Тёмный

XOGTA Kulanka ka socda Baydhabo, Taliye Shub iyo lafta gareen oo kulmay, Arimo Xasaasi ah... 

Aftahan Production
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz День назад
Lafta garden HABRYAR guuleyso haa tagin Xamar yaan Sun Lagu Sine Xasan wuu KU dharsan yahye Inshaaalh ❤❤❤❤❤ Somali Somali baa leehe🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@seed3966
@seed3966 21 час назад
Asc salaaaan sare mudane balwaaaan guul iyo gobanimo dheh 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Aboabdulkader
@Aboabdulkader День назад
asc legend balwaan guul iyo gobanimo
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 День назад
Hadaysan is difaacin K G WAA IN AY OGAADAAN IN LA GUMAYSAN DOONO SHEEKADII 91 KIINA LA SOO CELIN DOONO DHULKOODANA LALA WAREEGI DOONO WAA IN MAAMUL GOBOLEED YADU IS DIFAACAAN . SOOMAALIYA WAA DAL WAYEN LA MID MAAHA JABUUTI. XASAN JABUUTI OO KALE AYUU RABAA IN UU SOOMAALIYA KA DHIGO MANA U SUURTOOBAYSO INSHAA ALLAAH.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 День назад
Lafta Gareen haddii uu Xamar tago waa haddii uu waalan yahay ama wadkii Galay
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz День назад
Xanta Qoska ??? Tasa IGA garden Lafta garden HABRYAR guuleyso inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@guledsm
@guledsm День назад
Cabdullahi Balwaan faro ku tiriska wariyaasha Soomaliya oo u taagan difaaca midnimada Qaranka.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 День назад
Mahadsant walaalkey balwaan ❤❤❤❤
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 21 час назад
lafta gareen , waxa aad haysaa badbaadintii ummada somazliyeed , ee marna xadhiga ha ka furin , mujrimka Xasan sheikh. allah dadka iyo dalja ha ka qabto. adigana naftaada illaasho, allah hsku xafido.
@LiibaanYuusuf-i7d
@LiibaanYuusuf-i7d Час назад
Heey haadta waa caacal tin kasoobaxdey guul
@abobasement346
@abobasement346 22 часа назад
Laftah garen waxan u shegayah xamar dowlad kamah jirtoh waxaa kah socdah xamar waa moryanimoh xasan moryan waa munafaq nijasah o Qabilayste ah Agasimaha waa moryan shalay farmajoh bulahah waa marexan nocas bah xamar kah dowladeyah I like 👍🏾 laftah garen sidah u lah hadal xasan moryan iyo villa family
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 19 часов назад
Teeda kale MW Xasan Sheekh waa inuu kala saaraa dowladiisa iyo fammilkiisa.
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 22 часа назад
Waji xunyahow bay iyo bakol kaliye ma deqanahay
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 День назад
Asc taliya shub waxu keni karo malahan hadan ku shegaya ⁉️🇺🇸
@ibrahimmohamm
@ibrahimmohamm День назад
Far. Komoti
@ibrahimmohamm
@ibrahimmohamm День назад
0:00
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 19 часов назад
Asc, waxaan ku talin lahaa maamulka KGS inuu feejignaado 100%, uusanna aaminin Xasan Sheekh, lacala xataa haddi lala heshiiyo, sababtoo ah Xasan Sheekh wuu isbedel badan yahay lamana aamini karo. DIGIL IYO NIRIFLOOW DIGTOONAADA HABEEN IYO MAALINBA.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 День назад
Wcs
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 23 часа назад
Xamar ha isku tegin ninyohow ha shallaayin ha dhow
@MaxamuudCali-u9m
@MaxamuudCali-u9m 17 часов назад
Lafdagaren waningesiha waninjacal gawalkis madah bananidis lakin adafaragalin kusameysay kahahabi sahib xasano gargurte
@MaryamTuni
@MaryamTuni 23 часа назад
Aftahan guuleso waxad tahay wadani
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 День назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan kulanki mw lafta gareen taliye shub fashil bu ku so dhamaday taliye shub 1 waxu yiri shirka watashika muqdisho imo 2 ciidanka Ethiopia beydhabo ka sar 3 dorashada gonfur galbad ka dhacaso xasan gorgurde aya masul kaha waxey ka dhacasa barawe beydhabo gama dhacaso wlkn abdulahi balwan mw lafta gareen waxu yiri 1 ciidanka Ethiopia beydhabo lagama sararo wey jogayan 2 shirka watashika wa diiday 3 mw lafta gareen dorashada gonfur galbad ka dhacaso ani ba masul kah waxey ka dhacasa beydhabo no barawe gama dhacaso hadalka wa lo so gabiyey wlkn abdulahi balwan mw lafta gareen waxu yiri taliye shub bye
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl День назад
Gaalo yar yar iyo garacyo yar yar ar meesha somaliya maxaa beleyo ku tarantay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ День назад
,taliye suub wilkisa wax xuun umawado deegankisa laftagareen xamaru leena gadashisu kujira shuub wuxu moogyahay maniro doorasha laqabana lafta gareen otoobiya wuka harA
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 День назад
Taliye shub waa Adeer Kay haddana waxaan leeyahay hala soo shafo
@osmanibrahim5734
@osmanibrahim5734 День назад
Waxaas waaa riyo
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b День назад
Dowlada federalka was in ay soo xidhaa drama dhamaan dadkii u gafey shacabka mayland
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b День назад
Arintaan konfur galbeed mid aad loogu gafey
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ День назад
,wawasirada laftagareen maso magacabin hoowshii loo idmadah wa watan qaladey galena mamaqal waxana xilka kaqadikara xamse oo somagacabay
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 23 часа назад
XASAN SHEEKH AAMIN MA LAHA GOORMU MARKI GARTEY KHALADKIISA? WAA SHIRQOOL TALIYE SHUB MA WAXAN U MUUQAN WAXA LO GEYSANAYO REER MAAYLAN SHUB WAA MUNAFUQ EE BANANKA DHIGA
@cabdirisaaqfaarax7730
@cabdirisaaqfaarax7730 День назад
Fanoole fari kama qodna , waxa danbaa kasii darane aan dhawrno.
@abdulkadirhussein2308
@abdulkadirhussein2308 21 час назад
Beenaale khawaarijta la shaqeeya
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by День назад
Général mahad waxaa tahay generaladii runtaa ahaa ee qarankii soomaaliyeed ka hadhay ilaahada u shaqeeya qaran soomaaliyeed doondoonisteeda waxase laguudiray maaha soomaalinimo waa gabadhaadii ' inankaagii iyo tolkaa dhiigooga marag ka ahaw
@Aboabdulkader
@Aboabdulkader День назад
asc legend balwaan guul iyo gobanimo
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 19 часов назад
Asc, waxaan ku talin lahaa maamulka KGS inuu feejignaado 100%, uusanna aaminin Xasan Sheekh, lacala xataa haddi lala heshiiyo, sababtoo ah Xasan Sheekh wuu isbedel badan yahay lamana aamini karo. DIGIL IYO NIRIFLOOW DIGTOONAADA HABEEN IYO MAALINBA.
Далее
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 5 млн
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 10 млн
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 5 млн