Тёмный

Maalintii Ugu Wacnayd Dalxiiska Safarkii Baiskiilka | The best day of the Adventure | Ep 62 

Faysal Shaik
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#somaliacity #africa #somali #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalia #somaliland #somalinomads #somalilifestyle

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 193   
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 месяца назад
Welcome borama ❤Republic of Somaliland ❤ hoyga Aqoonta somalida ❤
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 4 месяца назад
The police of Somaliland know who you’re and they have watched your videos and they know you have been through the cities of Somaliland.. it’s just a sign of respect..!! they don’t wanna give you a hard time….
@galoolqudhac
@galoolqudhac 4 месяца назад
Xaqiiq
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 4 месяца назад
Absolutely, the police in Somaliland are aware of our brother Faisal. Does of a matter of fact the SLand secret service are very much aware of who Faisal is and his intentions. Therefore, because he is good, they are making it easy for him. Haku khaldamin, hadaad ujeedo xuntahay, diirkaa lagaa Dilaaga, Wallaahi.
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 4 месяца назад
Lkn adigo somali ah maxa af somali kuu diday
@mohamedmohamoud4209
@mohamedmohamoud4209 4 месяца назад
Inan yar oo Somali ah oo safar ah inaad thay baa lala socdaa sxb. Hadii lagaa shakiyo liintaa lagu cabsiin
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
​@@mohamedmohamoud4209 maxaa tiri😂😂 horta ma aaminsayahy wax somaliland ladhaho from burco
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 месяца назад
Borame Republic of Somaliland magaalada xadaarada iyo aqoonta❤
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 месяца назад
Woow Somaliland. Nabad, barwaaqo iyo horumar. Allaw usiyaadi.❤❤❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 4 месяца назад
Aamiin wllo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Beautifuul republiken of somaliland from borama
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад
Masha allah ciidanka qaranka somaliland allow xafid boorama hoygii aqoonta somaliland 💪🤲🤲🤍🤍💚💚👍👍👍❤❤🌷🌷
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 месяца назад
Buurahaa ad dhaaftay jufooyinkaa ladhaha markaad dul tagtid aad bay uquruxbadanyihiin❤
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 4 месяца назад
Wax badan waan ku idhi Boorama kaalay sxp maanta ma joogta ku soo dhawaw gacmo furan brother faysal sheikh magaalo barwaaqaysan baladkii aqoonta iyo gobonimada soo dhawaaw mar labaad sxp
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 месяца назад
Waxaad soo gaadha ama magaaladii Ama aqoonta ee dhamaan dhul waynaha Soomaaliyeed From Raaskaambooni to Djibouti. welcome home brother.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Republiken of somaliland is peace and stabilt country
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
😂😂😂😂😂 m.a dhul somaliyeed
@abdihashi6225
@abdihashi6225 4 месяца назад
​@@hasandhacarbe2009 DHUL somaliyed weeye haa. Ilaa jibouti iyi nfd baa dhul somaliyed ah. Soomaali waa shan. Somaliland, somalia, nfd, somali galbeed.
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 4 месяца назад
Ka la beer
@noahsead6609
@noahsead6609 4 месяца назад
I love the way Somaliland police treat you, actually they are friendly police🔥
@fdama
@fdama 4 месяца назад
Failed state Somaliland police. Not checking anything. He said in Somali region of Ethiopia they check everything but in Somaliland they check nothing.
