Тёмный

Malag Saaqiday oo Samada Laga Soo Tuuray Kuna Soo Dhacay ~ Nin Ruusha oo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir 

Suldaan Media
Подписаться 343 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Malag Saaqiday oo Samada Laga Soo Tuuray Kuna Soo Dhacay ~ Nin Ruusha oo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan oo ay ku jirto qiso xikmad badan oo uu qoray nin ruush ah oo gaal ahaa markii danbe ku islaamay arin cajiiba waxa inoo soo jeedinaayaa sh cabdiraxmaan bashiir xafidahullah
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
----------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
---------------------------------------------------------
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Опубликовано:

 

7 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@omadada100
@omadada100 28 дней назад
قال الله تعالى:(قَالَ هِيَ عَصَايَ أَتَوَكَّأُ عَلَيْهَا وَأَهُشُّ بِهَا عَلَىٰ غَنَمِي وَلِيَ فِيهَا مَآرِبُ أُخْرَىٰ)
@deeqhaanbe7559
@deeqhaanbe7559 День назад
Waad run sheegtsy Allahu Akbar
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 27 дней назад
Walaahi this is one of the best video I come across Ilaahay ha inagu anfaco Sheikh ilaahay subhaana watacaalaa cimriga iyo caafimaad kaba ha kuu barakeeyo aamiin
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
رضيت بالله ربا وبالإسلام دينا و بمحمد صل الله عليه وسلم نبيا ورسولا ❤❤
@MouktarHamda-by9mi
@MouktarHamda-by9mi 7 дней назад
جعل الله في ميزان حسناتك
@harunsalah9440
@harunsalah9440 14 дней назад
Masha Allah
@user-mg1sd3ep8b
@user-mg1sd3ep8b 28 дней назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar most powerful all-knowing jalah jalaallu
@user-tm2vb9eo7w
@user-tm2vb9eo7w 28 дней назад
ألله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله الله اكبر الله اكبر ولله الحمد
@habibahassan7290
@habibahassan7290 28 дней назад
Jazaakallaahu kheyr sh/Abdiraxmaan.
@user-qs8bm7ec6q
@user-qs8bm7ec6q 13 дней назад
Subxana ladii biyadihi malakouta koula chay'ii
@nashrashid8465
@nashrashid8465 24 дня назад
Allahu Akbaar Jzkkalah KhayrN.
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 28 дней назад
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
@ZIRAAJI
@ZIRAAJI 28 дней назад
Jazakalllah
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 28 дней назад
ALLAHAYOW QADARTAADA YAA AL LATIIF RAXMAD NOO GELI🤲🏿NAGU dabool Raxmada AL LATIIF. Reer falastiin soo miciin Yaa, Rabb🤲🏿🇦🇪. Allahu musali calaa Mohamad saw.
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 9 дней назад
الُلُُهمٌ🍁🌿 صّلُي 🍁🌿وَسِلُـــم🍁🌿 ٌوبارك🍁🌿 ْعلى🍁🌿 نبيَــنَا🍁🌿 مٌحُمٌدِ🍁🌿 وَْعلى🍁🌿 آلُُه وَصّحُبُّه🍁🌿 اجْمٌْعيَنَ🍁🌿 ْعدِدِ 🍁🌿مٌاذَكِــرَُه🍁🌿 الُذَاكِرَوَنَ🍁🌿 وعدد🍁🌿 ما َغًفَلُ ْعنَ🍁🌿 ذَكِرَُه🍁🌿 الُغًافَلُـــوَن 🍁🌿ﷺ 💞םבםב 💞رسول🍁🌿 ٱɑɺɺ🍁🌿 ﷺ"🍁🌿
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 28 дней назад
Jezaka allahu khayr Sheikh Abdirahmaan Bashiir
@yamohamed8800
@yamohamed8800 15 дней назад
What a beautiful story mansha'allah, I didn't even blink a second 💙💙💙
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 22 дня назад
Jzkalhu khayr shiikh
@sakariaabdi359
@sakariaabdi359 28 дней назад
Jazaa ka Allah kheyr
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 27 дней назад
MaanShaa,ALLaah ALXAMDULILAAH rabilcaalamiin xaq ayaad Sheegtay Jazaaka Laahkhayr Sh Cabdiraxmaan bashiir
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 28 дней назад
Masha'Allaah Alle ajar iyo Khayr hakaa siiyo sida wanaagsan eed xaqa u sheegtay
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 28 дней назад
Shukran sheikh Abdulrahman.
