Тёмный

MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 164 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa qofkasta oo raba inuu maalgashado Suuqa Cryptocurrency talaabooyin muhiim ah uu raacayo si dhaqaalihiisa u xifdiyo. Sidoo kale Suuqa la yiri wala iibsan crypto adoo Somalia jooga ayaan idinla wadagayaa.
#bitcoin #cryptocurrency
00:00 Horudhac
02:34 Talada 1aad
03:55 Talada 2aad
06:14 Talada 3aad
07:22 Talada 4aad
09:09 Talada 5aad

Опубликовано:

 

29 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 месяцев назад
Asc zakariya waa talo wanagsan wll mahadsanid Binance waa ka shaqeeya Somalia
@mustafecawaale9816
@mustafecawaale9816 5 месяцев назад
Wll waan ku baahanhy inaan kula soo xidhiidho
@mrplan5052
@mrplan5052 5 месяцев назад
Haa aniga iyo dhalinyaro badan oo asxaab nahayba paspoort ka somalia ayaan ku sameysanay bank ga caalamiga ah ee binance. Markaa wuu shaqeeyaa xaqiiq weeye
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
@@mrplan5052lacagtada see ula soo baxee marka. Ma bangi somali ah ayad kuxertay binance?
@nimcocabdi667
@nimcocabdi667 5 месяцев назад
Walala wan rabaa ee lambarkaaga ii reeb khair alle ha ku siiye.
@Yaasir5677
@Yaasir5677 5 месяцев назад
Binanance hada waa loo furay soomalia waka shaqeeyaa pasborkaaga soomalialga galinysaa bes
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 месяцев назад
Fadlan Like & Subscribe majiraa qof wadankii jooga oo exchnage ka gata Crypto nala wadaag
@Ridwan-M-jIbril
@Ridwan-M-jIbril 5 месяцев назад
@abshakour waydii di
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 5 месяцев назад
Haa binance wuu ka shaqeya ana ka ibsaday
@hassanabdullahi7395
@hassanabdullahi7395 5 месяцев назад
zakariye sxb Stock market sida loo maalgashado cashar inooga soo diyaari
@cajiin1435
@cajiin1435 5 месяцев назад
Aj crypto booqo, stock market Somalia kama shaqeeyo, badel keedo waxaad heleysaa crypto ku soo dawaawo ,Xoog badan hadii rabtiid imaaw Aj Crypto ,RU-vid iyo telegram
@Adkavic
@Adkavic 5 месяцев назад
Wa dhalin yaro sarifto o wanagsan
@maxamedmahdi9593
@maxamedmahdi9593 2 месяца назад
جزاك الله خيرا
@kaledchama8613
@kaledchama8613 4 месяца назад
Mahadsanid bro Zakariye
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 месяца назад
Thansk sakariye walaal fiian baa tahay Good advice 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 garoowe ban ka so salaamay
@Abdulnashville
@Abdulnashville 3 месяца назад
❤❤❤❤Thank u mcln Zakiria jzkhl we do appreciate ur honest report always may Allah safe u long time Amin❤❤❤
@adamosman4185
@adamosman4185 5 месяцев назад
Masha allaah shukran walaal
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 5 месяцев назад
Mahadsanid Masuul
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@ahmednuuribraahimabdichann3243
@ahmednuuribraahimabdichann3243 5 месяцев назад
Marka ow soo jabo ayaan raacayaa
@Fozi09
@Fozi09 5 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@hassanabdullahi7395
@hassanabdullahi7395 5 месяцев назад
Zakariye sxb Stock markets sida loo maalgashado cashir nooga soodiyaari
@GuleedOsmanHashi
@GuleedOsmanHashi 5 месяцев назад
Bravo
@abdimohamed-ij3sj
@abdimohamed-ij3sj 3 месяца назад
Asc sakariye mahadsanid
@GuulwadeOfficial
@GuulwadeOfficial 5 месяцев назад
Allaha ku sharfa wll
@Abadinuur
@Abadinuur 5 месяцев назад
Waa mahadsan tahay Sakariye macluumaad aan raadinayey ayaan ka helay vediogaan aad baad u mahadsan tahy!!!
