Тёмный

sida nolosha loo badalo 

Farhia Jamac
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@AbubakrMohame
@AbubakrMohame Месяц назад
Salaadi duhur ka baxay wllHi waan kuso duceyay 😭❤️‍🩹🫶🏽
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Месяц назад
Waxaa ka saacideen karo dhowrkan qodob hadaad samaystid 1.muuqaalo ku saabsab alle sida muxaadaro every single day dhagayso 2. Tasbiixda badi every single day do 3. Quraanka aqri inka aad awoodid 4. Salaadaha sunooyinka duko sida duxa ama salatulayl ama kuwa kle 5.10 daqiiqo Mel fadhiiso oo alle nimcooyinkiisa u kusiiyay milicso ❤❤❤ 5.
@IfrahCadawe
@IfrahCadawe Месяц назад
😂😂😂
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Месяц назад
​@@IfrahCadawe maxaa la qososhay wll wax lugu qoslo masheeginee
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 Месяц назад
Shukran jazaakallaah kheer
@ميمونه-ش1س
@ميمونه-ش1س Месяц назад
Habo mcn khayr alle hagaa abaal mariyo ❤ waanadaa aad nawaanisay aniga run ahaantii waxaa ahay qof markuu go,aan ku gaaro inuu isbeddlo hadane isbedelkiis 2 beri camal lee isbedelkiis soconayo 😢ina ii soo ducay hadaa qoraalkee aragto wayo marwalbo waxaa jeclahay inaa sameeyo wax walba aan Alla ugu dhawaan karo haddana iima suurtagasho 😢marwalba naftayda waxaa ku iraahdaa haddaa sidaa ku dhimato berri rabbigaa hortiis maxaa kula hortagi doontaa haddana waxaa qof jecel inay dhagaysato sheikhyada iyo qisooyinka ka hadla istiqfaarta iyo saliga nabiga scw haddaa samay isdhaho culays ayaa iga fuulo waxaana rajaynaa cidii qoraalkay aqriso inay ii soo duceeyaan ❤waxaan rajay doonaa inaa isbedeli doono oo Rabbi ducadayda aqbali doono waana hamigayga ugu wayn inaan wanaajiyo xariirka ani iyo rabbigay naga dhexeeyo iyo inta hammi ii harsan inshaa,allah😢
@MeymaAhmed123
@MeymaAhmed123 Месяц назад
I.a abyo isbadal kheyr qabo kurajeynaa go.anka bilawkiisa waa adeyg lkn natijada fiican uu leyehe abyo adgeyso I.a waa guleysee ani xitaay waa isbadalaa hdaneh sidii kunoqaa lkn hada waa uadgeyste I.a si wngsn noloshu iku socotaa
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 Месяц назад
Ilhy waxa walba oowanga haku sahlo aamiinn yarbi wll
@user-lb2hn9dc9n
@user-lb2hn9dc9n Месяц назад
Apayo marka Hore ilahay dhamnten hanaga qado culeysyada an daremayno waxa wa shaydan ku didan cibadada ha jojin wadka gulaysanaysa lkn Adi haa isdhibin marwala qalbigaga gali ina ilahay udhaw dahay isaga aya Sara culeyska dad oo udida saliga nabiga scw afkaga haka qadin wadka bixi insha alh ❤
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar Месяц назад
Abayo anibo kula mid aha ee illahay isbadal qabo hana siiyo
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd Месяц назад
❤❤ incha allah khaire sister
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 Месяц назад
M.a abyo❤so labashadada waku farxay xalay u danbeysay Channelkada fiirinaye xifdullah giiragalisoy ❤😊
