Тёмный

DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND ! 

Caalin Abyan
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

DURDURKAN WUXU KA BILAABMAA DOOXA LA YIDHA DIB IRO WAYN EE DEGMADA BAKKI GOBOLKA AWDAL.
Waxa loo garan ogayay BUQDHADA ILAGORAY - halka uu ka bilaabmo ilaa halka aan tagnay waa 65 KM .
Dheere ahaan wuxu gaadha 250 KM KU DHAWAD .
Wuxu sii maraa Buro iyo beero badan oo indhuu ku doogsanayaan.
Baki ila lughaya ayu beeraha waraabiya.
#best #vlog #ever .
#borama #2024 .
#viral #viralvideo #foryou #fyp #explore #subscribe #share #like ‪@caalinAbyan‬

Опубликовано:

 

21 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 11 дней назад
Ilaahoow bulsgada iyo dhulka Somaliland noobarakee oo horumar iyo nabad iyo islaamnimadaba noo adkee yaa Rabi 🤲💚🤍❤️
@aboditoris8363
@aboditoris8363 Месяц назад
ماشاء الله تبارك الرحمن طبيعة جميلة
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 2 месяца назад
marlabaad maan sha allaah reer adal waa kaa degaankoodii halka cadowgoodu ka xunyahay iyo qaar deegaankoodii gubay
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 10 дней назад
Amiin somali oo dhan dhulkeda waa loo tashdey lakiin ilaahey hanoga qabto
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
Masha Allah
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 2 месяца назад
Caalin laftigiisu shaqo fiican buu hayaa - dalkii ayuu na kala barey. In sha Allah kheyr baa kuu rajeynayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 месяца назад
Mancha alh alle ha barakeeyo baki iyo gobolka awdal ba wad mahad san tihiin dhamantinba ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 2 дня назад
Alaahuma amiin ilaa intee u jirtaa magalada borame
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
ILAAHOOW ISHA XAASIDKA IYO DAMACA CASOWGA KA ILAALI AAMIIN
@redsandempire7389
@redsandempire7389 2 месяца назад
oo ma dad baa jira xitaa Dur durada ka maseera 😂😂😂😂😂
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 месяца назад
@@redsandempire7389 haa dadka saxaraha kunool
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 2 месяца назад
Oo maxa laka xaasidi qorfahan biyaha yari joogan Somalian oo dhan a nimco fadhidaye aga😮😮😮
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 месяца назад
@@user-eo2hz5qe9v nimcadan inbadanbaan haysan somalia,somalia oo dhan ma haysatee, dhulban buuraba lahayn, dhulkana waa dhul buuro iyo rooble. dhulku uu kala duwanyahay. ilahybana sidaa kadhigay.
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 месяца назад
Dadbaa saxaro kunool oon haysan dirdurkaa iyo buurahaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Masha alah ilahoow dhulkena ino marke iyo umadeena❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan Месяц назад
Amin . Xage ka dhacday wayada laguma arag? Ma nabad qabty
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 месяца назад
Masha allah allow nicada iyo nabadad nasiisey noosiyaadi guul somaliland❤🤲🥰🥰🥰💪💪🌷🌷💚💚🤍
@maxamedsamriye3813
@maxamedsamriye3813 2 месяца назад
ما شاء الله
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@s-hayna6421
@s-hayna6421 2 месяца назад
caalin abyan salaamu laah mahadsanid waa dhul aad u qurux badan waa ilaahay mahadii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Ada mudan .
@dunidahorizons5082
@dunidahorizons5082 2 месяца назад
masha allah, dadkeenna iyo dalkeenna nicmadda iyo amniga allah ha u siyaadiyo oo barwaaqo iyo horumar haynoo siyaadiyo
@maydal6037
@maydal6037 12 дней назад
Maashallah, Caalin intee in leeg bay Gabiley durdurkabi u jiraa inshallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 12 дней назад
Gabilay maha wa la dhaafaya borama ayad uga baxaysaa bari woqoyi. Markad baki gaadho ayad ka si baxaysa .
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 месяца назад
Mashallah no one using the richest of the land we fighting each other subxanallah 👍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Alle ha ina tuso dhul keena.
