Тёмный

Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

In this video, I will teach you how to invest in stocks as a beginner in 2022.
RESOURCES MENTIONED IN THIS VIDEO:
Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 Register Binance https: www.binance.com/en/activity/r...
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/all-courses/
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.com/baro-3-dan-xi...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/all-courses/
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• Sidee Canva Lacag Loog...

Опубликовано:

 

20 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@fartunwarsame5888
@fartunwarsame5888 Год назад
Thank you for the information. Yes, I need to more detail about how to pay stock market and sales.
@cabdirashiidsheikhahmed323
@cabdirashiidsheikhahmed323 2 года назад
m.a ustad waad ku mahadsanthy sida wacan aad nagu fahamsiisay siock ee noo soo raaci inta dhiman
@zakariaahmedmohamed4119
@zakariaahmedmohamed4119 2 года назад
Thanks Man!
@ASLAT_TOP.1
@ASLAT_TOP.1 4 месяца назад
Jazakallah macalin
@hamsayousuf3311
@hamsayousuf3311 2 года назад
haaa ustaad aad ayan ku xiisaynaynaa video dhamaystiran nogaso samee alle haku barakeeyo
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 года назад
Masha allh bro. Halkaa noo gasii wad .barnaamijyada kusaabsan financial freedom ka. . Insha allh sida stock market ka looga midnoqdo casharo kusaab San nooga soosamee thnkz alot 👋🙌👍👍
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@mohamuudmuqtaar5999
@mohamuudmuqtaar5999 2 года назад
Inshallah my brother waa kaa sugynaa
@duceysane6285
@duceysane6285 2 года назад
Next Video thanks bro
@Bigman10573
@Bigman10573 2 года назад
Amazing soo badi eng thank you
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@guledhassan6375
@guledhassan6375 2 года назад
Ustad waa si fcn mnshlh information fcn bad naga siisay waxaad soo raacisa qabka loo gato shareka ama biggest brokers la dhax maro thnkz
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 2 года назад
Keep going legend gelle Bashir
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
Thnk ustaadi
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@ilyasalimohamed9082
@ilyasalimohamed9082 2 года назад
waad ku mahadsan tahay fikirkaaga saliimka ah ustaat ma noo soo gelin kartaa hal vidoe oo aad si fiican uga hadlayso sida loo maal gashado iyo meelaha laga barto
@ayubpro
@ayubpro 2 года назад
Shugran bro gelle
@mustafali6814
@mustafali6814 3 месяца назад
M.a ustad next video thanki u
@ubaidaliolol3962
@ubaidaliolol3962 2 года назад
ustaad bilaa calayk inoo soo badi muuqaalada stick market ka ❤👏👏👏👏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@cabdirishiiddiirye9286
@cabdirishiiddiirye9286 2 года назад
@@GelleBashirasc gelle Bashir sxb waan kusalamay salan kadib information Maad igasisid cryt ccy iyo meel aan Kala xiriroh
@albashiir8746
@albashiir8746 2 года назад
Waa mahadsantahy mudane geele waan u bahanahy aniga sida loo iibsado saamiyada Marka hadii aad muuqaal nooga soo sameey karto nooga soo sameey.
@abdifatahmohamudyusuf5130
@abdifatahmohamudyusuf5130 2 года назад
Keep going ustad Casharo noga so diyaari👍🙏🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Aad umahadsantahay marka hore masha allah wax baan kaa faaiday idea 💡 🙏 ♥ 😊 muuqal nooga samay qaabka si toos ah loo maalgashto bankiya looga xirto qaabka sax loo mara by online meelaha ugu haboon waqtiga saxda ah afoo mahadsan ✅
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@cabdowcabdow4073
@cabdowcabdow4073 2 года назад
Ustaad sida loo malgashto waka sugeena
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@user-xs8bv8xh5d
@user-xs8bv8xh5d 2 года назад
Sxb noo same insha alh qaabka loo maal gashto iyo wadooyinka la maro insha alh aad ba ugu baahanhay Mahadsanid 🙏🏼.
