Тёмный

XUJO FEYNUS OO TAARIIQDA ABGAAL SICIID KA SHEKEYSAY 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 181 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 280   
@saafibbe1
@saafibbe1 3 года назад
Abukar mahdi macqul hadey tahay mamo feynuus ka diyaari decumeteri taariikh nololeedkeeda oo dhameytiran wan jeclahay taariikhihii hore mamo cimrigaada allaha raajiyo 🙏💯❤️🇸🇴
@nasrafaarax7636
@nasrafaarax7636 3 года назад
Faynus sheekh dahiir waxaan jeclhay mar inaan kula kulmo adi maam hipo nuura
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 года назад
Ilhy ha u naxrsto inta dhimaty maamo faynuus ilhow cimrga ku barakee aaamin yaa rabi ku jeclahy wlhi maamo ilhow danbigaga dhaaaf maamo 🤲❤️😘❤️❤️❤️❤️🥰🥰
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Aamin Aamin wll
@fahmoabuukar3772
@fahmoabuukar3772 3 года назад
alle ha u naxariisto intii dhimatay maama feynuus alle cimri dheer iyo caafimaad hanoo siiyo one love maama feynuus
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 года назад
Mama Fayruus Alla denbigeeda iyo danbiga waalidkeedba ja dhaafo cimrigeeda alla ha raajiyo waa mamo aad u qaaliya runtii
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Aamin Aamin
@naruurab1114
@naruurab1114 3 года назад
Qiso Xanuun Badan, Alaha u Naxariisto Intii dhimatey, Faynuus fanaanad Qiimo badan❤️❤️❤️
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Год назад
Allaha ha uwada naxariisto iyagoo dhan Allaha kitasbkooda gacanta midig ha uga dhiibo oo marti la jecelyahay Allzha ka dhigo walaahi wa sheeko qiira badan 😍😘💚💚💚 we love faynuus shaiekh and all our Somali people Allah bogooda bucad ha isumariyo Allzhuma amin 😘😍☝👏👏👏
@rahmaosman7374
@rahmaosman7374 3 года назад
Walahi wan jeclahay inaa taariikhaha dadkii hore wax ka ogaado, waxaa fiican in mama faynuus taariikhdeeda naloo reebo si aan ugu xasuusanno.
@halimasadiya5856
@halimasadiya5856 3 года назад
Mama feynuus ilaahey cimri waa kusiiyay Allah waxn kaaka baryayaa qaatumata qeyr qofkii Allah qeyr ladoonaa diinta ayuu waafajiyaa Allah nawada waafaji dhamaanteena
@mandeqmanka8748
@mandeqmanka8748 3 года назад
Fawsiya ifka adbay u qalbi jilicsantahay waa qof naxaris badan mashaalaah tabarakalah
@safaanuur8419
@safaanuur8419 3 года назад
Allah unaxariisto dhamantooda🤲🤲 Kitaabka gcnta midig allah ka siiyo😥 Naxariista rabbi allah ka siiyo🤲mama faynuus sharfi korkaagah ha ahaato cimri dheer iyo cibaado suubn
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 3 года назад
Walahay waan murugoodey ma dhinte waa ilaahey ilaahay ha u naxariisto intii dhimatey
@abdiqadirusmanasc2848
@abdiqadirusmanasc2848 3 года назад
Allah unaxariisto dhamaan muslimiinta inta dhimaty iyo inta nolbo khaatimadana allahanoo wanaajiyo
@anabnur2179
@anabnur2179 3 года назад
Allah ha u naxariisto dhamaantood Aamiin Aamiin yaaaaa Allah
@ahmed_ali111
@ahmed_ali111 3 года назад
Allah haunaharisto aj abihis 😭🙏🙏👏❤️❤️ Ameeeeeeeeeeeeeeeenn 🤲..waaa sheka qiro😭🙏leh
@hodancabdi3793
@hodancabdi3793 3 года назад
Amin ilahay ha naxaristo inta diimty somalya ilahay mid haka digo
@monaabdy5066
@monaabdy5066 3 года назад
Dhamaa intii dhimatay Allah u naxriiso adigan maamo faynuus cimriga alah ku siyaadyo maamo qaran
@abwaanabdihamidofficial9101
@abwaanabdihamidofficial9101 3 года назад
Whi sheekadaa markay hooyo FAYNUUS IGA sheekayheysay whi waan calool xumaaday
@caishacuud7830
@caishacuud7830 3 года назад
Eejey aabihis so maha mama faynuus ninkeedi. Ilmo ma u dhashay
@ayanitamoud6618
@ayanitamoud6618 3 года назад