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 4 месяца назад
No need to check if you already know who is .... 😂​@@fdama
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed 4 месяца назад
​kkkkkk haday Somaliland failed state tahay kumay gubteenba magaceedu nimaan ciilay baa i caaya, soo wad waan ku naaxaaba cayda ee.@@fdama
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed 4 месяца назад
Faisalow way kula socdaan ciidanka Somaliland inaad will yaroo somali ah tahay oon dhib wadin, hadii kale Bari hore lagula haadi lahaaba.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
😂😂 Aad iyo aad
@FINAAS1
@FINAAS1 4 месяца назад
Faysal shaik ❤❤❤❤ keep going all the best
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@user-dl7mw3ny2b
@user-dl7mw3ny2b 4 месяца назад
Safari ku haku waca nado waxa lagu jira ! Wakhti roobka kkatarteda aye led ahye _ dooxa iyo bacadka indho gar ah uyelo zxq🙋
@Zusan15
@Zusan15 4 месяца назад
Mashlha tabarka raxman kala baydh ilaa borma qurux mahdsnid wllo anigo qurbaha joogna kula dalxiisnay kuso dhawaw may home borma caday
@amaalsulub453
@amaalsulub453 4 месяца назад
Faysaloow calanka dhulka kaqaad see ugu quudhay inaa dhulka dhigo towxiidbaa ku yaale😢
@fdama
@fdama 4 месяца назад
Shadhaab nayaa.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ma arkayn walaal. Ka raali noqo.
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 4 месяца назад
Waxan sugnaba waa Djibouti go go forward
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
DAWLAD DEGAANKA ETHIOPIA AYAA XUKUNTA SOMALILAND WAA DAD SOOMAALIYEED OO XOR❤😊
@Lander6656
@Lander6656 4 месяца назад
HadaLkaga Qofkii aaN u fiirsaN inu ku caYo danbi kuma laHa 😂😅
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed 4 месяца назад
Waa run walaahi hhhhhh.​@@Lander6656
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 4 месяца назад
Aniga safarka waan jaclahay Balse waxaa mar walba ka cabsadaa in ay sahayda iga dhammaato kadibana meesha ku dhax raafado😢❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
You get prepared
@user-xl5jh9rx3n
@user-xl5jh9rx3n 4 месяца назад
Legend bad tahay Shp challenge gaad wada siwalbuu u adkaa hadana waad soo dhamaysay waxad soo wadaba Nin hawl kara bad tehe hore usoco shp❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 месяца назад
Mashalaah. Maantana waa Boorame iyo beledkii aqoonta. Bal camuudna na soo tus fadlan. Keep going bro. Thank you.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Amoud University coming
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 месяца назад
The legend Faisal keep going zxb❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад
Faysal horow soco wllo allah hakugu nabad geliyo safarkaaga❤❤❤
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 месяца назад
Faisalow waxaan kaa soo raacay Ader Ilaa Nairobi waxaan kugu magacaabi la Haa Really Somali hero waxad jebisay Recordkii
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 4 месяца назад
Thanks sxp Waa video gii qarniga👋👋👍
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 4 месяца назад
Salaan safarkan wax badan aanad hore u Aqoon ayaad baray Mashaallah ,nabadgelyo iyo caafimaad baan kuu rajeynayaa,Shartana Allah ha kaa xijaabo inshaallah
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 4 месяца назад
Faysal waa walal mahadsanid sida qurux badan ee muuqaalka uga diyaarisay gobalka awdal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@farhiyak
@farhiyak 4 месяца назад
Thank you again for a nice trip. Beautiful land :)
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 месяца назад
Hadad tahay reer Borame like and share ha loo saro Faysal.
@user-dheelaaye
@user-dheelaaye 4 месяца назад
Saaxiib Guuk baan kuu rajaynayaaaaa have a save trip
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thanks wll
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 4 месяца назад
Mansha Allah bro waan ka sugayna barnamijyo badan magalada Ku saabsan si fiican kula socona
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 4 месяца назад
Faysal, I love how you always connect with the local special ones you meet on the side of the road. I can see your genuine and curious ..seriously I can speak for everyone you took us wonderful journey every stop🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you. That's great thing to hear.
@a.fataaxxasan8444
@a.fataaxxasan8444 4 месяца назад
Masha allah sxb energy baad haysaa halkaa kasii wad
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 4 месяца назад
Masha Allah go forward brother faysal sheikh safar wanaagsan No sonoqo Ado nabada🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah sxb
@SHEEKOOYINKADAADA
@SHEEKOOYINKADAADA 4 месяца назад
Kusoo dhawow boorama, channelkaaga markan kusoo biirayey 2k subscribers ahaa ilaa imika kula socdaa dhulalka ayaanba kala bartay hhhh, Boorama ayaan joogaa welcome sxb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thanks sxb
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 4 месяца назад
Police ka Somaliland warkaaga way hayaan youtubeka ayay kaala socdaan ee haka cabsanin faysal nabad alle hakugu geeyo Djibouti
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 месяца назад
MASHALLAH the mountain's are so beautiful 🎉❤ the whole area between Gabilay and Borame should be used as farm lands every sort of vegetables can be planted there.
