Тёмный

Xasuusta Maanta Oo Kale | 26 Janaayo 1991-dii Burburkii Qarannimada Soomaaliya 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 333 тыс.
50% 1

26 janaayo 1991 waa maalintii Soomaalidda ay Qarankoodii burburiyeen, Waa maalintii ay maskaxdooda shaqadda joojisay, waa Maalintii Reer magaalka isaga haajiray magaaladii uu ku dhashay,.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@umhishaaminahusein1019
@umhishaaminahusein1019 5 лет назад
hooyo caruur haysato ayaana ahay qurbaha ayaan joogaa waxaana kuhamiyaa maalin in allah ituso wadankeygi oo nabad ah caruurteyda oo xaafadeenii iigu ciyaaraya xaafada fagax dagmada kaaraan
@khaalidxidig9018
@khaalidxidig9018 5 лет назад
somalilnd kalya adigu hAlka ayad ku xayadysaye
@ilovejabuuti2282
@ilovejabuuti2282 5 лет назад
um hishaam ina husein Insha alalah wllshy wa arki dona
@abdisamed1dariiqo
@abdisamed1dariiqo 5 лет назад
Dee dulka somalida waa badan yahay hadey dhab kaa tahay uguur meelaha kale
@libancaaqil6706
@libancaaqil6706 5 лет назад
um hishaam ina husein inshlh wll ilahay nama hoojinayo wuu noo jeeda inan bes so qornay oo duco iyo ficilba isku wadno guushuna waa dhowdahay yaa la niyad jabinebes😢😢😢😢
@umhishaaminahusein1019
@umhishaaminahusein1019 5 лет назад
Saas waaye walalayaal allha noo naxariisto dhamaanteena
@muhiyadin6816
@muhiyadin6816 5 лет назад
Inta dhalatay kadib burburkii dawladenii Een arag dawladnimo somaliyed like hayla dhaafina 🇸🇴 🇸🇴
@mohamedAli-gm6lx
@mohamedAli-gm6lx 5 лет назад
Muhiyadin Hassan wllhi ayaan ku dhaartee waan oynayaa Allah bari waxaa badashay gaala bari 🙏🏾🙏🏾🙏🏾 Allow nabad nasii
@muhiyadin6816
@muhiyadin6816 5 лет назад
mohamed Ali zxp waa wax dhaca lkn waxa yaaba inaan wax laga baran casharkaas 😭😭
@marwaanabdi5945
@marwaanabdi5945 5 лет назад
Muhiyadin Hassan
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 лет назад
😭😭😭😭
@abdifatahnur6155
@abdifatahnur6155 5 лет назад
Inta burburki kadib dalatey asxabey dalkena anaku ina sugaya.Marban kufne ankacno on dalkena disano.Qabil waxba inoma tare.Haahh😭😭😭
@mahamudmahamad6263
@mahamudmahamad6263 5 лет назад
Taariikhda sadam husein kaa cod sanaynaa inta rabta like saara
@zaynababdi6034
@zaynababdi6034 5 лет назад
👍
@cabdiqanisaid8186
@cabdiqanisaid8186 5 лет назад
Wll wankukuracsanahay
@abdallaabdi6726
@abdallaabdi6726 5 лет назад
Too.
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Mahamud Mahamad saddam dalkiisa aad ayuu ujecla lakiin wilkiisa ayuu uogoladay inuu iraaq kadhigo mel dadka walalan. Mida kale waxaan dawaday shirkii Jamacada carabta ee Iraq laguqabatay. Wasiirka Somalia iyo Sudan inuu yasayay ayaa igamuuqatay. 2 duba gacanta kali ayuu kusalamay meesha uu kuwakale uu shafka galinayay oo uu danka danka kudhuunkanayay. Somali inan inaka isjeclano ayaan idinka coddanaya waa nalaqurrsada walahi anakaana isquursano
@mubaarigsamaale5116
@mubaarigsamaale5116 5 лет назад
ok
@smartbraintime6975
@smartbraintime6975 5 лет назад
Saaxiib oowin iga timid wlhi real Somali oo daawado fiidiyowgan Wuu ilmeen😧😧 Allow Somali mideysan 🙏
@idriszuberakhey3065
@idriszuberakhey3065 4 года назад
Wax aad Loogu humaado runtii😭😭😭
@yasminmohamed3858
@yasminmohamed3858 3 года назад
😭😭😭😭
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 года назад
Ilaahay cadaabkaa haa kuu fogeeyo afweeynee iyo intii Laasocotay baa
@manalmohammed1533
@manalmohammed1533 5 лет назад
wax'walba ha isbadalan si'walbo aan isku diilno lakin qulubteena Islam'nimada kamey saan guurin iyo xijabkena dumarkena ❤
@sahrojawane4415
@sahrojawane4415 4 месяца назад
Maanta kwrn wll
@sahrojawane4415
@sahrojawane4415 4 месяца назад
Maanta kwrn
@CeynteShow
@CeynteShow 5 лет назад
Gacmahayna ayaan isku burburinay, balse waxaan amisanahay hada inaa gacmahayna isku dhisi karno Insha Allah. Ustaad Hassan waadku Mahadsantahy juhdikaaga iyo waqtiga aad galisay.
