Тёмный

$100 Maalin Kasta Ka Samee Blogging | Google Adsense 

Gelle Bashir
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 SweatCoin sweatco.in/i/a... Check out this free app - It Pays to Walk 🚶
👉 Register Binance https: accounts.binan...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• $20 Maalinkasta Shaqey...

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 255   
@zakiabidishire6729
@zakiabidishire6729 2 года назад
Waan ognahay in lacag laga helo qadka plse qof kasta lacag ayuu rabaa oo adiga kamid tahay dunidan la joogo CID lacag la,aan isku barayso ma joogto xitaa hadad waxbarashada so Qalin jwaisid shahaadada CID kuugu siinayso shaqo ma lahan waayo dunida ayaaba isku baalay kawiil 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@Jacky_Editor
@Jacky_Editor 2 года назад
Waa sax wll arrinkani Lkn wll dhibta jirta waxa weeye Somalia Ayaan la ogolayn wll maxaa xal ah Wanu ku jah wareernay Africa☹ miyaa la cunsuryaaynayaa
@Wadani-2024
@Wadani-2024 2 года назад
Switcoin mar kale ka soo hadal sida lacagta loogala baxo ? Shuruudaha lacagta lagula baxo?
@hodan4523
@hodan4523 2 года назад
Vedio gii hore markale daawo intaa vedio kale codsan leheed😂
@haboonitadiamond7727
@haboonitadiamond7727 2 года назад
@@hodan4523 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@zumayoahmett7944
@zumayoahmett7944 2 года назад
Wll ana wan donayaye ila so xirira qofki igu dhama sida lacagta lola baxo
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 2 года назад
Muuqaalwalba oo aad soodhigto waan daawadaa oo waxaan isdhahaa kanbaad lacag kasamayn kartaa. Midna wax kama fahmo.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Af-English makuso hadlaa marka bro lol
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 2 года назад
Ninyoow nin muxtarim ah ayaad atahay shaqadan aad kawaramaysana 100% waan kukalsoonahay in lacag laga samayn karo. Turkey ayaan joogaa oo waxaan xamaalaa 12saac maalintii iminka fasax ayaan ahayn ilaa arbacada intaa waxaan rabaa in aan 12kii saac comburteka horfadhiyo. Bal in wax uun iiga baxaan.
@hesowonline3667
@hesowonline3667 2 года назад
@@GelleBashir maye af jinni ayad ku hadasha bro 😂😂
@cxafidmaxed1383
@cxafidmaxed1383 2 года назад
Seeloo sameeyaa onlliom zxp
@leaderxaliye461
@leaderxaliye461 2 года назад
@@GelleBashir m.a
@zaaliquen4821
@zaaliquen4821 2 года назад
Wll mhadsanid
@guudmoofficial3383
@guudmoofficial3383 2 года назад
Zxp bashir waxan dawad waxa kas ta ad so geli so waxasna waxa ma ka jiran ayay noqodan sad nosheegtayna manoqdan nio waxan uwada inaad rabto inan linkegaga is ticmalo si ad uga fa ido lacago nio
@Xbaazim
@Xbaazim 2 года назад
Nio dhalin yaro ayaa nahay lacag waan u baahanay lkn xirfad fcn manaqaano wadankana waa joognaa ee wax fcn noo sheeg sxp
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Courses aan bixiyo kusoo biir wll oo baro xirfadaha badan
@Xbaazim
@Xbaazim 2 года назад
@@GelleBashir intee kaala soo hadlaa sxp
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 2 года назад
@@GelleBashir meel kala soo xariirno no sheg big bro
@hanaa351
@hanaa351 2 года назад
Asc ustaad geele waan jeclahay inan internet ka kashaqaysto lkiin course gaaga lacag aan kugalo maheysto wana jeclahay inaan waxkabarto keep going
@qbc4825
@qbc4825 2 года назад
Sory muqaal makaa sameeyaa walla lan bar kaagana sooqor
@manblue18
@manblue18 2 года назад
@@qbc4825 hhhh Kwrn HDa muqaal ka smeyo lmbrkda noo so dr waa xarnta xabeeb walaal
@hanaa351
@hanaa351 2 года назад
@@qbc4825 maya walal aniga iyo ustatkey nodhaxeysa mahadsanidin