@mohamuudmuqtaar5999
@mohamuudmuqtaar5999 2 года назад
Brother inshallah Wan kaa sugynaa
@abdibaasidsuleyman8302
@abdibaasidsuleyman8302 2 года назад
Mashaallah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@axmednuur4720
@axmednuur4720 2 года назад
Haa bro noo soo samey
@dunidalyrics804
@dunidalyrics804 2 года назад
legend Gelle Bashir Madaxa isaran Thy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 2 года назад
Wad mahadsan tahay sxb next vedio ayan kasugeyna iyo stuck market ka
@Raxmaismail-cc6no
@Raxmaismail-cc6no 4 месяца назад
​@@GelleBashirasc wll lacag intee le'eg la maal gashankaraa
@abdalla6535
@abdalla6535 2 года назад
nosoo badi legend
@gacal-soorgarabey7755
@gacal-soorgarabey7755 2 года назад
Ustaad alle haku barakeeyo wax badan baan kaa faa.iidaa markaan muuqaaladaada daawado ma iitilmaami kartaa meel aan kabarto oo aan cilmigeeda ka kororsado
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@user-wj2eh5db2d
@user-wj2eh5db2d 2 месяца назад
Wan rabnaa ustaad
@abdulhamiidmohamed8623
@abdulhamiidmohamed8623 2 года назад
Gelle Bashir 🖐
@svgcrtns444
@svgcrtns444 2 года назад
asc gelle bashir , wallal hadad u bahantahay in lagu sameyo website iyada oo lala xiriirinayo bahidada wad nala so xiriiri kartaa mahadsanid
@abdisalamshariif4923
@abdisalamshariif4923 2 года назад
Wllka video ga lasoo dhakhso thinks 🙃
@jesusadem7027
@jesusadem7027 2 года назад
Thank you so much ustad waxn kaa codsanyna inaad nooso dhammaystirtid qaabka investigating loo samaynaayo iyo weliba procedureska
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@mohalyrics5827
@mohalyrics5827 2 года назад
Waa u baanahanay stock market ka ino soo daay bro
@emeats6027
@emeats6027 2 года назад
Sxb waxa kuweydinaya Hadi shirkada sheer fican ka Gato mahelaya lacag bishi ama sanadki mise waxa sugaya bas intu sherkeyga kor u kacayo
@yassinizze2537
@yassinizze2537 Год назад
Sweatcion maxad update kiisa usoo faahfaahin wayday zxp
@user-br2ic6xl5g
@user-br2ic6xl5g Месяц назад
Asc bro tan ogu horeyso mahadsanid.sida logato iyo melaha la tagayo noo sharax
@BARBAARTAPARIS
@BARBAARTAPARIS 2 года назад
Video kala ka Soo sameee wll
@omargaas2877
@omargaas2877 2 года назад
sxp wan ku salamay, noga so same vedio ku xiga wan rabnaaa
@tariikhyahan
@tariikhyahan 2 года назад
legend
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@footballhdr6530
@footballhdr6530 2 года назад
Ustaad hadaa hal share apple kato 1sano kadib meeqo Aan faa idi karaa
@anwaryusuf9904
@anwaryusuf9904 2 года назад
Best broker oo stock market Kee waaye
@dhulgariir
@dhulgariir 2 года назад
Geele waan ku salaamayaa sxb Waa barnaamij fiican oo dadka inta aan aqoonta u lahayn caawin kara Laakiin waxaa lagaa rabaa inaad dadka usoo bandhigtid hadba suuqa furma aha Meeshii ku haboon maalgashi ee ku cusub suuqa ee faaiido soo kordhin kara
@mahdiabuukaromar7911
@mahdiabuukaromar7911 21 день назад
Mshaa alaah walal qaliya sifiican noogu faah faahi stock markeedka sidee loo maal kashtaa taasne noo
@mahdiabuukaromar7911
@mahdiabuukaromar7911 21 день назад
Sheeeg walal
@awilsiciid3293
@awilsiciid3293 2 года назад
Please zxb kasoo hadal Appka match chips
@ismaildisowabdulle8602
@ismaildisowabdulle8602 2 года назад
Mahadsanid walaal wax war ah maka haysaa, NIO matahay Shirkad mustaqbal leh oo la maalgeshan karo?????. Waxaan kaa rajeynaa Jawaab. Mahadsanid
@fahadhaji8926
@fahadhaji8926 Год назад
Maxaad ka taqaan stake investment? Haddii aad fikrad ka hayso noo soo bandhig brother.
