Тёмный

Cagtii Ugu Dambeyse | LAST LEG | Safarkii Baiskiilka | Hargeisa TO Djibouti | Ep 61 

Faysal Shaik
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

#somaliacity #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somalifunny #somaliwedding #africa #somali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs 4 месяца назад
Waanu kuu xiisi doonaa wll faysal sheekh runtii waanu ku jecelnee adoo nabada kusoo laabo dhulkaaga somaliland mar kale❤❤🎉
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 4 месяца назад
Faisal safar Nabad qab baan kuugu ducaynaynaa,wax ku dhibna ilaahay kuma Tuso inshaallah,Somaliland waa meel raaxo,Nabad-gelyo , Naxariis iyo soo dhaweyn ilaahay ku manaystay Mashaallah ,Sharaf korkaaga ha ahaato,dadkuna Aabo iyo Hooyo Allah ha kaaga dhigo inshaallah ,nabadgelyo ku gaadh halka aad u socotana
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ameen wll. Mahadsanid
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Republiken of somaliland is beautifuul country
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 4 месяца назад
There is no country called republic of somaliland.somaliland is a part of somalia
@AANUUR1
@AANUUR1 4 месяца назад
Only your Idea, but Somaliland our country we love, we building, we keep, security ❤❤❤❤
@aminajama160
@aminajama160 4 месяца назад
mohameddayib2894 Pathetic
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 4 месяца назад
@@AANUUR1 i love too there is peace in hargeisa there is a nice people in somaliland but again according to international community and international geography there is no country called somaliland.somaliland is a part somalia
@abdiseed3363
@abdiseed3363 4 месяца назад
Rbc of somalia
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
Faysal sheekh reer ceerigabo ma gabadh bay kuu dhiseen in mudaa maad soo muuqanine
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md 4 месяца назад
Waar mid bahgari jabraail buu gursadey baan is idhi.
@hibaaq6184
@hibaaq6184 4 месяца назад
Bahgari waa ayoo se yay Galan ?dadka magalada leeh sheeg garanwanga aan laa aqoon .
@nature1747
@nature1747 4 месяца назад
😂😂😂😂
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 месяца назад
Bah gari anagaa naqaana oo iidoor ah oon is dhalnay waa ogaadeen abaayo
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 месяца назад
Safar salaama walal. Djibouti nabad Allaha kugu gaarsiiyo inshallah. Re Somalilandna waa mahadsanyihiin. Dahab plusna si gaara sponsorshipka ay kuu sameeyeen. Mar kale mahadsanid dib ugu soo noqoshada safarkii xiisaha badnaa. Roobab waaweyn ayaa jira ee weather-ka aad ula soco.
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 4 месяца назад
MAANSHA ALLAH BARKA LAAH halkad marayso nabad gale dadka hooyo iyo aabe ALLE ha kaga dhigo ku soo noqo hargaysa iyo wadankayaga soaliland INSHA ALLAH 💚🤍❤
@Fariid
@Fariid 4 месяца назад
waan ku salamayaa imika xili roobadadii ayaa galbeedka ka bilaabmay sidaa awgeed boorame markaad dhaafto dadka la tasho markaad baxayso waayo dooxyo badan ayaasomaliland iyo jabuuti u dhexeeya alle ha ku nabad galiyo sxb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ameen wll. Mahadsanid
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 4 месяца назад
Why your Helmet is not on and you're on highway on high speed with out it?! Somali is Somali where ever he's from!
@Garaad.1
@Garaad.1 4 месяца назад
Inaa kula seexo aa doonaya aa? 😂😂😂
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 4 месяца назад
Waryaahee faysaloow waa lagu waayey waayahan hargaysaad ku daahday laakiin maashaa allaah 25.6k waa meel fiican advanture baanu kaa sugaynaa kolka hore africa kadib aduunka kale inshaa allaah 2M 18mnths waad gaari
@Hubi479
@Hubi479 4 месяца назад
Alle haku nabad geeyoh wloh faysal sheekh ale waxan kaga baryaya inuu nabad qab kugu geeyo halakad tagtaba insha alh ❤❤
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 4 месяца назад
That’s my boy. Greeting all the way from Eastleigh , Nairobi. Proud of you boy.
