Тёмный

XOGTA SHIRKA BAYDHABO UGA SOCDA SIYAASIYIINTA KOONFUR GALBEED, LAFTA GAREEN OO QAADAY TILAAB KALE... 

Aftahan Production
Подписаться 271 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 3 дня назад
Lafta garden waa geesi geesi dhaly Guul inshaaaalh HABRYAR guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@AdilAbdullahi-kw1zd
@AdilAbdullahi-kw1zd 3 дня назад
Damjadiid iyo reer KGS way is baran doonaan sida ay wax ku wadaan haday joojin waayaan dhulka lala jari doonaa teamkan xitaa moowtadii ixtiraami waayay dad nool ma ixtiraamayaan viva soomaali ✌️✌️
@seed3966
@seed3966 3 дня назад
Aac salaaan sare dheh balwaan wadani 🇸🇴🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 дня назад
Adigana Mr balwaan guuleyso mundane thanks inta dawladnimada lagu kharaabanaayo aad umada soomaaliyeed uhadleysid ❤
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 3 дня назад
Koofur galbeed lafta gareen isn't an easy
@luulhussein7191
@luulhussein7191 3 дня назад
Waad mahadsantahay c/dulaahi balwaan waxaad u hiilinaysaa jiritaanka umada soomaaliyeed 💪🏼🙏
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 дня назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw lafta gareen iyo xildhibanadisa isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidankisa bu la shiraya guul wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantisa kooxda xarash qaran argixisada damajid oo lagac bey waxey ku biixiyan baraha bulshada Ethiopia ba beydhabo sarkil ba jogdo Ethiopiayn wa been
@wayrahali1768
@wayrahali1768 2 дня назад
Laftagareen muqdisho waxba kama Yaalaan inta iu xasan sheekh joogo
@guledsm
@guledsm 3 дня назад
Wariye Balwaan waa wariye runta ifiya.
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 дня назад
You are the Best Reeporter
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 дня назад
Maashaa alaah tabaarakalaah soomaaliweyn ha israacdo
@yasminali5763
@yasminali5763 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤well done bro
@MucadMohamed-w1o
@MucadMohamed-w1o 3 дня назад
Wlahi balwaan waa daacad halagu daydo no qabiil
@MaxamedIsmaaciil-v7z
@MaxamedIsmaaciil-v7z 3 дня назад
Guuleyso wadani soomaaliyeed
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 3 дня назад
Saxa nasab nasabdhalay guuleyso balwaan ❤❤❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 дня назад
Wariye thank you
@JaneSmith-c3k
@JaneSmith-c3k 3 дня назад
Hooyo waxaad tahay Soomaali dhan ah guulayso
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 дня назад
Wa somali dhab ah weye ee dhan maahan balwan
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 3 дня назад
Xasan gurguurte sidee dalka looga badbaadin lahaay baa noo balan ah soomaalay
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 дня назад
Balwaanow, Asc, waxaan ogaaday in hadal horey aad u tiri xaqiiq yahay. Kaasoo aad ku cadeysay “S MEESHAAD TAAGEERTO WAY GUULAYSATAA” Ball arag , Dagaalkii Goojacadde, Doorashadii Puntland we Deni, iyo hadda oo ah KGS, Laftagareen. Waxaan ku leeyahay horey u soco.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 дня назад
WALLAAHAY NINKAN XASAN SHIIKH WADDANKII IYO DOWLADNIMADII GOD DHEER BUU KURIDEY NINKU YUU U SHAQEEYAA MIYUUSANSE DHERGEYN WAABA DA'E
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 3 дня назад
👍👍👍👍👍👍👍
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 3 дня назад
Balwan ka Soo hadal hubkas kimikada ee turkiga ku sameynayo ku na tijaabinayo oo aay ka dhalaneyso dhulgariir iyo dufaano iyo kansar !!!!!!!!!!?
