Тёмный

“ Muuse Biixi ayuu ridayaa ayay yidhaahdaan markaan watayna Samaale ayay dhisayeen “. Suld. Xasan 

Faysal Fifa
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

7 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@Aadanhussein-dq3nq
@Aadanhussein-dq3nq Месяц назад
Suldaan Xishoo Magacii Saldanada Ayaad Dhulka Jiiday. Hadalka yarayso
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only came into power because of Suldan Hassan's support. However, it is now imperative to strip him of his powers, as he has pushed the country into disarray. Such hypocrisy cannot be tolerated any longer.
@amalhersi8704
@amalhersi8704 Месяц назад
Learn the spelling first
@amirabdikarimcumar2106
@amirabdikarimcumar2106 Месяц назад
A sultan should bring people together.
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Месяц назад
XAARWEYNE WAXAAD HAYSA ISKA YAR WADANI FAQASH AFKAGA XUMBEYNAYA ULA TAG MUUSE WAA WADA CABDLA SICIID WAA XUSEN ABOKOR WAA SACAD MUSE WAA SUBEER AWAL WAA WADAISAAQ WAA WADA SOMALILAND. MAANSHALLAH TABARAKALAH VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Месяц назад
Hooyadaa siilka uraya kawase cuqdada iska saar laangaabyahow ciilani dhilaa kuxaartee
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Месяц назад
Waa suldaan dhuuniraac ah oo siyaasad aan loo dirin dhwx fadhiistay bacaac beenaale bacaac..alle ku qabey.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Месяц назад
Adi Alle kuqabay
@NaasirCabdikariin
@NaasirCabdikariin Месяц назад
Suldaan. Kiiilo
@user-vn7df1dx2k
@user-vn7df1dx2k Месяц назад
Waa suldaan cumaamadii ka dhacday oo si xun u nool. Waa suldaan kaba leef ah umana qalmo in lagu sheego suldaan Habar awal.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Месяц назад
Xasan-yare is daji reerku waa kaa quustee.
@hassanfarrah9540
@hassanfarrah9540 Месяц назад
Allah kariim
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Месяц назад
Warhooy Qaranka Ha Loo Foojignado, Idinba Dhaggo Wad Leedihiine, Waxna Wad Fah-maysane, Waxa La Soo Wada Ama Kanbey loo Galaya Wax kale Maha Kaliya Waxa La Raba ( Nin Sidii La Doonno Lo Jiheynkaro ) Hadii Loo Baahdo Mamul Goboleedyo Gudaha Somaliland Laga Dhawaqi Karro KHAATUMO XUMO MAAHA, KUWA KALE TUSAALE : AWAL STATES OF AFRICA AMA ISAAQ STATES OF SKY . KALIYA SI MEESHA LOOGA SAARRO SOMALILANDTA MIDDA AH JUQURAAFI AHAAN LOOGUNA BEDELLO, GOBOLLO KALA XUDUUDA AH, KALA MAAMULA . QARANKA HA LA DIFAACO YAAN LAYNO GABAN. WAXAN DOORANAYNA NIN AAN QABIIL WAX KA DOONEYN E QARAN WAX KA DOONAYA UNA DOONAYA.
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok Месяц назад
Suldaan xasanow muuse cadawgiisu ha jabo adiguna cadawga muuse ha noqon xishoo nimankan aad raacdo waad ka wada yartahay marka laga reebo suldaan ka ciida gale iyo suldaanka arabka Labadaa mooyee inta kale waad ka yartahay markaa raga aan suldaamada ahayn ee kaa waaaweyn ee kugu shaqaysanaya ka hadh
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 Месяц назад
Suldaan hadaad mucaarad doqonimo da ah hadaad joojin weydo adigu ucodee wadani lakiin jooji ololaha anagu awal ahaan kulmiye ayaanu nahey xasan yare
@mohamoudkoshin3562
@mohamoudkoshin3562 Месяц назад
mowqifkaaga Reer kuma meteshid waa personal.