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 лет назад
Ceynte Show inshallah
@naddaabdirizak9027
@naddaabdirizak9027 4 года назад
Insha'Allah waan midobaynaa Insha'Allah ameeen
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 9 месяцев назад
Ilaahayaw somalia sidaa ku kala dhimataa
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
Xilli xasuus badan Oo nasoomartay Dawladdeennii qaranimada lahayd Allaha noo soo celiyo 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SOOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADAYEEY ALLAW DAWLADDEENNA KA DHIG DAWLAD XOOG BADAN AAMIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dirisleteam201
@dirisleteam201 5 лет назад
@@hiikoowgaming8890 👂👂
@abdulltimocade4543
@abdulltimocade4543 5 лет назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Honjannogale123
@Honjannogale123 5 лет назад
Amiin allow kayeel
@zaaimyaremedia9914
@zaaimyaremedia9914 5 лет назад
Aamiin walaalo
@naimahussein3911
@naimahussein3911 5 лет назад
Aamiin aamiin aamiin walal shukran.
@ashrafhakiimi5491
@ashrafhakiimi5491 3 года назад
Sanad kadib hadaad daawaneysa lik isaara
@bashishow692
@bashishow692 5 лет назад
Kanaalkaaga aad buu u horumarayaa Masha allah
@hiikoowgaming8890
@hiikoowgaming8890 5 лет назад
Subacribe iisaar walal
@yukeymoha4747
@yukeymoha4747 5 лет назад
waxaa ku faraxasanahay ina noqday qofku igu horeyay ee dawado programkan wan idin jeclahay radio buuloxuubeet
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
Xaqiiq wale allow mar uun soo celi Somalia. Allow u naxariiso siyaad. Waayo kuwii ka danbeeyey ayaa ka daran
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
@@yackubalcadaala8171 tag maad naga xigtaa. shut up! ciyaalyow cuqdadu ka buuxda. maangaab wadal maangaab
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
@@cc-dc4fy noocaasa, SNM iska kala baxaya. SNM wlhi inaanay u dagaalamayn somaliland. Oromo walba oo somaliga barata. Ajanabi ayay ku moodeysa. Abti! waligay dhinac umaan dhaafin waqooyigan.
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
@@cc-dc4fy Baligubadle iyo hargaysa oromoy
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
@@khalidkilas.6552 cuqdadle
@mubarakahmednour2483
@mubarakahmednour2483 5 лет назад
@@khalidkilas.6552 War sxb intaad faqash ledahy maad wllka un la hadhsid plz faqashtu xtaa Somaliland way dagan iyaga xurmee bal kaw
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 лет назад
1983 ayuu waqooyiga Somalia ka bilawday Xasuuqa Umada Tsliskii Siyaad bare horseedka ka ahaa Dhibkii wuxuu ka dhamaday 1991 lkn Koonfur 1991 ayaa dhibku u bilawday Hadaan laysu Diirnixin Sidan bay u elan
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 5 месяцев назад
Dowladii kacaanka waxay ugaysatay dadka reer puntland ma jidho cid kale oo loo gaystay
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 месяца назад
Ma diyarado ayaa lagu garacay
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 месяца назад
@XamseXashi-ht6wh Diyaarad maxay sheegta adeer ceelasha ayaa bomb lagu xiri jiray dumarka ayaa lakufsanayey // cuqdadna soomaalida iyo dowladda soomaaliya uma qabno //sababtu tahay waxa SaaS nayeelay waa dowlad waqtigeeda dhamaaday /
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Месяц назад
​@@abdullahiali6093 wa xaqiiq mida wlhi hdey dadka oo idil sidada oo kale ufikir lahayen mar hore ayaynu heer gaari laheen oo dad isku duban ayeynu noqon lahen wayo xiliga dhibatadi iyo tacadigi dhacay waxa sababteda laha dowladi xiliga talada heysay mana aysan aheyn wax somali weyn oo idil ay ka mideysnayen xasuuqa matida walalahod ah mida kale ayagaba koonfur loma aaba yelin oo cid ay dhaftay majirto dowladi xiliga talada heysay balse waqoyi ba ilaa hda ku dhagan somalia aya ina xasuqday iyo isaaq ba nahay HG ma rabno iyo wax yalo lamid ah ayago caruurtoda iyo jilkoda ku koriya kana dhadhiciya cadowga ugu weyn ay leyihin iney thy somalia taso ah qasaro kale oo jiritankena iyo isku duubnideni ceel kusi rideyso wana wax ad looga naxo allow ada qadire somali qulubtooda mide oo isjecleysi aamin aamin yarabi
@puritysoul6051
@puritysoul6051 Месяц назад
@@abdullahiali6093 Somaali Hadi iscafin lahayd maxa Ka dhalan laha horumar iyo horisocod. Inta qabiil iyo Kala sareen cuqdad ay jirto horimarimayso somalia
@faiselahmed1813
@faiselahmed1813 5 лет назад
Dowladnimo wxy tala somaliland somalia wxy ka baran karta hanaanka, dhaqanka ,hogaaminta ,iyo siyaasada jamuhuuriyada keligeed ku dhawaaqday gooni isutaaga SOMALILAND 😍💖💗❤💘👈 INTA IGU RAACSAN LIKE HA ILA DHAAFIN
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 года назад
Siil hooyada wasx Bbe 🇸🇴🤲🙏🤞🤞🤞
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 9 месяцев назад
​@@garaadofficial8992siilkii hooyadaaba was
@nobeltv1.9mviews62
@nobeltv1.9mviews62 5 лет назад
In waqooyi *Somalia waxa bedelay Somaliland *Siyaad waxa bedelay abdirahman AHU *Muqdisho waxa bedelay hargaysa *Gumaad waxa bedelay gobanimo *fulay waxa bedelay geesi *Gumaysi waxa bedelay xornimo *Gaajo waxa bedelay dhereg Wa xaqiiq "Masha Allah" Ka xanaaq ama ku farax
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
Manta hargaisa malala meel dhigi karaa mogadishu
@nobeltv1.9mviews62
@nobeltv1.9mviews62 5 лет назад
Adiga maxay kula tahay
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
@@nobeltv1.9mviews62 marna shaqo isku malaha anoon kala xigsanayn mid na abahay ba ku dhashay midna hoyadey lkn mogdisha raja fcn dhisma bdn dhaqala bdn shaqa iskuma lahana
@nobeltv1.9mviews62
@nobeltv1.9mviews62 5 лет назад
@@malikatulxubi8290 Waa aragtidaada waanad mahadsantahay wllo
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
@@nobeltv1.9mviews62 mudnid wllee
@madarasadaalxaya3633
@madarasadaalxaya3633 5 лет назад
1986 ayan dhashay wlhi 1991wan xasusta abahay aya ladilay dadkiba wx dhamaysay xabad ax ax ax ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimahussein3911
@naimahussein3911 5 лет назад
Walal waae xasuus xanuun bdn oo abahaa iyo dad bdn oo shacab iyo ciidanbo ku dhinteen Allah u naxariisto aabahaa iyo dhamaan inta ku dhimatay janno fardowso Allah geeyo aamiin aamiin aamiin walal.