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@kulmiyemohamed-zw4ef
@kulmiyemohamed-zw4ef 5 месяцев назад
السلام عليكم Dhmntn wa idn slmy, Su asha an wato ba wxy thy, Malaheli kara motor laga bahi bixi kro o kushaqeynayo solar panel,siloga marmo shidalka qaliga ah, jwbtane wa imuhim,sbbto ah wxa lagayaba iney nolol bdn ay bedesho su ashan ,mhdsnd السلام عليكم 😊
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 5 месяцев назад
wa mahadsan tahay wll
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 4 месяца назад
Hadii aanad garanayn meel aad wax ka bilowdo, waxa aad u baahantahay in aad jawaabo u hesho su'aashan. ok way fududahay, 1) xagee rabtaa in aad ka bilowdo? 2) Maxaad jeceshahay inaad sameyso? 3) Wax hadaf ah ma leedahay? 4) Ma jeceshay qaybaha ganacsiga ee kala duwan? 5) Hadday Haa tahay, Qaybtee ayaad jeceshahay in lagu daro? . 6) Dhaqaale ahaan diyaar ma u tahay, heerkee ayaad tahay 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, kee baad tahay? . 7) Horay ma kala hadashay qof ganacsiga aad rabto inaad sameyso? 8) Diyaar ma u tahay inaad qaaddo khataraha ganacsiga? 9) Hadday Haa tahay, diyaar ma u tahay inaad bilowdo maalgelinta khadka tooska ah 10) Weligaa ma raadisay fikradda 10 qof oo aad kuugu dhow ka hor intaadan bilaabin dhaqaale?
@Hanadabdiali-bs7tu
@Hanadabdiali-bs7tu 3 месяца назад
Diyaar u ahy herka kowad
@user-jk5tq8rp5r
@user-jk5tq8rp5r 3 месяца назад
Asc Zakariye marka hore waan ku salamaya marka la baadna waan ku bogaadinaya dhiri galinta ad nagu bararujinaysid ee ganac siga
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 5 месяцев назад
Mahadsanid waalal
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 4 месяца назад
@@AXMEDOPTHI Hadii aanad garanayn meel aad wax ka bilowdo, waxa aad u baahantahay in aad jawaabo u hesho su'aashan. ok way fududahay, 1) xagee rabtaa in aad ka bilowdo? 2) Maxaad jeceshahay inaad sameyso? 3) Wax hadaf ah ma leedahay? 4) Ma jeceshay qaybaha ganacsiga ee kala duwan? 5) Hadday Haa tahay, Qaybtee ayaad jeceshahay in lagu daro? . 6) Dhaqaale ahaan diyaar ma u tahay, heerkee ayaad tahay 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, kee baad tahay? . 7) Horay ma kala hadashay qof ganacsiga aad rabto inaad sameyso? 8) Diyaar ma u tahay inaad qaaddo khataraha ganacsiga? 9) Hadday Haa tahay, diyaar ma u tahay inaad bilowdo maalgelinta khadka tooska ah 10) Weligaa ma raadisay fikradda 10 qof oo aad kuugu dhow ka hor intaadan bilaabin dhaqaale?
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
@@ALmt-Hasanat waxan rabaa inaan wax ubilaabo qaab step by step ah waxan jeclahay inaan noqdo business management iyo ganacsiga online ka ah hadafkaygu waa intaa pro
@huseinmaxed1584
@huseinmaxed1584 5 месяцев назад
Asc wll sakariya stock market ka ka soo hadal mahadsanid
@AhmedIlkacase-hj3en
@AhmedIlkacase-hj3en 5 месяцев назад
zekeriyow zxp cripto ee zxp cours halka lagaa helayo noo sheg
@GuleedOsmanHashi
@GuleedOsmanHashi 5 месяцев назад
Wll faiido fiican baad soomaali u soo sheegeysaan
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 5 месяцев назад
Inte kala xiriira wawalow
@cilmicabdulahicali7316
@cilmicabdulahicali7316 3 месяца назад
Asc sax sakariye San ku helikaraa koorsoda barashada ah ee suuqaan
@user-xy3er1up8r
@user-xy3er1up8r 5 месяцев назад
Binance baa kashaqeyo . Kucion hada mashaqeeyo shurudihiida la adkeeyay
@Akhersi
@Akhersi 5 месяцев назад
Ustaad mesha ugu fcn e laga baro karo crypto course nala wadag
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 3 дня назад
Sxp maalgeshiga suuqa weyn ee Trading212 kasoo hadal.
