Тёмный

XASAN AADAN SAMATAR OO WACDARO KADHIGAY LONDON 

Abdirahman Somali
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 500 тыс.
50% 1

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@abdallagio3569
@abdallagio3569 3 года назад
Qurux badana markay noloshu idiin fasaxdo inaad dib u midowdaan dadkii aad dhalinyarinimadii soo wada qaadateen legends ❤🤝🙏🥺
@mawlidclahi2860
@mawlidclahi2860 5 лет назад
Odayga markan arko waban iska qiirodaa legend xasan aadan zamatar❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 лет назад
Soomali.oo.dhan.ayaa.jecel.bravo.bravissimo.grazie.di.cuore..magnificoooooo
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Legendary 🙏 Ereyadiii & Laxankii Ustaad Abwaan Barre maxamed fiidoow Leento
@khadarjibriildahir5920
@khadarjibriildahir5920 5 лет назад
TageerYash xasan aadan isara leka
@munowarsame2837
@munowarsame2837 5 лет назад
Waaaw masha allah annaa uku horeya inta ika danbesa like dhac iku siya Eeda aaw geed
@mohamedhussein2359
@mohamedhussein2359 5 лет назад
Marwalba waxaan layabjirey sey isku jecelyihin abahey iyo hoyadey ilee hesehan jecelka ayey dhageysanjiren wow anaga adunka wuxuu nigu simey faldagan iyo fartuun balbalarka iney nohesan 😂
@khadranouh2406
@khadranouh2406 5 лет назад
🤣🤣🤣
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 года назад
😂🕵
@cusbociise6882
@cusbociise6882 4 года назад
@@khadranouh2406 090o0
@abdomoussa3991
@abdomoussa3991 4 года назад
😂😂
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 4 года назад
😀😁😁😁😂
@rushdaa1840
@rushdaa1840 2 года назад
I hope I can meet him one day. Love you aabaha fanka
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 2 года назад
Me too
@kaskaboykaska116
@kaskaboykaska116 4 года назад
Wlh waan kanaxa markaan arkey dadooda iyo siday tumashada heesaha ujecelyihin, xiligaan haduuba ilahy soogarsiyay may iskacibadystan ilahay baa cimri dheer siiyaye.. İlahy waa qafuru xim
@superdemanka5192
@superdemanka5192 4 года назад
Adiba wa kabashalysa. Meshaan😁
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 4 года назад
Adiguu maxaad uu daawanaysaa,
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh 5 месяцев назад
Adiga quran ma aqrinysa maxaa kutusay sidaa ku aragtey
@saacidmoha5686
@saacidmoha5686 5 лет назад
Boqortoyadii fanka somaliyeed 😍😍😍😍
@kingnabiil7609
@kingnabiil7609 5 лет назад
Waabari Legend, Hassan Baashi Ku Taageeraa Awoowe
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 лет назад
Asc xasan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks xasan you are legend best Yusuf jama UK Birmingham
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 года назад
Hadu wad ku dayo gabow ayan ku danan wllhi allow khatumad khayir nogu khatin😭😭😭😭🤲
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 года назад
35sano somalia uma noqon ayado nabada ayaan ka so tegey waa fananiinteydii an ku fano kuligod xasanow eden mama maryan mursal abe axmed naji sacad mama feynus iyo kuligod guul
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 лет назад
Waaw legend wen baan ujeeda alfanaan xasan adan samatar
@cabdimuuse8670
@cabdimuuse8670 3 года назад
masha.allah.hasan.aadn.fanaankii.fanaaniita.habeen.kama.tagan
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 лет назад
Hassan Aden Samantar, waa legend..... "London Somalida joogtaa" Champion kii Futaruxa igaa qaadey....lol.... Image U do two things "Futaruxa and F-raising money for Wadankii ... "Futto rux..Futorux...... Somali Futorux..... Waa loo.baahan yahey..... I Enjoy "Markaan.da'da jirey"....
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 года назад
Makaan damac guur laso kacay😍😍😍😍😍👌
@ip5710
@ip5710 5 лет назад
Legend hassan aadan samatar
@mahiiryareofficial2916
@mahiiryareofficial2916 3 года назад
London inshallah Meel Aan jeclahay Inan Mar uun imado🤲
@عبدالرشيداحمد-ث7ي
@عبدالرشيداحمد-ث7ي 2 года назад
Waaw Masha allaaaaah
@mohamedtahlil5891
@mohamedtahlil5891 4 года назад
Legend
@FatimaAli-ow2ek
@FatimaAli-ow2ek 2 года назад
Masha allah abaha fanka
@idahorefugeecommunityassoc6613
Waa hees wanaagsan, iyo kulan qurux badan, waxase ka qurax badnaa lahayd iyadoo wadankii oo xor ah la joogo oo golihii murtida laga qaado. Hadda waa qurba joog, iyo meel yar oo kooban oo ciriiri ah.