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Barakallah this is very useful. Jazakallah!🥰
@haajarodaahir5710
@haajarodaahir5710 Месяц назад
Subhana Allah. Waqtigan ugu baahida badna❤😢 Jazaki lahu khayr farxiyo xbbti 🍀🥺
@zeitunadan
@zeitunadan Месяц назад
MashaAllah tabarakallah, thank you very much, sister ❤️
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Месяц назад
Abaayo allaah dartii kuu jaclahay❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@user-np9hd1yl7d
@user-np9hd1yl7d Месяц назад
Walashy macn waa kujeclahy Abaayo isoo ducee marka cimraysanaysid in ale iwaafajiyo inan diinta iyo dacwada noqdo qof kashaqeeya ❤
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 Месяц назад
Masha allaha Allaha ha ku xifdiyo Marwalbo allaha ha xasuusnaado salaada aan ilaalino
@user-rg9ii7ev3p
@user-rg9ii7ev3p Месяц назад
Walhi vido 1aad aad ledahy aan fiirsanoya waye ❤ aad iyo aad ugu hely m.a the best you tubers thy waqtin igma dhumanin 10 daqiiqo aan ku faide eheed❤ xita qalbiyada dadka ciyo ayaad gale wana ku ducen doona i.a😊 wax yarna wa ka saxa ( واجعل لي لسان صدق في الاخرين) (صدق) ayaa si qaldn ugu dhawaqady ena mhdsanid
@user-gy5gh2bm2r
@user-gy5gh2bm2r Месяц назад
جزاك الله خيرا ❤
@ridwahaji7588
@ridwahaji7588 Месяц назад
Shukran qli wlh kama daalo muqaladada xita marka schoolka u socdo buska saranahy wa dhageysta noso badi ❤️🫶
@xamdaali1845
@xamdaali1845 Месяц назад
❤❤❤
@user-wb5fe8qs3m
@user-wb5fe8qs3m Месяц назад
Waakujeclahay wallhi❤maalin kasto RU-vid kaaga sofiiriyaa inaa wax sodhigtey😢yaa allah wax weliboo ee jeceshahay sii❤
@user-zd8ej3mn3i
@user-zd8ej3mn3i Месяц назад
Masha Allah shuran wllshy ❤
@DrsIfoon
@DrsIfoon Месяц назад
Masha Allah ilahey haku geeyo mesha rabto cibaadada neh alle ha inaga aqbalo Ee abyo ii soo ducey apyo murad ayan lee yhy apyo
@user-qu3mn5yb5n
@user-qu3mn5yb5n Месяц назад
Jazakallah ukhtii ❤
@naimoahmed5174
@naimoahmed5174 Месяц назад
Habibtii ino soo duceey eebe meshaa naga waca dreams kena eebe no rumeeya eebe haka aqbala adiga acmaasha Jazakallah kheyr ❤️🫶🏾
@Suu123gmali
@Suu123gmali Месяц назад
Abyo ilhy dartii kuu jeclhy Jazakllah Saad Rabbi iigu xereyso Nosoo badi wlhi muuqaladada roob cml usugaa Allah ku xafide ❤😊
@FadumaAbdi-ye7yg
@FadumaAbdi-ye7yg Месяц назад
Masha Allah abayo ilaahey haku barakeeyo aduun iyo aakhiro anagana kuwii wanaaga isku jeclaado ilaahay hanaga wada dhigo❤
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 Месяц назад
Welcome back, Abyo❤
@samiirasm1834
@samiirasm1834 Месяц назад
Thanks abaayo sida aada ahy dadlee ka fikiraa wexey idhahaayan adiga illaahy ayaa ika so tusy cawa mahadsanid ❤❤❤❤
@ZamiaAbdizalan-ot6li
@ZamiaAbdizalan-ot6li Месяц назад
Nooso wada ducee wllsheen farxiya qof walba waxba qalbigiisa kuweyn ❤jasakalaahu khayr illahay hakaa abaal Mariyo khayrka aad nooso gudbinayso
@daaciyaikraam
@daaciyaikraam Месяц назад
Masha Allah Allah yaxfidka ukhtii ❤
