Тёмный

Zumbi - Hogaamiye hurdada u diiday Gumaystihii Burtiqiiska | Dhambaal 8 

Waaberi Media
Подписаться 555 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@thegreat1114
@thegreat1114 4 года назад
Zombie Wa geesi musliim aah oo ladulmiyaay😓😓
@deeqaraage1158
@deeqaraage1158 3 года назад
Aad ayaad u mahadsan tahay wallakey wax badan ayaan ka bartaa barnamijkaga dad tariikhda islamka bal dahab ka galay ayaad ku soo qadataa mahadsanid
@hormariye5864
@hormariye5864 4 года назад
Masha Allah wll Aad Ayaad U mahadsanthy Hormar wacan
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 4 года назад
Sxp wiil horumar samaynaya ayatahay video yadayda midkamida intad kudhufato qaybta discretion ka WhatsApp igalasoxidhidh waxan kugusoxidhaya dad cusub
@MrHanad
@MrHanad 4 года назад
Waaberi media waa ku jecelnahey bcz of your truth🙏💗💗
@xaragosonxaragoson249
@xaragosonxaragoson249 4 года назад
Ramaadan kariim walala.ha mus lim ka ah
@sumayoaxmad4301
@sumayoaxmad4301 4 года назад
Masha allaaah wll hure usuco💟❤
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
SubhanAllah ma hogaamiyaha wanagzn ayey bahalo ku tilmaamen ALLAAH ha unaxaristo janadisana ha geeyo
@som2828
@som2828 4 года назад
waabari media ♥️
@abdulahijamac4280
@abdulahijamac4280 4 года назад
Masha Allah ilahy haku xafido wll
@fardowzoshanleste4727
@fardowzoshanleste4727 4 года назад
Walaal waaberi aadad u mahadsnthy waan u fadhiyay muqalka mnta
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Taasi been maaha wx aqooona uma lahayn magac bixintan fooLxumada iyo cabsida la huwiyay ee Zombi ..... شكرا اخي........ Hogaamiye muslin ah ale janadi haku casuumO....
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@abdulaahishariifali7728
@abdulaahishariifali7728 4 года назад
Masha allah haku xafido dhagarta ugu weyn waa inaad aqoon sida loogu noolaado koonkan mahada allaa leh dadka wanaaga kashaqeeyana allaha ha xafido cabsida alla kaliyaa mudan
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 года назад
Zombi eebe ha unaxariisto
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 года назад
Please wll qisooyinka diiniga soo badi sxb
@apdiqanimohamed2991
@apdiqanimohamed2991 4 года назад
Mocha allah hore usoco wlll
@abdallahabdi5391
@abdallahabdi5391 4 года назад
Meesha kaliyaa aan ka helo barnaamijyada aan xiiseeyo thanka bro 100% alla yaxfiidko
@maryanmaxamed4327
@maryanmaxamed4327 4 года назад
Keep goin wllo cabdiraxmaan Cumar Alle haku xafido noolow wllky wllo muqaalada nocan ah waa muhiim thank you
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 4 года назад
Waa runtaa wlhy maanta ka hor ma maqal zumbi inu ahaa qof
@mohamedqaliif3810
@mohamedqaliif3810 4 года назад
Walalkeey qaaliga qayr. Allah kaaseeyo masha allah lkn walal waxaan rabaa suaal maxadaxeeyga kagoxeysa in an ku weydiyo sabta ey dadka turkiga ah mustafa ataktak oweyneyaan wamaxay
@Naamir03
@Naamir03 4 года назад
Masha Allah
@sadiiqbinali9510
@sadiiqbinali9510 4 года назад
Taageere buuxa waan ka helay dhamaan barnaamijyadada hore usoco
@azadzaed424
@azadzaed424 4 года назад
Zombie wax badan ban dawaday filman lagu matalayy. Aragtidaydana waxan u qaatay in uu zombie yahay cudur dadka ku dhaca sababana in qofku ka dhamaadan unugyada dhaliya dhiiga cas sababana in qofku noqdo dad cun. MHDsanid.waaberi media🙏