@maajidpoi11
@maajidpoi11 5 месяцев назад
Aad ba u mhdsn thy zxp Lkn wxa muqal noga so diyaari Qabka la iskubadalo UST iyo cyrpto kale
@adensomali7438
@adensomali7438 5 месяцев назад
Ugaaz halkaas waan fahanay stock marketka kawaran isagu maka halis yaryahay
@user-hf1cs6bd7c
@user-hf1cs6bd7c 4 месяца назад
Haa sifiican ayaad noogu sharaxday
@AXMEDOPTHI
@AXMEDOPTHI 4 месяца назад
Walaal qof kaliya ayaan àhay mana aqaan meshan wax ka bilaabo ee may caawin kartaa please.
@user-id3js9cz4e
@user-id3js9cz4e 5 месяцев назад
Waxan u baahanahy inad Stock market nooga hadashid sida loo maalgasho iyadoo faahfaasan walal
@TheReasonedGoat
@TheReasonedGoat 17 дней назад
asc wllo waxan donayey ba mudo dheer in aan maalgashi ku samaysto suqaan lkn waxan ka seexan kari wayey horta in uu halal yhy iyo inkale . ii ka so jawaba intiii xoog ka ahaysa insha allah
@motivationsnature8946
@motivationsnature8946 3 месяца назад
Sxb verification ka ayaa kuu diidyo ind adoo jooga Somalia ind isticmsho kucoin, blse wxd u baahanthy address dibada ah thnks
@drmohamedgaash9339
@drmohamedgaash9339 5 месяцев назад
Sekeriyow waxaad ka so hadashaa ropotka suuqan tride gareeya ee la dheho royal q isaga mala aamini karaa inaad binancegaga ku xiratid ee uu tride garaynayo isago lacag la qadanaya sandki 120
@ramagmedia
@ramagmedia 5 месяцев назад
Binance baa ka shaqeeya lkn kucoin Kama shaqeeyo sxb
@gaabshe12345
@gaabshe12345 3 месяца назад
Ustad, ma maalgashan kara bitcoin 50 dollar
@AadanAxmed-if7qw
@AadanAxmed-if7qw 2 месяца назад
Asc sxb sakariye.
@Gmaaad
@Gmaaad 5 месяцев назад
Marka hore ma xalal baa
@KhalidAli-cn3qn
@KhalidAli-cn3qn 4 месяца назад
Ustaad noga so waraan Lunc iyo Xex ecash Iyo Dent noga so waraan
@jama253
@jama253 5 месяцев назад
Jazakllah kheir wll zakariye.. aniga cryptocurrency muddo ayaan ku jiray faaido iyo qasaaro labadana way leedahay.. waligaaa is ilaali inaad lacagtada ama crypto taada qof kale kuugu shaqeeyo…
@siciidaxmed8908
@siciidaxmed8908 3 месяца назад
Zxp xgee ka bartaa
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 5 месяцев назад
Libaax Dadka qudha waxa ka rumaysto Dhalinyarada RU-vid ku jirta inta badan Xaqiiqda Dadka u Keena
@amancrn8715
@amancrn8715 5 месяцев назад
First viewer 📌
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 месяцев назад
Bravo 👏
@mrplan5052
@mrplan5052 5 месяцев назад
@@ZakariyeCaawiyesxb sakariye waxaa jira robot 🤖 badan oo faalooyin English ah kaa bixinaya muuqaalkan kuwaas oo dadka somalida ee waxba fahamsanayn khatar ku ah , Gmails kooda iyo xogtooda ayay dhici karaan markaa delete garee faalooyinkooda , Mahadsanid.