@madarasadaalxaya3633
@madarasadaalxaya3633 5 лет назад
@@naimahussein3911 amiin wllshay
@---bk4lg
@---bk4lg 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto
@mrmaqas1943
@mrmaqas1943 5 лет назад
Allaha ha u nxrsto
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 лет назад
alle haw naxariisto aabe wll 😢😢
@zaxnuuniaarkaofficial2575
@zaxnuuniaarkaofficial2575 5 лет назад
😭😭😭😭😭Cunada an cunayo imnka wan liqi kari waayay qalbigaa ka ooyaya wayo wxn dhashay 1991 imnkana kolka an daawado dowladii hore iyo dadkii wadaniga ahaa wn ooyaa my Allah bring back to us our previous nation wayo gumeystaha south africa baynu dhex jognaa inagoo ahan jirnay aabayashoda ciiiiiiiiiiiiiil bdanaaaaaaa
@kalidomar2531
@kalidomar2531 5 лет назад
Allaha unaxariisto jaale maxamed siyaad bare Lkn waxaan la yaabay dadkayga soomaaliyeed oo laga raacay wax tagay Rag waa ragii hore Dumarna waa kuwii hore ee xishoodka badnaa Dawlad waa tii hore intaan amaanaynay wax inaga tagay ayaan ilawnay mustaqbalkii Sawtii maahmaah soomaaliyeed odhn jrty Wax tagay tiigsimaad maleh Wadan walba dakiisaa dhista soomaaliyeey Maantana waxan haysanaa xukumad fcn garab taagnow oo taageer intaad qabiil kunici lahayd Soomaalinimo 💙🇸🇴💙
@SalmaAli-gi1he
@SalmaAli-gi1he 2 года назад
Dumarki hore anaa ka harey abwe😁 Mhdsind qoralkan ad iso jiitey🥰
@cabdiraxmanshuriye1280
@cabdiraxmanshuriye1280 5 лет назад
Soomalidu diinta islaamka ayey dayacday iyagane wey dayacmeen
@qamarqamar9638
@qamarqamar9638 4 года назад
beeNtaaDa ma ahin wlhi 😭
@aarkamaanta5169
@aarkamaanta5169 4 года назад
Hadal jaahilnimo ku saleysan oo aanan cadeyn u heeynin aad ku hadashay
@ruqiyaosman609
@ruqiyaosman609 4 года назад
Dopqxb. .udk R x4
@ruqiyaosman609
@ruqiyaosman609 4 года назад
Dopqxb. .udk R x4
@mussemohamed4804
@mussemohamed4804 4 года назад
@@aarkamaanta5169 war waa maxaay cadeynta aad sheegeyso cadeyn waxaaba kugu filan dilkii culimada soomaaliyed ee xaq darada lagu dilay
@shaaficidannane8394
@shaaficidannane8394 5 лет назад
Idaacadda buulexuube barnaamijyadeedu waa kuwo wax ku ool ah masha allh soo badiya si somalidu u ogaato waxay ahyd Iyo waxa ka khaldamay mahaddsanidin
@hassanahmed3218
@hassanahmed3218 5 лет назад
Maxamed siyaad bare kadib maxaa lasoo kordhiyay ? marxuum maxamed siyaad bare ilaahay ha u Naxriisto 😢😢😢😢
@khadroabdiqaadir6049
@khadroabdiqaadir6049 5 лет назад
Allaha unaxaristo Abe maxamed siyad bare
@hassanahmed3218
@hassanahmed3218 5 лет назад
@@khadroabdiqaadir6049 Aamiin wllo 😢
@marwanabdirahman3738
@marwanabdirahman3738 5 лет назад
Alle ha u naxariisto
@msrentertainment8711
@msrentertainment8711 5 лет назад
Anagu habari meyneeee Lkn illahay Wa cadaaaali
@Ilyas_gamerp
@Ilyas_gamerp 5 лет назад
Alle ha u naxariisto ayan lee yahay marka hore dabadii dawlad maleh iyaga iscunaya calamkuna wuu ka faaiidaysnayaa sory magaci somaliyeedoow
@cabdisalamccd7520
@cabdisalamccd7520 5 лет назад
waa war bixin xaqiiqda kaga hadashay mahadsanid walaalkeyn xasan cismaan allow qarankeena dib noogu yagleel yaa allaah
@cabdalexagar4196
@cabdalexagar4196 4 года назад
wax hubaal inay somaliya wayn zoo noqonayso aniganu waxaa dhaar ku maray Inaan soo celiyo dawladii soomaliya
@horyaalmedia2647
@horyaalmedia2647 5 лет назад
Waxan Ahay reer waqooyi from Somaliland wan ka xumahy manta heer somalidu taganty halkas inga is gaadhsiny iLahy somalida bogooda mar kle ha isku xaadho oo ha is cafiyan wlhi si kle mahne in lays cafiyo somalida waaye😭😭😭
@thecentury1200
@thecentury1200 2 года назад
Somali beeyo ayaa ku habsaday meelkasta
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Год назад
@@Shaydanwase haa isaaq iyo cidii lahayd baa dumisay ka dib dulmi 1961 kasoo bilaabmay oo somaliland loo gaystay oo ay ka mid ahayd in somalia midnimadii ka dib ay goboladii lix ay qaadatay halka somaliland laga dhigay hal gobol oo waqooyi la odhan jiray!!😕,iyo xasuuq lagu bilaabay somaliland gaar ahaan qabiilka isaaq 1983 ilaa 1991 laga gaadhayay laakiin somalia ama reer koonfurka wuxuu u bilaab may 1991 taasi waa dulmigay gaysteen😔
@jirdexayd4846
@jirdexayd4846 5 лет назад
si fiican ayaan u xasuustaa maalmihii qadhaadhaa iyo xasuuqii bwwlwaynta isaaq
@warsamedacad123
@warsamedacad123 4 года назад
Somali oo dhaan ayeey masiibo ku dhacdey lkn idinka Cuqdad aya idinka buuxda waar wax tageey iska iiloow duniida halkeey mareeyso maad araagtiid
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@warsamedacad123 lama ilaawayo tariikhdaas.
