Тёмный

XIIS XARAGO - QALBIGA KU CALAAMASADA 18 MAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 

Waqal WStudío
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 89 тыс.
50% 1

Ereyada: Niyad Same
Laxanka: Shakir
Music: Haatuf Yare
Camera & Edited: Axmed Gt
Produced By Waqal

Видеоклипы

Опубликовано:

 

15 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@ayaandayib2767
@ayaandayib2767 2 месяца назад
Nin tisii ceel ku riday muxuu iga celin karaa somalillan ha noloto happy 18 my❤❤❤❤❤
@Luul-px6du
@Luul-px6du 2 месяца назад
Walhi tani hees way dhaftay somalilanders iyo faanada da,yar xiis xarago qurux cod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamsemaxamed-pc9pn
@xamsemaxamed-pc9pn 2 месяца назад
Duriyadiii reer sheekh isxaaq ❤🎖🏆🏅🥇💕💖💗❣💪🏾
@YuusufXasan-pj2kf
@YuusufXasan-pj2kf 2 месяца назад
Boqorada fanka xiis xarago wlhi waligaa tageerahaga ahaa
@user-wc5fj5hf9k
@user-wc5fj5hf9k 2 месяца назад
Ax yaa Duriya miss xiis xarago Gob,gobiii dhashay iga dheh
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 2 месяца назад
Boqorada reer burco waxay hadalba ku dhamausay nintiisii ceel ku riday muxuu iga celinkaraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomouse2170
@nimcomouse2170 2 месяца назад
inantaa ilaa malinki ay qisadeesa ka shekaysay waxan u ahay tageerp wayn wll farxad igu nolow ree somalilana happy 18 my
@moabdi3860
@moabdi3860 2 месяца назад
That is so true wlhi nin tiisiba ceel ku riday muxu iga celin karaa thanks huuno sharaf ku nolow xiis happy 18 may my beautiful people ❤
@yousuf708
@yousuf708 2 месяца назад
Abwaan niyad same legenkii weynaa burcaawiyiinta heestan nagu socota. Abwaan sharaf baad leedahy
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 2 месяца назад
Maansha allaah nooloow Quruxeey nooloow Somaliliand
@user-vr9jr2rm8x
@user-vr9jr2rm8x Месяц назад
Absolutely tani hees way dhaftay nin tiisi ceel ku ridey muxu iga celin kara❤❤❤❤❤❤❤
@Apdifatah99
@Apdifatah99 2 месяца назад
Happy 18 may somaliland 🎉 from KARANLE kibir jabshe❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 месяца назад
Happy 18 may dadkayga iyo dalkeygaba one love all landerz💚🤍❤💪🏻
@Luul-px6du
@Luul-px6du 2 месяца назад
Xiis xarago tageero buuxad ku aahy inder somaliander❤❤❤❤❤❤❤❤
@yahyeahmed2145
@yahyeahmed2145 2 месяца назад
soooomaaalilaaand❤💚♥️🤍♥️💚🤍🤍♥️
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 месяца назад
Naabal tawxiidka iska dhig wlalo qali oo is astur laxawla walaquwata ilaabilaah walahi cadho illahy baan kacabsi qaba inay inagu dhacdo rabiyoow naga raalinoqo hadi rabi inasiyay nabad iyo wadan qurux badan maaha inaynu ku caasino oo tawxiidka ku tumano astaqfurullah alcadiim yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MubaarigCabdi-nw8jo
@MubaarigCabdi-nw8jo 2 месяца назад
Guul somalind❤❤❤
@Rodaaden-fe3iv
@Rodaaden-fe3iv 2 месяца назад
Cabaadkisiyo tukaha cidiisu maxay tarta nin tiisi ceel kuriday muxu iga celin kar❤️💚🤍 happy 18may all landers
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 2 месяца назад