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 4 месяца назад
You need More consulting about rain and floods Between Borama and Djibouti from the local community, because these areas are Mountains and rough roads and it is raining time. be safe bro.
@user-yt6ey3qp3f
@user-yt6ey3qp3f 4 месяца назад
Sxp Allah ha ku nabad geeyo amiin
@deeqmaxamed9571
@deeqmaxamed9571 4 месяца назад
Faysal iska sax qoraalka Cagtii ma ahan ee waa lugtii ugu danbeysay
@abdishakurmumin2482
@abdishakurmumin2482 4 месяца назад
Masha Allah Faizal kuso dhawow Borama, wn ku faraxsanahy inan kula kulmay ado jidka ku jira. Borama ayanu kugu sugayna so dhawow.
@AANUUR1
@AANUUR1 4 месяца назад
Maashaa allaah Faysal Shaik Muuqaalkii ugu quruxda badnaa ayuu noqonayaa kani❤
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 месяца назад
*Qofka ku bartaa wuxu bartay nin Rabbi Iyo Rag yaqaan ah nabad gal shoodhahaygiiyow* ❤🫡
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ameen sxb Waana ku salaamayaa
@anissahassan9932
@anissahassan9932 4 месяца назад
Hi habo I am from Djibouti I left my in 1990 I live in United Kingdom now I am in holiday to maroco habo for holiday my son houssein matane I have lovely time in Agadir Morocco I am going back Sunday the 28 of April inchallah Reer Djibouti is kind and friendly people habo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌹🌹🇩🇯
@ahashi7828
@ahashi7828 4 месяца назад
Maasha Faysal Sheekh mudo ayaad naga maqnayd waan Kula soconaa markale Illaahay ha ku nabadyeelo Aamiin.
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 4 месяца назад
Nabad ahow sxb Faysal shaik ❤ Waiting kalabaydh to Borama
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 месяца назад
Safar salaamo zxp faysal Alle haku nabad galiyo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Sxb Ameen. Mahadsanid in badan
@drmohamadomar1289
@drmohamadomar1289 4 месяца назад
Faisal, Excellent content brother. Watching all the way from West-Midlands UK. Please wear your helmet while on the bike! As a Emergency Physician, we see nasty injuries relating to bicycle accidents specially head injuries with fractures. We’re all rooting for you to finish the last leg with good Heath and happiness!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you Dr Mohamed. Finishing up soon.
@Bogasho1
@Bogasho1 4 месяца назад
M.a sxb nabad alle hakugu geeyo meshad rabto aad ba ugu faraxsanhaya ina socdalki dib inogu bilowdey❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 месяца назад
Waan yaabayba! inankii ma Sanaag Ayuu degey ayaan is lahaa!! SAFAR 👋 SALAAMA 💖💕💕🌹🌹🌹(RABBI) Nabadgelyo hakugu geeyo🙌🙏(ALLAHUMA AAMEEN)🙏
@jimcaaleibraahim1527
@jimcaaleibraahim1527 4 месяца назад
Jidkaasi wlhi ma sahlana sxb ka digtoonow waxaa jira meel bana aha oo haraad looguu bakhtiyo zaad 'la'aan ha marin
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 месяца назад
Gaadhi baa u ku wareegayaa. wadadaas inta aan la dhisin waa la dhisi rabaa.
