Тёмный

XOGTA: Amiirka Cas "Wuxuu Ugaarsaday 97 Basaasiin Israel ah" Waa Kuma Cali Xasan Salaama ? 

MARACADDE SHOW
Подписаться 691 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW:- Shaqsiga aan ka hadli doono waa shaqsiga koowaad ee ay markii ay magaciisa maqlaan Israel argagax galiya marka laga yimaado Adolf Hitler..waa cadawga koowaad ee Sirdoonka MOSSAD,waxay ugu magac dareen "Amiirka Gaduudan"..dhibanataashiisa ugu badan ee uu ugaarsaday waa jawaasiista MOSSAD,sidoo kale Israel waxay ninkan ugu magac dartay "Ugaarsadihii jawaasiista".
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@fiideeycali
@fiideeycali 3 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sxb noo soo badi waan ka helaaa sheekooyinka sirdoonada
@m.a.b6162
@m.a.b6162 3 года назад
Fadlan ki sali nabiga calayhi salam♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@shxuseencalijabuutiofficia1374
@shxuseencalijabuutiofficia1374 3 года назад
Waan daneeyaa wararka sirdoonka masha alah sxb noosoo badi insha alah yuhuuda qaybta maasuuniyiinta iyo sahyuuniyiinta in la gumaado weeye aduunka waxayba u haystaan in iyaga masuul ka
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 года назад
Jazakallah. Spectacular topic 👌
@rememberv_i_p9231
@rememberv_i_p9231 3 года назад
ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR MARACADOOW WLHI CALI XASAN SALAAMA ADAA IJECLAYSIIYAY WLL ILAAHAW NAXARIISTAADA UGU DEEQ FALASTIINIYIINTA IYO MUSLIMINTA GUD AHANBA
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 3 года назад
Shahiid alle shahiidnimadisa ha urumeeyo
@hassanabdurahman6190
@hassanabdurahman6190 3 года назад
C x salama ee waa nin falastiin ah wllh hadi an udhalan lahaa falastin inkabadan ayn cunilahaa sirdonka yahuuda dunida ayn unecbahay allow garab qabo islaamka si ay yahuuda ugu guuleystaan insha allah
@Aliinaa1
@Aliinaa1 2 месяца назад
Xitaa hdii aadan udhalan caawi hdaad awoodo❤waa wallaalahaaye
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 3 года назад
Cali xasan salaama ( amiirka cas ) Alla muxuu halyeey ahaaa, Allah yrxma
@abdiali4205
@abdiali4205 3 года назад
Alaah ha unaxariistee wuxuu ahaa halyay
@NuurtoabdiSalaad
@NuurtoabdiSalaad 11 месяцев назад
Mashaa Allah Allah ha unaxariisto cali xasan salaama amiirka case😊
@IbrahimSheikh-g9l
@IbrahimSheikh-g9l 22 дня назад
Mashaallaah. Alle haku xafidho
@ismailmire1753
@ismailmire1753 3 года назад
Salaam, salam, excellent news,
@caashamaxamuudwarsame7643
@caashamaxamuudwarsame7643 3 года назад
Raxmatu llaahi calayhi
@muminahmed3011
@muminahmed3011 3 года назад
illohow rabiyow musliminta ugargarr garabgal mdw rajab dayib erdogan cafimad iyo cimridereeee allah uziyathiyooo gulleysaaa walligaaa alleeeeeeh garabgal allah gull wacan erdogan gulleysaaa cathowgaga musliminta cagtahoostiisss i.a amiiiiiiin yarabiiiiii 🇹🇷🇸🇴🇹🇷
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail Год назад
Allah haw naxriisto ameen
@mahadabdi8907
@mahadabdi8907 3 года назад
Aad baan u jeclahay mawduuc yadaan oo kale 😊😊👍👍👍👍
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 3 года назад
Libaaxan Soo Ma aha Ninkii Cajiibka ahaa Sheekadii amiina al Mufti Baanu Ku Baranay Wiil Hoog Mar Un falastiin Soo Maray Buu ahaa. Allah Yarxmak♥️