@yasminyasminhamse4025
@yasminyasminhamse4025 5 месяцев назад
Inan kula hdlan rabaa sakariye halkeen kala hdlaa
@user-no2nn4rs8z
@user-no2nn4rs8z 4 месяца назад
Ragga update ah ee yaqaano sida looga shaqeyo suuqayadan kala duwan mana u faaideysan ragga dalka jooga ee shaqada u baahan
@Barashadajarmalka
@Barashadajarmalka 5 месяцев назад
Sxb fixed oyo flexible mxy kukala duwanyihiin
@Bigman10573
@Bigman10573 5 месяцев назад
👋🏾😍
@babyboool
@babyboool 5 месяцев назад
Application ka. Ku coin. Wuu ka shaqeeya Somaliland zHip
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow 5 месяцев назад
Asc sakariyeow waxaan rabaa inad alaaab iga soo iibisan Turkiga. Suurta gal matahay
@naimoh3796
@naimoh3796 5 месяцев назад
Xalala miyah
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Haa waa xalaal oo culimada islaamka fatwa ka soo saaray
@Healthknowledge777
@Healthknowledge777 3 месяца назад
Wllo xagee kahelaa course yada
@mohamedabdirizak8148
@mohamedabdirizak8148 5 месяцев назад
Sarifka lacaga cryptocurrency
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 5 месяцев назад
Maansha allah macalin waxaagu talo waayeel.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 месяцев назад
Waa sidaa mudane badqabka dhaqaalaha dadkeena ayaa muhiim ah intaanan ku dhiirigelin wax ay ku khasaari karaan sidoo kale mararka qaar lagu faa’ido.
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 5 месяцев назад
#Cashmaal kawaran macalin waxaan filaya macalin inuu yahay sidii Tradepot kii aad kasoo hadashay.
@mrplan5052
@mrplan5052 5 месяцев назад
@@abdirashidboqortooyo7286may way kala duwanyihiin , farqi weyn ayaa u dhaxeeya oo dhan walba ah , tradebot koley inta uu jiray kama badna hal sano , waxanu ahaa application dadka in lagu dhaco loo sameystay , balse cryptocurrency waa suuq inbadan jiray ilaa 2012 kii ayuu jiray oo shaqaynaya masuul
@drsnajahahmed3707
@drsnajahahmed3707 4 месяца назад
Stock noo soo diyaari cashardoooda bilowga ah
@abdifitahHussein
@abdifitahHussein 5 месяцев назад
Kucoin Somalia kama shaqeeeyo wll
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp 5 месяцев назад
wa mahadsantahay sakaria waa runta Somalia waxa Jira exchangiya badan oo ka shaqeeya lkn Kucion Somalia ma aqbalaya lkn Gate io binance iyo kuwa badan oo mid aan isticmaala oo Mexc la dhaha ka bid yahay iyo Bybit kulli waa ogol yihin qofka raba in UU sameystana waa must in UU passport haysta haddi UU isku Daya in UU passport la'aan isticmaala wixiisa Qatar ayeey ku jiraan
@farhanabdi3289
@farhanabdi3289 5 месяцев назад
Sakriyow. Binance ayaa ka shaqeeya oo aanu maalagshanay
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 5 месяцев назад
Wxan ya jiri wa xalal
@NOf_x_x
@NOf_x_x 5 месяцев назад
cryptocurrency guud ahaan waxaa loo arkaa xaaraan xagga maaliyadda Islaamka. Tan waxa u sabab ah dabeecadeeda mala-awaalka ah, ee loo ekeysiiyay khamaarka, iyo ku lug lahaanshaha hubanti la'aanta iyo khatarta, taas oo ka soo horjeeda mabaadi'da Islaamka ee xoogga saaraya wadaagista khatarta iyo ka fogaanshaha mala-awaalka.
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Walal sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwa lamid ah waa xalaal oo culimada islaamka fatwa ka soo saaray. Waa technologiyo mistaqbalka lacag ama smart contract waxa loo yaqaano isku badalaya.