Bro abdihamidow i m fans for u frome Djibouti bro marka halke kala so dhidhikara mais je suis un homme wa Fransise micnuhina wa waxan ahay willl wayo maga igu qoranba xaskayga
@jhussain1507
@jhussain1507 3 года назад
Aad ayaan u shiixbadanahay mahee mamo Faynuus ruwayad ayaan ladhigilahaay sidaan u jeclahay mammo Faynus ilahaay cafimaad iyo cimri dheer hasiiyo amiin
@ministryofenergyofwaterres6209
@ministryofenergyofwaterres6209 3 года назад
Marka kowaad aad ayan ugu faraxsanahay ruwada xujo oo aad sifiican aad u ujisheyn marka labaad hadii ay suuro galtahay waxaan jeclay gabadha ay qadro hooyo ugu tahay filimkan oo oo boliska ah ayaan aad u taageyrayaa hadii ay suurto galtahay aburku mahdi ha ila soo xariirto ee fariintaan iga gaadhsii abwan abukar mahdi jwb wacan insha allah
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Aamin Aamin wll
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 3 года назад
Aamiin yaarabe
@sayidmohamed6240
@sayidmohamed6240 3 года назад
Dhaman alaha unaxaristo umada somaliyedna alaha qalbiga uwada furo
@Badraanahmed2173
@Badraanahmed2173 3 года назад
Allha u naxaristo martida la jeclhy allha ka dhigo yaa rabi🤲
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
Cimrigaaga Allaha dheereeyo Habaryar Feynuus ❤️❤️❤️
@najaxaden4799
@najaxaden4799 3 года назад
Waa guule goba nimadu wacana Abgal siciid alle naxaristo Aj nasib uma yeelan abhihi in u ku ag koro nasib 😭😭😭😭wan ka xunahy wllkyoow aniyo inti soomaliyaba
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Waaasax wll Halkii Loo Badnaa AyuuvTageen Allah U Naxariisto Dhamaantoot Wll
@queenniema5863
@queenniema5863 3 года назад
Hoyo waxaan rabna inaad somaliya nogu timado hoyo ood malin tidha intay gadhin ramadanta Somali riwayad nogu qabato ❤❤❤❤🥰💋
@zuhraahmed2870
@zuhraahmed2870 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭 wlh waa geeri xanuun badan inta dhimatay allaha u naxaristo mama feynuus samir iyo iimaan
@sahraomar183
@sahraomar183 3 года назад
Asc Mama Feynuus alla haa unaxaristo dadkii ku dhiinten malintas adigane waxa ku rajena cemri dheer iyo icwado suuban
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 года назад
Waa xamdi Aabeheed Alle haunaxariistee Maxamed Ciise cabdi hooyadiina jinow xananside ayey ahayd
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Aamin Aamin wll
@stkvlogs9404
@stkvlogs9404 3 года назад
Sad story walhi. Ilahey ha u naxariisto dhamaantood mama feynuus we love you 😍 ❤️❤️❤️❤️
@hodanhassan5114
@hodanhassan5114 3 года назад
Abukar thank you walal wareysi caajib ah oo qiiro leeh waye run ahantii
@quruxsan3770
@quruxsan3770 3 года назад
Mansha allh mamo faynuus Alle cimri dheer haku siiyo❤️❤️
@sahraayaan1015
@sahraayaan1015 3 года назад
Wlhi wan qiiroday🥺 allow unaxariso inti shilkaa kudhimatay iyo dhaman Musliminta waa qiso qalbiga tabaneysa wlhi🥺😭
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 года назад
Aamin Aamin wll
@FatimaFatima-ny8ju
@FatimaFatima-ny8ju 3 года назад
Mashalaah cabdi xamiid wa wiil fiican citiraam wanaagsan alhakuroowro mam faynuus cimridheer ban urajeen wa qof qaali ah halaxanaaneyo mashalaah
@munaamaanka7389
@munaamaanka7389 3 года назад
Ilmaheda Aya xaneynaa
@dahabisak8383
@dahabisak8383 3 года назад
Maashaa Allaah maama faynuus ilaaheey haku xifdiyo Aamiin Aamiin
@kafiaadam5329
@kafiaadam5329 3 года назад
Ilahayoow maxa soo aragtay naxdin ilaaheey inta hakuugu ekeeyo Ayagana janada alaha geeyo
@bellahaji9884
@bellahaji9884 3 года назад
Allah ha u naxariisto Damanto mama faynus
@Wardon88
@Wardon88 3 года назад
Waa sheeko xanuun badan maama Fainus waa inay taariikhda qortaa Sorry c qaadir EJ.aabihii ilahay ha unariidto 🙏🙏🙏😭😭😭😭
@Anuusha.