@qodaxfarah8651
@qodaxfarah8651 2 года назад
Lanbarkaga so qor sxp wa mahad santhy
@AhmedShariif-u4u
@AhmedShariif-u4u 9 месяцев назад
0:33 ​@@qbc4825
@nuurjakula2280
@nuurjakula2280 2 года назад
Somalidu waa dad hami sare leh lkn dhibka jiro isma caawiso oo iskuma faa ideyso xitaa teamka ustat gelle ayaan lahadlay lkn iima jwpn aniga only inaa ka shaqeysto waan jclhy aqoona uma lihi sory
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Wll sorry mar kale nala soo xiriir , ardeyda fariimahooda badan marka macqul weeye in Aan qeyb ka jawabi weyno
@hesowonline3667
@hesowonline3667 2 года назад
@@GelleBashirlol 😀 inaa jawaabi weyno kulahaa idiinka shaqadiina thy inad macamiisha u jawaabtaan ee is adkeeya course qiimaha wax ka dhima
@maankacade5365
@maankacade5365 2 года назад
Nio gruubka aarbaa ee igu soo dar
@siciidoabdirahman1098
@siciidoabdirahman1098 2 года назад
Walaal kaa soo hadal. Influence sewatcoinka qabku u furmaatmyo
@IQCREATION
@IQCREATION 2 года назад
😀 RU-vid views hunguri kama radisen hdii ad per day 50$ heli krto 🙋‍♂️ nftda wx uqbo mrka hore
@Kaluu09
@Kaluu09 2 года назад
xagee kala soo xariira pro❤thanks almost 1years bn kugu xiranahay❤❤linkga aankala soo xiriiro isoo sheeg
@farxiyamaxamuud7522
@farxiyamaxamuud7522 2 года назад
Haa
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 2 года назад
Course lacagtiisa waa iska bixinyaaa lkn qaabka ayaan rabaa inaan barto
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 2 года назад
Beenaale
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 2 года назад
Sxb codsina waa wataa waxaan rabay inaad noo soo samaysi video sida loo sameeyo sweat coin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll
@Yoyo-z2p8s
@Yoyo-z2p8s 2 года назад
Zxbow forex trading mad gashid
@farxiyogaras621
@farxiyogaras621 2 года назад
Wax noo faiiday hadii kle beenta naga dhaaf halkan waxaan subscribe usartay inan wax kaidaysto markas baad course lacag kubixi iledahay hadan lacag hayo miya lacag radin laha.
@yowmedia
@yowmedia 2 года назад
Sxb sweatcoin ka qaybta influencer aplication ka shuruudihiisa iyo sida loo helo ka soo hadal bro🙏🙏🙏🙏
@barkhadlemaxamuud7870
@barkhadlemaxamuud7870 2 года назад
Keeping going bro
@هاتفملك-ك6ن
@هاتفملك-ك6ن 4 месяца назад
Asc waaxan raba inaan kugu soo biiro coursadad sidee kugu soobiiraa
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 2 года назад
Kkkkkkk walee Umadeena Ma tihin lugooyada intaa la eg Maa ka dayso dhalinyarada 🤣🤣
@mahadsomali
@mahadsomali 2 года назад
linkiga aaway sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Description yaala Link ga
@husainmohamudmumin9405
@husainmohamudmumin9405 Год назад
29 waa tooe expensive $29 lacagtaas waa qaali wax ka dhin
@macafurchannel1941
@macafurchannel1941 2 года назад
Asc walal geele Bashir no sheeg whatsup waad mahadsanid
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 года назад
Waar nio anigu kolaybaan xaadhay lacag taa sideen usameeya
@laytalkhadar341
@laytalkhadar341 2 года назад
Kani Waa Beenaale Qof Uu U jawaabay Ma jiro dadkaas suaalaha waydiinaya
@maxamuudahmed6425
@maxamuudahmed6425 2 года назад
Walal adoo raaliya bilis ifahansii sidee online looga shaqaysanaya
@sacadserbia5643
@sacadserbia5643 2 года назад
wll somalia ma ku shaqyn kartaa
@abdullaahigacal
@abdullaahigacal 2 года назад
Aad baan u xiiseyn shp si gaara baan kuula soo xiriirin shp
@saciidisco9516
@saciidisco9516 2 года назад
Vedio kaso kaseem zxp ado mahadsan
@veryclassic4358
@veryclassic4358 2 года назад
Adigu makasamaysay horta?! Hawaalin sadkee.