@shaaficifaysal5530
@shaaficifaysal5530 3 года назад
@@caashaqalbi882 ha iloobin sidaas ku soco 👍
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 года назад
Maantaba ciil uma.qabo dadkaaas Iyaga iga liita maanta Alhd
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад
Ciil kama kore! Maxkaxdiinu reer bay dhaafi weydey
@xudayfacnaasirmalik7859
@xudayfacnaasirmalik7859 5 лет назад
Abduqadir aroma alle ha u naxariisto qorayada somali kan an ugu xiiseyn jiray bugagtisa waye💯
@cabdibrother2966
@cabdibrother2966 5 лет назад
Wlh waa tarikh xanun badan iyo xasus xanun badan iyo tarikh madow
@redwaanacadey8933
@redwaanacadey8933 5 лет назад
😢😢😢😢😢😢somali allow sharafdeda so celi. Malin hore waxan aadne meel lagu dhelayey ciyar kowo in la xirto banoni yar lagu ciyarayo somli wax la dhaho ma aqan marka somalia wa laga badiye waxa naloga badiye 0. 22 somalia wexey kenen 0 England tana 22 marka macalimada ban weydine waxan dhahne somalia iyo sweden gorme isla ciyarayan wexey nagu tiri somlia dhulka bey tala anagana kor ban jirna mana so gari karan side ban ku garna hee ileen waxa nahay dad tuuksada 😢😢😢. Alow wadankeygo nawad ah dib igu so celi dadki xushmad goni ah bey sinayan qofki qurbaha jogey qofki kalana wey yasayan ciil wlhi.
@hanadahmed1057
@hanadahmed1057 5 лет назад
Ruweyda Hassan Abaayo wan Soo laban dona Incha allh' marna hana jabin sweden gusha Nabad galyada wan kaga hoorenay waana kag a danbeydona Incha allh 💙 🇸🇴👸🏽💎
@redwaanacadey8933
@redwaanacadey8933 5 лет назад
@@hanadahmed1057 insha allah
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
Alle Hakuu naxariiisto Aabe Siyaaad Dad iyo Dalba Kaama Dambayn.. 🇸🇴☆
@qadaribrahim5107
@qadaribrahim5107 3 года назад
sax
@mascuudozil4951
@mascuudozil4951 Год назад
SAX runta waye somali ila hada hade dagaal ka dhacin wadankena somali shaqo laso doonanlaha sidi yurub cml
@quruxsan287
@quruxsan287 5 лет назад
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 wlh caloosha ayaa I xanuuntay somalia hurudooy aaa nahay runtii oo dantooda kaseeen
@abasali7436
@abasali7436 5 лет назад
Masha allh wariya hoolkar ah barnamijyada noo soo badi wana ku taagersanhy
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 5 лет назад
Waaw Chanal an aad ujeclhy xasan cusman Guuleso bro wax bdn kaa faidaY wlhi inta ila mid ah like ikuqabta
@mukhtarmustafa5459
@mukhtarmustafa5459 5 лет назад
Tolo ay tolay tolay tolay bal hada maxaa inooyaalay
@xzkhemelton3493
@xzkhemelton3493 5 лет назад
xaQiiqda haka Gamban waliga bro hore usoco 🔥👌
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 лет назад
inta dhalatay 1991 wlhi nasiibdaro nagu dhacaday😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AdanSharif123
@AdanSharif123 Год назад
😂😂😂😂
@ahmedmahad5218
@ahmedmahad5218 4 года назад
Zxp somaliland haku darin marka horeba ka ay mid ahayne
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 8 месяцев назад
Waali
@JaamacHussein-iy2bn
@JaamacHussein-iy2bn 11 дней назад
@@ahmedmahad5218 🤣🤣🤣🤣🤣🤣s
@abdulazizse4961
@abdulazizse4961 5 лет назад
Maxamed Siyaad bare💙💔🇸🇴
@abdiazizosman8956
@abdiazizosman8956 5 лет назад
aad ayaad ugu mahadsantihiim barnaamijayda aad samaysaan buuloxuubay radio waana idiinka mahad celinaynaa waxana aan codsanaynaa in aad barnaamijyada taariikhda aad badi saan si ay shidaal uga helaan dhalinta la mara habaabiyey ee raadinaysa taarikhda soomaaliyada kana dhargay tan qabiilada wll sidee kale buuga uu goray Abdiqadar Cisman (Abdiqadir aroma) waa buugaag qaliya una qalma in barnaamijyo laga sameeyo buugata kale ah HADDIMADII GUMAYSIGA , SOOYAALKA SOOMAALIYAD, TIIRKA COLAADA kuwa kale ALLA unaxariisto waxa uu ahaa qoraa soomaaliyeed oo wakhti badan u horay dhalinyarada soomaaliyeed sidiina oo kale maandaama aad udinkuba aad wakhti badan galisaan samaynta barnaamij yada.