@emannaabdi
@emannaabdi Месяц назад
Yaaa qalpiiii shukran hadaba noosoo laabatay alxamdulilaah jazaka allhu khayran ❤❤❤❤❤❤❤😭🥹🫶
@user-ve1ml4ko3g
@user-ve1ml4ko3g Месяц назад
Hppty waan kuxisay intaad maqnayd markasta chanelkaaga soo firiyaa ❤
@AmiiraAmiiraclaah
@AmiiraAmiiraclaah Месяц назад
M.a alaha ku xafido wlshy❤🤲
@Amaalamishaaa
@Amaalamishaaa Месяц назад
Xbbti Mahadsanid solabshda waku farxay💗💗
@user-oi4pq7xq2x
@user-oi4pq7xq2x Месяц назад
Masha allh apyo Allah ha ku xafido ❤
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Месяц назад
Wlhi ilaahay dartii kuu jeclahay alle haku barakeeyo wllshy
@user-sd5iw2cq3e
@user-sd5iw2cq3e Месяц назад
M,Allaaah jsklhu khayr wlshey mcn i, Allaaah waa is badalin Aan isku soo duceeyno i, Allaaah❤
@user-uc7ep2pq2n
@user-uc7ep2pq2n Месяц назад
Msha allh abyo allh ajer ha ka siiyo iso ducey inu allh culeska iga dulqado 🤲🏾
@maryamahalgan4229
@maryamahalgan4229 Месяц назад
Ilhy cimri dher iyo cibado suban haku siiyo abayo mcn ❤walay ilhy darts ban ku jeclhy asxabta kugu xiranna wan ka mid noqon donaa I.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmanoor4404
@najmanoor4404 Месяц назад
My motivator ❤️😩 rabi yajziki
@user-ey3ow3hw3d
@user-ey3ow3hw3d Месяц назад
golden voice best somali girl i have ever seen❤❤
@Muniiroabdlla
@Muniiroabdlla Месяц назад
Welcome back abyo Farhia Ilah haku barekeyo walshey❤
@user-yg7lm4td5k
@user-yg7lm4td5k Месяц назад
Alle ya barak wll❤ mcn ❤
@nimcomukhtaar2265
@nimcomukhtaar2265 Месяц назад
Mansha allah mahadsanid xbbti❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Месяц назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@Munabiir
@Munabiir Месяц назад
Mashaalah sis nosowada doceey🥰♥️
@Hapzah
@Hapzah Месяц назад
ilahay haku barakeyo walal wan ku xisnay farxad bay no tahay so labashadada wana ku jecelhy ilahay darti ilahay haku geyo cumrada nabad qab Qofka ilahay marku jeclado wanag bu la dona ilahay khayrkasta haku wa fajiyo 😢❤
@ZeenowAli
@ZeenowAli Месяц назад
ilahay haku barakeeyo Wllshei
@user-hs8pl3js1x
@user-hs8pl3js1x Месяц назад
Jazakalaah abayo mcny❤💕😭
@xamdaali1845
@xamdaali1845 Месяц назад
Mashallah wllo qali
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz Месяц назад
mahadsanid abaayo
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 Месяц назад
Abayo iso ducey xanu an deremoya tankiyo ustad farxiya jama❤
@FartuunCabdullahi-db1wi
@FartuunCabdullahi-db1wi Месяц назад
Thanks abayo allah ku xafido
@ZeynabibraahimTifow-ux2kr
@ZeynabibraahimTifow-ux2kr 9 дней назад
Jazaaka lahaa ukhtii❤❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Mashallah Mashallah habo
@fatushqueen5175
@fatushqueen5175 Месяц назад
Mansha allah abayo alle haku xifdiyo❤
@NaxwaFarxan
@NaxwaFarxan Месяц назад
Dhiirigalin sada nafta farha mahadsanid inbdn abaayo mcnto ❤
@abdiwadudhassan7555
@abdiwadudhassan7555 Месяц назад
Mashallah abyo ilahy haku xafido ❤😭🥺