@caliqaasim7484
@caliqaasim7484 2 года назад
Asc Macalin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@najiibahmed6544
@najiibahmed6544 4 месяца назад
Hadiii shirkadii aan share ka gatay uusan saamigii is badlin ama uu waxyar ku darsantay muda 2sano ah tusale ahaa lacagtaydina intaa shaqaynasay wax faido ah malihii miyaa oo aan ka ahayn qiimaha sharekayga
@MudahirDahir
@MudahirDahir 2 года назад
Maah ah ustaad sxb muuqaalo nooga samee kusaabsan invesment adi adoo samaynayo runtii muhim ayuu noo yahay
@hamdadirie9405
@hamdadirie9405 2 года назад
Sidaan ubilaabaa wl
@maxemuscleitness7
@maxemuscleitness7 2 года назад
Waad mahadsantahay gelle
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 4 месяца назад
Had​@@GelleBashirhadal uun baa nagu dhameysy
@abdulrazaqhassan915
@abdulrazaqhassan915 2 года назад
Qaabka loo gato iyo sida lagu xusha iyo waliba sida aan kula socon kara dhaq dhaqaadeeda share aan gatay nooga samee ustaad muuqaal
@cabdiraxmanmohamed2842
@cabdiraxmanmohamed2842 2 года назад
Waxan ku werydinayaa gele sxb waxaan macqul miyaa mise caqliyadena ayad ku ciyareysaa sxb jwb
@BARBAARTAPARIS
@BARBAARTAPARIS 2 года назад
Sidee share looga. Noqon karaaa sideena loo mal gashtaaaa
@Mohamed221k
@Mohamed221k Год назад
Gelle bashi Africa qof jooga ma maalgashan karaa Stock market
@libanolow5963
@libanolow5963 2 года назад
Studio hore kuu ficna taliye
@hassan38955
@hassan38955 2 года назад
Waxaan ka codsaneynaa inaad cashir kale oo aad uga hadlaysid sida (stock market) loo maalgashado noo soo samaysid ayaan donaynaa bro waadna ku mahadsantahay lawadaagidada 🙏
@hayaanacadmey
@hayaanacadmey 2 года назад
Forex kasoo hdal MasuL💯
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@Engsfscrypto
@Engsfscrypto 2 года назад
Lkn walal kumadan soo darin side loo furto io side loo malkashto aad aya uu mahadsan thy Bwe noso badi ina malkashado Aya jcly Insha Allah
@user-rs6uk4id2c
@user-rs6uk4id2c 10 месяцев назад
Sxb marka hore wad mahadsan tahay marka xigtana waxaan rabaa inaad icaawisid
@Axmedcaafi
@Axmedcaafi 2 года назад
Sxb nosoo gali saaid ayaan ugu baahanahay
@ahmedhussein349
@ahmedhussein349 2 года назад
Wlalo waa loo baahanyahay noo soo samee .mida kale qof Somalia jooga ma maalgashan karaa
@luqmaansalaad859
@luqmaansalaad859 2 года назад
Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay ustaad..fadlan kasoo hadal sida loo maalgashto stock market adoo mahadsan
@anigaweeye3306
@anigaweeye3306 2 года назад
Zxp su'aaashan iga jawaab please Channelkayga waxa ku dhacay 1 hal copyright strike ma iga hor istagayaa in aan Google adsense ku xirto si aan lacag uga sameeyo | please iga soo jawaab wllo❤✋
@khaliilaliahmed53
@khaliilaliahmed53 2 года назад
Adigoo maalgishanaya soo samee ileen sidan dadku waxba kaama fahmayaane
@nadiifmustaqiim6573
@nadiifmustaqiim6573 2 года назад
Ustaad mahadsanid qaabka aan u maalgashanlaha iyo process la marayo ban raba