@mahamedidris7009
@mahamedidris7009 5 месяцев назад
Binance coin waa xaaran
@kobcintagaraadka9812
@kobcintagaraadka9812 День назад
Mesha lakala soconayo magaca noso qor
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 5 месяцев назад
Crypto khasaare iyo faaido labadaba wuu leeyahay qofkii waqti siiyana faaiidada ayaa badan qofkii aan aqoon u lahayn waa nasiib waliba khasaare u badan laga yaabee adiga oon aqoon inaad gasho oo coinkii aad gashay 1000%uu koco waa nasiib inuu suuqa ka baxana waa macquul
@NOf_x_x
@NOf_x_x 5 месяцев назад
cryptocurrency guud ahaan waxaa loo arkaa xaaraan xagga maaliyadda Islaamka. Tan waxa u sabab ah dabeecadeeda mala-awaalka ah, ee loo ekeysiiyay khamaarka, iyo ku lug lahaanshaha hubanti la'aanta iyo khatarta, taas oo ka soo horjeeda mabaadi'da Islaamka ee xoogga saaraya wadaagista khatarta iyo ka fogaanshaha mala-awaalka.
@geesigafilms
@geesigafilms 5 месяцев назад
WLL ANAGA OO SOMALIA 🇸🇴 JOOGNO MA MAALGASHAN KARNO MARKA MAXAA SAMEYNAA WLL
@keyseabdisheikh8541
@keyseabdisheikh8541 5 месяцев назад
Lakin xalaaal miyaa
@younisabdull5161
@younisabdull5161 5 месяцев назад
Kucion somalia waa ka xeran yahay binanace ayaa ugu fican wuuna shaqeyaa ustaad❤
@HUsniSahal-nx9jq
@HUsniSahal-nx9jq 4 месяца назад
Ethiopia maxaa ka shaqeeya wll
@elmiabdirahman5256
@elmiabdirahman5256 4 месяца назад
Marka binance account la samaysanaayo wuxuu doonayaa passport markaa passport somali ma yeelayaa?
@manaafabdi4145
@manaafabdi4145 4 месяца назад
Haa wa cadi wll wad ku samaysan kartaa
@AhmedDacar12-fw8nj
@AhmedDacar12-fw8nj 5 месяцев назад
Cilmigah meel fiican an ka bartoh bn rabah ustaad
@abdirahmanmohamed8683
@abdirahmanmohamed8683 2 месяца назад
Waa diyaar wll
@abdallamahdiisak4452
@abdallamahdiisak4452 5 месяцев назад
Ma jiro miyaaa casharo
@Abdullahi.osman.
@Abdullahi.osman. 4 месяца назад
Binance Muqdisho caadi ka yahay Anoo ku isticmaala sxb Lkn sxb memocoins ka kwrn Waxa kale weey tageen faa iido lagama Sameen karo masuul
@salmaibrahim123
@salmaibrahim123 5 месяцев назад
App ka 2139 kaso hadal wll
@younisabdull5161
@younisabdull5161 5 месяцев назад
Dhalanyaro somali joogo oo 4kun ku bilaway oo 110kun dollor kabadan ka sameyey aa joogo sanadkii hore ustaad❤🎉
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 4 месяца назад
Waxaan hayaa 67 000 o bitcoin sidee ugu shaqeeyaa
@Abdiladif_Adam_Mohamed
@Abdiladif_Adam_Mohamed 4 месяца назад
Binance Somalia 🇸🇴 Ma Loo Furay
@mrnobody3714
@mrnobody3714 5 месяцев назад
Kukoin makushaqeynayo Somalia
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 5 месяцев назад
Xaaram weeyr iskajira
@NOf_x_x
@NOf_x_x 5 месяцев назад
cryptocurrency guud ahaan waxaa loo arkaa xaaraan xagga maaliyadda Islaamka. Tan waxa u sabab ah dabeecadeeda mala-awaalka ah, ee loo ekeysiiyay khamaarka, iyo ku lug lahaanshaha hubanti la'aanta iyo khatarta, taas oo ka soo horjeeda mabaadi'da Islaamka ee xoogga saaraya wadaagista khatarta iyo ka fogaanshaha mala-awaalka.
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Walal sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwa lamid ah waa xalaal oo culimada islaamka fatwa ka soo saaray. Waa technologiyo mistaqbalka lacag ama smart contract waxa loo yaqaano isku badalaya.
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 5 месяцев назад
bitcoin markuu ahaa 14k last year maxaad u dhihin maal gashta ama lugu so weydiin, maanta oo ey kor u dhaaftay 50k ayaa qof walbo crypto malgashta ku haya, xiligaan suuqa waxa macqula in kagaga boxo xligaan wa gurasho maahan beerasho cidi cryptocurrency taqaan.