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 4 месяца назад
Kkkk adigu mada arkay maxa haarad lagu dhiman
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 4 месяца назад
Allah haku nabad geliyo from Hargeisa ❤❤❤
@slandprince7210
@slandprince7210 4 месяца назад
Maa sha Allah waa meel qurux badan heesaha nashiid ku bedelo ama heeso bilaa muusiga Allah ha ku nabad geliyo walaal.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 месяца назад
Masha allah socod nabda ah insha allah sxb ❤❤❤
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 4 месяца назад
Masha allah hooyadu waa naxariis❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 месяца назад
SOMALILAND WAA WADAN DHISAN OO QURUX BADAN MAANSHALAAH JIDADKA AYAA I DILEY QURUX DAWLAD RUN AH
@user-pv7jx2pv1t
@user-pv7jx2pv1t 4 месяца назад
maa shaa Allah bye bye fisal shickh you have good time in somaliland come back again in shaa Allah
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 4 месяца назад
Masha allah, Walaalkay You are Doing Amazing job for Somali Community. Ha la is barto!
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 4 месяца назад
Keep going sxp waa laguu xiisi doonaa ❤
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 месяца назад
Bye bye zxb ❤ soonoqo adoo nabada
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah sxb. Kulanti dambe oo xiiso leh
@najiiptube1939
@najiiptube1939 4 месяца назад
faysal shiikh waa ku salaamay safrku waqti ban sugaynay alle haku nbad geeyo ayan ku lenahay
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Waan kaa qaaday. Ameen InshaAllah
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 4 месяца назад
Cadow ma jiro wadanku waa amaan hargeisa ilaa d jbouti lkn dooxyo waa weynna udhaxeeye iska ilaali
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 месяца назад
Mashallah, Faysal ugu danbayentii to Djibouti wa run Hargesia ba ku laqday oo had ku so tuftay.
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 4 месяца назад
Mansha Allah in badan ku sugaynay videoyadada bro si fiican Ugu dalxiis dhulkaga hadana rajenayna Videoga xigo borama iyo qaybaha kale awdal ila jabuuti waliba waxan rajenaya Magalada borama inaad dhex gasho vlog noga so duubtana
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 месяца назад
MASHALLAH Faisal and his bike are back on the road🎉,🚲 the most beautiful time baad maaraysa when it's all green ⚘️🌱🪴🌲🍀☘️🌿🌾🌳🌴 safe journey inshAllah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
You are right. Thanks wll. Go more good times 🥂
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 4 месяца назад
Soo dhawow sxb Djibouti 🇩🇯 ❤
@Abdulkga
@Abdulkga 4 месяца назад
Somaliland is very beautiful during the rainy season.
@liina3528
@liina3528 4 месяца назад
Alle haku garab galo wlo❤
@user-km1wr4kn8z
@user-km1wr4kn8z 4 месяца назад
M,Allah walal Nabad Gal faysal Sheikh
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад
Masha allllah ilaaahay haku nabad galiyo❤
@zizuzizu768
@zizuzizu768 4 месяца назад
Legend lawo ma ahaan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
✌️
@Shakta69
@Shakta69 4 месяца назад
Bilowga safarka ila dhamadka wa kula socde sxb EE guuleyao🎉
@ansalwacdiahmed5346
@ansalwacdiahmed5346 4 месяца назад
Saaxiib baasiilka waa noo cee magiciisa iyo qaabkiisa safar baan rabaa e jawaab kaa rajaynaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Cruze Trek, Indian made. Size 27.5. MTB
@deeqmaxamed9571
@deeqmaxamed9571 4 месяца назад
Sxb waan ku taageera horey usoco
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 месяца назад
We are back on the road like we have never left ride safely huuno
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
We are back. To more adventures wll. Mahadsanid
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 4 месяца назад
Masha Allah qofiican ayaa tahay iaahay hadafkaaga haku gaadhsiiyo zxp
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 месяца назад
Biyaha waxaa kumilma macdanta layirahdo earth metals marka roobku do o' midabkooduna wuu casaadaa.