@akramhajji4893
@akramhajji4893 4 года назад
Somali songs going doing down Hassan Adan:Hold my show
@رحمهعبدالرحمن-ر3ش
Wawenka bashaloyo meshan ka hadal maleh 😍😍😍
@xanancabdilahi6992
@xanancabdilahi6992 4 года назад
dadkii fanka lahaa libaax wlhy xasan aadan samatar xasan baashe
@mohamedcalooley4175
@mohamedcalooley4175 3 года назад
Walahi once in a lifetime legend Hassan adan Samatar
@aashkhaan912
@aashkhaan912 5 лет назад
Goorme muqdisho nogu imana waan uxisnay hada nahay jiilka cusub no imoow samatar cabdi raxman somali intas iga garsi samatar fanankena qaliga
@habargidirboy4457
@habargidirboy4457 4 года назад
Landhere habar gidir ah adeer hore usoco legend samatar wax malaga qaban karo
@princintisaar1371
@princintisaar1371 4 года назад
fananku qabiil maleh wll
@HMXA-qe5fg
@HMXA-qe5fg 4 года назад
@@princintisaar1371 good answer 👏
@mohangacal4559
@mohangacal4559 3 года назад
Masha lhh
@odaytv9417
@odaytv9417 5 лет назад
Ooow wlhi fanaan qali ah baa isku helay mesha
@laabsifeeyeofficial
@laabsifeeyeofficial 5 лет назад
ilaahay danbigaaga iyo kawaalidkaaba hadhaafr bleas subcribta hayla dhaafin wall
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 лет назад
Amiin waan kuu saray huunno ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@laabsifeeyeofficial
@laabsifeeyeofficial 5 лет назад
waad ika hysa wall
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 лет назад
@@laabsifeeyeofficial 👏👏🙏🙏🙏♥️♥️♥️💋💋
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 лет назад
Magnifico.we.love.you.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@quensamra7989
@quensamra7989 5 лет назад
Woooòw dadbà is helay
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 5 лет назад
Fayruus sh. Daahir wali si cajiiba ayay u ciyaaraysaaye
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 лет назад
Mamma.mia.che.bello.soomali.hadey.isku.tegi.lahayeen.yurub.ayaa.shaqo.u.soo.raadsan.leheyd.cadawga.soomaliya.ha.dhaco.itopia.iyo.kenya.carabta
@khalid_abdi_muse
@khalid_abdi_muse 10 месяцев назад
Xasan aadan samatar dadku inay dhagaystaan waxa u dheer markuu mashraxa taagan yahay wuu ka qoslin jiray really waa qof la jecel yahay dibna uma soo marayo soomali qof lamid ahi alle haku barakeeyo cimriga iyo caafimaadkaba
@nafisa_jii3120
@nafisa_jii3120 5 лет назад
Madaxda faanka xasan adan sametar
@aashkhaan912
@aashkhaan912 5 лет назад
Samatar ahaaaa
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 5 лет назад
Op op ciyaal yar Yar baa fankii nagu qaribay odayga wali waa kacsanyahay waxan rajaynaa Hal tour oo bandhig faneed ah inuu caalamka kuqabta iyo waliba dalkii hooyo
@samiir254
@samiir254 5 лет назад
*Marbey 15 jiren blse hada wa duqoowen*
@5somalimedia3
@5somalimedia3 5 лет назад
Nice
@xanancabdilahi6992
@xanancabdilahi6992 4 года назад
wlhy odaygaan waan iska jclhy yaa itusiyaa war igu caawiya xasan bashi
@zalmacmzaryan6181
@zalmacmzaryan6181 4 года назад
Wowow👐👐👐👐❤❤❤
@ShukriNuur-gp4je
@ShukriNuur-gp4je 7 месяцев назад
Lajan xasan baasi
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 года назад
Siday isu jecelyihin bal fiiriya fanaaniintii hore.
@dayaxsharif5475
@dayaxsharif5475 2 года назад
Ok
@sacdiyaabdi9058
@sacdiyaabdi9058 5 лет назад
Ehlu fan ba is helay fan wa dadki hore
@xareedaxmed7808
@xareedaxmed7808 2 года назад
Heestan waxaan arkay cali gaab iyo fiidow oo midiba mar sheeganyo ereyadeeda Lkn dadku waxay ubadiyaan abwaan fidow cali gaab alle haw naxriisto
@mandeeqnuur267
@mandeeqnuur267 2 года назад
Search Xasan Aadan Samatar wllayaal 2022
@abdirahman2044
@abdirahman2044 4 года назад
Libax Adan samatar Aad baan kuu taageraa
@cabdiqaadirismaacilyoonis6591
@cabdiqaadirismaacilyoonis6591 4 года назад
Cad Xasan Aden Sumatra heesta dunyo
@mohaqaasim6038
@mohaqaasim6038 5 лет назад
Legen xasan samatar
@jamiilomuxudiin4295
@jamiilomuxudiin4295 5 лет назад
Asc
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 года назад
London UK.....ax walli
@cabdulkhaaliqmaxamuud272
@cabdulkhaaliqmaxamuud272 5 лет назад
Macalinkaaga haduu kuu duceeyo waa ansax(sahal maclin ciise)
@cabdulaahimaxamed7999
@cabdulaahimaxamed7999 5 лет назад
C.khaliq adiga mel walbo ma jogta sxpow🤣🤣🤣🤣
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 года назад
Www Somali dhaqaaqday ya gaari rabo
@munahminneapolis1907
@munahminneapolis1907 5 лет назад
ala maxaa dad is helay waayo waayo wada boodi jiry 😎😎anaguna ma comenti iyo replay banu iskugu iman mrkn intaa lekaano way o way🤣🤣
@abwaandhajacyareofficial3127
@abwaandhajacyareofficial3127 5 лет назад
Aduunyo maantana balbalaarka Faladagan iyo wxaa la aqoon baa carada ku durdurinaya
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😭
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 5 лет назад
Duqaytidii fankaa ayaa meesha isoogu timiday
@aashkhaan912
@aashkhaan912 5 лет назад
Wlh ila hada ismuu badalin fanankena qaliga
@durguf3993
@durguf3993 5 лет назад
Baryahan falladagan iyo cantarabaqash kiisii waa ka nasanaynaa noolaada hoobalada waabari iyo macallinkii iftin sayid Khalifa.