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@iuopoi2720
@iuopoi2720 2 года назад
Sxb waxan raba inad ika jahil bexiso, shirkad hadad share lago add lacag 5000kun dolar ku darsatid bilkastona add percentga add ka qadatid, sanado ka bacde hadad rabto inad inad shirkada share kala labato lacagtii hore add ku darsaty malagu cilina mse wey ka qubane Tnkz
@najiipmajagab257
@najiipmajagab257 10 месяцев назад
Zxp see loo gu xir taa ban gi yada
@mueniirjr7950
@mueniirjr7950 2 года назад
Noo sobadi bro
@mohamedfourreayeh2642
@mohamedfourreayeh2642 2 года назад
Bro I'm from Djibouti and I need to talk with you about a project So where can I find you to discuss with it
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
You can find the instagram link on my bio
@Freegame104
@Freegame104 2 года назад
interesting
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 месяцев назад
Nin oo laandheere ah muxu uga baahan yahay waxan wiil harti
@maxeddeeqshiekhaxmedfarasc9777
@maxeddeeqshiekhaxmedfarasc9777 2 года назад
Qaab loo maalgashto oo looga badbaado prokerada spumka ah
@muhdiinyusumuhdin436
@muhdiinyusumuhdin436 2 года назад
Ustad wa mahadsantahay fadlan ino so gudbi sida lomagshto
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@gaasyare2598
@gaasyare2598 2 года назад
asc wall kusoo celi
@jabshe1665
@jabshe1665 2 года назад
Ninkaan nin kabeen badan waligey ma arkin meel hebel lacag gisho 1000 kaheleysaa sheekadiisa dhan waa intaas adiga hadaad lacag gashatay natus waxii aad kaheshay
@XasanSaxane
@XasanSaxane 26 дней назад
vastex kaso hadal
@qaysarstylishflimsvlogs8374
@qaysarstylishflimsvlogs8374 2 года назад
Ustaad ma bots baan istacmaalaya mise experience baa layga bahan yahy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
barasho u baahan yahay wll
@xogahadunida6201
@xogahadunida6201 2 года назад
wllo aad ban ugu bahanahy ee video Nooga soo same
@amiirhared6093
@amiirhared6093 2 года назад
Ustaad stock market sida forex oo kale wadada loo maro miyaa loo marin oo broker iyo Mastercard wxaas miyaa la iiiga baahan yahay mise sida crypt oo kale ayaa loo gataa sxb.
@sharmakemadar1577
@sharmakemadar1577 2 года назад
Sxb soo badi oo Faahfaahi sida loo maalgashto suuqaan Somalia qof jooga ma maalgashan karaa
@hanadabdulkadir9454
@hanadabdulkadir9454 2 года назад
Sideeh la isku diiwaan galiyaan stock market bro iga caawi
@aluluadam2477
@aluluadam2477 2 года назад
asc walal intee kala soo xariira pls jwb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram ka wll
@keenaqaadlyrics3913
@keenaqaadlyrics3913 2 года назад
Sideeban u maal gashan kara Yaa I damaanad qadaya
@sheikhsakariye1803
@sheikhsakariye1803 2 года назад
Sida loo maalgashan karo wll kaso hadal
@khadarkhadaaroofficial8100
@khadarkhadaaroofficial8100 2 года назад
Sidee laysku diwaan galiyaa wllo
@caytocali643
@caytocali643 2 года назад
Qof Somalia jooga ma maalgashan karo stocke market
@hassantech510
@hassantech510 2 года назад
Ma halal ba mise xaram?