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 лет назад
Maanta oo kale 26 January 1991 waa maalintii aan wadan dhisan weeynay laakin maanta 26 January 2019 waxaa rajeynaa putland caleema saarka ka dhacaayo in luku midoowo siyaasiinta is qilaafsan maanta in ee ugu danbeyso qilaaf iyo is jiid jiid baa rajeynaa Allah qalbiyadooda wanag ha Ku shubo insha Allah waan soo laabaneenaa
@abdirahmanashire7534
@abdirahmanashire7534 5 лет назад
Aamiin Alla hana mideeyo
@abdikadirahmed2081
@abdikadirahmed2081 5 лет назад
Putland iyo hebel land Inta lagu jiro dowldad ma jirto
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
1991 waa malintii somliland xornimada la soo noqotay 👉mhdsnid👈
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 8 месяцев назад
2023 xornimada qadatay khaatumo hhh
@mohamedosmanhussein6100
@mohamedosmanhussein6100 5 лет назад
Allah ayaan ku dhartay hadalkaga waa mid aan la,ilmeyay 😭😭😭😭
@puregenius3493
@puregenius3493 3 года назад
Kk mawaxad xasusatay marki aad dalka iyo dadkaba aad dhacdeen anigu waxan leyahay ilahaw hanagu socelin
@mohamedosmanhussein6100
@mohamedosmanhussein6100 3 года назад
Waa waxa aad naftada ugu shekeysay waa kuu nasiib daro in aad sidaa u hadasho
@safiyyaebrahim199
@safiyyaebrahim199 3 года назад
@@puregenius3493 yaa dadka iyo dalkaba dhacay GEN. Said bare qof qabilkiisa xiita ah uma abe yeli jiriin wixi hor istaga wu Layn jirey ee tarikhda diib uso baro!
@suhaib9811
@suhaib9811 5 лет назад
Siyaad Barre Wlahi Baan Ku Dhaarte Somali Cid U dhaantay ma Jirine Dabadedna Lama Arag markastana Hooyaday Ayaa iga sheeken Jirtay Wanaagisii Faraha Badnaa Alle Haw Naxariistee From Hargeisa 🇸🇴
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 5 лет назад
Ma ninki culumada layay ee somaliland babiyay faqash foqol faqash
@suhaib9811
@suhaib9811 5 лет назад
@@cc-dc4fy caruur Baad Tahee Naxliga iska Saar
@imranmohamed6841
@imranmohamed6841 5 лет назад
Ya jogo 13 10 2019 😭😭 Wlhi wan ilmeye Caku cilbadna
@mohomedquruh969
@mohomedquruh969 4 года назад
Walawaynta taariikhdeeda waxay ka bilaabaan caydiid 1991.laakiin ma oga ina snm ama isaaq ayaa afka gashaday libaaxyadaa afrika ee aad sheegayso caydiidna snm ayuu iskusoo dhiibay kkkkk
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Год назад
M/ siyad barre walahi waa dulmane waayo dalko gumerysiku jiro ayu kasaray oo taliye niimu kasaray cadow uu wsligiba xukumay 21 nabad iyo rorniimo oo hal calan ah maha siida 300 oo calan subxan allaah ee udoceeya aabo siyad somaliya allaah namadeeyo dadka iyo dalka iyo diinta danta guul guul somaliya 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 8 месяцев назад
Waa beenta ay daarodka isku sheegan Siyaad barre miyaa dalka gumeesi ka saaray🤣🤣 Asigaaba dalka laga xoreeyay alxamdulilah
@karaamomediaproduction8124
@karaamomediaproduction8124 5 лет назад
Maanta powers Aduunka kmid noqn lhyn😪😪😪
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 лет назад
Somalia sooonoqon leheedaaa, illaaheeyow itus anoo wali dhalin yaro ah, qurbo joogaaye cuqdad Iyo ereyo xun ooo dadnimadaada hoos udhigaysa maalin kasta maqlaaaa, allaw Somali adaa abuureee eeee midee amiin amiiin yaaa rabbi.
