Тёмный

XAQUUQDA DUMAR NIMO INAN LEYHAY XAGE KU BARTAY 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #dhiragalinta hoyoyinka

Опубликовано:

 

20 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@abdallajama1823
@abdallajama1823 9 месяцев назад
Subxaan Allaah wllo xaqa dumarka dhaqan carrab iyo cajab midna maha ee waa xaqa quraanka iyo gurigii nebi muxamed scw intaas ayaa inagufilan
@umubushra5391
@umubushra5391 9 месяцев назад
Masha Allaha.ruumi abayo Allaha ku barakeeyo waxaa ka hadashay waa run gabdhaha qurbaha joogo waa dayacan yihiin inta badan ilmaha waxlakorsado ayeey la yihiin gabdho isgarab istaaga walaalaha runta idiin sheegaayo ha xagxaganina
@Abdi123m6
@Abdi123m6 9 месяцев назад
Mashaa Allah ruuney wax garad baad tahay naaguhu waa xaasidin markay ku arkaan shafataada iyo quruxdada ayaay ku leyihin noloshadka shacadah walahi kamad dhicin e meel sharafle baad ka joogtaa ❤rolmodel bad noo tahay hore u soco
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 9 месяцев назад
masha allah ruumiye.❤❤
@Ayaanahmed21
@Ayaanahmed21 9 месяцев назад
Ruuney karti waa u dhalasho masha allah ilaahey kartida iyo caqligaba hakuu siyaadiyo anigu karti ayaan kaa arkay abayo. Qofku inuu xaqiisa iyo wuxu mudanyahay garto waa muhiim. Dumarku xaqoda ha gartan xaqiisana hasiyan wa inta uun
@hooyocooking
@hooyocooking 9 месяцев назад
Maasha allaaah tabarakalaah ruumi
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 9 месяцев назад
Ruumi allah haku barakeyo wax badan ka fa idnay
@hami6hadaf
@hami6hadaf 9 месяцев назад
Abayo mansh allah abayo keep going 😊
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 9 месяцев назад
Masha Allah ilahey ha kuxfdiyo abaayo ❤❤❤
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 9 месяцев назад
Waa run ❤❤
@deeqamohamud4510
@deeqamohamud4510 Месяц назад
Maasha allah❤❤❤
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 9 месяцев назад
Soomaliyan jogaa farxalkana waan ugeeya waa dhaqankeena hooyoyinkena nabaray wana laqabsanay😂😂😂
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 9 месяцев назад
America 30 Sano joogaa eedo dhaqankeenu waa dahab hore u soco. Kaliya waxan necbahey in umul wax laga sugo.
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 9 месяцев назад
Waad saxantahay
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 9 месяцев назад
Aamiin aamiin aamiin
@user-bn5em9qu9i
@user-bn5em9qu9i 8 месяцев назад
Maaasha alaàah horay usoco
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 9 месяцев назад
Mashaa Allah beautiful sister illahay ha ku barakeyo familykaga❤❤
@habonali9734
@habonali9734 9 месяцев назад
Sax waye rumiyeey ❤❤❤
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 9 месяцев назад
Maasha Allah wax Wanaagsan baa ka hadashey ❤❤❤❤❤❤
@user-wm6vg4yl1h
@user-wm6vg4yl1h 9 месяцев назад
Masha allaah allakubarakeeyo
@user-hr5ns1jo1u
@user-hr5ns1jo1u 9 месяцев назад
Mashallah ❤❤❤
@fartunsheikhyuauf1879
@fartunsheikhyuauf1879 9 месяцев назад
Maa shaa allaah xabiibti wasax hadalkaaga
@sundusnoor-mp8hs
@sundusnoor-mp8hs 9 месяцев назад
Waa saaxa abaayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah 😍 ruumi nagaha xasad isku yihin 😂
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 9 месяцев назад
Waa sax ruumi
@mulkiali7548
@mulkiali7548 9 месяцев назад
Asc wall runta yaad ka hadashay jzaakallah
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 месяцев назад
Masha Allaah Ale hanokadayo qali gulayso❤❤❤❤❤
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 9 месяцев назад
Wiilasheena allah qaluubtoda allaha diinta qaluubta diinta ha ubuxiyo
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 9 месяцев назад
Mansha Allah tabarakallah ❤❤ waa runta 😢😢
@halimahassan8341
@halimahassan8341 9 месяцев назад
Maaha allah wall allaha kubarakeyo adi familkaga umadan marki runta loo sheeg qaylinaya markii ladayacana barooranaya yay kudalin