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Welcome back hppti wan ku farxanay so labashadada❤😊
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Месяц назад
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤جزك الله خير الجزاء 😢😢😢
@XanaanCrisaq
@XanaanCrisaq 24 дня назад
Ilahey haku jeclaado abayo mcn❤
@ramlamustaf8472
@ramlamustaf8472 Месяц назад
Waano cajiib ah Shukran abaayo❤
@user-nf7fz9om3v
@user-nf7fz9om3v Месяц назад
Allla wllo qaaliyyayyyy Alle dartiii igu soo duceeya 40 ducadooda waa la aqbalaa qali adna markad cumrada tagto iso ducee hadad massage aragto 😢😊
@user-op4pr3hw8b
@user-op4pr3hw8b Месяц назад
Wll ilhay haku sahlo wax walbo aad rabtoh
@AmiiraAmiiraclaah
@AmiiraAmiiraclaah Месяц назад
M.a qlpi alaha ku xifdiyo❤
@ruqiyoruqiyo940
@ruqiyoruqiyo940 Месяц назад
Allah akbar ❤❤ Allah xakuxafido xabiiti ❤❤❤
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 Месяц назад
Mashallah lhy haku barkeeyo wllshy❤
@user-pw8fb8gl6u
@user-pw8fb8gl6u Месяц назад
Ustaada farhoyo Alle darti aa ku jeclahay malin walbo noso duub asxapy aan dhiri galino like badan saara gabadha si dad badan ugaaro mawduceeda
@IqroAbdifitah
@IqroAbdifitah Месяц назад
Abyo.iso ducey.marka cumreysaneysid aniga iyo walidkeyga ajarna alh ka siyo Hal bil dhan naga maqned❤
@MaryanMuhyadiin
@MaryanMuhyadiin Месяц назад
Rabbi abaalkaaga janno haka dhigo abaaayo❤
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Месяц назад
Shukran xabibti ❤
@zakariyemaxamuud9965
@zakariyemaxamuud9965 Месяц назад
Alle haku sharfo wllshei❤
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb Месяц назад
Manshallah wlshy qali❤❤❤❤❤❤
@HaniAxmed-zu8iz
@HaniAxmed-zu8iz Месяц назад
Wllshei mcn Illahey dartis ku jeclhy ❤
@hawoyasin5137
@hawoyasin5137 Месяц назад
Xppti qali muqaga io codkaga uxiisay alle haku sharfo❤😊
@user-wr8mx1lg7f
@user-wr8mx1lg7f Месяц назад
Ducada kuwa ku dadaalo Allah naga dhigo, Daa'imkeen dayici maayo Ducada. Allah kaaga dhigo cumrah muyasar oo maqbuul ah .
@user-jl9hx1yd3n
@user-jl9hx1yd3n Месяц назад
Ilahay ha ku nabad geeyo abaayo jasa kala khayr anagan niyada kugu haynay hadana wakan video yaa noo dhigtaaya mahdasanid abayo❤❤
@ASWANHASSANMOHAMED
@ASWANHASSANMOHAMED Месяц назад
Mashaallah ❤ukhtii 😊
@user-qp2kj3hs8o
@user-qp2kj3hs8o Месяц назад
M.a abyo mcn ugu dambeyn noso labatay ilaahey haku barakeyo abyo mcn
@Naxariisleyyyyyy
@Naxariisleyyyyyy Месяц назад
Ale byo mcn ku jecliyaa❤❤isoo duceey byo in uu ilaahay qur aanka xifdigiisa ii fududeeyo l.a❤🫶🏾💋💞
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Месяц назад
Allaah noo wada fududeeyo❤❤
@user-rt3jp7tx8u
@user-rt3jp7tx8u Месяц назад
SHUKRAN lkin plz Codkaga sifcn si an ugu maqlno codka saartid nagdhaaf abaayo 😮codkaga dhan wu naga dhumayaa
@ridwahaji7588
@ridwahaji7588 Месяц назад
Soo labasho wacan❤kuu xiisnay
@Tasmiim_musalsal_elif
@Tasmiim_musalsal_elif 11 дней назад
Masha allh ❤❤