@hamudciraaqi3051
@hamudciraaqi3051 5 лет назад
Imikaba waa la soo celinkaraa inta igu raacsan like ku qabta
@naddaabdirizak9027
@naddaabdirizak9027 4 года назад
Lkn dhalin yara dhab ka tahay qaranmino oo qabiil aqoon bes kaliya taqaan somali baan ahay
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 года назад
Kkkkkkkkkk
@sultanlife5385
@sultanlife5385 5 лет назад
abo siyaad ilahow kuu naxariiso wlh wadani ayuu ahaa wadankana wuu dhisay🇸🇴
@ibrahonest9898
@ibrahonest9898 5 лет назад
Dad waa dadkii hore hada qabiil iyo qabyaalad lee laga dawa waragaa inta igu raacsan like isaar
@aliawaare4173
@aliawaare4173 5 лет назад
Wallàahay radiyo buulo xuubey dukumentary numver 1 bey heestaa masha allaah alla ha kuu hormariyo
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651 3 года назад
Somaliyey mugdi iyo madoow waaaka dharagteen😭🇸🇴 Aduunka asaagiin waaka harteen Aakhiran waxba meydaan meel dhigan
@zahraliin15
@zahraliin15 Год назад
Nasiib daro burburkii kadip baan dhashay ilaa iyo hadda nolol qurux bdn ma helin sidoo kle dowlad maanan helin😭😭😭
@jalle_9596
@jalle_9596 5 лет назад
Wallhi ilin baa IGA timid markan aray somalia nabadeetha 😥😫😭
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 лет назад
danbigiii lagga galley soomaali waqoooyi ayaaa dhacdey markaaa xaqqey taggi dooontaaaa inchaa allah
@yusufcabdi9156
@yusufcabdi9156 5 лет назад
😢😢 allow somali minidee 💪
@halimaali308
@halimaali308 5 лет назад
Aamiin
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 лет назад
Yusuf Cabdi ameen
@booska3154
@booska3154 3 года назад
Ilaahay namamideeyo aamiiiiiiiiin
@shiineaboowcabdirishiid851
@shiineaboowcabdirishiid851 4 года назад
😭😭😭😭😪😭😭😭😪😪soory maku so gaarin watigaas 1993 octoper baan dhashy dowlad awood bdne ma arkin mugdishana meel ugama bixin hadana caruur baa ii jogto allow dowld cadila
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
JaaaleH mahamed Ziyaad bare rabiH naxariistiih janoH haka waraabiyoH
@zaydali506
@zaydali506 5 лет назад
Midnimadi iyo jacaylki umadda ayu lumiyey ilahay hka abaal mariyo
@puregenius3493
@puregenius3493 3 года назад
Kkkk
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 5 лет назад
Maalintan dadka reer waqooyi ama reer somaliland waxay u ahayd maalin aad u farxad badan Waa maalinkii ay xaqiijiyeeen hadafkoodi ahaa inay ridaan rajiim macamed siyaad bare
@1saamax
@1saamax 5 лет назад
Maalin farxad leh waxeey ahaan lahayd hadii wax wanaagsan lagu badali lahaa xukunkii kacaanka gees ka gees somaliya balse oday qabqable ayaa meelwalba fadhiistay ehelkiisana ku biisha umadiina baahi iyo rajo la,aan eey ku nooshahay, 2 sano waxa uu ku qabtay nin somali ah oo kadambeeyey muusan qaban Gaalka dil Gartiisana sii ninka Xumaantiisa iyo Wanaagiisa u qira, nin ka roon dhinaca wanaaga nama soo marin practically waana loo wada simnaa wanaaga, xumaantisa ayaan loo simneeyn halka ragga badalay Xumaantooda loo simnaa balse wanaagooda aan loo simneeyn guryaheey dhisteen iyo xoolaheey naga dhaceen iyagaa lahaa xabadda iyo burburkana inagaa lahayn ilaa hadana leh yaa khasaaray yaa faa,iiday iyadoon qabiil ladifaacayn ma shacabka somaliyeed mise raggii dowlad la,aanta nadhigay?
@amiinducaale9080
@amiinducaale9080 5 лет назад
Ridaye maxd qabsatay ila hadda cidila tagantahay
@sukhra3585
@sukhra3585 3 года назад
@@amiinducaale9080 hadda xor ayaan nahay kii shaqaysanaayana wuu shaqaystaa kii raaxa rabaana Europe haw tahriibo
@rahimfitness2968
@rahimfitness2968 5 лет назад
viva somaliland we strong we fight for ever
@Faansahro
@Faansahro 8 месяцев назад
Waa beentaa soomaaliya wax ma dhaatiin soomaaliya waxaa ka go Deen 30 iyo wax la jiro maxaa qabsateen hargeysa way burbursantahay waa sidii hore waxiin waa qabiil ma ahan wadan nimo maxaa hargeysa wax ugu qaban wayseen ma hey sateen dowlad dowladiinu waa qabyaalad hargeysa sida soomaaliya camal Lee waaye amni ma lahan laamiyo maheesatiin mise waxaad ii sheegee badda hargeysa in La gatay hhhhhhhhhhhhhh dad wadankood gaday aa tihiin faa iido malihidiin aan runta isku sheegno soomaaliya waxaad ka go Deen mar hore maxaad wax u qaban waydeen 30 Sano Dhan maxaad sameeynaysiin dhulkiin ma dhisno
@MohaMo-xw3kg
@MohaMo-xw3kg 7 месяцев назад
@@Faansahro waliba iminkay is ogaadeen dulmigoodii After khatumo defeated them Cidamada somaliya haddaan udiraynaa waqooyi Iyagoo shacabkana ilaalin doonaa Somali diidka kaxun cadawgana la baabiin doono Inta isa soo dhiibta mooyee Governo somalia
@NiciimaMaxamuud-jp2yb
@NiciimaMaxamuud-jp2yb 6 месяцев назад
@@Faansahro adeer Qatar land malaha qalbada idin tagan😂😂
@mohamedHassan-bw6ze
@mohamedHassan-bw6ze 5 лет назад
CODSI: please and please noo soodiyaari barnaamij dhiirigelin & wacyigelinisugu'jira kuna socda dhalinta Soomaaliyeed in sh Allah Duco&Ajirba waad ka helidoontaaye. Thanks by CAATO jooga Mogadishu - Somalia
@hiikoowgaming8890
@hiikoowgaming8890 5 лет назад
Subacribe ii saar
@inacali8939
@inacali8939 5 лет назад
M.A ilaahay ajar ha niisiiyo noo soobadiya xasuusihii hore ee soomaaliya
@pureheart3552
@pureheart3552 5 лет назад
wariye Wd qaldan tahy wali xaqii waqooyiga ayd dulmiyaysa aadban uga xumahay Inad wali isla sii saxsanaataan
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 5 лет назад
Wali way ku dafirayan 1988 bu dagalku bilabmay 1991 mu bilbmin
@kingabdimalikali3706
@kingabdimalikali3706 5 лет назад
Wllhi bilahi tallhi ilaahey baanku dhaarshe like waanku saaraya wll waad dharatay like iska saar
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 года назад
Adna like iyo shuqul galad wada meshana waa laysku baaba'ay
@abdirahman6734
@abdirahman6734 5 лет назад
Ragga u barnaamijyada fiican Soomaaliya Wax duubta team kaan buulaxuubey Mahadsanidiin dhalinyaro Horay usocda
@mahamedalih.1903
@mahamedalih.1903 5 лет назад
Siyad bare Alla muxu ka aarsaday somalida. Inti cafisay like ta??