❤❤❤❤xiis❤❤❤ xarago❤❤❤madaxa❤❤ ayad nosaaran tahay❤❤❤❤ fanaanada❤❤❤qarniga❤❤❤❤ keep going ♥️ our sister ❤❤❤❤
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 месяца назад
been maaha walee Cakuye Cidaan Somaliland u dhalan ba Ciil qabta Dad wada Gob ah❤Keep going Xiis xarago Cod iyo qurux
@aqoonyahan9358
@aqoonyahan9358 2 месяца назад
Cabdkiisiyo tukaha cidisu maxay tarta Nin tiisi ceel kuriday muxuu iga celin karaa Wllhi wadal weyn intaasi ❤
@user-sp3eo9gh8c
@user-sp3eo9gh8c 2 месяца назад
Happy 18 may Somaliland is not part of Somalia
@ayaanahmed2240
@ayaanahmed2240 2 месяца назад
Ofcourse
@user-vt4qq5ld8g
@user-vt4qq5ld8g 2 месяца назад
❤❤
@hawaabdi8027
@hawaabdi8027 2 месяца назад
You are dreaming 😂😂
@user-un6iv4gc7m
@user-un6iv4gc7m 2 месяца назад
Simalia part of utopian ❤
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 2 месяца назад
Waxan Habarjeclda Qadiyada Somaliland waa 100% Si xag jirno leh Bay u Jubaysantahay
@AbdaleAwabdi
@AbdaleAwabdi 2 месяца назад
Wllo maanta waa maalintii somaliland meel inaga dhig qabiil
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 месяца назад
Wwwwwwwwwaaaaawww jah jah queen xiis guuuliso Hambalyo hambalyo Happy may Somalilanders ❤❤❤❤❤❤
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 2 месяца назад
Ayuunbaa ciilqabtee eesh qiyaasak ❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Guuuuul somaliland
@Girlboss1.
@Girlboss1. 2 месяца назад
Happy 18May💚🤍❤️
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 месяца назад
Afrikda casilan inta aan fahimn waa afrkida danbysa sabab kasta ha lgu sheego afrika adduunka waa qarada ugu danbeysaa
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 месяца назад
..... From Hargeisa Somaliland 👉💚🤍❤️ ( CABAADKIISIYO TUKAHA CIDIISU MAXAYSTARTAA ) JAARKIIYOOW YARYARKII MAAHE KAGABADA NUKLEARKANI 👉🚀 WUXUU KASOO DHACAYAA HARGEISA SOMALILAND JAARKIIYOOW ILMAADEERAYAAL IDINKAA NAGU ADKEEYAY INAAD NASII YARDAYSAANE
@sagalyusuf406
@sagalyusuf406 2 месяца назад
Happy 18may my dadkaygii 🎉🎉
@naasirmuuse917
@naasirmuuse917 2 месяца назад
Qalbiga ku calaamadsada @abwaan niyad same ......Axyaa Abwaan 💚💭❤
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 2 месяца назад
Happy 18 may SOMALILAND 🎉❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Месяц назад
Masha Allaah beautiful 🤩 ❤❤🥰🥰♥️🤍💚♥️🤍💚🙌💪💪💪
@hindajibriil5611
@hindajibriil5611 2 месяца назад
Happy 18 may💚⚪♥️ xiis👸
@MohamedHussein-fc9pv
@MohamedHussein-fc9pv 2 месяца назад
Calanka sida halaga daayo tawxiidkii ayaa ku qoran
@SuadAbdirhman
@SuadAbdirhman 2 месяца назад
Ereyada: Niyad Same Laxanka: Shakir Music: Haatuf Yare Camera & Edited: Axmed Gt Produced By Waqal Happy 18 may all my people 💚🤍❤️
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Masha alllllah guuul somaliland ha noooooolaaato xiiis nolow adna wlllo heees macaaaan❤
@zakariyedreamboss6466
@zakariyedreamboss6466 2 месяца назад
Illahay cadaabta aduunka ha kugu tuso adiga iyo kuwa kaa duuubay kan soo lostgareeyay
@samiyaaxmed-bs7wm
@samiyaaxmed-bs7wm 2 месяца назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 18 my❤️🤍💚