@Anuusha. 3 года назад
Masha allah mama feynuus wan ku jecelnahay allaha no ka daayo 🥰🥰❤❤😘😘
@qaalisiciid242
@qaalisiciid242 3 года назад
Axax Ax AxAx Allaha u naxariisto dhamantod
@Layla6793
@Layla6793 3 года назад
Fayruus Sheekh Daahir jir oo joog Hooyo qaali
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 года назад
Allha uwda naxaristo maskin
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Aamiin Allahumma Aamiin. Ilaahay ha u naxariisto dhammaan intii dhimatay. Aamiin
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 3 года назад
Waa qiso xanuun keeda wadata ilaahay ha unaxariisto ilaahay qabriga ha unuuriyo ilaahay jana fardawsa haku casuumo intii shilka ku dhimatay aad baad umahadsan tahay Abukar Mahdi
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 3 года назад
Ilaah ha unaxariisto dhamaantooda waa geeri xanuun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭maama faynuus waa qof qaaliya ilaahoow cimridheer iyo caafimaad kusii iyo cibaado suuban
@warsameahmed585
@warsameahmed585 3 года назад
Allaha unaxariisto cabdulqadir Ejeey Abahiis
@malyunhashi5711
@malyunhashi5711 3 года назад
Ilhay haku naxriisto dhamaantood
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 3 года назад
Full Respect maama feynuus ilahey haku xifdiyo
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 3 года назад
Subxanallah in lagu quus qaato aya lo baahna allow na so hanuuni dhamaanten inti dhimatay allaha unaxaristo😭😭
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 3 года назад
Inaa lillahi wainaa ileyhi rajicuun illahoow uu naxariiso intii dhimatay mama faynuus arin adag bey laso kulantay 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Год назад
Illaahay ha u wada naxariisto qabriga allaha u waasiciyo
@munalizashow5969
@munalizashow5969 3 года назад
Illaahey ha u naxariisto aamiin 🤲
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 3 года назад
Ilahay hownaxaristo intii dhimatay
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 года назад
Allah WARHAM ABWAN Said ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH
@nagadahmed1601
@nagadahmed1601 3 года назад
Amin ya raby
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 3 года назад
Allah ha u naxaristo inta dhimatey
@ayaanliban5082
@ayaanliban5082 3 года назад
allow u naxariiso intii noga geeriyotay shilkaas edo feynus cimirigaga alle ha dheeryo
@umuzamzam1529
@umuzamzam1529 3 года назад
Allh ha unaxariisto intii ku dhimaty sanadkee buu ahaay
@hindanuur347
@hindanuur347 3 года назад
Amin amin aammeen 🤲🏾🤲🏾🤲🏾 yaa rabi callamiin
@alibuho2667
@alibuho2667 3 года назад
Allah. U. Naxariisto kuligood
@sahoyuusuf9442
@sahoyuusuf9442 2 года назад
Alle ha u naxariisto
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 года назад
Mama Feynuus waa shakhsi soomaalinimadu ku weyntaha, oo legacy u reebtey soomaali oo dhan, meel walba laga yaqaan oo qalbi wanaagsan.Allah caafimad, cizi iyo sharaf ku xafido.
