasi cashar ha ku noqoto Hada iyo dan sida ugu dhakhsaha badan ku laabo reerkini isagana hadad ogaatay waa khayre calafkaadana allaha ka dhigo mid ku jecel oo ka farxiya Ninkasi wuxuu ku nacay gabadha way cadahay gabadh reerkodi cidla oga dhaqaqday iyna birito ayay ka dhaqaaqi buu is yiri
@catikaisse279
@catikaisse279 Год назад
Farx wuu ku saxanyhy go'aanka uu qatay because gbr aan familkeda ka danbeyn wxba uma tarayso Jclkana wxaaa ka muhiimsan familka Thnks farx go'aanka ragganimaa leh ee aad qadatay Abyo sundus familkada ka duco dalbo una laabo hubaal waad hlysaa jcl iyo degenan dhamystiran ogowna jclku wxaba ka faaidi maysid hdiii uusan familkadu rali ka hyn
@umuamiin6232
@umuamiin6232 Год назад
hooyo iyo aabe waa number one majiro wax ka horeya nin biniaadam inaa rerkaada ugasoo tagto waa khalad aad naftaada ito waalidkaada aad ka gashay mida kale gabdhaha qoraalkayga arkaya pls cashir ha idiin noqdo waxa walashaa ku dhaca gabadhaan uguma horeyso gabdhoow fikirka maxa idinka qaaday qof aad walidkaa uga soo go,day siduu naftiisa kuugu aaminayaa garad yari yay ku qaadin gabareey pls kalsonida waalidkaadana ha burburin
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 Год назад
Gabadhaan hadee naag ween ahaan leheed wax kala soo qori lahaa lkn wexe ila egthy inee gabar yar thy aan wali caqligada ku filneen Abyo ilhy qalbigada haku qabojiyo marka hore marka xigta waxa ogata ruux walbo oo bini aadam eh awalan wuxu qimeya sidaa adiga thy yacni hadaa thy qof jilcan oo nafteda ku kalsonen inuu kugu sii tunto ma ehee waxkale haka sugin Iyo wuxu qimeya sidaa waldkada iyo walaalaha ula dhaqanto naag walidkeda ruux dartiis uga soo tagtay mexe adi kuu qaban karta u ka fikira qofka Marka waxa ku leyahy qaldka gashay dib u sax walidka u hoyo oo cafis weydiso intaa noshahy walidka qof haku dorsan nin ku qabo xitaa ok❤
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Год назад
Waaridkaa waliba qofkii dunida kugu jeclaa hadaa tahay gabar waa abahaaa nin sidee ogaa dorane nagahaan maxa kasiya walshy fitnada allaha iga badbadiyaa mahadaa iska leh 🎉
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 Год назад
Faarax wa saxsan yhy,gabar aan familkeedii kula rabin ka fogow jclkaas iska aas.
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 Год назад
Gabadhan ii soo raadiya Aniga america usoo kaxaysanayo
@sadiqbishar2074
@sadiqbishar2074 Год назад
Qofta quruxley wye mxuu saa uyelay 😮😢
@xalsameabdullahi7387
@xalsameabdullahi7387 Год назад
Am very very much sorry my sister😭😭😭 don't trust someone you love 100% before marriage ...... true started after marriage
@axmedbaajka9538
@axmedbaajka9538 Год назад
Sorry wllshay qalpiga AllHa ku qaboojiyo😢😢
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Год назад
Si kasto qof aad jeclaatid ma aheen in waalidiintaada in ka soo tagtid ma aheen why walidiinta waa laga dhacdhacsiiya arinta Gabdhaha mid idin sheega qof si dhab ku jecel hadii waalidkg ka soo baxsatid wuxuu ku dhahaa waalidkg u laabo why xumaan kulama rabo ee wanaag kula rabaa iyo si sharaf ku soo doonto Lkn mid oo iska dhigaayo in ku jeclyhy watada saxda eh kulama rabo hadhow hadii is qubsareystaan ogoow dhib in ka dhalandoono Marka waxa idin dhihilahaa arintaas ha sameenina waalida waxa dhaho yeela oo ilaahay talasaarta qofka aad jeceshiin waad helidoontaan i.a😇🥰
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Год назад
Gabdho reerkaaga warkooda waligaa nin warkiisa hska dooran! Hadaa qalvi jab rabtidne dooro neef
@mohamedosman3343
@mohamedosman3343 Год назад
Waalidka Marna kala tagi maysaan waa xaqiiq , lakin waalidku waa inuu ikhtiyaarka iyo dorashada u daayo gabdhaha, kaliya qofka ay u la timaado oo ugu duceeyo , gabadhuna qofka ay dooranayso ay ka taxadarto , wixii qadar ah waa meeshada
@yahyaetho4458
@yahyaetho4458 Год назад
Sorry sister for that😢 but it is just a lesson trie to be strong and my advice to u all is always listen to ur parents
Далее
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
AX! NINAYGA NAAG IGU HEYSATA,SXBKEY JIRKAYGU KUMASHQULA
19:33
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 25 млн
marba hadii aan wax jeclaado//@asadhagio2749
1:21
Просмотров 10 тыс.
ILMAHA WAXA IGA DHALAY??? ILAYN CEEB LOOMA DHINTO
22:38
SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN
19:03
Просмотров 286 тыс.
QALBIGA QAC LASIIYAY MISKINTA KALSONI MAJIRTO
14:01
Просмотров 57 тыс.