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Kkkkkkkkkkkk siigo yaraa
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Месяц назад
ASC suldan xasan ilaahag ka yaab oo is ka amus oo xisbiga Buur full ka ah is ka wado anag hadan nahey Subar Awal waxan wadan mujahid muuse Abdi xildiid xisbiga kulmiya marka adigu waxed tahdy shaqsiyad na cabas gull super Subaru Awil gull Somaliland ❤
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@nimosamater3429
@nimosamater3429 Месяц назад
Odayasha makarfoonada haysa halagadhigo
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Месяц назад
Suldaan kiilo magaca saldanada ayad dhulka jiide naga xishoo waxa ka dhex hadlaya waa lacagta ciro iyo rajiimkiisa
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Месяц назад
Habar awal uf beey kutidhi
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 Месяц назад
Xasan yare Baastar saqajaan ah
@amalhersi8704
@amalhersi8704 Месяц назад
Alle ga ku caafiyo
@mouktarosman8533
@mouktarosman8533 Месяц назад
ASC suldan xasan sagajan.........
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
kuwa caayda ii soo qoryaa aniga ima matlo nin wadani wataaa muuse baxii Garxis waa kii ku shirey buurta gacan libaax ee yidhi markii shirka xidhayeen Haber awal iyo Haber Jaclo caasumi mayano kolka xisbig aay taageyaan bdankodi ee wadani in Suldaan Hassan teego ma ah iyagoo cadawnimo Garxajus u muujiyey Haber awal mar kasta nin awal la doorto Grxjis dagaal buu ridaa ti ina cigaalna taas baay ku sameeyeyn waxaan filaa labdab garxjis baa dhaley nasaiib xumo reer abtigood baa hub u qaatey
@CumarAqli
@CumarAqli Месяц назад
SULDAAN. MAGACWAYNLAHAA. AYAAD. AHAYDE. WAADISBAHDISHAY KARAAMADI AYAADISKAQAADAY
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 Месяц назад
Xasan yare xataa karaamadii hadalkaagu karaama male
@user-xd4zc4gg2h
@user-xd4zc4gg2h Месяц назад
ALLAH LAA WAFIQAK😢😢
@user-xd4zc4gg2h
@user-xd4zc4gg2h Месяц назад
MUNAAFIQ, KADAAB, LACAG BUU DADKA KUU IIBSANAYAA. ISHAYDA BAA KUGU ARKAY ADIGA IYO CIDANKAAD WADATAY HUDHEELKA GUULEED. SAQAJAAN YOHOW
@amalhersi8704
@amalhersi8704 Месяц назад
Fifa Hanoi kee I waxaan oo kale
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Месяц назад
Suldaan siyaasada iyo dhaqanka kala sarban ku odhanlaha anuu wle isku dhex darku mafcnee
@user-yh7dx9yc4r
@user-yh7dx9yc4r Месяц назад
Suldaan walba wuxuu wataa musharixii beeshiisa hadaba kan maxaa heley waa doqon umana qalmo sandalada supeer awal markaa waa in beeshu si degdeg ah u doorataa suldaan ibraahim sabeyse
@CumarAqli
@CumarAqli Месяц назад
SULDAAN CIROMADAXWAYNEMAAHA. MADAXWAYNADALKUWAAMUJAAHIDMUUSEBIIXI
@Amal-vy3lv
@Amal-vy3lv Месяц назад
Ader iska amus sidasaa ku wanag san waayo waad qaldan tay sldanka guud ee suber Awal baatay madax weeyne muuse bihi adaa suldan uah
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh Месяц назад
Waar kan yaa suldaanka ka dhigay wax ku hadlimaayee
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 Месяц назад
Odeygan cid inaqabta miyaa lawaayay?
@user-tm6gv1ck7z
@user-tm6gv1ck7z Месяц назад
Suldan.cirro.dharka.umaydh.haadikale.lasexo
@mehiden
@mehiden Месяц назад
His done, cultural leader should keep out of politics. Already he admitted that he was wrong in supporting Muuse in his campaign, he should keep out of it this time and let general public make their own decision.