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 года назад
Amiin
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 года назад
Wacan oo wanaagsan guuleyso
@saadoali4444
@saadoali4444 3 года назад
M.a wllkey hormar wcan
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 6 месяцев назад
waan ucodeenee sobadi bro
@anisasaciid8536
@anisasaciid8536 2 года назад
Wan jeclhy shekoyinka sirdonka weyba igu baxdaaa wlhj keep going bro
@cabdixakiinmaxamuud832
@cabdixakiinmaxamuud832 3 года назад
Halyay ayuu ahaa alle haw naxaristo
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 3 года назад
Maracade waan xiiseya channel kaga iyo barnaamijyadaada gaar ahaan sirdoonka
@caishanuur9712
@caishanuur9712 2 года назад
Masha Allah ilaahey hakuu xafido wll
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 3 года назад
Illaahay haw naxariisto mujaahid shahiiday ayuu ahaa
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 3 года назад
Waan daneeyaa wararka sirdoonka masha alah sxb noosoo badi insha alah yuhuuda qaybta maasuuniyiinta iyo sahyuuniyiinta in la gumaado weeye aduunka waxayba u haystaan in iyaga masuul ka yihiin Qaramada midoobay iyagaa soo dhiraan dhiriyey sida la sheego
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 2 года назад
Ilaahy Ha Naxariisto 🤲🤲🤲♥️♥️♥️Geesigaas
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
Waa. Ka. Hellee soobadi pls 💖
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 3 года назад
Haa waala dhihi kara sababtoo ah dad kasta waxay ku dhisan yihiin kolba sirdoonkoodo intuu yahy mar hadii uu sirdoonkii saa u daaliyay waaan siin karnaa billadaas ilaahay ha unaxariito. هو وجميع شهداء المسلمين
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 2 года назад
Allah unaxariisto halyega rer falastine..
@luqmaan1935
@luqmaan1935 3 года назад
Shekoyinki sirdoonka waa loo xisay wlhi
@cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
@cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 3 года назад
I have very interest like this story
@farhiohanshi4230
@farhiohanshi4230 Месяц назад
Allaha unaxaristo Ali salama janada Allaha kucazuumo
@dualehassan4146
@dualehassan4146 Год назад
Mashaallah waa geesi geesi dhaley waa shaahiid
@omarabdi1634
@omarabdi1634 3 года назад
Ustaad noo soo badi Arimahaan sirdoonka❤
@abdihakiinmukhtaar2973
@abdihakiinmukhtaar2973 2 года назад
Msh alah
@engineerabdilaahi7492
@engineerabdilaahi7492 2 года назад
Geesigii islaamka janada alla hakaa waraabiyo insha allaah Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cawilmaxamed5191
@cawilmaxamed5191 3 года назад
Haa waa la dhihi karaa cadawkii yuhuuda 2
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 3 года назад
Maracadde show good news
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 3 года назад
wll noosoo badi maclumadada sirdoonka mahadsanid.
@gaawodheere828
@gaawodheere828 3 года назад
Geesi
@asiifrasiif3095
@asiifrasiif3095 3 года назад
Masha alaah
@Mohammedahmed-hm9ph
@Mohammedahmed-hm9ph 3 года назад
Frist watcher
@mohamedhussein577
@mohamedhussein577 3 года назад
Sheekada buunbuuninta, kusoo celcelinta iyo hadalka badan ee macna darrada ah kaddaa oo sheekada toos u abbaar!!!!
