Тёмный

Xiska Kuhay Inaad Isbedesho || 3 Cashir oo Nolosha ah || Dhiiri Galinta Nafta 

DHIIRIGELIYE
Подписаться 418 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Ku soo dhawaada video-gan cusub ee ku saabsan 3 cashir muhiim ah oo nolosha ah. Kuwaas oo kaa caawin doona inaad xoojiso maskaxdaada iyo inaad sameyso isbedel dhab ah oo noloshaada ah. Cashiradan waxay kaa caawin doonaan inaad si wanaagsan u fahanto sida loo horumariyo naftaada iyo sidii aad uga gudbi lahayd caqabadaha kugu horgudban. Waa wakhti aad isbedel dhab ah ku samayn karto noloshaada!
Halkaan ka daawo Video kan lamid ah nala wadaag fikirkaaga: [link video]
Haddii aad xiisaynayso inaad ogaato sidaad u noqon lahayd qof guulaysta, subscribe dheh, like saar, oo la wadaag saaxiibadaa!
Waxaan ahay Yasir Mukhtar, oo kuusooo gudbinaya Cashirkan qiimaha leh.
FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
www.youtube.co....
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook: / dhiirigeliye. .
Facebook profile: / yasir.mukhta. .
Instagram : / dhiirigeliye
Tiktok : www.tiktok.com/@dhiirigeliye

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@jibrilshekhowabdi3981
@jibrilshekhowabdi3981 2 месяца назад
Yasir mukhtar our legend guleyso waxbadan ban ku aqanaa ❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 месяца назад
Walalky Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Xigmad iyo dhiirigelin ❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 2 месяца назад
Mashallah mashallah wllo yasir mouktar Dirigeliye Allah haku barakeyo Adun iyo aakhiro merci beaucoup frère ❤❤❤❤❤❤❤ mahasanid
@Yacquub21
@Yacquub21 2 месяца назад
Mashalah walal guuleyso aduun iyo aakhiro
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 2 месяца назад
Dhiragaliheyga ❤shukran
@MalyuunNajax
@MalyuunNajax 2 дня назад
M.a wll alle cimri dheer iyo cafimad ha ku siyadiyo wllhi mar walba oo aan dhiri galin u bahdo bajkaga ayan so gala😊😊😊
@RamlaAli-e9g
@RamlaAli-e9g 2 месяца назад
بارك الله يا اخي بارك الله يا اخي
@muniiratohow5794
@muniiratohow5794 2 месяца назад
Mnsha allah qisooyin cajib ah horay usoco my bestie ❤
@AbdirahmanMukhtar-ns3iv
@AbdirahmanMukhtar-ns3iv 2 месяца назад
Yasir dhiragalintena Aya tahay saxib😍🥰
@asmaawil9132
@asmaawil9132 2 месяца назад
Keep going
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Kheyr allaha ku siiyo walalo❤😊
@Gotgeesey7
@Gotgeesey7 2 месяца назад
Hal Mar faollwe isoo wada dhaha team yaasir❤
@xoogsademindset3609
@xoogsademindset3609 2 месяца назад
MaashaAllah Mr Yasir. JazakaAllahu khayra wll
@HawoAdan-gg1hx
@HawoAdan-gg1hx 2 месяца назад
Ugu dambeen the legend is back❤❤❤❤
@aaminojiir8026
@aaminojiir8026 2 месяца назад
masha allh alle ha ku ♥ barakeeyo insha allh ❤
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 2 месяца назад
Dhirigaliye yaasir mukhtar ❤🎉
@exsaadaq6735
@exsaadaq6735 2 месяца назад
first coment
@user-uz8en4wh5x
@user-uz8en4wh5x 2 месяца назад
Sobdi❤ sxb
@mahamudhole818
@mahamudhole818 25 дней назад
❤❤❤❤❤ masha alah
@SacdiyamaxamedCali
@SacdiyamaxamedCali Месяц назад
Waa markii ugu horeysay erayda fahmi wayay
@user-on8rq8fo8t
@user-on8rq8fo8t 2 месяца назад
Keep going my dear brother
@FardousaGuediAlisougal
@FardousaGuediAlisougal Месяц назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد ❤
@NimcoShekeye
@NimcoShekeye Месяц назад
Alle haku barakeeyo wllkyow
@user-gl6sx3dy5r
@user-gl6sx3dy5r 2 месяца назад
Second one
@qadarcade2380
@qadarcade2380 2 месяца назад
M.a thanks yasir❤🤴
@Dobrinier
@Dobrinier 2 месяца назад
Wax waalan waaye😊
@shuwaykarhassan6721
@shuwaykarhassan6721 2 месяца назад
Keep going pr0❤
@mohamedameen2063
@mohamedameen2063 2 месяца назад
JazakallaH wll qalbiga no qaboojisay
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 2 месяца назад
Allah hakaralinoqdo wllkeyga yasir muqtar❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 месяца назад
Walalky Waxaa Itahy Dhiiragaliye✅️💯❤️🗣👂🥰👑🫶🎁✨️
@safamahamed1100
@safamahamed1100 2 месяца назад
Salalaahucalyhiwaslm🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😮😮😮😢😢😊
@mohamudcqaadir
@mohamudcqaadir 2 месяца назад
Buuga waanku Saalamay saxiib 😮
@Yaarajh
@Yaarajh 2 месяца назад
😮😮😮😮😮😮
@Zakarmaxamud
@Zakarmaxamud 2 месяца назад
M.a❤
@IqrayuusufAxmed
@IqrayuusufAxmed 2 месяца назад
Hanbalyo walkay 40.k
@SabariinCabdicaziiz
@SabariinCabdicaziiz 2 месяца назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt 2 месяца назад
M.n ❤
@AmuunJaamac
@AmuunJaamac 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queenlama3121
@queenlama3121 Месяц назад
Mashallha❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
@nagaad5509
@nagaad5509 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@HamdaHamdi-pp7mi
@HamdaHamdi-pp7mi 2 месяца назад
🤔🤔🤔
@LovelyFishingRod-vb7ht
@LovelyFishingRod-vb7ht 2 месяца назад
M .a
Далее
DHAMBAALADA JACAYLKA⁴ᴷ┇Part 1┇YASIR MUKHTAR 2022
1:02:11
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 6 млн
кого отпустят гулять чееек
00:53
Sida Joogtayntu U Beddelayso Noloshaada!
3:16
Просмотров 5 тыс.
Sheekada @mooinspires | The Story Of Mohamed Omer
8:48
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 6 млн