@ShiekaDariiqo
@ShiekaDariiqo 2 месяца назад
Masha Allah, I wish in la qodo dooxa oo ciida laga guro forever biyo fadhiya ayey noqon lahaayeen❤
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 2 месяца назад
Masha Allah bro go forward ❤️❤️❤️❤️❤️
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 2 месяца назад
Masha allha
@dajiscom463
@dajiscom463 2 месяца назад
masha allah
@ahmad6967
@ahmad6967 2 месяца назад
ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله الله يبارك فيكم
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 2 месяца назад
Masha Allah maraa waxid qurux badana caalin inaadeer jzk LAAH ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 11 дней назад
WAR MESHAN AWADAL MIYAA BAL II SOO SHEGA ❤
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 2 месяца назад
ASC, masha Allah, beautiful. Xage ku yalah durdurku please. Thank you for sharing. Keep up the good work.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Wuxu ku yaal awdal baki .
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 2 месяца назад
🤲maansha allaah
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 месяца назад
Masha Allaha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid mariam.
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 месяца назад
Maasha ALLAAH. Muruqiina maaloo dhulka midho ku beeroo.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Waxna wa la beeraya dahabna waa la helaya.
@moeawale4891
@moeawale4891 2 месяца назад
Heesti radio muqdisho waayo waaya. Thanks for the good memory.
@hudaabdidiiriye9721
@hudaabdidiiriye9721 2 месяца назад
waaw man sha Allah dhul keena qurux diisa
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 2 месяца назад
Masha allaah
@elmanko9637
@elmanko9637 2 месяца назад
Wow Somali is so beautiful 🇸🇴❤
@nurayushi9817
@nurayushi9817 2 месяца назад
Ciilaneey😂😂 m.a dheh wow lahayne
@foozia426
@foozia426 2 месяца назад
Maasha allaah ❤
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن بل عافيه ❤❤ يمي يمي 😊
@CadnaanCadceed
@CadnaanCadceed 2 месяца назад
Dhulkeena nimcaa fadhida waan soo socdaa
@fardusali2771
@fardusali2771 2 месяца назад
MashaAllah
@karingarfod9151
@karingarfod9151 2 месяца назад
Mashaa Allah samalia hamidoow do
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 2 месяца назад
Well done
@abdiqaniahmed860
@abdiqaniahmed860 2 месяца назад
Mansha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@se1059
@se1059 2 месяца назад
Masha Allah soo beautiful ❤
@yusufkalib4577
@yusufkalib4577 2 месяца назад
Maashaa Allaah. Allow ha u barakeeyo Beerahaas quruxda badan. In beeraha la tabcado oo wax lala soo baxaa waa sharaf, waana kheyr weyn, sababta oo ah, noole kasta oo wax ka cuna beertaas Sadaqo ayuu ka helayaa, xiitaa cayayaanka yaryar ee caleenta geedahaas wax ka cuna, waa sadaqo.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 месяца назад
Wallahi we Are very rich.. but we are not seeing it Yaa Rabbi
@gulaidabdi525
@gulaidabdi525 2 месяца назад
This great bro
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 месяца назад
❤❤❤❤love from hargaysa ❤nolada guul iyo barwaqo ❤❤
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
Mahadsanid Cabddi qani dhinac walba waa kala soconaa Waar Ninkan cadceed ee wada Qaylada ah ee aad Raacday 😂😂😂, Raggeedi weeye waa Naf furfuran oo wada sheeko ah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Isku rer burco ahan ayad u amanaysa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 месяца назад
Wow So beautiful Wallahi 😍
@farxaancumar8018
@farxaancumar8018 2 месяца назад
Waa beerahaygiii
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 2 месяца назад
Masha Allah tabaraka Laa , waad mahadsantiin
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 месяца назад
Dalxiisa Fiican ayaad noo samaysay saaxiib mahadsanid . 2aad arrinta wax beerashadu waa muhiim runtii in dadku waxbeertaan .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Ada mudan sxb . Hore ma u aragty halkan ?