@mohamedhussein577
@mohamedhussein577 3 года назад
Sheekada amina almufti waa fake
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 3 года назад
Ooh rip Ali hassan salama
@mohamedhajiosman4751
@mohamedhajiosman4751 3 года назад
Xaaa
@adenabdillahi2349
@adenabdillahi2349 3 года назад
Wuxu ahaa hidleerki falastin ilahay ha unaxariiste mujahid dheh
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
Ali xasan salaama Allaha unaxaristo Noosoo badi qisooyinkaan oo kale
@ahmedmelka3549
@ahmedmelka3549 3 года назад
cali xassan waxoow ahaay hal yaay ilaah raali galiyay cadawga ilaah cara iyo cabsi ku galiyay dalkisa iyo dadkiiisa u hagar baxay waa mujahiid shahiid ah
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 3 года назад
Allaha unaxaristo wuxu ahaa Gesi
@huseenfarah9024
@huseenfarah9024 3 года назад
Masha alah
@abdullahiahmed2300
@abdullahiahmed2300 3 года назад
Walalo nalawadaag taxanaha cali salaama mid mid kuwa uu beegsadey
@princessnaima6011
@princessnaima6011 3 года назад
Aniga markaan dhageysto warbixintaan oo kale waxaan qorsheystaa inan noqdo mid wadankeda wax weyn u qabato plz noso badi
@alishire2125
@alishire2125 3 года назад
Shuk ran pro
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 3 года назад
Sxb Noo faahfaahi sida sheekooyinkii kale
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 года назад
WAA KA HELAY SHEEKADAA LKN FLASDEEN HADAAN MAQLABA WA NIYAD JABA
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 3 года назад
Barnaamijyadan noosoo badi walaal
@smlgamer5552
@smlgamer5552 3 года назад
😘😘
@buraale-b6z
@buraale-b6z 3 года назад
Libaax buu ahaa
@shoolayare5027
@shoolayare5027 3 года назад
Fadlan taxane sirdoon no soo daa sxb
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 года назад
M.a waa geesi dalkiisa u jihaaday
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 3 года назад
Waanxiseeya arimaha sirdonka oo saxibkena maracade noso gudbiyo
@buuriyobanaan2719
@buuriyobanaan2719 3 года назад
Amiirka cas waa geesi
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 3 года назад
Hasa yeeshee horay waxaad inoogu sheegtay in lagu dilay afaafka hore ee gurigiisa kadib markii laga soo weeraray dhanka badda ayna jaajuustay naag gurigiisa rinji marin jirtay. Mise waa beentey?
@nooribrahim89
@nooribrahim89 3 года назад
cajiib
@calinuuryare3356
@calinuuryare3356 3 года назад
Noosobadi arimaha sirdoonka
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 года назад
Muddane journalist Salam sare mudane 👍🏽 Adoo mhdsan. can you bring these kinds of stories to your followers Because this is only where you can make more followers Thanks Mohamed👍🏽✅
@dhagaqoolaadan8773
@dhagaqoolaadan8773 3 года назад
Wuxu ah halyaya
@gacaliyecabdulahi1384
@gacaliyecabdulahi1384 3 года назад
allaah hajabiyo yahuuda
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 года назад
Ninkaan Cali Xasan Salaama waxaa igala geesisan wiilka Soomaaliga ahaa ee u Babac dhigay 150 Tigrey nooc walbo hub ah ku hubeysnaa asna qoriga dabajeexa ah ku hubeysanaa oo 150 Tigreega dilay asagiina ka badbaaday halyeey dhab ah kaas ayaan u aqaanaa toos fool ka fool ku dagaalamay.
@Laliऽa-m8r
@Laliऽa-m8r Год назад
Calaacal aa meesha kuheesaa
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 года назад
Asc taxanaa ?
@Kedismedia
@Kedismedia 3 года назад
HEY,ASDAA SAMEFALAYAASHA ISKA DHIGO XALANE AYEY JOGAAN WAANA HALKA SOMALI LAGA QARIBO MACLUMADKAAN CALI XASAN SAALAX OWKUUU KADSOMAY. ASOO CAD OW SOMALIYA YAALAA OGOWNA IN EYSAN JIRIN CID SIBILAASG AH KUI CAAWINEYSO AS AH DANTA EY KAA LEDAHAY AYAAKA. BADAN HALKU DGIIGAAN WAA. MID MUHIIM AH OO AANN U DIRAYO DADKEYGA DOWLADeyda please haleska diido cid kastaa oo ku dhahdo sibilaash ah anku caawinaa qaasatan cida xirirka kula so sameysay cidii adi caawin weydisato waa goni oo ku caawiso
@LionLibanking
@LionLibanking 6 месяцев назад
Geesi weyan ali hasan salama ilahey unaxariso chahid weyan
@nasrikayse6714
@nasrikayse6714 3 года назад
Mara cade wan ku salamey pr0 Marka Hore kadipna Waxan Ka cOdsaneyNa inaad Noo Bilowdo sheeko sirdoon Oo xise leh tanaxe ah pr0
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 года назад
39 yrs old bu aha marka u dhintay Allah yarxamuh
@cabdidaahir4168
@cabdidaahir4168 3 года назад
Waxaan rajaynayaa inaad noo bilaabi doonto taxanayaashii sirdoonka
@hamzewabari6726
@hamzewabari6726 2 года назад
Waxa uu Aha nin wadani Ah uu is defaacayay.ilaahay janada ha ugu deeqo.