@ammacinvlogs1698
@ammacinvlogs1698 5 месяцев назад
Taasa been ahen coin yasha kudhaba feylan btc iyo Eth aya danto ayago malqashadho
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 2 месяца назад
Binance somalia wuu kashaqeyaa aniga ayaaba isticmaalo
@goosaar
@goosaar 5 месяцев назад
Binance ga kawrn, Binance Wallet kawrn Zakariye
@clhialiwaanbe9926
@clhialiwaanbe9926 5 месяцев назад
Kraken app & web.
@Qoor252
@Qoor252 5 месяцев назад
Binance aad kugu shaqeyo Muqdisho
@madaale3997
@madaale3997 3 месяца назад
Blue jib coins
@4hamitt
@4hamitt 5 месяцев назад
Forex ka soo hadal
@Adde12
@Adde12 5 месяцев назад
Binance somalia wa aqoon san yahay
@hanalucky444
@hanalucky444 4 месяца назад
23 kun iigu jirta see ula baxa
@CabdalaDeer
@CabdalaDeer 2 месяца назад
Hye
@aligarad483
@aligarad483 5 месяцев назад
Binance xata waa shaqeynaa somalia
@Adkavic
@Adkavic 5 месяцев назад
Ustafi stock market sida u mal gashan karno kaso hadal dadka somalia jogo system ka ay isticmali karaan Thanks
@cajiin1435
@cajiin1435 5 месяцев назад
Aj crypto booqo, stock market Somalia kama shaqeeyo, badel keedo waxaad heleysaa crypto ku soo dawaawo ,Xoog badan hadii rabtiid imaaw Aj Crypto ,RU-vid iyo telegram
@saddamsalad
@saddamsalad 5 месяцев назад
deposit ma lagu sameen karaa master card somalia sida premier mastercard iwm mahadsani
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 месяцев назад
​@@cajiin1435😂😂😂 kaas dadka uu baarta sxb dhalinyarada jeebkooda ayuu usoo shaqo tagay
@basketballhope2602
@basketballhope2602 5 месяцев назад
Halke, course laga hela ama laga barta casharo free ah ciid haysa haday idiinku jirto saxibayaal ila so xidhidha.
@xamaaliboy
@xamaaliboy 5 месяцев назад
RU-vid waad ka heleysa hadaad baartid somali iyo ajaaniba raadi
@Faisalson1
@Faisalson1 5 месяцев назад
Binance ayaa ka shaqeeya laakiin passportka soomaaliga ah ayaa must ah inad haysato
@saddamsalad
@saddamsalad 5 месяцев назад
deposit ma lagu sameen karaa master card somalia sida premier mastercard iwm mahadsanid
@Maahir4526
@Maahir4526 5 месяцев назад
Ustaad crypto 16k marka ay marasay ayaan facbook sodhigay anoo leh fursad kor ukac ayay ledahay waayo suuqu meel hoose ayuu jogay lkn suuq meel sare joga lama gato. Waxaan rajenayna nasashada danbe oo usamaynayo inan kasofidaysano ani mudo afar sano ah waxaan kusojiray suuqyada Stoks ah forex iyo crypto dhaqdhaqaaqoda waa lasocday, mahadsanid walal.
@saddamsalad
@saddamsalad 5 месяцев назад
deposit ma lagu sameen karaa master card somalia sida premier mastercard iwm mahadsanid
@sagtaahmed6589
@sagtaahmed6589 5 месяцев назад
@@saddamsaladha sxb
@salmaanayuub7007
@salmaanayuub7007 2 месяца назад
Telka whatspka ayan raba inaa kala soo xiriro
@CabdalaDeer
@CabdalaDeer 2 месяца назад
Hye xlda kwrn
@abdullahi9794
@abdullahi9794 5 месяцев назад
Wa xaran culimada aya kahadleen wllayal
@flabflab8288
@flabflab8288 5 месяцев назад
Maaha xaaraan wll
@NOf_x_x
@NOf_x_x 5 месяцев назад
@@flabflab8288 cryptocurrency guud ahaan waxaa loo arkaa xaaraan xagga maaliyadda Islaamka. Tan waxa u sabab ah dabeecadeeda mala-awaalka ah, ee loo ekeysiiyay khamaarka, iyo ku lug lahaanshaha hubanti la'aanta iyo khatarta, taas oo ka soo horjeeda mabaadi'da Islaamka ee xoogga saaraya wadaagista khatarta iyo ka fogaanshaha mala-awaalka.