@amalmuminabdi2263
@amalmuminabdi2263 3 года назад
Alle naxaristii janno haka warabiyo dhamntood😓🤲maamo feynuus❤️
@fardoussaosman6112
@fardoussaosman6112 3 года назад
Machaalah kooh du xujo hooyo faynous
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Masha Allah mama fayinus. ❤🇸🇴🤲☪️💯🇸🇴
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 3 года назад
dhamaantood illaahay naxariistiisa jano haka waraabiyo
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 года назад
Allah Ha u naxariisto intii dhimatay
@Imraan53
@Imraan53 3 года назад
ilaahow qaatumada noo toosi ayagana unaxariiso
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 года назад
Subxaana Allah ilaahow unaxariiso intadhinatay
@fartunahmed9102
@fartunahmed9102 3 года назад
Ilahey hau naxaristo
@shukriaomer186
@shukriaomer186 3 года назад
😭Alh yaraxma raxiim 😥Dhamantooot
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
Illaahey ha unaxaristo
@faisalmohamud3409
@faisalmohamud3409 Год назад
Allah ha unaxaristo
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 3 года назад
First one vidio
@cabdicaziizaalta3835
@cabdicaziizaalta3835 3 года назад
ALLE HA UNAXARIISTO INTEE NAKA HORMARTAY ANAGANE ALLE HA INOO NAXRIISTO MAAMO
@ayaanlewaddani
@ayaanlewaddani 3 года назад
Alle ha unaxariisto
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 3 года назад
Very sad illahey how naxaristo
@xubbifx509
@xubbifx509 3 года назад
ilahay intii dhimatay ha unaxaristo
@maryamguruud4983
@maryamguruud4983 3 года назад
amiin amiin intiidhimatay Allaah yarxama aanleyahay
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 3 года назад
Ilaaheey ha u naxariisto dhamantod aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@Umucaisha935
@Umucaisha935 3 года назад
Cajiib allaha unaxaristo
@Maasal123
@Maasal123 3 года назад
Wallahi waaN qiirOdaY alleH ha u NaxariizTO intiiii dHimataY inta NolNa Ha amaaN yEellO❤️😢
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 года назад
Ax inaalilaahi wainaaileyhi raajucuun ilaahay ha u naxriisto intii ku dhimatay shilkaas gaari hooyo faynuus xafidulaah 😢😢😢😢😢🤲
@safiaomar8163
@safiaomar8163 3 года назад
Mashalah Amin yaarab 🤝🙏
@sittiinchannel196
@sittiinchannel196 3 года назад
Rabbi ha naxriisto 😥😥
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 3 года назад
Dercter Abukar mahadi love you baaba🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯Allah dartii aan ku jeclhh
@deeqaabdi3031
@deeqaabdi3031 3 года назад
Mama faynus wan jeclahay ilaah haku dhoro mama wan Kula kulmidona
@queenniema5863
@queenniema5863 3 года назад
Somali hanoolaato guuuuuuuuuuul hoyo alow cimrigaga dhere hoyo macan
@wabaryqasim5972
@wabaryqasim5972 Год назад
Qaadan waxan maqlay anoo yar waayo waxaa ku jirtay shilka walaashey Muslimo Qasim hilowle oo muyuuziga utumaysay intii ku dhimatay ilaahay haunaxariisto intii ka nool shirkaasna alana siiyo cumri caafimaad maama faynuus sheeq daahir l love you maamiishko
@sucdiahmed2513
@sucdiahmed2513 3 года назад
Allaha hawnaxariisto dhamaantood.
@fatimabedal3150
@fatimabedal3150 3 года назад
Ilahey ha u naxariisto 😭😭😭😭😭
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 года назад
Maansha alaah mama faynuus🙏🙏
@zeyruq9122
@zeyruq9122 3 года назад
MASHAALLAH MAMA FAYNUS WAXEY UU AAGTAHEY HOOYO YADEY ALLAH HAUNAXARISTO
@cabdicaziizaalta3835
@cabdicaziizaalta3835 3 года назад
INAA LILAAHI WAA INAA ILEEYHI RAAJI CUUN
@Fathiabdisaafi
@Fathiabdisaafi 3 года назад
Allaha unaxariisto dhamantoda
@shamsosaciid1965
@shamsosaciid1965 3 года назад
Alah ha unaxariisto waa qiso xanun badan s😭😭🤲
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
SUBXAANA LAAH ILAAH UNAXARIISTO ODAGAAS
@abdikanifaysal2108
@abdikanifaysal2108 3 года назад
Soomaalinimo waa qaali qof waayo araga ayuun baa garanaya
@suadfamily522
@suadfamily522 3 года назад
Mamo feynus tariikh nool Allah kuxafido
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 3 года назад
Allaha u naxariisto AJ AJ Abihii
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 3 года назад
Ilaahaye naxaristo janada kawaraabiyo aamiin yaarabe
Далее
WAREYSI FEYNUS SH DAHIR 2021
33:32
Просмотров 106 тыс.
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 10 DHAMAAD HD
26:52
Просмотров 489 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 21 млн
Новый уровень твоей сосиски
00:33
TARTANKA JILAYALKA CUSUB MUQDISHO INTA KU GUULEYSATAY
30:07
CASUMAD GAAR AH OO LOO SAMEYAY FEYNUS
7:05
Просмотров 167 тыс.
Barnamij/Program -- "Ardaaga" Faynuus Sh.Daahir
2:41:39
Просмотров 289 тыс.
LAKI OO JAWAAB KULUL                            KA BIXISAY MUUQAALKI
19:10
Просмотров 90 тыс.
BARNAMIJKA CIIDA QOSOL BADAN PART 1
42:41
Просмотров 114 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 21 млн