@libankay9188
@libankay9188 4 месяца назад
XEBTA MARKA UU DHADHACDID BRO WA KULEY IYO DHUL WADA CIDA good luck
@user-ly9zu4ge8l
@user-ly9zu4ge8l 4 месяца назад
Faysal shaykh calanka dhulka ka qaad bi'iwaaye
@user-vp9io1mj4b
@user-vp9io1mj4b 4 месяца назад
I enjoyed wallhi Waxaanba isku heestay inaan ang safarka ahay Anoo goobtayda shaqada jooga Barakoow sxp
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thanks 🙏
@Kaartomo
@Kaartomo 4 месяца назад
Going to Djibouti will be hard for you because of how harsh the Environment is.Make sure you have water at all times
@SHEEKOOYINKADAADA
@SHEEKOOYINKADAADA 4 месяца назад
Saw hotel iyo wadooyinkan ugu jeclaa ayan u jeedaa
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 месяца назад
Ilaahay nabad haku gaadhsiiyo D jabuuti❤❤ keep going my prather faysal ❤👏👏✊
@QARANSUGE
@QARANSUGE 4 месяца назад
Green land and cloudy Sky @Faysal Sheikh keep it.
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 месяца назад
Safar salama🎉🎉🎉❤❤👍
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 месяца назад
Dhulki cagaar bu noqday masha allah roobka helay ❤❤❤
@maxdar11
@maxdar11 4 месяца назад
Waa runtaa wllahi dawlad deeganka bari aan tagay waan yaabay 10 jeer ayey gaadhiga naga dajiyeen anoo yaaban oo wakhtigii naga dhacay ayaan galnay kkk
@Zusan15
@Zusan15 4 месяца назад
Waan arakay waxaba la badhaya unba la yidha oo beena gadhiga subaxi kula gaala marba meel la joojinaya 😂
@haybeofficial996
@haybeofficial996 4 месяца назад
Borama Qurux ❤
@mousamooge8228
@mousamooge8228 4 месяца назад
ASC BRO INTANAD DJIBUTI USO BIXIN SII RADI QOF DAMIN KU NOQDA IYO QOF WASARADA WARFAAFINTA KAAGA SI QADA OGOLAANSHO CAMERADAADA AH. VISA ADO KUSO GALAYA AY HADANA DAMIN LAGU WAYDIIN DOONA
@galoolqudhac
@galoolqudhac 4 месяца назад
Bolice ka somaliland waa dad ilbax ah oo garanaya waxaad gashiyo waxaad gudo hadii aayar cid walba dhex mareyso Amaanku sidaa muu ahaadeen
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 месяца назад
Magaalada saylac ha iloobin imikaba❤❤
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 4 месяца назад
Nabad ayasd ku socotaa ilaa dhulkaas oo dhan masha allah
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 месяца назад
i am 2nd masha allah ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
✌️
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 4 месяца назад
Nabadgal Bro
@connoisseurification
@connoisseurification 4 месяца назад
You ride like a pro cyclist since the rest in Hargeisa. Muqal wanagsan sxb. Hori usoco...
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 месяца назад
Askarigaa zxpo ayaa nahey waa ruto
@SalmanOsman-zc8rd
@SalmanOsman-zc8rd 4 месяца назад
Waw kalabaydh ilaa borama dhulkaygii oo aad u qurux badan oo rooban wan ku wadanaa sxb
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 месяца назад
Dhul qurxoon ❤❤
@Kaartomo
@Kaartomo 4 месяца назад
What a beautiful land!