@hodoadam1672
@hodoadam1672 9 месяцев назад
❤Aamiin ducada abayo ruumi cadey
@user-gh6xz7sd9m
@user-gh6xz7sd9m 9 месяцев назад
Dumarow wax barta sanadkasta dhashan aad ku jirtaan iska daaya caruurtinu xita nolool udinkama baahna marka lix ama todoba dhasho xagaad dhaqaala uga keeni misa gaaladaad sugi wale war baa idiin yaal dumarkiina wadamada galbeedka caruur 2 ka badan ku hayow Aslanba wa inad ogata intad caruur korinkarto dhaqaale ahaan iyo masakax ahan jidh ahaaan aqoon ahaan adiigon niin isku halaayn ka fakar waxaad korinkarto adigu
@umriyaan9
@umriyaan9 9 месяцев назад
Masha allh abayo allh nookadayo mcnto sas nuuguwad wanaga dad anrabin haujoojin ❤❤❤❤
@user-ti8ry2dn7t
@user-ti8ry2dn7t 9 месяцев назад
Huuno hadii aadba ka faaneyso inuu ninkaga cuno kariyo heedhe faraxalkane maad raacisid huuno mide kale ninkaga inaad fadhigiisa ugu adeegto ceeb maaha only waa ixtiraam abaayo gumeysine uma arko bahdilna ma aha midaas ninku wuxuu naagtiisa bahdilay markuu respect garey waayo marka hadii aad respect jcyl kalsooni aqlaaq laguu muujiyo masuuliyadada & tii caruurtana asagu haayo shukumaan & faraxal aad geyso iska daaye waa inaad jannadu dunyaa gelisaa huuno
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 9 месяцев назад
M a wad saxantahay huno waa umad ey gaalo bedishay hablaha qurba joogta ah
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 9 месяцев назад
Habo koleey waad ka dharagsantahay maano wiifto Iyo faarax qasaare oo ayaga nolosha kawada dhacay oo raba in qofka walaalkooda eh uusan nolal fiican ku noolaanin amaba helin intaa waxeey ka tahay xaasidnimo Iyo quuri weeyto…..dhiirigalinta sii wad kuwo badan ayaa kaa faa’iidaayo ISHOODA ALLAH kaa badbaadi AAMIIN❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 9 месяцев назад
Ruumi waxad Gudo iyo waxad goysa anaga naqan ha ubixin abayo❤❤❤❤❤
@itaqillaa
@itaqillaa 9 месяцев назад
Dhaxdayadu kuma qaado Sidii daadkii daf ha nasoo odhan
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 9 месяцев назад
Ruumey diintena macaan waxkasta noo cadeysey anba carab waan joogi jirey lkn nimanka carabta too much controls yaa soo galey yaabaxey waxna waa nooga fiicanyihin xaga ilmaha masuuliyada ogowna dumarkoda shaqalaa ujoga noloshu waa isfahan & ixtiraam
@Nadifo12nopassive
@Nadifo12nopassive 9 месяцев назад
Walhi waa run qof ogol iinoo dhibato galo
@user-ez2tr3ir5g
@user-ez2tr3ir5g 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 9 месяцев назад
Wallhi ruumi aniguba africa jooga waxanan ogahay hooyada qurba joogta inay tahay hooyo hooyo katagtay karti lagu gaadhin xaqa naftena ka baranay waxabadn
@hibofarxiyo4956
@hibofarxiyo4956 9 месяцев назад
Masha Allaha
@sahrobarre6537
@sahrobarre6537 9 месяцев назад
ruuney abaayo waan ogahey lkn dhaqankaa kaxoog badan
@samira-141
@samira-141 9 месяцев назад
Danke hast du gut gemacht👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🥰🥰🥰
@user-gh6xz7sd9m
@user-gh6xz7sd9m 9 месяцев назад
Lass dich korrigieren du hast gut gemacht hast du gut gemacht ist frage klar ich hofe dass du kapiart Aber warum schreibst du heir deutsch die kennen keine deutsch wenn du deutsch gut kennst dann kannst du deutsch seit hin gehen und dort fügest du deine meinenung hin zu
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 9 месяцев назад
​@@user-gh6xz7sd9m inee qori karin ayaa laga yaa baa af soomali ee hadal ka fahmeyso ee ka leexo gabadha ha naga burin mida kale Holand deutsch waa loga hadlaa ruumi waa fahmey
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 9 месяцев назад
Rumiyeyey anaga qurbha joona wadhibadanyaya dumrkuna ayaga dhiban ayaga lohadlaya inbadan wana arka inay qaarbadan daycanyin waxba yan adiga lagu eden
@hudarahma2465
@hudarahma2465 9 месяцев назад