@OHH2004
@OHH2004 2 месяца назад
Taarikhda iyo marxaladaha uu maray durdurkani soo warayso Sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Insha allah marka dambe
@JAMMOAli
@JAMMOAli 2 месяца назад
Maansha hore usoco bro
@muxammad2413
@muxammad2413 2 месяца назад
ASC,Bisinka ku celcellintiisaabba ka khayr baddan mar kalliya dhihista. Waayo mar kasta oo aad ku cellcellisid ajri ayuun baa kuu kordhaya.
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 2 месяца назад
Nio ninkab caalin waa nin cajiib ah masha allah wuxuu dheeryahay kuwa kale wax yaalo badan oo u gaar ah isaga horta waa ninkii soo duubay xoolo ka cabaaya bada dhinaceeda weliba biyo macaan sidoo kale waa ninkii soo helay warsheda birta soo saarta isagaa ugu horeeyay qof soo helo in bada laga cabi karo meelaha qaar
@dayibabdillahiibrahim9603
@dayibabdillahiibrahim9603 2 месяца назад
masha allah abdi qani caalin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Dayib inad jogto ma u malaynayn waan kula so hadli laha. Insha allah next time i will.
@Caasha739
@Caasha739 2 месяца назад
Baarakallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Amin mahadsanid
@ibraahimissak6064
@ibraahimissak6064 2 месяца назад
Walaahi waa ilaqurux badantahay meeshaan
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 2 месяца назад
guyoobow waad mahadsan tihiine noso duuba meelo kalo qurux badan
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 месяца назад
Maansha alaah dhulkeena nimcaafadhida waadhab
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 2 месяца назад
Melahan wa melaha ugu fican ee dahabka laga helo Laguna sifen karo
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 месяца назад
The best ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Thank you .
@xamdiyasin
@xamdiyasin 2 месяца назад
From cadceed
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 месяца назад
Barakalaah waa qurux dalkeena hooyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@OHH2004
@OHH2004 2 месяца назад
Masha Allah muuqaal quruxbadan Mr Caalin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 2 месяца назад
Dhulkeena nimcaa fadhida waa xaqiiq lakin dad badan ma oga nimcada dhulkeena taala ilaahay haynooo siyaadiyo amniga iyo horumarka dhulkeena nimcada taalna hayna tuso
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs Месяц назад
Masha allah Dadka nabada qimaheda garanaya wa dadka dhulka waxgashaday ee wadankisa Somaliland aaminay ee xolaha iyo beahaba malgashaday kuwa nabada darbiga u ahi waa muwadinkan illa beero gaadhaya 10 iyo waxkabadan wadankisa lughaya agagarkeda malgashaday Ninka dhulka beeray ilahay maalka xalaasha ah ilahay xalaal ha ugu siisiyaadiyo .Dadku markac cibdadad ilahay iyo ilahay ay tala sartan e ay fikrada waxsosarlka ku mashqulan waxay ka mashquleen qabyalada baryada iyo cuqdad qabiil iyo xasadka .gobalada aan wax berana haku daydaan dadka dhulka waxgashada ee aan dawlad ku mashqulin shaqadeda
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
Halkaas kasii wada dheh Horumarka wax soo saarka dalka,Raggani waxay u doonayaan in waxyaabo badan oo Aqoon ah oo xaga beeraha in lagu kordhiyo.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Insha allah
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
8000 siddeed kun oo geed oo babay ah Maasha-ALLAAH
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Hal beer .
@sahalcarte
@sahalcarte 2 месяца назад
Walee waa magal kaygii baki
@crisaaqmohamed551
@crisaaqmohamed551 2 месяца назад
Xgee kuyaala durdurkan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Awdal baki
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 месяца назад
Halkani. Ma simalilandba
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Haaa
@S_24HTv
@S_24HTv 2 месяца назад
Lacag Caadiyaa Dhulkeena Dhex Taalo Kaliya In Aan Gurbisano Alle Hanagu Duwo Durdurkaasi Markey Ugu Yartahay Dhowr Tan Oo Dahab Ah Wey Dhex Taalaa. Aniga Koley Waan Soo Socdaa🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Qayb ayan soo gurtay.