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Месяц назад
Isku iskuul baanu aheyn ex, gacan libaax, saaqid buu ahaa iska hadla uun oo qayila down down.
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 Месяц назад
Suldaan ahassan aad baan u salaamayaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
xasan yare
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Месяц назад
​@@user-sz7sn2rv9rsuldaan xasan
@AbualiGeleh-hi2ur
@AbualiGeleh-hi2ur Месяц назад
Waxa aan layaabay kuwan sheegts habar awal miyay iska waayern cid qabata hassan yare fagaara kasta sirtoodii ayuu kaga sheekanayaa waar suldaankiinba dhacye iska qabta
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Bihi only gained power with the help of Suldan Hassan. But now, it is crucial to remove him from power because he has caused chaos in the country. We can no longer tolerate your hypocrisy.
@amalhersi8704
@amalhersi8704 Месяц назад
Again he will become President Inshaa Allah with your open eyes what will you do
@elmimahmoud4326
@elmimahmoud4326 Месяц назад
Eska hadle cidna wax ma yeele kartid Ku meel gaadhka ayad waliga ahaan doonta
@Shabcaan-gi4bz
@Shabcaan-gi4bz Месяц назад
😊
@NaasirCabdikariin
@NaasirCabdikariin Месяц назад
Xadta kiilo
@Abdirahman334
@Abdirahman334 Месяц назад
Suldaan cumaamada olalaha xisbiyada ka waxaad ka qaadaneyso ciro ka qaado oo iska daa ololaha sharafka dhowro
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Месяц назад
Wax Suldan ku sheega sajanka ah waxka Shaqeeya miyaa lawayey.,
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Месяц назад
Huku waso
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Месяц назад
Xasan yare
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 Месяц назад
Xassan yare af hayeenka xisbiga wadani ee G.maroodi jeex 😂😂😂
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 Месяц назад
Suldaan iska aamus dhuuni raac ayaa tahey anaga habar awal ahaan mujaahid muuse biixi ayaanu nahey markasta habar awal ayaad tidhaahdaa kulama soconp
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Месяц назад
geel awrkii lahaa ku qooqan yahay ayaad adna dooneysaa inaad ku qooqdo markaa kaagii ayey ahayd inaad ku ekaato nin wayn oo sandalad sheeganaayana waad tahay
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn Месяц назад
Suldaaan madaxwaynaha karaamu leeyey allah ayaa halkaaa u gartay waxba haka sheegin cpdka shacabkana diyaar baanu ula nahay mar labaad kuwan aad wax u doonayso somali land aad bay uga dharagsantay adiguna waxba uma haysid doorashada ayaamad ku ogaan doonta odayga qaranka u sareeya cid karaamo sharaf ayuu leeyey hadalku yuu kaa xumaanin
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv Месяц назад
Suldan xasan yare ay koorleh
@muuseabdullahi8400
@muuseabdullahi8400 Месяц назад
Hasan bahaane
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv Месяц назад
Xasan yare iska hadle
@Shabcaan-gi4bz
@Shabcaan-gi4bz Месяц назад
Ma kanaa suldaanka habar awal?? uma qalmo wllahi
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl Месяц назад
Suldaan mijin jaada ayaa ku filan inu muxaafid ama mucaarid noqdo,suldaan beenaale
@abdallaibrahim1684
@abdallaibrahim1684 Месяц назад
waa afhayeenka wadani
@johnyou4036
@johnyou4036 Месяц назад
Sannadkan dhamaanteenba wadani ayeynu wadanahaye. Kiniinka iska kiq😅
@cadceedduhur9983
@cadceedduhur9983 Месяц назад
suldaan xasanna muu sugin marinkaynu soconoo sarsarbuu ka dhaafay nin sagaashan jiray oo arin seegay weeyoo tiisu nama saraysee cidkasta oo taageerta tuugta dalka boobtay ee hadana leh tolaw maantana madaxtooyadii halkay ka dhawdahay ee xirsi dajaal ina xaashi iyo cirro oo u sixran shacabka jamhuuriyadu ma maqli karo
@iSomaliland
@iSomaliland Месяц назад
Suldan Hassan, a fearless figure who strongly opposed the president Bihi from his own clan, demonstrating his exceptional commitment, remarkable courage, and unwavering principles.