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 лет назад
Hobaladi hore is jecelaa kuwa hada jooga is necebaa hoboladi hore xigmad badnayeenaa kuwa hada joogaa tayo daranaa hobolafi hore qurux badnayenaa kuwa hada joogaa foolxuma legan xasan aadan maamo mursal jeceliyaa qalbigeda fiican
@saharamuse1965
@saharamuse1965 5 лет назад
Xasan adan waa fanan qaran waa fananinta ka madaxa banan qabyalada waa wadani waa nin rer beledah ninki yqan baa qyaqn jir oo jog
@marwoheebaan8718
@marwoheebaan8718 5 лет назад
Hargeisa dadka neceb oo dhani ma idiin wadanibaa iyo Somali allow alle
@claahinaaji7808
@claahinaaji7808 5 лет назад
hargeysu neceb yahay yakugu yiri war somali maxamad fuded iyo hubsimo la aan ayaa dileyso
@fartacadey4409
@fartacadey4409 5 лет назад
@@marwoheebaan8718 nayaa afkisa miya ka maqashay aso dhahaya xolayahay aqliga yar
@dgyahyecraxmaan6526
@dgyahyecraxmaan6526 5 лет назад
Mdaxwayanha z0maalilan
@HarestoFarah
@HarestoFarah 3 года назад
Ragwaakiihore
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 года назад
Meesha raqayatiin time ayaa isku arkay eeshcala
@MrQoolaab
@MrQoolaab 5 лет назад
Wallaahi waa ayaan daro,islaamaha intaa le eg ee meesha taagan,anigu fanka kama soo horjeedo laakiin islaamahan in la seexiyo bay u baahanyihiin.
@aashkhaan912
@aashkhaan912 5 лет назад
Fanan igu qaliya ku jecliyaa
@superdemanka5192
@superdemanka5192 4 года назад
Farmajo ya ila arakay😅
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 лет назад
Dadwaa kuwii hore heesana kuwii hore iga dheh bal ila eega waxmurti kujira
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 года назад
Wallo wayn tii somaliya... 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@memotamiy4144
@memotamiy4144 3 года назад
Cimrigiisa ayaa dhamaaday hees ayuu uqaade arka😭😭😭
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 года назад
Maryam Mursal waxeyba ilaikatay Magool alha unaxriisto
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 года назад
Meeshan mar labaad ani Lee soo booqday hadane🤣🤣🤟🤟
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
inkasto oo wali uu dafiro magaldi Uu fanka Ka Bilabay kuna Koray Ee hargseia heesaha Ugu badan ee u qadana Loga DhibaY Hadana wa fanan cod wangsan dhagaysiga Heeisihisana aan jeclay
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 лет назад
Beentaas intaas la eg maxaa kugu kalifay? Xasanoow Eedan Diinsoor ayuu ku dhashay, kuna barbaaray, kadibna Baydhabo ku qaangaaray ee dadka beenta cad kala hortag.
@marwoheebaan8718
@marwoheebaan8718 5 лет назад
Oday Wayne oo faaaruqa Akhas 90 jir xuman Ku waynaaday oo xiligaa heesaya
@fartacadey4409
@fartacadey4409 5 лет назад
Nayaa wanaag kama ahan bastarad tahay cuqdada dilotay d ka fuq fananka nacas yahay afka dheer ha cunin
@hasinaabdalla8855
@hasinaabdalla8855 5 лет назад
Maseermakuhayo
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 5 лет назад
Adiga yaa ku dirray dadiisa naa nac nacda meesha kalla tagg.
@رحمهمحمد-ك4ل5ص
@رحمهمحمد-ك4ل5ص 5 лет назад
Xasan✋✋❤❤❤💋💋🙋‍♀️🙋‍♀️💗💗❤👌😘😘😘😘
@techwizissa7247
@techwizissa7247 3 года назад
Gabar walan baatahy, dr birito taag
@khadraahmed8878
@khadraahmed8878 5 лет назад
Legend
Далее
XASAN ADAN SAMATAR SOO DHOWEYNTI LONDON WACADARO
1:25:21
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 36 тыс.