@abu-daacadmedia1dx3t66
@abu-daacadmedia1dx3t66 3 года назад
Keep going we love you
@cabdirisaqwarsame317
@cabdirisaqwarsame317 4 года назад
Masha Allah dhimasho ka badbaadi maysid LKN adoo isdifaacaya dhimo waa midaa gobanimadu
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 года назад
جزاك الله خير🔥
@mohayare3366
@mohayare3366 4 года назад
Allahu akbar
@Naamir03
@Naamir03 4 года назад
Nin aan ku daydo tahay wll
@caddecaashaq7807
@caddecaashaq7807 4 года назад
waad mahad
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 4 года назад
Waaberi media horey u socda zhp
@od6846
@od6846 4 года назад
Masha allah zxp
@hassanbarredualle34
@hassanbarredualle34 3 года назад
C/raxman Cumar sxb guulayso
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
horey usoco
@Rizkhan3
@Rizkhan3 3 года назад
Allaha janadi fardowsa haka warabiyo dintisa iyo cirdigisa ayuu difaacday
@shariifxasan8425
@shariifxasan8425 4 года назад
Masha allah walal abdirahman horay usoco videoyashada waa kuwo xikmado laga faaido runtii keep going 👍
@abdisalamverratti53
@abdisalamverratti53 4 года назад
M.a wll keep going
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 4 года назад
Hormar wanagsan insha Allah💯✊🤩
@somaliboy4824
@somaliboy4824 4 года назад
Shukran wll
@ayubpro
@ayubpro 4 года назад
msh alllllH wllo qiim leh hore usoco Abdirham Omer
@maxameddaauudmaxamed7274
@maxameddaauudmaxamed7274 4 года назад
mashlllh C/raxmn wabari Thanks bro
@zubbaawam3768
@zubbaawam3768 2 года назад
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
@cumarxirziroble1236
@cumarxirziroble1236 2 года назад
بارك الله فيك
@abdisalamahmed2497
@abdisalamahmed2497 3 года назад
M.a sxp video yadaada mar badan ayaan daawadey barnaamijyadadana waa kuwo xiiso mudune abdirahaman wabbaerri
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 4 года назад
asc mahadsanid zhp. barnaamijkan dhambaal waa barnaamij xiiso leh, runtii ma arag hal video oo yara madhax ah. shukran zhp
@mohamedazizi1211
@mohamedazizi1211 4 года назад
walal qisoyin badan no sojedii adoo ralii ah ... thanks Ramadan karim
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
m.a wll
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 года назад
Maashaa allaah
@mohayare3366
@mohayare3366 4 года назад
Cajib xalka adunka
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 4 года назад
M.a horey u soco sxp
@kawtherfaaruuq4779
@kawtherfaaruuq4779 4 года назад
Apdirahmaan omar aad ban ku zalamaya wllky qli😍
@farhaanaxmed663
@farhaanaxmed663 4 года назад
Best Motivator go forward wll
@axmedcabdi2405
@axmedcabdi2405 4 года назад
WlloH barnaamijyo waxtarleH ayaad keen taa Hore usoco
@مروهمحمود-ص1و
@مروهمحمود-ص1و 4 года назад
wllo aad baqn uga soo dib dhacay waaberi media ❤❤❤
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 4 года назад
M.a waan ku taageera zxp
@xasanyare2697
@xasanyare2697 4 года назад
Sxb so badi cabdi raxmaan qof wadani ah baan kugu ogaaye
@abdurahmanali3381
@abdurahmanali3381 4 года назад
Thanks walaal abdiraxmaan
@mozezmediapro7686
@mozezmediapro7686 4 года назад
رمضان كريم عبدالرحمن عمر.