@kamandowkamandow1404
@kamandowkamandow1404 5 лет назад
Alla kuma naxriisto af wayne waad isku dirtay soomli mantana cadaab daran baad Ku sugantay baan filya
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 5 лет назад
If the central gov't of Somalia were not collapsed, Somalia would be the most developed country in Africa today.
@qadarcilmiaxmed2467
@qadarcilmiaxmed2467 8 месяцев назад
2004 ayaa dhashay Markan arko dowladii hore somaliya wan iska Oya 🇸🇴
@ahamedsharqaawi9041
@ahamedsharqaawi9041 5 лет назад
Somaliland waa maalin nagu wayn 1991 waayo waxaan kala goosaney labadii dal ee laysku daray 1960
@ashadahir8281
@ashadahir8281 3 года назад
Yaahuuu hadal jaahilnimo kamuu qato waaye warkaada
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 года назад
Waa haddal caql , garaad , dadnimo ka muuqato. somaliland GuuL
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 8 месяцев назад
Haye maxaa soo kordhieen manta
@mohamedsiidowhaji8865
@mohamedsiidowhaji8865 4 года назад
Wallahi ninkaan cusmaan in la dhaho ayaan jeclahay tabiyaha barnaamijyada ka baxa radio buuloxuubeey wariye kaliya ma ahan hadane qibrad gaar ah ayuu ilaahey kumaneestay masha allah hadane waxii usii dheer inuuu diinta yaqaano
@guuldhaliye_lyrics_channel9328
Hadaad thy soomaali like isaar mid xabashiya latartamayaaa
@muhamedjabran4556
@muhamedjabran4556 5 лет назад
Ciil waynaa oo caro waynaa maantana kenyaan iyo ethiopian baa ilaasha dalkeyha ALLA ciil waynaa
@kamaljamac2593
@kamaljamac2593 5 лет назад
Masha Allah, aad iyo aad ayaan ugu xiisa Barnaamij kaaga iyo sida runta u soo gudbisid?
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 лет назад
Waan ka helay muqalkan runtii wllkyga qaliga ah waxana illahey ka rajeynaya dhaman u mada soomaaliyeed in ey cadaawada iska dayaan oo ey ka cabsadaan illahey
@zya4981
@zya4981 5 лет назад
Qeeezi wanku xusaaa Ilahay haku naxaristo Jaalle maxamed siyaad barre😥🇸🇴❤
@clxakiimaxmedshaashaashaas9207
sooomliyaa rajynaaa iny ku noqoto lion of Africa yaaa iugu racsan like ha hilmaaminina
@puregenius3493
@puregenius3493 4 года назад
Siyaad bare ayaad dufaacda xasanow hahilmamin diyaradihi uu HARGAISA kuduqeeyey 500k dad aha dhulka kahoos mariyey
@musamohamed6273
@musamohamed6273 4 года назад
Allh ha u naxariisto Jaale Siyaas, walee qeyr kama danbeyn
@Xikmahsom
@Xikmahsom 5 лет назад
Manta ana ugu horeya bula xuubey
@hiikoowgaming8890
@hiikoowgaming8890 5 лет назад
Subscribe ii saar waan kuusaaraa
@Xikmahsom
@Xikmahsom 5 лет назад
Zaki boy wnku saray ee isaar
@odaytech6015
@odaytech6015 3 года назад
Diyaar mautihiin inaan gacmaha is qabsano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@alitimir6343
@alitimir6343 5 лет назад
Really we missed our ancient days . Somali we were strengthen nation & faster development .. We had a respectively around the world .. Now we need a changeability
@Anteeno
@Anteeno 5 лет назад
Wlalhi illahey bankudhartee waan ooyay markan dawaday muqalkan
@jamalomarmahdi3691
@jamalomarmahdi3691 5 лет назад
Viva zomali wayn Like igu caawiya inta dhibatada zomali weyn haysta ka damqanaya
@kingabdazchanel9377
@kingabdazchanel9377 5 лет назад
Hda ayey solabten gesiyashi Africa...qabil qabil Alha nagadaxbixiyo wxn rajeyna inan farmajo kunasano inshllah
@samow244
@samow244 5 лет назад
Jaalle maxamed siyaad barre aabihii soomaaliya alle ha unaxariisto qalad wuu sameyay innlleen waa bani adam lkn alle ha cafiyo burburinee maxab kadhaxalnay somaliyey waa taan kudhalanay burbur illaa hadeer rajo sax ah maheyno allow noo gargaar waan baaba'nee dhexdeena hashiis nadhex dhig aaamiiiiin
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 4 года назад
Wallahi dowlad wax ka fiican malahan
@myusuf9551
@myusuf9551 5 лет назад
farmaajo iyo khyre aa wadanka soo celinaya inshaallah nolol iyo nabad
@khadardugul1686
@khadardugul1686 3 года назад
Ciiiic hhh
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 5 лет назад
Wan kaxumahay inaan dhashay markii dowladnimadeni baba,day 😭😭😭
@daada1021
@daada1021 5 лет назад
Thanks Radio BuulXubeey ❤👈
@hiikoowgaming8890
@hiikoowgaming8890 5 лет назад
Subacribe iisaar isoo booqo
@mohamedbachir1839
@mohamedbachir1839 7 месяцев назад