@yaasmiincabdilaahi9103
@yaasmiincabdilaahi9103 2 года назад
Halgamaa weyn ayu ahaa all h u n
@mohamedalihassan7895
@mohamedalihassan7895 3 года назад
Cali xuseen salaama qisadiisa aad ayan u aqriyey dhowr jeer. Weliba waxan aad uga dhex helay buuga ey qortay amina mufti. Hogaamiye kudayasho mudan ayuu ahaa waxaan xasuustaa markii uu aamina mufti fahmay in ey basaasad tahay suaashii uu ku fahmay iyo meeshii uu fadhiyey.
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 3 года назад
xogo koo koban kaso Diyari Amina Al mufti
@ibrahimali-qk5oz
@ibrahimali-qk5oz 3 года назад
Macluumaadkaan waxan dhagaysty ayadoo si kale ah waliba maracade shaw ban ka dhausty marka maxa khaldan
@shamsaidiris7515
@shamsaidiris7515 3 года назад
Asc wll maracadow waxu aha halyay mujahiid ka dhabta
@axmeddahir7304
@axmeddahir7304 3 года назад
Fikirkayga waxa uu ahaa aarsade
@kambultv
@kambultv 3 года назад
In aad ruwaayad soo joshaa kuu dhaan tay
@abdinasirnur1052
@abdinasirnur1052 3 года назад
Haa wala dhihi kara amirka cas inuu aha badalkii Hitler
@bashiircabdi8479
@bashiircabdi8479 2 года назад
Nin rageed cali xasan SaLaama
@shiikhmustafecabdirisaaq6094
@shiikhmustafecabdirisaaq6094 3 года назад
Muwaadin dhiigu been maahan
@MustafeQaalib
@MustafeQaalib 10 месяцев назад
Geesiga carbeed waa loo aarayaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 года назад
Cali salaama wuxuu ahaa nin adag waan hayaa qabsashadii Amina almufti basaasadii reer Jordan rr mosad u adeegaysay Lebanon ka hawl galaysay iyo sidii loo dilayba waan hayaa warkooda geesi caqli iyo taariikhba leh ayaa ahaa
@ENGMOHAAN
@ENGMOHAAN 2 года назад
Nio ayatan sheekoyinkii maxaa ku dhacey
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 года назад
Cali xasan salaaama waa halyay
@fadbarwaqo9544
@fadbarwaqo9544 3 года назад
Wall sifican aya ugaranay adigana ibaray
@ayanleabdirahmanfarah6485
@ayanleabdirahmanfarah6485 3 года назад
Warbixintadi hore edkaga hadlaysay cali xasan salama waxad ku shegtay iney arika jambars ahayd hawenay hadana waxad shegtay inu nin yahay marka te saxa sowma wacna wxad so gudbinayso inad aad uga firsatid
@omaari155
@omaari155 3 года назад
Waaa marki 3aad ninkaan kuso celiso hhhhh
@ahmedabdiyasin5037
@ahmedabdiyasin5037 3 года назад
Waxankajawaabilahaa ugudanbayn hadiiusansababsangacantoda tankale away kiqaraxadhigay
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 года назад
Waku hestaa FBI
@faisalomer928
@faisalomer928 3 года назад
Ogow ariika jambers waxay ahayd gabadh eh muu ahayn nin.
@muminali2283
@muminali2283 2 года назад
Waxaan uarkaawaxwanaagsan
@maxamadxasan4947
@maxamadxasan4947 3 года назад
Israel waa guul
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 месяца назад
isreal wax jira Maaha Yahudiyahow
@wacafkingwacaf3923
@wacafkingwacaf3923 3 года назад
Aad ayad u majad san tahah in aad markale dib nugu bilowday
@Sacadqurbo
@Sacadqurbo 4 месяца назад
Sifeecan iga dagaye nosobade
Далее
Baadi goobkii Cali Xasan Salaamah (Qeybta Koowaad)
11:26
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 3,5 млн
Это было КРАСИВО!
01:00
Просмотров 1,1 млн
🎙ПОЮ ВЖИВУЮ!
3:07:23
Просмотров 914 тыс.
Sirdoonkii Dunidda ka yaabiyay (Qeybta Koowaad)
10:06
Просмотров 114 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 3,5 млн