Тёмный

Deg Deg Burburka Kalsoonida Turkiga & Xasan Sheekh, Villa Somalia Oo Beenisay Heshiiska AS 

Garaad TV
Подписаться 512 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@AnmTV3329
@AnmTV3329 2 дня назад
Xasan Shekh Turkiga ayaa laga lexjeclo Somalia xaqiiqo wlhey sharaf dhac bey Somalia kuyihiin Xasan Shekh makalajecla
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 2 дня назад
Yes talabo halaga qado talabo
@fathiaolad6988
@fathiaolad6988 2 дня назад
Wa foolxumo siyasada xumo dadnimo xumo kuwa u adeegayo amxarad rabta in ay qadato dalkerna hooyo.
@jamacadan2200
@jamacadan2200 2 дня назад
Waa sax hadalka turkiya uu u diray in maanta adaka somaaliyeed oo baarlamanka oo xildhibaano ah ama madaxkamid ah inmaanta ey qaarka mid ah ey lasafanyihin itopia deg deg halo xiro Hana ladilo deg deg maantaba .
@MuseAbdi-ji6wo
@MuseAbdi-ji6wo 2 дня назад
Alle ha unaxariisto. Professor jawaaari. ❤❤😢😢😢😢
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v 2 дня назад
Ina lillaahi wa ina ilaahi rajucun.Aamiin!
@zanko6317
@zanko6317 2 дня назад
Damiir malaha kuwa taageerayo itobiya ee allaha jabiyo
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 дня назад
Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajucuun illahay ha u naxariisto professor jawaari illahay qabriga ha u nuuriyo samir iyo imaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay amiin yaa allah
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 2 дня назад
Excellent
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 дня назад
Inta Ethiopian u adegaysa iyo daba dhilif oo dhan illahay umada ha ka qabto way naceebeeyeen qashinku uf waxaas baa Somali sheeganaya cadowga u adeegaya
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 дня назад
Guul turkey Erdogan guuleyso ❤❤❤❤
@abdullahsaidmuhammad8760
@abdullahsaidmuhammad8760 16 часов назад
Mahasanidi🎉🎉
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 дня назад
Dawlada Somalia 🇸🇴 waxa loga bahan yahay inu hubeyo . Jamuriyada xorta ah ee malmo kaa dhiman yihin xorriyadeda , hadikale isaga kadanbeya xarashka somalida
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 дня назад
Md. Dani, wuxuu noqday mid u xiriiran dowlada Ethiopia oo uu adeecsanyahay asago uga tagay Somalinimadii. Waxaa nomudda xaraashka uu ku sameeyay maamulka Puntland, hadda taagan tahay middii ugu xumayd dad reer Puntland.
@Aminaaliomar-m3k
@Aminaaliomar-m3k 2 дня назад
😊
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 2 дня назад
Adigu katfishinahaan aadushaqeeneesa meeska eegtay eeda dusha usaarta walaalha turrkiga
@aabubakar6615
@aabubakar6615 2 дня назад
Somalida waa dad jira se daciif ah,qaranimo iyo qabyaaladna wax la is ag dhigikaro maahan se hadana Somaliya in qabyaalad lagazuliyo wax sahlan oo 500 oo sano sosota lazulinkaro mahan se ahate aan kadhigano qabyalada wax inoo gaar ah anaga dhexdena oo aan ku xifaltano se ahate hadey shekadu ay noqoto shisheeye somalidu waa iney isku af kuhadasho oo isgarabtagto oo cadowgeda hal meel ogasojesato,dadka madaxda ah kursiga qabyaalad aya lagusarey ee doorasho kuma joogo saas darted dadweynaha qabyaalada jecelow madaxdina waa inaad kursiga katurtan kursiga si kii aad adi kursi sartey cadow kugu soo hogaamin
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 дня назад
ITOOBIYA SIYAASIINTA GOBOLADA WAA BAHDISHAA (BLACK MAIL). NIMAN KA DULLISAN TAARIIKHDA SOOMAALIYEED MA SOO MARIN.
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 2 дня назад
Run aanlagafiirsan waakadarantahay beenlagugudurayo ee iskafiiri saxafi mahadssanid
@AbdikadirmahamufAhmed
@AbdikadirmahamufAhmed 2 дня назад
C cc s waa argagiso wanna beenaale fidno katalis shalay waxuu kasoohorjeeday m frmjo maintenance waa xasan sh
@flackflick689
@flackflick689 2 дня назад
puntland + somaliland sxb number one ethopia KKKKK🤣
@mascudsaciid7386
@mascudsaciid7386 2 дня назад
Garad TV ad uu mahad san tahid dhaman shaqalaha ka shaqeyo war ba hin tan sxb horay uu socda ❤
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 2 дня назад
Beenaale wax xidhiidh ah oo burburyaa Ma jirtee beenta jooji
@dargo114
@dargo114 2 дня назад
Garaad TV, kasoo hadla Gobolka Sitti oo dagaalo kasocdaan.
@CabdisayidCali
@CabdisayidCali 2 дня назад
Nio been badnidaa shalay adigaa noo sheegay in as iyo dowladda wada hadal galayaan maantana adigaa beeninayo
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 2 дня назад
Miyuu.dharaartaa cad.Dawlada.somaliyeed xaggee bay ka dhisantay ma tuugtaan guriga.ku.yaal wardhiigleey.fadhida
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 2 дня назад
GURGUURTE maaha RUUX caqliyan QAAN-GAAR ah wuxuuna ku mashquulsan yahay kala-qaybinta dadka somaliyeed… sidee waddanka dawlado CADAW ah WADDANKA looga difaaci karaa hadduuba u dhaqmayo sidii ilmo carruur ah..?
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 дня назад
Muxuu qaadi karaa xasan gurguurte futadiisa ayuu awr marayaaye,horaa loo yidhi nin buka boqol u talisay,marba gidaar haysky laalo gurguurte.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 дня назад
Gurguurte dhulkisa waa xor itoobiya adey ku wastaa ogow😂😂
Далее