Walahi I'm djiboutian🇩🇯 and i cry after this video.......we want peace in Somalia 🇸🇴 we need peace we want to develop like others countries
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 лет назад
Hadii Aan Dunida Nasiib ku leenahay Waqtiga Ayaa Dib Nalakugu Celin lahaa Oo Nalakaga Bilaabi lahaa 25 Janaayo Waxaan Dib U Heli lahayn Sharaftii Iyo Sumcadii Qaranimo Waxaan la Title Ahaan lahayn Dunida Maanta Tagtay OMG Ma Daawan Karo Video Waan Ilmeeyay Aniga Oo Aan Arag Macaankii Dawladnimadii Bal Kawaran Xaaladiisa Maanta Qofkii Xilligaas Joogay Oo Video ga Daawanaya Waa Maxay Dareenkiisu Bal Qiyaas ? 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sharmakeahmed376
@sharmakeahmed376 4 года назад
Qofkaas maanta inuu suuxay laga yaaba
@puregenius3493
@puregenius3493 4 года назад
Morgan ayaa joogay
@mohamedsojedo3848
@mohamedsojedo3848 5 лет назад
Alle ha u naxristo umadda Somaliyeed meel walba ay ku sugan yihiin. Insha allaah Sidaan ahan jirnay iyo si ka wanagsan weynu noqon doona . 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320 2 года назад
Somalia dad kiiida hakacaan Somalia 🇸🇴 ♥ hanoolaato
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320 2 года назад
dalkiina ilaashada iyo qiiraadka Somalia 🇸🇴 ♥ weny dhista
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭allaha unaxariisto aabo siyaad barre allaha danbigiisana dhaafo
@saadeid8889
@saadeid8889 4 года назад
Inta jecel in wllken xasan documentary. Inooga soo diyaariyo. Tariikhdii iyo noloshii. Mucamar al qadaafi....!!
@Somalitiktoklive3
@Somalitiktoklive3 5 лет назад
Asc dhaman walalaha waxan idinka codsanaya midkasto o arka qoralkan in ukusobiro channel kan qasab mahan Wa codsi. Dhamtin mahadsanidin. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍
@abdirahmanshaqale2806
@abdirahmanshaqale2806 5 лет назад
Somali wayn kaliya maahayn waqooyi iyo koonfur israacay balse waxay ahayd 5 soomaali doon ama 5 soomaali oo israaca ama mabda ii jibbaysnaa ee soomaalidu rabtay lixdamaadkii balse may ahayn sidaad hadalka u dhigtay ... Somaliland lama mid ah maamul goboleedyada hadda kajira Soomaaliya waayo waxay ahayd dal ka hor midowgii lagu hungoobay iyo kadib burburkii wixii laysku odhanjirey jamhuuriyada Soomaalida.... Nabad baan u rajaynayaa walaalahy reer soomaliya
@shanazagirl414
@shanazagirl414 3 года назад
The lion of Africa 🇸🇴❤🇸🇴✊🏿
@CawaaleCabdi-wg9wn
@CawaaleCabdi-wg9wn Год назад
Hada waa bisadii africa ee wixii la siiyaba iska qaadanaysay
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 5 лет назад
Waaa maalintii aan dhashey waayo qalbiga ayaa iga xanuunyo
@muranmaad1744
@muranmaad1744 5 лет назад
Maanta oo kale 26 January waa bilawgii dhismaha jamuuriyada Somaliland iyo baabi Alle fogee somaliya guul guul Somaliland
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
Just wan ka hormarsanahay wax barasho dhaqale dhismo dhan walba ma dad casimadooda dameer ka dhamiyad dhismo ku shegi alx 30sano waad dhismaysay ana 7sano just waan kaa horeya ee putland laso tartan africa da kale yaan tartan kula jurnaa inaga
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 года назад
muran maad maan gaab tii ku dhash wase adoo kale ayaa soomaali la haray adoo kale oo aan la dhameyna ma hagaageyso somali
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 лет назад
Jenawery 1991. Dhanka ka kale Waa maalintii Caruurtii Iyo hooyooyinkii Soomaliyeed ee Somaliland Ayka Raysteen Rasaastii Diyaaradii lagu Gumaadayay Walalaha Somalia Allow dhibka kadul Qaad
@keyzairjalal6490
@keyzairjalal6490 5 лет назад
Masha Allah bless so emotional wllhi I can't stop crying
@dahir022
@dahir022 5 лет назад
99 ayaan dhashay dagaal mahe waxkale ma,rag yarantaydi lakin waxan rajaynaya in ilahay dawlad cadalad ku dhaqanta Nasiiyo insha allah🤲🇸🇴🇸🇴
@Maancesc
@Maancesc 5 лет назад
Kula Midaa Ahay Bro Insh Allah Waa Sugeynaaa😐
Далее
AWAKENED THE UNKNOWN
00:17
Просмотров 1,4 млн
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
ILAAH BAA I BIXIYAY 1991 - DAGAALKI SOKEEYE
10:43
Просмотров 26 тыс.
Taariikhda Ururkii USC | Burburkii Dowladdii Kacaanka
28:48
AFGAMBIGII 21 KACAANKII 1969-KII KADIB MAXAA DHACAY ?
13:19