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
أللهم أعطنا حلاوة الإيمان برحمتك يارب العالمين 🤲😢💗
@user-ki4yq7bd4n
@user-ki4yq7bd4n 20 дней назад
جزاك الله خيرا شيخ
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 9 дней назад
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 لا إله إلا الله محمد رسول الله 💚💚💚💚💚💚💚 اللهم صلى على سيدنا 💚 محمد 💚 بدر التمام 💚💚💚 ومصباح الظلام ومفتاح دار السلام وشمس دين 💚💚💚 الإسلام وعلى أله وصحبه الطيبين الطاهرين 💚💚💚💚💚 وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين جزى الله 💚💚💚💚 عنا سيدنا 💚 محمد 💚 صل 💚 الله 💚💚💚💚 عليه وسلم ماهو أهله 💚 عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون ورزقكم الله زيارته وشفاعته 💚
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 28 дней назад
Ala ilaahayoow goormaan ilaahay sidaa qurux da badan u caabudayaa
@user-gc4ni9lk2i
@user-gc4ni9lk2i 28 дней назад
Allaahu akbar❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤
@adamibrahim2299
@adamibrahim2299 21 день назад
بأرك الله يا شيخ العزيز
@PoppieRooi
@PoppieRooi 28 дней назад
Good ❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 26 дней назад
Maanshaallah .
@gacalshow9
@gacalshow9 28 дней назад
Masha Allah muxadaro aad u qiimo badan
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 28 дней назад
Ya Allah sépare nous de ce qui nous sépare de Toi ❤❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
أللهم اجعلنا من الذاكرين الله كثيرا والذاكرات 😢
@PoppieRooi
@PoppieRooi 28 дней назад
Thanks my brother ❤
@MohamedOsman-vr2nk
@MohamedOsman-vr2nk 27 дней назад
Masha Allah ilaahey haku xafido sheeq
@mfjk1377
@mfjk1377 28 дней назад
Masha allah waa muxaadaro cajiiba oo qabigayga taabatay saraaxan jazaakalaa khayr yaa sheekh❤❤
@khalifmohamed7303
@khalifmohamed7303 28 дней назад
Masha Allah JazakaAllah Qeyran ,,BarakaAllahu Fikum, Sheikh Abdirahman Allah haku xafido
@muzamilali2949
@muzamilali2949 28 дней назад
Verry wise man jizakumu Allah qeyr sh abdiraxman
@abbdullahimuhamed372
@abbdullahimuhamed372 28 дней назад
Jazallakahu qeyr sheekh Allah haku barakeeyo
@xamdixassan7105
@xamdixassan7105 27 дней назад
Allahu akbar allahu akbar
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار 😢
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
سبحان الله 😢
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
بارك الله فيك يا أخي الكريم شيخ عبد الرحمن البشير وجزاك الله خير الجزاء
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 26 дней назад
الله اكبر 🙏🏼😪❤
@ismDirir
@ismDirir 11 дней назад
بسم الله الذى لا يضر مع اسمه شىء فى الأرض ولا فى السماء وهوالسميع العليم لا اءله اءلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شىء قدير 🎉جزاك الله خيرا
@abdihamidismail9892
@abdihamidismail9892 21 день назад
Allahu akbar
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 28 дней назад
Alxamdulilaah
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 16 дней назад
Masha Allah sidan ayad ku fiican tahay ,ee Somaliland faraha kala bax.