@abdiqanimohamed5062
@abdiqanimohamed5062 2 года назад
Geele mawadan alle kabaqeyn umada muslinka beenta ka dhaaf
@RAYITUBE
@RAYITUBE 2 года назад
Whatsappkaaga iisheeg sxb waan kuu baahnaaye
@maamiza6857
@maamiza6857 2 года назад
Xageen kala soo xidhiidha pro si wax bdn aan kaga fahmo
@omarmohmedali1687
@omarmohmedali1687 2 года назад
Ano website samesan blogingka wabsite free mka furan kariyow kadip adscense mku xeri kariyoow
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
ta kale lcagta maanay kala badnayn kolba halka lagaa soo booqdo sida you tube ka kale ileen reer galbeed ayaa wax walba xidhee
@mowliidcade2483
@mowliidcade2483 2 года назад
Nio qaybaha lacagaha ima soo baxayaan
@beratahmed7001
@beratahmed7001 2 года назад
ustaad waxaan rabaa inaa adi kula sooxiriiro sigaar ah. fadlan sidee
@qbc4825
@qbc4825 2 года назад
Zxb meeshaa ads laguma zamayn karo
@leaderxaliye461
@leaderxaliye461 2 года назад
Ani igu dar wxan bara inan kusobiiro team kaga
@caaishamahadshidane6745
@caaishamahadshidane6745 2 года назад
xagee kala soxiriraa ina bartaa rabaa xirfadaas wll
@moaliali454
@moaliali454 2 года назад
Waad mahadsantahy ustaad, balse dhibku ugu adag wa traffic iyo inad hesho cid Soo booqata websitekaga. Hada waxaa loo guuray, Facebook iyo Instagram. Blogging iyo website waa outdated only hada wax ku iibinyso e-commerce. Waan so tijaabiyay. Thnx
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 2 года назад
Xamar dadka joogo see u sameeyn kartaa
@Maslax888
@Maslax888 Месяц назад
Aniga sidee ushaqestaa
@MOHAMEDMOHAMED-lp7hm
@MOHAMEDMOHAMED-lp7hm 2 года назад
Lkn WhatsApp intee ka heli garaa
@yaasinjama4216
@yaasinjama4216 2 года назад
Geele sxp wa igu adag tahay sxp
@mumtaazfarax7229
@mumtaazfarax7229 2 года назад
Telegram ka away hee maba aragno linka
@abdikadirabdillahi4323
@abdikadirabdillahi4323 2 года назад
Descriptionka ka eeg wll
@hodanganje7053
@hodanganje7053 2 года назад
Inte kal so xidhidhi Walal
@saxarsheq1061
@saxarsheq1061 2 года назад
Waligay ma arg wan maqlaa uun waxaa sxb
@Istiqaamatv
@Istiqaamatv 2 года назад
Uganda maka shaqeeyaa zxp
@hodanganje7053
@hodanganje7053 2 года назад
Male an kala so xidhidhi no same
@Samiahmed5-y7f
@Samiahmed5-y7f 2 года назад
Inaa malinki $100 samaysid hadane course Lacag kadhigto ismalahan sxb
@wardahamra7844
@wardahamra7844 2 года назад
Waa digital marketer si walbo online lcg ku soo galeso wuu sameena🤣🤣 wax uu cafinayo mjirto
@nurhanahmeth9612
@nurhanahmeth9612 2 года назад
Inaad tuug tahay baa na lo shegay bye
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Noogu imow dhiirrigalino iyo wixii wanaagsanba fadlan nagu soo biir oo nasoo booqo ilahay Amuurahaaga ha kuu sahlo🤗💯
@saalaxbootaan3345
@saalaxbootaan3345 2 года назад
Ok xage laga kala xidhidhaya
@AhmedAbukar77
@AhmedAbukar77 2 года назад
M.a ustaad ALLAH KAA QABTO IL XUN
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 2 года назад
90 uero meeqo dollar wye wll
@ayaandhaladofficial1275
@ayaandhaladofficial1275 2 года назад
Hmblyo abowe 100k
@huffanchannel1000
@huffanchannel1000 2 года назад
Telgramka waa intee
@hassannurali5466
@hassannurali5466 2 года назад
Hhh ilahey ma kugu og
@fadumocali1407
@fadumocali1407 2 года назад