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Lol yaa waaye culimada xarantimeysay. Waa xalaal oo culimada islaamka fatwa ka soo saaray
@Mohamed-Fooley10
@Mohamed-Fooley10 5 месяцев назад
Binance wuu ku Shaqeena Somalia
@gaabshe12345
@gaabshe12345 3 месяца назад
10 dollar ma maalgashan kara ninance ana bitcoin
@mahiriitoamazing3614
@mahiriitoamazing3614 4 месяца назад
Maannta 68kun ayuu maryaa ninkii ka faidaystay ba nasiib leh
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 5 месяцев назад
Mashlh. Suqan dhowrka bilod ee nagu soo wajahan waa laga faaidi kataa isha kuhaaya. Crypto halving
@mrplan5052
@mrplan5052 5 месяцев назад
May lagama faa’idi doono sababtoo ah suuqu hada meel sare ayuu maryaaa , marka uu suuqu meel saro marayo lama galo ee marka uu hoos u dhac ku yimaado ayaa la maalgashadaa oo lacagta la iibsadaa , mafahmtay masuul
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 5 месяцев назад
@@mrplan5052 sxb waa ogahay taas ujedada aan ka hadlayo. Waa crypto halving suuqa suu soo dadan doona inshlh kadib hala galo coins. Yada. AI. masheucoda yahay hala maal gashto intas waa talo wall nimo. Iyo qibrad dher aan uleyahy. Suuqan. 2016 and now. Ayaan ku jiraa alx...
@mrplan5052
@mrplan5052 5 месяцев назад
@@saalimqalinle5466 Haa sax gartay isku ujeedo ayuunbaynu nahay hadaa , Mahadsanid
@saidadenhaidhigin4742
@saidadenhaidhigin4742 4 месяца назад
​@@saalimqalinle5466 aad iyo aad, wad mahadsantahay masuul. Wax Waxaa nagu dhaanto hadad noo faideyso kwrn.
@teamOG333
@teamOG333 5 месяцев назад
Bybit ayaa ka shaqeestaa wuuna faido badan yahay bot trade ayuu leeyahay 💯💯💯
@dheeman3348
@dheeman3348 4 месяца назад
Zxp Lcg b igu jirta 1m ah se ugala baxa
@queenliza596
@queenliza596 Месяц назад
Malabaxday
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 5 месяцев назад
sakariyow wll xaaran iyo xalaaal baan ku dhex wareen wixii aad u qasdido ina barato ka shaqesato waa laga xaramen sideen wax yeelna sxb
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Bitcoin, Eitherium, Solana, iyo kuwa badan waa xalaal oo culimada islaamka fatwa ka soo saaray
@qibradyare4145
@qibradyare4145 5 месяцев назад
Telegramka crypto halal aya kala scon karta kuwan bananen iyo kuwa banan e diniyan lamal gashan karo
@diinkaab
@diinkaab 5 месяцев назад
Kolkuu kacsanuay suuqan hala isga ilaaliyo
@abdiahmed9708
@abdiahmed9708 5 месяцев назад
Sxb anu 10€ aya geliyay kadibna san 1 halhalb marna u ibinaya marna ibsanaye ayay iga cunen inta 40€ gadhay hadana waiga cunen
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 месяцев назад
Waa inaad barataa waqtiyada la iibsado iyo waqtiga la iska gado. Xili xili bey kala leeyihiin
@mohamedsheikhdon8852
@mohamedsheikhdon8852 5 месяцев назад
Finance iyo kraken way ka shaqeeyaan somalia
@saddamsalad
@saddamsalad 5 месяцев назад
deposit ma lagu sameen karaa master card somalia sida premier mastercard iwm mahadsanid
Далее
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Просмотров 109 тыс.
2 daan Coin waxay samayn doonaan Millyanneerro
8:48
Просмотров 16 тыс.
5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
9:00
Просмотров 16 тыс.