@marsheste8935
@marsheste8935 2 года назад
Sxbow maxa ka xalaaal eh maxa ka xaran eh
@abdinasirabdi3928
@abdinasirabdi3928 2 года назад
Zxp please noo soo samey
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 2 года назад
Asc masuul xagee kala soo xidhaa facebook ayaan kala soo xidhiidhaye birta iga qaad noi😃🤝
@mofarah312
@mofarah312 2 года назад
Noosoo sameey wll
@Galeyr
@Galeyr 2 года назад
Mr geele barshi sxp dad ka muuqaalada waa ubillowdaa lkn uma dhameystir tid oo kaliya koorsadaada ku iibsataa sxp miyaad moogtahay video gaaga views ka inuu asagu ba yahay lacag ay sxpbada kula shaqeeyeen
@nasromowliid966
@nasromowliid966 2 года назад
Sax waaye dad ka qaar waxay rabaan in ay bartaan lkn aan awoodin inay bixiyaan lacagta korsada
@abdinaasirguled9651
@abdinaasirguled9651 2 года назад
Wlhi 8billod aan ku xiranahay 1 muuqaal oo dhameystiran kama arag dhamaan muuqaalada
@djfarhaanff1243
@djfarhaanff1243 2 года назад
143 muuqaal ayaan ka daawaday channel kaan
@djfarhaanff1243
@djfarhaanff1243 2 года назад
AsxApy waa sidaa shegteen
@djfarhaanff1243
@djfarhaanff1243 2 года назад
Waa iska daawanaa maxaa intaa kafaahano
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 года назад
Wllka weyn congratulations
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll thanks
@hafsaahmed2464
@hafsaahmed2464 2 года назад
Kasoo samee wllo
@mohamuudmuqtaar5999
@mohamuudmuqtaar5999 2 года назад
Wll numbrkaaga soo dir
@engzubair6755
@engzubair6755 2 года назад
40$ maku gali kara suuqa
@taliyebaas2302
@taliyebaas2302 2 года назад
Waxaas scamers baan u arkaa ani mar hadeysan eheen wax cad sida crypto oo kale
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 2 года назад
Ma stock market baa scam ah wll stock wuxuu jiray crypto Ka hor waa suuq wayn waa one of the biggest waa Google garayn kartaa bro Mahadsanid
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Cilmiga soo fahan kadib suual ka keen stock waligiis jiray mataqana billionare waren bufet ee malagshada caanka ah sida cococola iyo company's kale waxuu malagashadaa stock market ka waana wax jiray dhawr sano kahor cryptada waana wax ay ka faaidaan maalqabeenada iyo codii baratay cilmigaas ama malgashatay fahansana waxa ay maalgashanayaan
@aidaroossidow4492
@aidaroossidow4492 2 года назад
Asc walal number whatsapp ma kaa heli kara waxaan raba inaan Group 5 wax aan kaa waydiiyo Si dag Dag ah walal adigo mahdsan 🙏🏼
@attosh123
@attosh123 2 года назад
Haddaad u baahantahay sida loo sameeyo: -𝐌𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 -𝐋𝐨𝐨𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 Nagu soo biir fadlan si bilaash ah ayaan kugu samayn Loogooyinkaaga haddaad ganacsi leedahay🙏
@somalia80
@somalia80 2 года назад
Halke kala soo xariira zxp
Далее
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
Stock Market for Beginners | Step by Step Guide
57:18
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Просмотров 78 тыс.
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Stock Market For Beginners 2024 | Step by Step Guide
1:15:44