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn 2 месяца назад
Soooo go❤ hambalyo my dhiiga🎉
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 2 месяца назад
Ereyada waxbaad qaldaysaa kadaa ayuunbaa ciil qabte ereygaasi waa qalad shaandhadu ha ku shaqayso
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 2 месяца назад
Calankan waynu ku cadaab mudanaynaa. Laa ilaaha illalaah baa ku qoran markaasay iyadoo qawan ku jaasaysaa.
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 месяца назад
💚🤍❤️ Cabaadkiisiyo tukahaa cidiisu maxaytartaa?!!! Jaarkiiyoow kagabada nuklearkaa 🚀 Hargeysuu kasoodhacayeee kagabada Jaarkiiyooow ....... From Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️
@user-th7tl8db3g
@user-th7tl8db3g 22 дня назад
Abwaanka heesta sameeyay magciisa ii sheega
@susansomaliland1
@susansomaliland1 2 месяца назад
Wow 🤩 Styleku waa 🔥 2024 🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 2 месяца назад
woow axsaan fanaanad waxay u caleemo saaran tahay inay tahay fanaanada qarniga
@MUNASARR
@MUNASARR 2 месяца назад
Dad Tooda Ceel Ku Riday Maxeey Qabri Wada Galeeen. Somalinima Hormar Ku Gaari Karana DHALINYAROY 🫶🏽☝🏾🫶🏽
@user-mo9hv5sn6x
@user-mo9hv5sn6x 2 месяца назад
MAASHA ALLAH. ALLOW IKIIN DAA DADKAYGA IYO DALKAYGA ILOVE YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashwaaqcali3483
@ashwaaqcali3483 2 месяца назад
Wow xiisa xarago❤
@Casaanyo1
@Casaanyo1 2 месяца назад
Wixii Darood love ha ila dhaafina Hanbalyo 18 may😊
@Hap000nHiigzi
@Hap000nHiigzi 2 месяца назад
Xiis on fire❤❤🎉
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 месяца назад
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland. Happy 18 may Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@maryamabdi632
@maryamabdi632 2 месяца назад
sweet voice my sister good job ❤❤happy 18may my people ❤❤
@nimcoibraahim4990
@nimcoibraahim4990 2 месяца назад
Soomaaliland is not easy ❤
@DaganAbdi-qb2jl
@DaganAbdi-qb2jl 2 месяца назад
Voilà c'est notre pays no Somalie ❤ j' aime trop bon courage pour les somalies❤❤❤
@user-jx6sw2rl2m
@user-jx6sw2rl2m 2 месяца назад
Happy 18 may my somalilander
@ahmedhassan9777
@ahmedhassan9777 2 месяца назад
Heestan caadi maaha happy 18 May
@user-vg5so4lr7g
@user-vg5so4lr7g 2 месяца назад
Kii kaaxunow nafta waa xiis xarago guul iyo gobanimo
@ayderus1499
@ayderus1499 2 месяца назад
What a voice mss hiis
@FateDakane
@FateDakane 2 месяца назад
Hppy 18 may❤❤❤
@ahmedadem9102
@ahmedadem9102 2 месяца назад
Cabaadkiisiyo tukaha cidiisu maxay tartaa, nin tiisii ceel ku riday, muxuu iga celin karaa. Viva Somaliland #Happy 18May.
@NimcoaxmedQasim
@NimcoaxmedQasim 2 месяца назад
Happy 18may 🎉🎉🎉🎉 soomaliladn
@raqiyamaxamed7623
@raqiyamaxamed7623 2 месяца назад
Waaaaw esha cala hees
@ghostchaser6300
@ghostchaser6300 2 месяца назад
Happy ❤18 may
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 2 месяца назад
Guuuuuuul Somaliland ❤❤
@hanaxariir8981
@hanaxariir8981 2 месяца назад
Xiis xarago ❤❤❤❤
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye 2 месяца назад
Happy 18 may all landerz 💚★❤️