@Tasniim1
@Tasniim1 4 месяца назад
Faisal nabad kumar wadada insha Allah. Waanba kuweynay mudo. Oo qoraal baan kuusoo qoray. ahaa Ceerigaabo ayaa noogu kaadambaysaye waxan rajaynayaa inaad nabad qabto. Calaa kulixaal safar salaama iyo anaga oo kula safarna insha Allahu tacaalaa.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Mansh Allah gabiley is big city
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 месяца назад
Dhul qurux badan
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
Aalle jidka ha kuu fududeeyo nabadgal
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 4 месяца назад
Caruur caqli badan " amaa naqaadataa".
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 4 месяца назад
Nabad galyo wll nabad alle hakugu geeyo meelwalba
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 месяца назад
Three days ago i was hargaysa Alx
@ismailmahamed
@ismailmahamed 4 месяца назад
Mansha allah safaradii quruxda badnaa halkii ka sii wad bro
@SakariyeHuriwaa
@SakariyeHuriwaa 4 месяца назад
Fasal sheikh aad ban kusalamay nin reer kalabaydha ahy waxba nomad shegine wan kuso dhawayn lahayne ❤
@hibojama5798
@hibojama5798 4 месяца назад
Nabadu macaanaa ilahayow dhamaan dhulka soomalida nabada ka dhiga yaarabi
@Abassomar8335
@Abassomar8335 4 месяца назад
Welcome to Djibouti bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@theparadigm8453
@theparadigm8453 4 месяца назад
And the journey continues! I think it would be a good idea to dedicate your bike to a great legacy in Jabuuti.Yacni Mount it on high top of mountain or at a roundabout. Taalo. Something that will inspire. Maybe fund raise or a good company can sponsor taalo project.Just a suggestion.
@ashasheikh6155
@ashasheikh6155 4 месяца назад
MANSHA Allah beautiful 🤩
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 4 месяца назад
Illahy safarkaga ha kugu nabad galiyo insha allh
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 месяца назад
Sxp qalih faysal sheikh Borama ayaan kugu sugayaa soo nabad gal ❤
@wardamataan3987
@wardamataan3987 4 месяца назад
Mansha allah somaliland
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 4 месяца назад
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@Supermohamed20
@Supermohamed20 4 месяца назад
Alle meshad Rabto haku nabad geeeyo zxp
@Last_King2023
@Last_King2023 4 месяца назад
10:58 even the old men laugh 😂😅
@user-vp9io1mj4b
@user-vp9io1mj4b 4 месяца назад
اخيرا وصلنا النقطة تم السفر الحمدلله With the end point Of our safar Alx
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 месяца назад
masha allah ❤
@ridwanxaaji7903
@ridwanxaaji7903 4 месяца назад
Video yada ugu yaraan 41 daqiiqo kadhig please waanku raxaystaa videos yadaada brother
@AhmedHassan-oc7oi
@AhmedHassan-oc7oi 4 месяца назад
Keep going bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
I will. Thanks
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 месяца назад
waw maansha alaah Kamadiisa ayaa cajiib ah midabka iyo Dhanka maqalka iyo Muuqaalka.
@Dacii_uthman
@Dacii_uthman 4 месяца назад
Safari njema mkuu ❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Shukran Brown 🙏
@Supermohamed20
@Supermohamed20 4 месяца назад
Wnkuuuu xiiiisi doooona zxp❤
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 месяца назад
Safari salaama inaadeer
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 месяца назад
Walal faisalow muuqaal baaskiilku siday ukala tayo fiican yihiin ka hadlaya noo soo duub waxaan rabaa inaa baaskiil fiican oo speed leh soo gato ayan rabaa
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 4 месяца назад
Nabad ku tag insha allah wll
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah. 🙏🙏
@malakmahamed9785
@malakmahamed9785 4 месяца назад
Allah haku nabad galiyo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад
Dooxyada is ka ilaali faysalow walalo
@azaamteamofficial2893
@azaamteamofficial2893 4 месяца назад
Horey usoco sxb fei
@badraawilyrics7741
@badraawilyrics7741 4 месяца назад
Sxb Welcome❤
@AbdirizackIsmail
@AbdirizackIsmail 4 месяца назад
Waanu Ku tebi doonaa faysal yare best Somali RU-vidr from hargaysa 🎉
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 месяца назад
Yeah sxib,back to businesses bad❤
@yusufmahamednur2418
@yusufmahamednur2418 4 месяца назад
asc saxib wallaahi waan kaa walwalsanaayoo xaguu ku danbeeyaa ayaan lahaayne mahargeysa kugu dhatey inta aad maqneyd ????