@efoot-ball845
@efoot-ball845 4 года назад
thanks you wllo
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 года назад
ASC WALAL CABDIRAHMAN CUMAR Ramadan Mubarak walaloyal alle eda Nabad Ah inagu Gaadhsiyo Ameen Yaa Rabbi
@ibrahimfure8751
@ibrahimfure8751 4 года назад
Waaberi media
@maryamajamac481
@maryamajamac481 4 года назад
Masha allah wll hormar wacan
@inakaabeeryare391
@inakaabeeryare391 3 года назад
Allaahu akpar
@azensioazensio3358
@azensioazensio3358 4 года назад
wlhi muuqaaladada caadi ma ahan mashaallh ilhy haku xifdiyo bowe mcn waxaan ka codsanaya taariikhda wadanka Czech Republic xog ku saabsan please an please bowe✌✌
@sulaimanabdi5461
@sulaimanabdi5461 4 года назад
Maxaad kufali waaba wadan yar Oo faqriye
@zakariyeabdullahabdi9729
@zakariyeabdullahabdi9729 4 года назад
Keep up proh ❣❣🔥🙏
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 4 года назад
Hore u soco wll cabdiraHmaaN✊🏾
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 года назад
Flim yada reer galbeed ka iskama sameeyaan ee dano khaas ah baa laga lee yahay qarkood muslimiinta ayey ku caayaan qaarkood diinta kiristaan ka ayey ku faafiyaan qaarkood jiritaan ka ilaah ayey ku beeniyaan qaarkood wax yaabo shayaadiinta la xiriira ayey ka turjumaan anaguna fiirsigooda waxaba kama fahamno ee flim ka dhaldhalaal kiisa ayaan iska daawanaa
@axmedcabdi2405
@axmedcabdi2405 4 года назад
M.sha allah
@tiktoksomali4665
@tiktoksomali4665 4 года назад
Mashaa allah
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 3 года назад
Allaah u nxrsto hogaamiyahaas
@zegtaba9680
@zegtaba9680 3 года назад
Mmsha alalah
@garaareofficial7129
@garaareofficial7129 3 года назад
Keep going
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
Jazakallah wllky
@blackmoalim8420
@blackmoalim8420 4 года назад
Masha Allah barnaamij cajiibah
@al-xariiri97
@al-xariiri97 4 года назад
Waa xog mihiim ah
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 года назад
Zumbi iLeHaY ku Naxarizto💞❣
@cumarabdixakiin9805
@cumarabdixakiin9805 3 года назад
m.a
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 4 года назад
Khaam weYe
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 4 года назад
Guul
@munanuur2210
@munanuur2210 3 года назад
Dadkii jarjaray zumbi waa argagaxisa gaalaada argagaxisada ayagaa unkay
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
ok
@soomalishow7204
@soomalishow7204 4 года назад
Wax Garad Alle Haku DhowoH 😂
@faraxahmed4727
@faraxahmed4727 3 года назад
🖐
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
SYC media bal soo booqda
@alisaki8854
@alisaki8854 4 года назад
Waa mahsnthy abdiraxmaan cumar
@anasxasan7169
@anasxasan7169 4 года назад
Sxb Guul Badan ayaan kuurajeynayaa waxaa tahay Ruuc Waxtar leh wax badan ayaan kaafaa,iidnay
@yaxyecalicaduur191
@yaxyecalicaduur191 2 года назад
Asc
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 4 года назад
٨✔
@mubarigawil9880
@mubarigawil9880 4 года назад
Zumbi waxbdan ayaad iiga faa idaysay wll
@user-ii5pw7kf5z
@user-ii5pw7kf5z 4 года назад
Zombie waa geeziyiin muslim ah😥
@Gudey2759
@Gudey2759 3 года назад
Zombie/zumbi not the same
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 4 года назад
Wn ka helaa muqaladada fadlan mrkasta noso geli kuwo kasii xiso bdn
@henryst19
@henryst19 4 года назад
Translation?? Please
@abdallainafeyte2194
@abdallainafeyte2194 4 года назад
Nio meel lagala soxiriro malahn
@qisotamam
@qisotamam Год назад
Wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@teamhorufadhimedia7168
@teamhorufadhimedia7168 3 года назад
Nacala dhalay gaalo zumbi wxy ka dhigeen dad horor ah wlba wx jira game.la.dhHo zumbi
@jamacdhombe
@jamacdhombe 4 года назад
Saambi waxa uu ahaa halyey ay afrikanku kudaydaan
@mucjiso2000
@mucjiso2000 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OFyCzKjiROE.html *TAARIIKHDII HORE EE ISLAAMKII HARAR ETHOPIA*
@deeqacali912
@deeqacali912 4 года назад
Masha allah
Далее
بروس لي | الدحيح
32:50
Просмотров 900 тыс.
Prank Orchestra
00:10
Просмотров 1,6 млн
Kashmiir | Gobolka ugu halista badan aduunka!
10:41
Просмотров 75 тыс.
Sidee shiinuhu u Jaasuusaa dadkiisa?
11:36
Просмотров 44 тыс.
1979kii | Maalintii la qabsaday kacbada...
10:19
Просмотров 104 тыс.
Prank Orchestra
00:10
Просмотров 1,6 млн