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 2 месяца назад
Marka miyaad iska guraysa un rer maxamed ki manay ka ceshan 😂
@S_24HTv
@S_24HTv 2 месяца назад
@@user-yo9fm6ro8e Kkkkkkk Oromada Ka Ilaasho Intaad Aniga I Arkeyso Yaanu Dhabarka Kaa Dooxine
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 месяца назад
Reer Mohamed iyo reer Nuur reer Halas dheh hadaad qabyaalad daynwayday
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 2 месяца назад
@@walaalahadaarudacwa8120 rer halas kulaha nafar an rer maxamed ahayn wlhi kuma nola
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 2 месяца назад
S land Mansha alaah waa wada dur dur cid kama faaiideystaan
@africanlion8585
@africanlion8585 2 месяца назад
ASC walal, wa Masha Allah lkn musica nagadhaya. Kadhaa please. Raliahow afsomali sifican umaqorikaro.
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 2 месяца назад
Masha allah somaliland ❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 месяца назад
Waxaan Alle Hakutuso Walaal ♥️♥️♥️🤍🤍🤍💚💚💚😍
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
Saytuunka Halka sano ku dhalaaya waxaa lagu sameeyey Habka Grafting-ka la yidhaahdo.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Inan adiga kaa sii waraysto weeye beeraha
@moeawale4891
@moeawale4891 2 месяца назад
FYI grafting waa marka geedka laantiisa hore laan kale oo geed kale laga soo gooyay lagu talaalo. Geedahana qaar gaara kaliya ayaa lagu sameeya sida liinta, muuska iwm. Dr. Awale Agronomist since 1987.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 2 месяца назад
Grafting=talaal=afsooomali
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
@@warfaageeddi3128 Mango,Avacado and Sapodilla laguma sameyn karo iyaga? Air layering-ka isaga ka waran iyo dhirta lagu sameeyn karo?
@Amal12106
@Amal12106 2 месяца назад
Biyo iska socda oon cidna ka faaiidaysaneen
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Amal halka maad soo beeran ?
@ahmedalin
@ahmedalin 2 месяца назад
MACDANTA AADAN ARKAYN WAXAA AASAY HOGGAN XUMADA DALKA. HADDII HOGGAN WANAGSAN HELNO INTAAS IYO INKALE OO QORSOON AYAA SOO BAXAYSA. "CAQLIGII WANAAGSANI, ITALL INUU KA ROON YAHAY BALE EEGO U FIIRSADA"
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 2 месяца назад
ASA. MAA SHAA, ALLAH, QURUX BADANAA, DHULKA ILAAHAY NAGU BEERAY, EE AAN GARAN LA'ANAHAY SIDII LOOGA MANAAFAC SANLAHAA!. DHULKAN WAAN AQAAN BALSE NACAS NINMADAYDA WAYN, WAAN KAHAAJIRAY ANOOYAR, HAYEESHEE WAXAN HADDA KUTALO JIRAA INAAN GOOR DHOW KU SOONLAABTO. NOTE: WAXAN BIYAHAY EE ABYAN SXB. KALUUN MAAHA EE WAA MIRAXAREERAAD WAYNAADAY.!
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Hhhh soo noqo sxb dalkaga meel dhaanta ma jirtee
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад
Dhul bawaaqo ah dhaman macdan Allah kumanaystay lkn dadkii gaajo iyo silic kunol yahay markii quranka Karim iyo sunnaha xabibka scw iska dhigay aya waxa nalagu salibay madax andhargin xishon naxarisan 😢
@socdaal
@socdaal 2 месяца назад
Somaliya waq dhul hodan ah ma jiro dal lamid ah somaliya oo kheyraadka alle nasiiyay oo kale heysta bad bari xoolo shidaal hawo dabiici ah oo aan kuleek iyo qabow daranba laheyn diin dhaqan iyo dad isku wada midab iyo isku diin ah laakin halka shey oo inaga qaldan waa kan intaas oo shey ee aan heysano noo diiday in aan alle ku mahdino oo aan ku raaxeysano nimcadaas halkaas sheyna waa qabyaalada iyo anigaa talinayo.