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok Месяц назад
Suldaan xasanow xishoo ciyaalka ayaa kaamaadaysta suldaamada oo dhami way aamusanyihiin Doqonbaad tahay magacii reerkii ayaad sidataa xishoo dad aan kula darajo ahayn ha raacin qaaq uunbaa lagaa siiyay magacii reerkana waad dishay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Месяц назад
Suldaan waa inoo faysal hogaamiyaha ruuxigaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Suldaan maqajaan
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 Месяц назад
Waar yaa aamusiiya qidim lagasii
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
gabdhihii arabsiyo qomaluudka maxaad uga hadli wayday mise warankii dabada habarjeclo maysoo wada saarin ??????? qayrkaa gala dagaalka maanta way doobinayaan inta muuse kuu muuqdo qabkii/calankii/ciidii wassaqaysay qomaluudow
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 Месяц назад
Nooolow Mashallah SuLdaan waxaan kuuu doooran Suldaakii guuuuuud ee REER Sheesh Issaxaakh inaadeer isaaq mideeeeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Noolow suldaankaygow waligeen madaxeena hoos u maynaan dhigin muusana wuu ina ceebeeyey hayna dhaafo sharaftii reerka wuu dilaye
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Месяц назад
KU BEESHA SUBEER AWAL OG ILMA SULDAN C/LAAHI SUL C/RAXMAAN WAX LOO DUL QAADAN KARO MAAHA IN SUL BEESHA SUBER AWAL UU U OLOLEEYO MUSHARAX KA SOO HOR JEEDA MUSHARAXII SUBEER AWAL EE UU SULDAANKA U AHAA HADABA BEESHA SUBEER AWAL WAXAA LA GUDBOON LABA WADO UUN IN SULDAANKA LA XOOLEEYO WUXUU QABSADO EE ADUUNANA LA SIIYO ISNA AANU CID KA SOO HOR JEEDA MUUSE AANU U OLOLEYN HADUU DOONANA AANU MUUSANA TAAGEERIN TA LABAAD IN SUBEÈR AWAL DILO SULD XASAN SAMATARNA LA CALEEMO SAARO MANA JIRTO WADO SEDEXAAD OO INOO FURANI ALLAA MAHAD LEH SULDAAN ISMA HABAARNO ILEYN WALI MAAD DHIMANE
@Charkherad
@Charkherad Месяц назад
Asc wll waa iga su'aale ma intaas ayaad isku xiijisay !?!?!?!?!?!? War hadaa xaalkeenu ma sahlana hdii aynu xagaa marayno !!! Kulahaa "musharaxii subeer awal...." , nin dhallin yar ah laguna tuhmayo in mugdiga qabyaaladeed ee umadani ku jirto uu ku saaro ayaa sidan u hadlaya !!!!!! Waa duni aakhiru zaban wlhy !!! Kolay aniga iyo inta ila fekerka ah ee qabyaalada diidan hawl culus ayaa noo taala, allow garab nagu sii !
@shabeel7467
@shabeel7467 Месяц назад
Kani Suldaan maaha Huwan waa maxaan cunaa madexweynaha wuxuu ku eryanayaa muxuu laaluush ii siin waayey. Sacad Museemidgaan kan iska bedela kalabka.