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 4 месяца назад
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@Ci___se
@Ci___se 4 месяца назад
11:25 jabuti maha😂xudud beenadka Ethiopia iyo Somalia weeyi zxp
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 4 месяца назад
Sxp hadan nahene reer garissa waankulasocona
@yasiinkahinmukhtaar9065
@yasiinkahinmukhtaar9065 4 месяца назад
Kusoo dhawaw sxb Djibouti
@archialleli6516
@archialleli6516 4 месяца назад
Faisal sheikh waan kula socda ilaa Kenya From hargaysa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 месяца назад
Reer Djiboutow inankaa aad u soo dhaweeya minfadlak.
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 4 месяца назад
Fayslow police somaliland qofku hddu somaali yahay Way adagatay inay baadhaan kaliyaata Meeshu kayimi iyo meeshu usocdo lagu waydiinyaa
@lunibark9978
@lunibark9978 4 месяца назад
ha wlhi wa dad fiican somali nimada ku wayn ❤❤
@fdama
@fdama 4 месяца назад
Failed state Somaliland police
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 4 месяца назад
@@fdama 😂 ind ka xunty waa macquul
@zack12951
@zack12951 4 месяца назад
Dhul buuralay ah oo 750km ah qurxdodana aan laga shekayn karin Puntland bay kuyalan ee mar isku day inad halkaas muqalo kaso sameyso
@Mass998
@Mass998 4 месяца назад
Bro they don't wanna give you hard time, they can see you are Somali and yes this is your homeland, why they must give you hard time. Enjoy your journey buddy
@suliemanhussien
@suliemanhussien 4 месяца назад
Buurta jufad wuxu u jeeda jifo huuraye
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 4 месяца назад
Waxaa baaskeel aan wado iigu danbaysay 4 sanno ka hor, hadaan ku soo noqday bishan inaan maalintii kaxeeyo 30 minutes, bisha soo socota hal saac insha Allah. Magaalada degenahay California waa sida Boorame buuro ku xeeran waana hawada wadankeena sannadka oo dhan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ooh. ManshaAllah. Aad bay u wanaagsan tahay runtii. Keep pushing.
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 месяца назад
Ibn batuta of the Somalis. Allaw ku dhawr.
@user-bs6fw4hn7z
@user-bs6fw4hn7z 4 месяца назад
Asc sxb wanjeclahay inan ku dawado lk wankala labtey sackarab
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 4 месяца назад
Faysalshekh.zxp.dalxiswacan❤
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 месяца назад
Good to see you back on the bike bro, Well-done to Dahabshill for sponsoring. I just wanted to say this for so long, How will you get to Djibouti from Somaliland on a bike? There is no actual roads 4W drive vehicles struggle and to make things even harder it's the rainy season. I tried Lowyacado to Saylac with a Fat Wheel Bike around 30KM it took me over 11 hours half of it walking. Even then my intention was to Cycle the Somaliland coast when the tides goes. We wanna know bro its a long and inaccessible terrain.
@fdama
@fdama 4 месяца назад
A Moroccan guy tried the journey. He cycled from Hargeisa to Berbera then to Djibouti. He got a lift at Ceel Sheikh because of the difficult terrain. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Ln6SZBp6-U4.htmlsi=gYNMl7PI2Fghmfli
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thanks brother. I watched your clips there. I wanna try and see if I can do it. Hope it goes well
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 месяца назад
@@FaysalShaik1 Ok bro Good luck and take as much precautions as you can In Sha Allah.
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 4 месяца назад
Faysalow waaku sidee calanka tawxiidka ayaa ku qorane dhulka maxaad u dhigtay waaku sidee zxp
@maxamedkhadar1497
@maxamedkhadar1497 4 месяца назад
May God make your journey easy
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 4 месяца назад
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
FAYSALOOW XAWAARAHA YAREE MARKAAD MAGAALOOYINKA SOO GASHID ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Haye
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 месяца назад
insha allah kudar faysalow
@user-zz8rz7hn4b
@user-zz8rz7hn4b 4 месяца назад
Dalxiiska waa Jaceylahay❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
m.a dhul somaliyeed
@laboratoireblocd944
@laboratoireblocd944 4 месяца назад
ASC BRO INTA AANAD JABUTI USO BIXIN RAADI QOF JOGA OO DAMIN KA NOQDA SO GALITAANKAADA . ENTRYGA JABUTI MARKA VISA AY KU SINAYSO DAMIN AYAY KU WAYDIIN. MIDA KALE CAMERADA LAMA OGOLA WAA IN WASRADA WARFAAFINTA OGLOAANSHO LAGAGA SO QADA INTA ANAD SO GALI WADANKA HADI KALE WAY KA REEBAYAN KUWA XUDUUDA JOGA
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 4 месяца назад
Somaliland dadka laguma dhibo, waxaa cadayn u ah sida sahlan ee faysal uga gudbayo, isbaarooyinka ciidanka.