@AhmedGaan
@AhmedGaan 2 месяца назад
Làjan caali sxb dalkeena waad nabartay mhd sanid
@allahbawayn
@allahbawayn 2 месяца назад
Walalo waqooyi ama waqooyi galbeed tag dooxyada waawayn ee mara iyo beeraha cajiibka ah miyad cidwayday ku gaysa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Galbeed ka halkee ! Meesha dooxyada iyo beeraha cajiibka waa halke ?
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 2 месяца назад
Duedurka maad caadi uduubtid.
@user-fb7dd6do4z
@user-fb7dd6do4z 2 месяца назад
Asc Sxb Waxan kuu sheegayaa Godka Aad Leedahay Waraabe Ayaa Kacabey Waa God Kaluun Biyaha Kunool
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Ma dooxa ayu kalluun ku noolyay ?
@munasudi3392
@munasudi3392 2 месяца назад
Asc caalin walaale tefankaaka noo soo qor
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Instegramka iga so qabo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 месяца назад
Durdurkaa wax ma lagu qabsaday
@galoolqudhac
@galoolqudhac 2 месяца назад
Waxan waa raad dacawo aad leedahey iyo adhi yar maaha sidaa waa diin ceelaad raadkiis
@aminamusse2307
@aminamusse2307 2 месяца назад
Maasha Allah tabaaraka Allah
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад
saytuunka ma bislaanin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Maxad aragty?
@khadarali8318
@khadarali8318 2 месяца назад
Xaajigu ma dibadu ka yimid
@dahirise7762
@dahirise7762 2 месяца назад
War nin yahaw dhulka tugagga leh dahab buu lee yahay ee ka raadso
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
Imika waalaga dhameeyey lakiin buuraha sanaag baa dhahab ka buuxa
@adalmedia4291
@adalmedia4291 2 месяца назад
​@@nadiamohammed5330ninyahow xagani dahab badan yaa lagu helaa lkn dadku aqoon uma leha ama waa lagu dhacaa anigaa garanaya kuwo diamond ka helay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Xagan wu yaala
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Wa wada dahab
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
@@caalinAbyan hhh waar dahabka la sheegayo waa mid togaga soo rogmaday 2 sano kahor togaas oo ka yimi Ethoobiya waa lagu yaacay markaliya kaas waa dhamaaday ee ha ku daalin
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 2 месяца назад
Ninka beerta leh waxaan kula talinayaa inuu dariiq mar mar ah u sameeyo oo keeryoonku maro waayo inanka waa ku dhib ciidu
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Sax wa talo wanagsan
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 месяца назад
Dahabka ayaaad gurataa miyaan lagu fahmin khaa.inul wadan farsamo badan
@OsmanjigreAhmed-vy4ku
@OsmanjigreAhmed-vy4ku 2 месяца назад
Haa waa runtaa zxp
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 месяца назад
Basalsha nooca cad inuu beero weeye Taasa iyana aad loo xiiseeyaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Waan la wadaagi insha allah.
@HORSEEDPRO
@HORSEEDPRO Месяц назад
meeshaan waxa macdan ka buuxda
@caalinAbyan
@caalinAbyan Месяц назад
Halkan Waba laga guran jiray dhawan.
@irwintatyana9066
@irwintatyana9066 2 месяца назад
Hi - what is the name of the trees with Big leaves? Are they fruit trees? like your site?😇😇😇
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 месяца назад
Waaba Gobol kii Cagaarnaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Prof omer mahadsanid
@igalhussein5675
@igalhussein5675 2 месяца назад
ما شاء الله
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Mahadsanid
Далее
BUURTA MALOOL WALI LUG MA KU TAGTAY ?
39:55
Просмотров 10 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,7 млн
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Просмотров 830 тыс.
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 1,5 млн
Dora does the Tyla Dance 😳 #shorts
00:16
Просмотров 1,7 млн
Waxka Ogoow Namanga.Kalimanjero Tanzania 🇹🇿
35:02
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
11:01
Просмотров 15 тыс.
Made In Somaliland
37:19
Просмотров 85 тыс.
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024?
29:24
Просмотров 13 тыс.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
SAFARKAYGI UG DHEERA LUG AH #20km #2023
37:06
Просмотров 21 тыс.
GOOB DALXIISKA UGU QURUX BADAN SOMALILAND.
37:32
Просмотров 11 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,7 млн