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Месяц назад
Xasan yarow madaxwayne muse wuu sonoqonqyaa
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Месяц назад
Weligii soo noqon maayo muuse juudaan
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Месяц назад
Saqajaan waar noo matihid suldan adeer nagatag
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Месяц назад
wuu inoo yahayyy seaxaam samynaa muusa haysan kari wayay oo duco duceyeyyy
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn Месяц назад
Waar yaaa yidhaaa iska aamus
@djibrilhassanhoussien3956
@djibrilhassanhoussien3956 Месяц назад
Waar iska amus
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Месяц назад
Kan waataanu iibsaney, weliba qiimo jaban. Waxaanu ka shakisan nahey inuu wado ka cun oo ka codee
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Месяц назад
Yaan lagaa dareemin bahasha😂
@saidali6971
@saidali6971 Месяц назад
Odaygaan majecli ilahay bedel khayt qaba haynasiiyo caaq ma ubahna sacad muuse mantay
@zulthan4510
@zulthan4510 Месяц назад
Ma sacad muse ayu suldan u yahay bila caqlow mise rer dhan subeer awal ah garaadkaga kori
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Месяц назад
Suldaan qasaaro cidna dhigimaysaan cidina ridimaysid qasaaro qasaaro beenaale beenaale
@khadrafarahfarah-ye3sz
@khadrafarahfarah-ye3sz Месяц назад
Beenale muuse bixi habar awal oo dhan baa wadatay dhuuni qaate suldaan noo ma tihid 😷😷😷
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Месяц назад
KKKK XASA N YARE!!!????
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no Месяц назад
Waxan odhan lahaaba rag baa tidhi waxba ma ridi kartid waxana ma Soo saari kartid allaa bixiya
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Месяц назад
Dalka iyo dadku waxay u baahan yihiin is bedal wadani wadani guul
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Месяц назад
Xassan yare not my Suldaan ! My president forever Muuse Bixii
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f Месяц назад
Yeeeees yeeeeees kulmiyaaanunahay anaku rer somalilandnow iskajira wadani hoooooooy hadaad dalkiiiina dooonaysaaaan wadani down huwanta gudaha down ciiidanka laaaaaye down booooli cune down 👇 insha allah
@kadraahmed48
@kadraahmed48 Месяц назад
War odayga afxumada kadaaya.Isagu walee waa geesi,Ilaahna ka cabsada,qabyaaladna kuma jirto isaga,cadowgiisuna hajabo.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Месяц назад
Saladinti hore ma adigiyo cade gude oo kalay ahayeen iyo good iyo jaanbir kkkkkkkkk
@user-wk9hx4sf5j
@user-wk9hx4sf5j Месяц назад
Hadal wacan baad tidhi suldaan. Dalka maxadax weynihiisu waa c/ raxmaan maxamed c/ llaahi cirro inshallah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
halay waakii xafladii ku gamay ciro waa cilaaj uma qalmo madax wayne nin dawada dhibirka qaataa
@user-pu4op4mu2z
@user-pu4op4mu2z Месяц назад
😂😂😂😂😂🌚🌝
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Месяц назад
SSC-Khaatumo is not easy😂 Kufaartii waa muslimiyeen😊 hadey Eebe baribilaabeen!
@user-ti3vo5cl2t
@user-ti3vo5cl2t Месяц назад
Waxaad ismoodeyso Masha ee waxey dadku ku modayaan sxb
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk isqor laba naas
@aminaomer6330
@aminaomer6330 Месяц назад
Beenale Afka laguqabay
@user-yc6hh2rq9q
@user-yc6hh2rq9q Месяц назад
Waa odayga xisbiga wadani muuse adigu maridikartid suldaankiina waad seegtay ooninwalba naftiisa ayuu suldaan uyahay
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Maxaad ka had laysaa yaa naftisa u suldaana been haysu sheegin ee reerku hogaankooda ku daba fayl sxb
@axmedcabdi-kg6xe
@axmedcabdi-kg6xe Месяц назад
Biidhi qaate ma adaa muuse waxyeelika beenaale saawdigii sida casaanyada hadba gees ucararaayay dhadhamaraacyahaw hadba kashilinka udhiiba raacaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