@ju4965
@ju4965 26 дней назад
Allahu Akbar Allahu Akbar
@PoppieRooi
@PoppieRooi 28 дней назад
My brother
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢
@mohamedmcc3626
@mohamedmcc3626 28 дней назад
Ilaahey haka ajarsiyo sida quruxda badne dabacsan eed wax no fahansise
@user-tm2vb9eo7w
@user-tm2vb9eo7w 28 дней назад
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
@AbdirahmanAden-gz9jy
@AbdirahmanAden-gz9jy 27 дней назад
SUBXAANALLAH
@user-fw1rl1yq7w
@user-fw1rl1yq7w 28 дней назад
Scheikh❤
@jabriilmubaarak7243
@jabriilmubaarak7243 18 дней назад
Subxaanallah
@axmedwalishcumar2562
@axmedwalishcumar2562 20 дней назад
M a
@user-mb7yk5dh9c
@user-mb7yk5dh9c 24 дня назад
Sheekhn caalim weeye wax fahasan
@Qadafi-
@Qadafi- 28 дней назад
Subhanallah
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😢❤
@xamdixassan7105
@xamdixassan7105 27 дней назад
Subxanalah
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 28 дней назад
Malag ma saaqido laakiin waxa saaqido waa biniadamka iyo jinka... Sidaas darteed cinwaanka waa qalad in sidaas loo qoro 100%...
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 27 дней назад
Maad fahmin ee sheekada nin Ruush ah oo muslimay baa sameeyay
@Ustaadka09
@Ustaadka09 25 дней назад
Daqiiqadduu ku sheegay igu caawiya
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 27 дней назад
Meesha waxa ku qoran iyo sheekhu wuxu ka hadlayaaa ma is laha
@Liiloowe
@Liiloowe 28 дней назад
اشيخ عبد الرحمن البشير هو العالم ومفكر الصومالي. انه من العلماء الجامعة الازهر الشريف. ان العلماء الصومال الازهريين عددهم كثير والحمدالله اللهم انصر واحفظ العلماء الازهر. رغم ان بلدنا الصومال مستهذف من ناحية العقيدة الشافعة ان المشكلة في الصومال جاءت من الفرقة الوهابية التكفيرية. اللهم اننا نشكوا من الفتنة الوهابية التي ١٩٩٠ دخلت بلادنا الصومال واكلت الاخضر واليابس
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 28 дней назад
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
@cabdulqaadirmaxamad9301
@cabdulqaadirmaxamad9301 28 дней назад
Sheekhoow sujuuda iska hagaaji
@MaxamedXasan-ue8je
@MaxamedXasan-ue8je 28 дней назад
Shiico koriye
@IimanCade
@IimanCade 5 дней назад
Walaal Allah kama cabsaneysid miyaa intaa isleyahay views hel ayaad malaa'ik ta aanan Allah caasinin ku xadgudtay.
