Тёмный

🔴 Qiso dhab ah libaax ayuu ka badbaaday xili dhulku kaymo ahaa waana gabyaa cajiiba odaygani 😲 

Borama Cable
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Qaate ibraahim ismaaciil waa oday waayeela oo ku nool deegaanka dalxiiska daraymacaane ee caasimada boorama da,diisu waxay maraysaa 100 sano isaga iyo oday kale ayaa ka nool lodkoogii ay meel ku wada koreen qaate waa gabyaa cajiiba
Link • 🔴 Sheeko Funny ah Mis...
Nagu soo biir- nuuxkadiye1
Follow me- Nkadiye1
Muuqaalo kale oo xiiso badan sii daawo
----------------------------------------------------------------
• Ree Boorama maxay ku x...
• 🔴 Qiso dhab ah libaax ...
• Qofkii ugu danbeeyay e...
• Maxaa dhacaya hadii aa...
• 🔴 NASIIBKOOGA AYAY TIJ...
• 🔴 Sheeko Funny ah Mis...
• Aduunka Marka la gaadh...
• Video
• Naa ma Bahdoon baa ku ...
• Short Film -QIYAANADA ...
• Video
• WAXAAN CABAY CALEENTA...

Развлечения

Опубликовано:

 

1 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 года назад
Waanku saaray odayaasha oo kale weey sii dhamaanayaa ilaahow adaa weyn
@kingfahad7779
@kingfahad7779 3 года назад
Hhhhh
@nimanfarahwehelkanolsha5862
@nimanfarahwehelkanolsha5862 Месяц назад
Mashaa alaah waa aderkey deheeye cader shaaarke shirwac aabaa iiga sheekayn jirey anigoo ciyaala walaahi
@hassanhadi897
@hassanhadi897 3 года назад
Ilaahay cimriga iyo caafimaad dheer ha siiyo waayo badan u soo joogay waayaha aduun mr qaate waa waayo arag sheeko wanaagsan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Masha alla ilaahay cimri dheer haku siyo
@dsf9824
@dsf9824 Год назад
ماشاءالله تبارك الرحمن
@cbdiqadiraadn1828
@cbdiqadiraadn1828 8 месяцев назад
Mash Allah cimrga allha ku dhereyo
@farxanshiinemaxamed3655
@farxanshiinemaxamed3655 2 года назад
Alle ku barakeeyo
@fardoosamaxamud8390
@fardoosamaxamud8390 3 года назад
Aamiin ader cafimadka Allaaha ku siyadiyo
@nasroshire7136
@nasroshire7136 2 года назад
sa
@zaakkahin7370
@zaakkahin7370 11 месяцев назад
Cafimaad iyo jannatul firdawsa ayaa Allah ku weydiyay amin Amin Amin
@aragsanyusuf605
@aragsanyusuf605 2 года назад
Alle cafimaad ha siiyo iyo cimri dheer 😭
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Год назад
Ilaahy hakuu danbi dhaafo adeer
@calicawil3881
@calicawil3881 Год назад
غفر الله ذنبه
@farxanshiinemaxamed3655
@farxanshiinemaxamed3655 2 года назад
Alle caafimaad dheeraad ah ha ki siiyoo
@hassanharet3576
@hassanharet3576 Год назад
Allow unaxariso hadu dinte koley aminkan manole hadu nolana cafad usisiyadi camal wangsan wafaji
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 2 года назад
Aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲
@sakariyeabdirashed3307
@sakariyeabdirashed3307 2 года назад
Amiin🤲
@mohammednuur2939
@mohammednuur2939 2 года назад
Ilaah cidheer &cafaamd yaan oga baryaya
@DALMARCK4914
@DALMARCK4914 10 дней назад
Tolow ma nool yahay odaygan hada
@shiramussajamal5200
@shiramussajamal5200 3 года назад
Noolow
@boramaproduction
@boramaproduction 3 года назад
Boorama cable $$$$$$$
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Год назад
Kana dad maryaa ninkii ilahy cimrigiisa udaayo wuunoolaan120. abtigy wuxuu jiraa 114 wuuna noolyahy waliba waa xoog hada
@shiramussajamal5200
@shiramussajamal5200 3 года назад
Odaygu waa ex, borama
@deheyeofficial2568
@deheyeofficial2568 3 года назад
Ninka waraysanaya muuna macalinkaygii ahayn ibraahin suxufi
@deeqmohamud2050
@deeqmohamud2050 Год назад
Af somali nooc kale ayayba ku hadli hayan kuwa ijaar anaka waxan dhahna ood hadaan ayaka waxay dhahayan geed ana waxan u naqana bohol/ toog
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Год назад
BUTI AMA MADAX-KUTI .WAA ICE BJÖRN.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 11 месяцев назад
Waaban ku wareeray sanaa ineey isku mid yihiin buti iyo madax kuti
@abdikafimohamedegal8830
@abdikafimohamedegal8830 Год назад
Buuti waa mxay
@hassanabdisalan211
@hassanabdisalan211 3 года назад
ma ree faarax baa
@maxamedbashiir7239
@maxamedbashiir7239 3 года назад
butida wamaxay ina adeer
@BooramaCable
@BooramaCable 3 года назад
Buti waa xayawaan dadka cuna
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 3 года назад
Walal walaal waa xayawaan timo badan leh oo laga hela kaymaha ameerika iyo waqooyiga africa
@SaidAli-dl5lr
@SaidAli-dl5lr 3 года назад
English ahaan waxay u dhahaan bear 🐻
@shakiradare4832
@shakiradare4832 2 года назад
Waar ninyohow ma buuri ayaad afka kuhaysaa hadal jilicsanidaa
Далее
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
00:44
Просмотров 516 тыс.
Libaaxii Muraara-dilaacay Iyo Abwaan Muuse Cali Faruur
14:05
9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO  XUMINA HESHAY
27:00
помолодела получается 🤣
0:12
Просмотров 1,8 млн