@saidabdi136
@saidabdi136 3 дня назад
War Balwaanow waxaad noqotay idaacada kaliyah oo lagala socdo Somalia oo dhan.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 дня назад
yuu imaan muqdisho laftigareen hooy kajoog waay ku dilayaan ama waa ku xidhayaan ka joog ka joog hooy
@abdiali9617
@abdiali9617 3 дня назад
Waa kuwadhaleecenayee laftagaren ee may dhaleeceeyan kinyaanka hastakismanyo iyo axmed madoobe waxaan is leeyahay waxan lolahadlen onsdag dadka loogukicinén waa qaadka
@suadadude7926
@suadadude7926 3 дня назад
Guuleyso wadaniga dhabta taariqda ayaa ku xusidonto
@jamiilodiiriyefaarax-wl6eu
@jamiilodiiriyefaarax-wl6eu 3 дня назад
Wall.gesi.dacad.ah.aya.tahy
@محمدابراهيم-ف1ع
@محمدابراهيم-ف1ع 3 дня назад
Garguurte dadka dalka alahakaqabto
@Ai.stories-r2t
@Ai.stories-r2t 3 дня назад
Asc teeda kale villa somalia ayey ku taalaa safaarada itoobiya taas maa laga saaro ganacsiga labada dhinac waa socdaa
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 3 дня назад
Umada ushaqee balwanow ilahbaa kulahira afna
@Xassanguulliye
@Xassanguulliye 3 дня назад
Safarada itobiya waxay dagan tahay fila somliya in baydhabo lagu edeyo waa khalad
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 дня назад
Balwan l. Ma qaadan miyaa alle ka cabaso?
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 3 дня назад
Dowladee meshes dowlad kamajirto😂😂
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 дня назад
AAD BAAN KUU SALAAMAYAA ABWAAN CABDILLAAHI BALWAAN WERIYE WADDANINIMADU KUWEYNTAHAY OO QABYAALADI KADHEERTAHAY MAHADSANID MUDANE
@luulhussein7191
@luulhussein7191 3 дня назад
Soomaali haday wax difaacayso maxay uga difaaci wayday gurguurte markuu gabre villasoomaaliya u fadhiyay ee uu gabdhahan ka iibinayay laftagareen ciduu doono ha la heshiiyo waxaan hubaa cid reer koonfurgalbeed ka wadanisan inaysan jirin
@NurRoble
@NurRoble 3 дня назад
Xurmadale xsm waxuu.ka mid noqday tobanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta badan.ilaah ha inoo soo celsho tethoopia iyo lafta gaeen cagta ka hoos😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 3 дня назад
Hawiyoow kaca iyo irir samaale, way dhamaantay😂. Runtii ayaa timid
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 3 дня назад
Cabdullaahi balwaanow Mujaahidka xaq u dirirka ahow jazaakallaah khayr alfa maraat illaahay idamkiisa 🤲 cabdullahi balwaanow mooryaanta xasan gurguurte xasan dhurwaa horjoogaha u yahay ee sida xayawaanaadka u nooli afxumo iyo edebdaro and diin iyo iimaan la,aan iyo fulaynimo IWM weeyaan dhaqankoogu marka afka lajebiyana malaha adkaysta iyo dadnimo iyo siyaasad ay isku difaacdaan OKI markasta way fashilan yihiin cabaad iyo calaacal ayay miciinsadaan 🤣😛🤣
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 дня назад
kkkkkkk damul shabaab waa waalatay walee mooryaan
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 3 дня назад
xasan gurguurte xasan dhurwaa xasan xumow maadama uu doonaya inuu VILLA mooryaan weligiiba iska joogo oo doorasho aanu qabanin sidaas darteed wuxu doonayaa madaxda maamuladuna inay doorasho la,aan iska joogaan 😂😂
@Cbx27
@Cbx27 3 дня назад
Laftagareen waxa lagu colaadinaya maxaad Darood iyo rijiimki hore Farmaajo ula shaqaysay
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 3 дня назад
Xasan gurguurte sidee dalka looga badbaadin lahaay baa noo balan ah soomaalay
Далее
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24