Lambarkaaga whatsapp
@abdinaasirgureychibaar9680
@abdinaasirgureychibaar9680 2 года назад
Somalia ayaan jooga wll
@samaterkaysecabdisamaterka9841
@samaterkaysecabdisamaterka9841 2 года назад
Side loga Sara lacagta
@isaaqsheikh
@isaaqsheikh 9 месяцев назад
Side lacg loga
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 2 года назад
Telegram ka aaway
@mohaashraf1539
@mohaashraf1539 2 года назад
Thnkz ustaad
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 2 года назад
waa beenta wlh😕
@husseinfarah6336
@husseinfarah6336 2 года назад
Waxan Waa benaaale
@maslaxxasan7778
@maslaxxasan7778 2 года назад
Maslax Xasan777
@ahmettmustapha6904
@ahmettmustapha6904 2 года назад
Dahab shiiL bank maku xiri karaa Google adcanc ga
@uknown1224
@uknown1224 2 года назад
Aan kuu kala dhigo Google Adsense lacagta kugu jirta waxaad kula bixi kartaa oo kaliya bank-yada uu ogalyahay (tusaale ahaan wadamada google adsense uu ka shaqeeyo bank-yadooda waad kula bixi kartaa) laakiin habkale ayaa jira oo ah inaad samaysato bank mareekan ama uk ama euro ah, dabadeedna aad ku xirato google adsense oo uu kugu soo diro lacagtaada, intaa kadib bank-kii aad samaysatay ayaad ku xidhanaysaa bank-gaagan dahabshiil oo aad saa lacagtaada ku heleyso bank-yada aad ka samaysan karto bank mareekan ama uk ama euro iwm waxaa ugu caanasan uguna fiican Payoneer miyaad i fahantay
@asmohussein1648
@asmohussein1648 2 года назад
Halke ka helaa
@bakkarartan5511
@bakkarartan5511 2 года назад
Asc sxb wan kugu xidhnahay in badana wan ka faiday marka telegramka ii sheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
link description ka bu yaalaa wll
@mascuudcabdi963
@mascuudcabdi963 2 года назад
Jjj
@eidsead3143
@eidsead3143 2 года назад
Beenaale
@aflaxdisinger3596
@aflaxdisinger3596 2 года назад
Afwayne
@shafiwaters
@shafiwaters 2 года назад
Assalamu calaykum walaal diyaar baan u ahay in aan kashaqaysto marka username kaaga oo telegram ama any where lagaa heli karo link ki gaaga isoodir
@wllnaasir8144
@wllnaasir8144 2 года назад
Beenlow
@shafiwaters
@shafiwaters 2 года назад
Assalamu calaykum walaal diyaar baan u ahay in aan kashaqaysto marka username kaaga oo telegram ama any where lagaa heli karo link ki gaaga isoodir
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 2 года назад
Kkkkkkk
@xogogaal9235
@xogogaal9235 2 года назад
War niyow youtube igu soo wareeji hadaa malinkii 100 shaqaynayso
@mohamedamiinmustafe3276
@mohamedamiinmustafe3276 2 года назад
Walahi somalida oo dhan intaan daawanayay dadka online ka shaqeeya ninkani yari waa ka ugu macquulsan ee runta sheegaya waan ku biiray anigu course ka iminka laga bilaabo.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@Mooraal0
@Mooraal0 2 года назад
Asc wr wb wlll please what'sup number Igo caawe Wan kubahanahay
@zadiiqvlogs
@zadiiqvlogs 2 года назад
Tell me . Zhp facebook page aan shuruudihii buuxiyay sidee u ga sameya lacag help me that
@m.s7087
@m.s7087 2 года назад
Wll dadka kugu xiran badi dalki hooyo ayay jogan marka online Business dalkena sifcn uga shaqaynaya ama website -yo so Gali
@yasirnourofficial1331
@yasirnourofficial1331 2 года назад
Zhp sweet coin 🪙 kasoo hadal qaybta lacagta lagala sobaxayey sida loofurto