Madaxweyen Muuse odaaysha dhaqanka ee lacgta beenta hmadaxtooyda laga siin jir buu ka jarey dhamaantood ma jeclaa lacgta shacabkaa leh shacbkuu u hayaa
@user-yc6hh2rq9q
@user-yc6hh2rq9q Месяц назад
Walaahi suldaan beensheegaya kukabeenwayn maan maqal
@ahmednourmohamed-mv5je
@ahmednourmohamed-mv5je Месяц назад
waan salaamaya suldanka
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Месяц назад
Muxuu been isku toostoosinayaa! Halkay ku tartameen Samaale iyo Biixi?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
Suldan Hassan ha lagu dharto waad qaldantey Madaxweyen Muuse shacbka Somalilnd baa doortey illhey baa kursiga saarey amarkii illahey baad leedey waan la dagalmaya hadan nahey awal waan ku casilyenaa ciro ninkii huwanta raacsanaa ee lahaa markuu buurta ku shirey awal iyo haber jaclo ma iman krto ciro maanu aheyn ninkii dhaliyarada yidhi xabada isu dhiga ciro manyaheyn ninkuu shiftda buurt saarey ee ciidanka qaranka ku laayey ciro many aheyn saaxiib Dal kasta iyo qofkasa somalilnd neceb saxiibkoodaa
@mustaphaahmed8816
@mustaphaahmed8816 Месяц назад
Adigaa casilan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@mustaphaahmed8816 us maxaa kaagalay suldaan xasan
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Месяц назад
Yaa casili kara suldaan xasan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186 yusra waxba kaama gelin waa suldaan kayga odaygan ADiS ka qabaa waana la casilayaa
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Месяц назад
@@user-sz7sn2rv9r aniga waa suldaankayga bal adigu waadigan caayaya ee sida anshaxa iyo edebta ka baxsan u hadlayee muxuu suldaan kuugu yahayba. Bilaa dhaqan baad tahaye
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Месяц назад
😂suldaan doqonta aasbeheed😅😅😅😅
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Месяц назад
Maxaad ridi waxbaad is mooday
@johnyou4036
@johnyou4036 Месяц назад
Madaxweynahan Mudaxileedkiisu dhamaaday kkkkk well said Suldaan 😅. Wallee waad asiibtay.
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Месяц назад
Inkaartii Awal kugu dhacdey(yusra harti buu noqday)
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Месяц назад
Habarawal iyo garxajis miyaanay walalo ahayn maxaaf kala wadda
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Месяц назад
Waa walaalo lakiin maalin qaranku dagaal Ku jiro ayuu yidhaahdeen waxaanu nahay harti
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Месяц назад
Waa suldan dakiisa iyo dalkiisa jecel geesi waa mid. Taariikhdu waabuug aanlatirikarin. Tiro waydhamaataa. Tagtaye adigoon lagutebin. Tuugyahow taariikhxumada. Tolkaa baribuukahay. Muuse ayan ujeedaa. S.xasan allowdhawr somaliland allow dhawr.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
Cidna kama naxo qof ADIs qabaa sildaan xanuun kaasi ku dhacay weeye
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j Месяц назад
Da.duu.been.sheegayo.eega.ale.kukhashifo.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Месяц назад
Suldaan xasan waa geesi tiisaa hirgalaysa sidii caadada ahayd.
@ashanor8035
@ashanor8035 Месяц назад
Maashaa Alaaha geesi Geesi dhalay suldaan noolow
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f Месяц назад
Xasan gudi xubin ka mida gudida garxajis
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Месяц назад
Suldaan xasan xafidulah waa geesi isku deyey inuu muuse taloyin badan siiyo lkn laga diidey
@abdiqabdiq1238
@abdiqabdiq1238 Месяц назад
Neefkan neefku dhalay yaa dadka ka Aamusiya 😂
@roodacawad13
@roodacawad13 Месяц назад
Sowdigii beenta sheegi jirey hada ma suldaan baa odaygu
Далее
Siyaasiyiin fagaare iska heley oo so adag isku duray
22:24
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 530 тыс.
JEEMBO & BATO - Full House (Feat. TVETH)
2:52
Просмотров 125 тыс.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 60 млн
I Like It
2:29
Просмотров 3 млн
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18