Hadad kuqanacdan xuquqda dintu idinsisay maydan dashen marka xaqa ilhay iidinsiyay kuqanca dumarow nin bananka kasoshaqaynaya dalan cunto kasugi mayo isaguna shaqu leyhy aniguna shaqan leyhy qofkasta tisa hakaso baxo
@user-js9sw9mh3h
@user-js9sw9mh3h 9 месяцев назад
Haaa wlx sas qof bananka kasoshaqeynay macuntada karinteda masugi kartit
@hudarahma2465
@hudarahma2465 9 месяцев назад
@@user-js9sw9mh3h dumarka qurbaha tagay iyaga washay badankod waxay rabta inay sida raga udhaqanto subxdi shaqo tagto rerki yaa ushaqaybaya ubadki waydayacmayan iyadi waydalaysa lkn haday wixi ilhay ninka ugusodhibo laguqanco dhib maayimaden rerkuna kaladabayin ayu yelanaya lkn 2 raga ayay noqden waa sababta furinku ugu badanyhy dhulkas
@user-ez7hb2qd5w
@user-ez7hb2qd5w 9 месяцев назад
Ninku banankaaa 24 sacadood kuma maqnadoooo wllo dee marku guriga imadooo Wuxu ka qaban Karo ka qabto
@hudarahma2465
@hudarahma2465 9 месяцев назад
@@user-ez7hb2qd5w iscawinta lama didayo rasulka scw aya rerkisa cawinjiray waxalaga hadlayo waa malina isaga shaqada qabanaya malina aniga qabanaya sidasay shegtay gabdhu marka qaofkata wajibka saran wugaranaya hakasobaxo
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 9 месяцев назад
Hadaa carabta ama afrika jogto ninkaa kaligisa usoo shaqena adigana gurigaa fadhisa wakugu qasab markas lkn qurbaha joga saakay iskuma isla baxney iskumaar sogalne😂 markasu igasuga miya ina faraxal ukeno😂😂😂
@fatumamohamed9545
@fatumamohamed9545 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 9 месяцев назад
Walaalo dadkeena markaad eegto in wax loo sheego ama la la taliyo ma aha waa dad wada negative iyo xumaan uun ka hela.
@-farhia
@-farhia 9 месяцев назад
Warunta ruumi raagu way isku hiliyan dumarka way isku digtaan Dadku waxay amisan yihin Gbdha la qabo hadey hadasho Odumarka dhirigaliso Wala furay ama nolasha ka dhacdey markan Dadka n wax lagama dhaa dhicin karo Qofka asago laqabo miyu xor ahayn Waxay modan nagti Hadi la gursado iney wax ka hadli Karin yaab
@user-wv9ee5go6u
@user-wv9ee5go6u 9 месяцев назад
M
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 месяцев назад
Wadanka carabta mameesha gabdhaha shaqaalha lagu cadaabo diinta islaamka ayaa nabartay xuquuqdeena hadaan faraxalka iyo cuntada ukeeno isgoo maantadhan shaqo noogu maqnaa
@user-ej8sl1rx5w
@user-ej8sl1rx5w 9 месяцев назад
Waxaan la yaabey gabar kastoo karti leh sababta nimanka reaction qaldan ugu bixinee hormarka ayeyba noo diidaan balaayo ha heshee
@itaqillaa
@itaqillaa 9 месяцев назад
Asc,murayadaha iska dhig wl,mustaqabalkaaga dambe udhigo, wali waad yartahee
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 9 месяцев назад
Abaayo aniga 19sano jiraa Hal cunug ijooga form4na waa ahay Wana xirtaa malinta dugsi dhexe ka qaatay
@itaqillaa
@itaqillaa 9 месяцев назад
@@xamdiapdi2646 murayadaha dhaqtar baa Qora wl, inaanan wax aqoon ha imoodin.
@itaqillaa
@itaqillaa 9 месяцев назад
@@xamdiapdi2646 anigu ma age gaaga ku waydiiyay, muraayadaha dhaqtar baa Qora caadi iska dhig wl
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Waa waxa u necbahy lakin markan waa ku qasbanhy
@fartuunyuusuf9427
@fartuunyuusuf9427 9 месяцев назад
😂😂😂 rumiyeey youtube ka waa mel iska nabad ah lkn xalay Facebook qarax aadka riday hhhhhhhhh
@tushahmed8296
@tushahmed8296 9 месяцев назад
Abayo sidas hauwanin gawadhi dhiban xag illahey ayey kadhibantahay wayo salada iyo sonka iyo sadaqada ayey intoda badan kagabiyen marka iney xag alle iskadhisan kuwani wlhi hadi gawar kasta salada subax ill salada cishaha iyo istiqfarta ey kudadalan rer iskuduban ayey noqonayan waxan aduun iyo shaqa un ey dawaordayan haiska yareyan adigana dhanka dinta kuwaani
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 9 месяцев назад
Anigu soomaalia gumeysi kuma arag. Somalia gabdhuhu waxbey bartaan. Waxan la leeyahey gabdhaa la gumeystaa ma fahmin. Qurbahana joogey 30 sano.
