Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Heshiisyada Wada Hubka & Dagaalka ah ee Ruushku galay, Cabsida Galbeedka 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 606 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@user-ok3pw7ol6m
@user-ok3pw7ol6m 7 дней назад
Allahu akbar
@XaashiAbdi-wz8oc
@XaashiAbdi-wz8oc 7 дней назад
XASBIYULLAHA WANICMATA WAKIIL
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 6 дней назад
Refurbishment = Dib boorka loogu jafo Eng Suleyman Hashi mashallah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 7 дней назад
❤wcs ❤
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 7 дней назад
Arinka odeyaasha heshiiska la galeen ee somaliland protectorate huwan ka ahaw. Plz dib taariikhta ugu noqo magaca protectorate?
@warfaahassan
@warfaahassan 7 дней назад
Doqonnimada ugu weyni waa inaad adoo Isaaq ama rer Somaliland kaleba ah ama Somali ah kaad inaad aqbasho wiil British ah inuu london kaagasoo doolaalo tago si uu protectorate kuugu sameeyo. oo Aad weliba kufaanayso
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 7 дней назад
@@warfaahassan aan taada ku raace. British-ku wuu iga il baxsana dhul-mareensana aduunka marka laba loo qaybiyo qayb ayuu gumaystay lkn aniga ogolaansho iyo saxeex ayuu igula joogay ha yeeshee koonfurta iyagu talyaani gumaysi xoog ayuu ku joogay. Somaliland sidii u British I kaga il-baxsanayd ayaanu anaguna somali International kale kaga ilbaxsanayn ee sidaa ayaanu ku kasbanayn in u protectorate ahaan na kula jooga adiga ahaan waan kugu faanaya waayo awoowgaa waa la gumaystay lkn aniga awoowgay lama gumaysan 😅😅
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 7 дней назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@yassin72ismail33
@yassin72ismail33 7 дней назад
425.56 km ayey isu jiraan Cuba iyo Mareykan ee maahan 100km. Adigu miyaadan tafatire lahayn walaalow? Naga daa naxliga ku dhageysanaye
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 7 дней назад
Waa mid faaruq ah oo ka madhan geographically ee caalamka dadka ku xidhan u haysta kuwo isaga la aqli ah
@hochmoud9484
@hochmoud9484 6 дней назад
Waxan layaabay ninka yidhi naga bax ayuu ku baxaya waan ka xumahay
@osmangure6040
@osmangure6040 7 дней назад
Dgaalka adddunkanwaxa wada waa yuhuud oo ura falastiinniyagaa ka wad yikreyna iyagaa ka wadaa magacyo kala duwanna waa loo istocmaalaa shacabkii yukreyn waxa laga dhigay wwax dhintay iyo wax qaxay eega wiilka yar ee yuhuudiga ee funanaddaha gavmcmaha gaaggaaba ee shirkdaha yuhuudda u xayeysiyyaa wuxuu rabaa marka lawaayo qof yukreni in ay yuhuudd bariga dhexe u guuraan oo ay u yeertaan kuwa adddunka eee lacagta haysta caaalamkana waxa loo sheeegaa dimoqraadi wana been Flstiina waxa lagu sheega argagixiso Yurubn waxay ku soo dayeen qaxootigii adddunka ugu badnaa si aany cunsurigu u arag lacagta ay boobeen yurub iyo northameeica . Markaa dadku wa isku xanuu aan isu war hayn war dadka dhibta wada hala iska qabto adddunkan nabad ha loo raadiyo UN YUHUUD AYAA FARHA KU DHIGTAY . AMA GARO AMA GARAN .
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 6 дней назад
Asc sxb xsh ❤ iyo bahda horufadhi waan idin jecelahay dadku maansa booli bay taarikhda ku hayaan dabcan woqooyi gumaysiga ma diidin oo lamadiririn wayraben lkn halganki daraawished maahe yaladiriray gormay xornimada Helen calanka xageka keenen cawaale sayid maxamad iyo daraawish gobanimadonke ka horeeyey Axmad gurey Mooye halgamaage kadhashay waqooyi ingiriisku ma hadiyad buu usiiyey dadku hafahmen in aan cidlaga baryin e ♥️ dhiig geesiyal rag iyo dumarba loodaadiyey calankana lagusaaray goodi iyo maansadi c/naasir suldaan timacade ee kaanasiib kana saar reerwoqooyi dadkamid ah oo ku qanacsan dulaysigii awoowayashod lagu sameeyey oo xoriyadu dhibayso baa dalka waalaya hanaga baxen oo iglan haw guuren gumaysi Don ku lkn dalkan soomaaliya baaleh dadkuna waa dadkayagi duligu hakaboxo
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 7 дней назад
Asc kudarsoo xaashiyoow Florida iyo wadanka cuba 🇨🇺 waxay isu namaste jiraan in ka yar intay isu jiraan awdal state Somalia 🇸🇴 iyo caasimada maamul goboleedka gobolada woqooyi ee hargaysa
@AbdulahiOmar-lv3cn
@AbdulahiOmar-lv3cn 5 дней назад
JAMUURIYADA ISLAAMIGA IIRAAN WAA WADAN NUKLEYR HEYSTO OO MAREYKANKA AYAA KABAQO DOWLADA SOOMAALIYA HALA SAAXIIBTO SIEY OGAHESHO DIYAARADAHA DAROONISKA IYO SI AY UGU FAAIIDEESO SIDA LOO SOMEYSTO HUBKA NUKLEYRKA
@osmangure6040
@osmangure6040 7 дней назад
Maxay soomalidu sariirta ugu qaadi jireen madaxda ingiriiska Ee weliba ree berbera burco sheekh. May diidan .
@apdigaas6887
@apdigaas6887 7 дней назад
Bal kwr kuwa Wabiiyada laga gaa taalabii jiiray 😢
@Ali-xs3km
@Ali-xs3km 7 дней назад
Ad iyo ad warkan wa I anfacay.. Iran, North Korea, Russia, China, Cuba, Venezuela, Lebanon iyo Palestine wa xertayda.
@mohakabadhe3142
@mohakabadhe3142 7 дней назад
xaashi qabyaalad adigay qalbi kaadishay ee maxaad dadka waanisaa takale adigu taariikhda haka been sheegin heshiiska ingiriisku waa jiriyay waana yaalaa ilaa hada ee don hadad waxfahmayso siyidkuna ma ahayn ama wakiil kama hayn dadka ee wuxuuu ahaa nin baabi iyay muda somaliyeed kiiraacay iyo kiidiidayba ilaa laga qabtay
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 5 дней назад
Ilaa marki qadar la go,odoomiyay ayaan ku daawanayay cuqdad reernimo ayaa kugu jirta somaliland neceb ayaa ku haya
@topg1530
@topg1530 7 дней назад
Nio somali thy englishkan aad ku dhex dareysid iska daH wariye….
@sahroali1196
@sahroali1196 5 дней назад
Been uu.sheegay..ma.ingiriis.&talyaani.farans.intuba.dalkeen.dhiig.mabadan Ayaa.kudaatay.xoog.ayey.kubexeen
Далее
Conquering fears and slippery slops on two wheels!
00:18
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
Просмотров 11 млн
Conquering fears and slippery slops on two wheels!
00:18