@nasuraay8351
@nasuraay8351 2 месяца назад
Xiis xarago❤
@user-qb4xy2bu6b
@user-qb4xy2bu6b 2 месяца назад
Xiiiis xarago🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamed7258
@maxamed7258 2 месяца назад
Happy 18th
@MuxiYadiinAbdilahi
@MuxiYadiinAbdilahi 2 месяца назад
Mnshaa alleh
@haniabdi2025
@haniabdi2025 2 месяца назад
Eesh qiyaasak❤️
@user-et8kn7mf3j
@user-et8kn7mf3j 2 месяца назад
Wawo cherie ❤❤
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 2 месяца назад
HAPPY ATI may
@HothmanKayze
@HothmanKayze 2 месяца назад
Nin tiisi ceel ku riday muxu iga celi karaa ❤
@HaniHani-jy6gx
@HaniHani-jy6gx 2 месяца назад
Habby 18 may sonaaliland is not easy❤❤❤❤
@HothanOmar-ns7yn
@HothanOmar-ns7yn 2 месяца назад
Happy 18may ❤❤❤❤❤❤
@4K-ANIME810
@4K-ANIME810 2 месяца назад
Wooooooow🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 2 месяца назад
Happy. 18May. Happy. 18May ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najiibaxmed-
@Najiibaxmed- 2 месяца назад
inta ay heestu ku socoto dhulbahantaha waaye
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Месяц назад
Dhulbahante waatu indoor wasay waa wada maxbuus kkkkkkk 😂😂😂
@nimoelmi100
@nimoelmi100 2 месяца назад
Wow❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@samsamcismaan8638
@samsamcismaan8638 2 месяца назад
Waaaaaw
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 2 месяца назад
Happy 18 May dadkaygiyow
@yasinyasta
@yasinyasta 2 месяца назад
18 may somaliland ❤💚
@user-bt2hj9ex9m
@user-bt2hj9ex9m 2 месяца назад
Dhamac
@Yaamiin780
@Yaamiin780 2 месяца назад
Wwwww🎉🎉🎉❤
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 2 месяца назад
Yaa inDer❤
@user-qc4bm5ht2f
@user-qc4bm5ht2f 2 месяца назад
Woow
@FaadumoLaki-cj8pe
@FaadumoLaki-cj8pe 2 месяца назад
Xiis😢❤
@mohagahair5858
@mohagahair5858 2 месяца назад
Dalkaygu cajiibsanaa.👏
@minaminje7960
@minaminje7960 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@NajaxClaahi-bk2qe
@NajaxClaahi-bk2qe 2 месяца назад
Happy 18 may
@ashaabdulahi8501
@ashaabdulahi8501 2 месяца назад
Happy 18 may❤
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 2 месяца назад
🎉🎉
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 2 месяца назад
❤❤❤
@xafsahassan8734
@xafsahassan8734 2 месяца назад
Boqarda ❤❤🫶🏼🫡
@CabdikhadarAadan
@CabdikhadarAadan 2 месяца назад
Waaw waakas😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BatutaMedia
@BatutaMedia 2 месяца назад
Cabaadkiisiyo tukaha cidiisu maxay tartaa. Guul Somaliland Happy 18May
@Fathhxan_ck
@Fathhxan_ck 2 месяца назад
#somalilander_model #ck_caanka #somaliland18may
@user-wj8hc6zt5q
@user-wj8hc6zt5q 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gujis6868
@Gujis6868 2 месяца назад
Top🎉❤
Далее
ALI ZAKI 💍 JUWEERIYA WEDDING
13:34
Просмотров 10 тыс.
XIIS XARAGO | DIGASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:26
XIIS XARAGO QALBI JABAY  NEW OFFICIAL VIDEO 2022
5:31
Просмотров 673 тыс.
Mirjalol Nematov - I love you (Videoklip)
3:56
Просмотров 3,5 млн
Malohat
3:35
Просмотров 975 тыс.
OG Buda, 4n Way - МЭВЕРИКС
2:15
Просмотров 222 тыс.