@bashir871
@bashir871 2 года назад
Video yadani haday been yihiin lacagta aad RU-vid iyo Facebook ka qaadataa inay xaaran tahay ma og tahay😭😭😭
@khadaryare3600
@khadaryare3600 2 года назад
zxp kly ma xishonasid miyaa War waxan hadii aadan. Aqoon u lahayn is kaga tag ileen social media waad is kaga jirtaa oo waxba kama ta qaa nid ee Marka Moalim Gelle faraha kaqaad. ileen wax ba ma taqaanidee Macalinkeey. Horay usoco If allah say. 100K subscribe Waynu gaadhi
@MohamedAhmed-bu7cy
@MohamedAhmed-bu7cy 2 года назад
Wadanka joogtid kugu imanaa
@iamsomali224
@iamsomali224 2 года назад
Gelle wll Bilaha ugu horeeya Adsense lacagta miyuu ku bilaabayaa ani ahaan SaaS website ayan samaystay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Saas website ka waa 24h kadib wey aqbalaan
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 года назад
Mahadsanid saaxiib
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 2 года назад
Bloger miyaa Mise Wedpres✋
@uknown1224
@uknown1224 2 года назад
2 badaba
@7xfootball352
@7xfootball352 2 года назад
Mclinka waxaan ubaaxanahay sweatcon noogu soo eli adigoo mahadsan noo faafaaxi
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll
@ahmedabdulahi422
@ahmedabdulahi422 2 года назад
Shp sweatcoin wadamada laga ogalyahy Somalia option ka kuma jire kawarn iso jawab shp🙏
@abublessings.1301
@abublessings.1301 2 года назад
Saaxib, Google adsense-ka kaliya inuu kashaqaynin somaliya oo kaliya maehee ee contents afsomali ah ma ogolo miyaa?.
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP 2 года назад
Intee kaala so xiriira ustaad geele bashiir
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Description yaala Link ga
@AliAhmed-cd7ec
@AliAhmed-cd7ec 2 года назад
Website ka haddii aan blogger ka dhax furto lacag ma ka samenkaraa
@Hargeisawi101
@Hargeisawi101 2 года назад
Dadku waxay ku weydiyeen influencer ka Wan ka so hadlaya ayad tidhi kamanad so hadal waxan ku arka uun views raadsi in aad tahay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Videos aan soo galiyo week ka hore bn qorsheeyaa wll , ee videos laso dalbado isla markas ma sameeyo oo agenda ha ku darsadaa. Sas u faham wll . Wana so galin donaa videos gas inshallh
@Hargeisawi101
@Hargeisawi101 2 года назад
@@GelleBashir haye wll mahad sanid
@NomaRaage
@NomaRaage 2 года назад
Waxaada 99% waa been, Affiliate Marketing ayaad sameysataa oo aad kaligaada ka faaideysid, been ayaana bulshada usoo gudbisaa, si ay Referral Link yadaada u raacaan. Blogging lacag waa laga sameyn karaa, waana free marka uu Blogger yahay, umadana lacag ayaad uga qaadaneesaa.
@osmaandaacad8345
@osmaandaacad8345 2 года назад
Uastaad wa arin fcn m.a xaqu hade tahy plz qabke ubilaaba faham badn iga sinayo
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 2 года назад
Aniga boosasso ayaan joogaa wlo sidee macquul ku tahay
@jonah6150
@jonah6150 2 года назад
Scm wll aad bad umahadsanty,telegram ka linkigisa ma arko wll
Далее
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )
14:20
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 296 тыс.
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Просмотров 35 тыс.
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40