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 месяца назад
Djibouti Marka tagto madaxweynaha Cumar Geele salaan iga gaarsii
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 4 месяца назад
Wiilal fiican ayey dhalaan gabdhaha reer Togdheer.
@Zusan15
@Zusan15 4 месяца назад
Deeganka somalida gacn baan ka tagay walhi 😂😂😂😂
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 месяца назад
Maasha allah
@user-pc2bt6nb8j
@user-pc2bt6nb8j 4 месяца назад
Walaahi, nin film-duubida, talent u leh ayaad tahay. Somalida kale marka ay yidhaahaan isoo raac, ama ay wax ka duubayaan dhul aad xiisaynayso. Hadal iyo cod aan u qalmin ayey kugu dhego-barjaynayaan. Adigu markaad heesahaa classic'ka ah iyo hadal yaraan wax ku wado. waxaad ka maarmayasaa. in aad hees aad jeceshay iskaa u shidato, muuuqaalkana aad saarto mute. Waan ku hambalyeynayaa. Mustaqbal fiican ayaad ku yeelanayaasa filimada adventure'ka iyo caalmka. Nasiib wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa. Mr. Ismail, Norway
@Zusan15
@Zusan15 4 месяца назад
Ad iyo aad sifican baan ulaso dalxiisay 😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid Ismaaciil. 🙏
@Boss-007-p6o
@Boss-007-p6o 4 месяца назад
Mansha allah somaliland waa ok❤
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 4 месяца назад
Jibouti ila kenya ma diyaarad ba raacasa bro
@saidyousouf5508
@saidyousouf5508 4 месяца назад
Wixii kugu yaabka badna safarg
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 месяца назад
Safar salaama
@Burcawi24
@Burcawi24 4 месяца назад
Safe journey U almost there brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Almost there
@badraawilyrics7741
@badraawilyrics7741 4 месяца назад
FAYSAL SHIIKH HEESTII KAMA HAYO
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 месяца назад
Safar wanagsan zxp qli
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Shukran sxb
@justforidea1282
@justforidea1282 4 месяца назад
10:02 walhy wall 30 kii sano e nabada Somaliland waxay ka dhigtay dad is dhigtay
@maxamedabdi9266
@maxamedabdi9266 4 месяца назад
Safar qurux badan aadbaan uga helay dhulka cagaaran ee rooban.
@Tungaabtv
@Tungaabtv 4 месяца назад
Libaax libaax dhalay 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@ibrahimaden3454
@ibrahimaden3454 4 месяца назад
Somaliland aad bay keelaa badan tahay Wadanku waaba iska nabad ee waxan oo keelaa ah maxay ahayd
@mohamedindho1
@mohamedindho1 4 месяца назад
Booliska Somaliland waxa siyaasad u ah inaan dadka la qashqashaadin oon la dhibin sharciga dalkaa sidaana dhigaya.
@BahdoonOmer
@BahdoonOmer 4 месяца назад
Somaliland marti kuma tihid waa dhulkaagii Lakiin ethopia marti ayaad ku ahyd zxp intaa kala garo
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 865 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
29:31
Mogadishu's Busiest Market (Somalia)
12:09
Просмотров 502 тыс.
Meesha Africa oogu hooseysa | Lake Assal | Ep 68
22:39
ROOB AYA NAGU HELAY BEERTA DALXIISKA .
19:34
Просмотров 6 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.