@user-rl3sp8qj2v
@user-rl3sp8qj2v 4 месяца назад
Msha alllah proo❤
@akramkhalid5177
@akramkhalid5177 4 месяца назад
Nabad gal meelkasto ad tagto sxp nabad ahow ✊🏽 Somaliland hargeisa 🤝
@YaasiinDeeq-co8ef
@YaasiinDeeq-co8ef 4 месяца назад
Faysal shiikh aniguna magaaladaadii gaarisa suuq mugdi ayan kasoo salaamayaa adiguna igu salaan magaaladeydii ayaad joogta oo aan mudo kasoo maqnaaye
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Haye sxb
@YaasiinDeeq-co8ef
@YaasiinDeeq-co8ef 4 месяца назад
@@FaysalShaik1 war sxb gaarisa dad gob ah ayaa sifiican iigusoo dhaweeyey ee magaaladeydii sifiican makusoo dhaweeyeen
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 месяца назад
Alle hku nabad yeelo ❤❤
@Boss-007-p6o
@Boss-007-p6o 4 месяца назад
Sinaxariisleh 😂 war ninkaa youtubekiisa isiiya❤❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Si naxariis leh. Shaqsi wanaagsan weeye
@AwilOsman-ub3bq
@AwilOsman-ub3bq 4 месяца назад
soomaalida ayey kajirtaa career qalowgu dayaca dalka Somalia ayaa laga fa iidaystaa oo xubnaha our kujirta lala bacca lacag bandana laga sameeyaa soomaalibaa ushaqey sa tuugada dino gurtowga dadbadanbaa bahaloobey
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 4 месяца назад
Asc faysal sheekh boorama waalagaa sugayaa in sha alah nabad ku soo gaadh
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 4 месяца назад
Keep going bro, from BURCO.
@archialleli6516
@archialleli6516 4 месяца назад
Alle haku nabad galiyo ilaa Djibouti 🇩🇯
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 месяца назад
Safar salama hooyowaanu kuu soo ducaynaynaa❤❤❤❤ wachig at Canada
@baligubadle2666
@baligubadle2666 4 месяца назад
See U again Pro Ku soo noqo caasimada nabada ee hargeisa mar labaad pro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah 🙏
@zakirboss143
@zakirboss143 4 месяца назад
Baskeelku harto Control malaha miyaaah 😂😂
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 4 месяца назад
Bienvenu à DJIBOUTI Welcom to DJIBOUTI brother from DJIBOUTI ❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdiqaninabil2835
@abdiqaninabil2835 4 месяца назад
Bro Allah kufududeeyo safarkaada hadaanu nahay reer booramana waanu kusodhaweynaynaa
Далее
Nolosha Habeenkii Hargeysa -Night life in Hargeisa !
10:46
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 320 тыс.
OG Buda - Сабака (A.D.H.D)
02:19
Просмотров 116 тыс.
WAA IMISA QIIMA KIRADA GURYAHA IEDMONTON ?🇨🇦
6:55
Cuntada wadooyinka Hargeisa | STREET FOOD IN HARGEISA
15:42
Xeebta Oogu Quruxda badan DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 72
12:01
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 320 тыс.