@xamdagas4591
@xamdagas4591 9 месяцев назад
Abyo horta soomaaliya markii lajoogo dowlad nama caawiso waxarashada caafimaadka masruufka guriga intaba waxa ka fiiyo waa raga mid khyr musuula wuu jiraa oo raga mawada fcno lkn inta musuulka waa waajibkooda kasoo baxaan ka hadlin maanta dhan wuxuu kusoo shaqayn xaalad adag amniga wuu iska xunyahy qofkii kaatagay inuu nabad kuugu soo noqon allaah baa og Maanta dhan waxa uu usoo dhibtoonayo waa adiga iyo ilmahaaga laga yaabo shaqooyin aad iyo aad u adag inuu kasoo shaqaynayay Maarkuu guri illaahy nabad kusoo cesho waad ku qasbanthy inaad guriga ooga dhigtid meeshuu dhibka ku ilaawi lahaa aad adiga wanaagsan kusoo dhaweysid falaxal iyo istiraasho lageeyo wax dhib ah malahan oo isagaba wuxuu kasoo shaqayeeyay baa ka adag marka gabdhaha soomaaliya joogo iyo gabdhha qurbaha waa labo kala duwan
@Alamdeepcleaning
@Alamdeepcleaning 9 месяцев назад
Free dhaga hadal hello minyaradi ruumi ma i maqleysa ninka si fcn ugu adeeg 😅😅
@nasradirir6209
@nasradirir6209 9 месяцев назад
Cuno Karin iyo nadafad waxweyn ma aha hada guriga joogtid ee waxa laga hadlaya abayasha ilmahoda aan ogeyn mar hadey banan kaso shaqeyan uhesto ine masuliyadi kadhacday ilmaha tarbiyadoda an ka qeyb qaadan oo dhaha na ilmaha iga aamusi hadey so wada shaqeyaan wa xaq in shaqada guriga lawada wa to
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 9 месяцев назад
Wey jiran lkn dee waxas wax aqli ah mahan ayaduba so tan malinti den dex fadidho 100% ma oga in gabdhaha africa jooga ey inta badan ey guryahoda joogan oo fadigoda lagu bilo hadiba lawada baxo dee laba nin baaba tihiin ninba tokadhisa waye carurtina jalkaa bu dayac oga bilowmaa ayagana waxey isu arkaan iney kasereyan kuwa africa kunool
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 9 месяцев назад
Naagaha Naagtii nin wax ka sheegto waxee umaleeyaan naag reerkii ka dumay wllhi anoo farxiyo cabsiiye dhageysanaayo ayaa saaxibtey ii timid waxee dhahday nin maheshay farxiyo intee ninka heleyso faarax deymeyso 😂😂 waxaa dhahay naagtii nimanka waxii yahiin sheegto nin la aan maaheyso yaab
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 9 месяцев назад
Istiraasho maad oran ee farxal ayaad tiri way aad noo cayday 💔❌ caydu waa mamnuuc
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 месяцев назад
Wadanka carabta mameesha gabdhaha shaqaalha lagu cadaabo diinta islaamka ayaa nabartay xuquuqdeena hadaan faraxalka iyo cuntada ukeeno isgoo maantadhan shaqo noogu maqnaa
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Abayo ma arkin wax la cadaabayo aniga dad diin iyo dhaqan leh ban arky qom walba dad xun wey leyihin
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 9 месяцев назад
True shaqaalaha sixun ula dhaqmaan oo bini aadanimo kabaxsan
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 9 месяцев назад
Dumarka shagiya afrika
Далее
Waliy Waxba No Dhiman Reer Hurdaye😡Runta Hadidin#
18:59
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
HA IGA XANAQIN HADI AD NOCAN  AN SHEGAY🤭 AD TAHAY
12:12
INTA KU WAREERSAN HANI ARINTEDA INTAN GARTA
14:37
Просмотров 10 тыс.
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
WAXAN AHAY LOMA OOYAN XILIGAN RUUMI ROUTINES
12:53
Просмотров 8 тыс.