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 28 дней назад
Dikri maqlay lknTadakur waligayba ma maqlin
@MaxamedXasan-ue8je
@MaxamedXasan-ue8je 28 дней назад
Sheekh falastiin ayaa hiil ubaahan
@user-fw1rl1yq7w
@user-fw1rl1yq7w 28 дней назад
In aan daaimwm welihesyn😂😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 27 дней назад
Vidal castro m shalay buu dhintay waxaan moodayay inuu 10 sano ka hor dhintee mise cajaladaa cajalad hore ah
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m 26 дней назад
Waa muuqaalkaa mid horaa jaale
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 24 дня назад
Aniga Dalka aan joogo xiliga xajka markii la gaaro shimbiraha loo yaqaano qulumbaha hal kama Soo haro xajka ayey aadan,xajka ka bacdina way Soo noqdaan,
@user-lg6vh4vy7q
@user-lg6vh4vy7q 14 дней назад
Sheydaan c/raxmaan bashiir
@Bilicdoog
@Bilicdoog 28 дней назад
Dadku Hal cilmo ayay kahadlaan ee hadii leysku daydana Malin walbo ayaa sheikh walbo iaqillah kugu dhahaa maxa ay ku kala duwanyihiin
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 28 дней назад
Thumbnail 😂 walhi waa iga qosliyey Ilahay ka baqan oo viewers raadintu yaabay meel xun4 kula marin
@AliHassan-wy8ps
@AliHassan-wy8ps 6 дней назад
Sheekada malaga ma banana in laga sheekeeyo hadii ay bilaabato qaabka noocaam in looga sheekeeyo muddo kadib run bey moodi doonaan. K
@saidmed8832
@saidmed8832 27 дней назад
SᕼᗩᑫᗩᗪᗩᗩᗪIᗯᗩTᗩ ᒍᗩSᗩKᗩᒪᗩ Kᕼᗩᖇ ᖴᗩᗪᒪᗩᑎ ISKᗩᗪᗩᗩ SIYᗩSᗩᗪᗩ IYO KᗩᕼᗩᗪᗩᒪKEEᗪᗩ
@Aayga7777
@Aayga7777 28 дней назад
Kan wax laga faaidaayo malahan Waa siyaasi wadaad is mooday
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 27 дней назад
Culimada afkaaga huurada leh ka jeedi. Siyaasadda ayaad khalad ka fahantay adeer ee culimadu wax kasta oo uu illaahay inoo sheegay oo xitaa siyaasaddu ku jirto ayay ka hadlaan. Siyaasaddu maaha wax aanad garanayn waa nolosha caadiga ah ee ha khalad fahmin siyaasadda. Culimadana waligaa afkaaga ka hayso
@Aayga7777
@Aayga7777 27 дней назад
@@xananmediaproductions6795 Walaahi waxan u dhaaran karaa haddii aad i hor taagnaan laheyd intaas oo hadal ah ima aadan tiraahdeen ee gacanta ayaad iga dhunkan laheyd Laakin waa nasiip padan tahayoo shatiga ayaa iga dhacay ee iska sug intaan kasoo cuspooneysiinaayo
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 26 дней назад
Qofku hadu Quraanka barto sido kalana aqoonta siyaasada barto maxa ku jaban mise waxad aaminsan tahay qofku hadu Quraanka barto uma baahna aqoon kale waadiga wadaada kaso qaaday dad u gaar ah un inay jano iyo cadaab ka hadlaan ee nolosha inagu xeeran ka hadli karin
@Aayga7777
@Aayga7777 26 дней назад
@@xananmediaproductions6795 Kan maad culimo u taqaanaa Dayuuthyahow Mise rufyaaniintiisa paraha pulshada u qaapilsan ayaa tahay? Dhilaa ku dhashaye
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 28 дней назад
Adigu yaad Copyasa ma dadka dadka dhaleceya Adigu Sheekh Mustafe Copy waayo waad cafimadi xanta culimada ayaad hadhi Sheekha been haka samay Cilmiga wuu bartay wuuna fidinaya Aduu xanta joji
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 28 дней назад
Isago wuxu laaha Wax ka sheeg lakinse uuba Amaanay sh cabdiraxmaan bashiir waayo sh bashiir aya yidhi sh mustafe wa macalinkayga 8bil wax ii dhigay wana Una ninka ii tilmaamay kutuubka aan akhriyo
@Jannodoon1212
@Jannodoon1212 25 дней назад
Allahu akbar
Далее
Все кругом Миланы... 🤣
00:12
Просмотров 131 тыс.
💜☀️✨
00:47
Просмотров 214 тыс.
TAARIIKHDA YAHUUDA IYO TILMAAHOODA |Q2AAD |
56:15
Просмотров 33 тыс.
Все кругом Миланы... 🤣
00:12
Просмотров 131 тыс.