@cashoabdullahi694
@cashoabdullahi694 Месяц назад
Wallahi abyo habeenkii fidiyowyadada firsadaa halhal dadka guri joogo xita wy yabeb sakuguxiranayle abyo isoduce eaxm agaliraba wallhi dar ale kujeclahay allehakujeclado❤
@hanimaxmuud5885
@hanimaxmuud5885 Месяц назад
Caasho uhud dhigto miya Mse ana mooday dhamantena exam noo fududeyo amiin gabdhan wan iska jeclhy❤
@Nasiixa20
@Nasiixa20 Месяц назад
Igu danben wan sohely youtubkada inbadan tik tok kaa arkay abayo wlllhi wan kutageraa 😊
@SafiyaHassanmohamed
@SafiyaHassanmohamed Месяц назад
Waan kuu xiisay qaali m.a❤❤
@user-mh4gs4jr4s
@user-mh4gs4jr4s Месяц назад
Adina ilaahay nabad hakugu geeyo😊
@user-xj9ys4uq1b
@user-xj9ys4uq1b Месяц назад
Alleh dartiiban ku jeclahy qalih😍😍😍
@FadumiinaAbdulahi
@FadumiinaAbdulahi Месяц назад
Markad so cumreysaneysid inoo so ducey abyo jazakAllah qeyr
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Месяц назад
Abyo wan ku xisny m.a ilhy haku barakeyo❤
@NajmoMuhudiin
@NajmoMuhudiin Месяц назад
Shukran abayo mcnto❤🥰
@MohamedSalaad-sl9ht
@MohamedSalaad-sl9ht Месяц назад
Wallshey mcn waad San tahay ❤❤
@MustafAdan-cb7vf
@MustafAdan-cb7vf Месяц назад
Abyo mcn iso ducey kelyaha dhagax iga jiran
@user-mh4gs4jr4s
@user-mh4gs4jr4s Месяц назад
Abayo muradaa leeyahay isoo duceey inuu ilaahey ii yasiro
@user-op4pr3hw8b
@user-op4pr3hw8b Месяц назад
Wll mcn ilhay haku dhowro ❤
@HassanOmarHussein
@HassanOmarHussein Месяц назад
Masha Allah
@Zuuzee06
@Zuuzee06 Месяц назад
واجعلني لي لسانا صدق في الآخرين🤲🏽💗
@HazaZaha
@HazaZaha Месяц назад
Niyada ayaan kugu haayi walasheyda 🥺Allaha haku jeclaado ❤
@Amaal-dx1ug
@Amaal-dx1ug Месяц назад
Abayo iso duceya inu ale foosha ii fududeyo
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 Месяц назад
Abyo nabad rapi hakugugeeyo nosoduceey hpipti muraad leenahay😊
@hibodeck1906
@hibodeck1906 Месяц назад
Ilahay hakubarakyo abyo ❤
@Caliya529
@Caliya529 24 дня назад
Nolasha dhan negative uarka wan warer sanahy iso duceeya
@sahraegeh3926
@sahraegeh3926 Месяц назад
Asc wall dar ilhay igu so ducee markad umrada aad tagtid ❤❤❤❤❤
@sahraegeh3926
@sahraegeh3926 Месяц назад
Jasakalahu khayran 😊 walal ilhayna ka ku xasuusiyo
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
Apyoy saan dhan ha u maqnanin insha allah so dadaal🥰❤️
@SuusuuAli
@SuusuuAli Месяц назад
AYYYY hada qalbiga kugu haaye wllhi ❤😢
@user-qu3mn5yb5n
@user-qu3mn5yb5n Месяц назад
Apyo isoo duceey muraad baleyhy inshllah 😢❤
@anisopea152
@anisopea152 20 дней назад
Thanks sister ❤
Далее
Sida hormar loo gaaro: PART 1
17:04
Просмотров 15 тыс.
Salaada miya kugu adag? Dhageyso videogan✨
11:38
Просмотров 12 тыс.
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19
sida waswaaska looga badbaado.
10:57
Просмотров 10 тыс.
Nolasha meshan ka bilaw
12:03
Просмотров 6 тыс.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 25 тыс.
Sidan hada sameyso ducada waa lagu aqbala.
12:00
Просмотров 11 тыс.