Тёмный

9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO XUMINA HESHAY 

baarliin official
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 2 года назад
Walahi wa sax wayo taas Edo lama dhihi karo aniga qiso sidàn ka Yara duwan.ayaa igu dhacday nin hoyo qabay ayaan sidaas o kale u garacay isago jiifa wayo hoyo aniga curad u ahaa meel ayey naga daganeed anigo iskuul ka imi ayaan u imi hoyo guriga joogta wan waydiiye imay sheegin wiil ay ninkaas u dhashay ayaa dhahay hoyo aba dilay markasaan qate bahal caga oo masayda Kenya isticmalaan Wana so garacay ilahay haiga cafiyo .Wana kaso cararey wa qiso dheer allow I danbi dhaaf lakin hooyo kama ciyaaro
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 года назад
Ilma yar oo aadan dhalin oo kumutay waa ceeb inaad xumaysaa ! Subxana Allah.
@abdifatahcadaani8591
@abdifatahcadaani8591 2 года назад
Fed
@calideeq3494
@calideeq3494 Год назад
Ggg
@xasanabdi55
@xasanabdi55 2 года назад
Dumarka qaar hagar daamada ilmaha saqiirada ah kama weeynaadaan miyaa subxaanallah
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Wcs walakey ciimran boqoroda barkeysan saln iga garsii walashey barliinay 💖💖💖💖👍👍👍👍👍
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 года назад
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey al haku xafido inshalaah radaan kariim
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Oo aabihii muu ilmihiisa cunto siisto ama makhaayad geeyo 3dà wakhti ugu yaraan aabe doqona ayuu ahaa
@hananomar9969
@hananomar9969 2 года назад
الله يرضى عليك كمل القصه والله قصه معنه الكلمه أريد ان نعرف الولد وين كانت نهايته 😓
@ahmed0975
@ahmed0975 2 года назад
مو ا ريد النعرف بل (أريد أن أعرف) يعني جمعت مفرد و جمع
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 года назад
masha Allah yarka yari wuxu aha caqli low calool xumo wayna ba guu iska dhiciyay alayle cimraanow edo waa sheeko cajiib ah eedoarxan male anagu reer soomali galbeed hadanu nahay waan nu dahna tanoo kale aayo xun waa aayo arxan lahayn Taasoo kale jahanabe naarta haawiya ayaa udiyaarsan xataa buugag baa laga sameeyay waa sindarellah oo kale waa sheekadii America oo kale
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
bisinka is laamoha ilmo hooda ladhashay waxay u la dhaqanaan is bina aadan nimada ka baxa san😥😥😥😥😥
@nadwamaxamed8403
@nadwamaxamed8403 2 года назад
Cid kurabta mala aan hooyo ahayn ilaahoow hooyo macaan hoygeda janatu fardawso kadhig
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 2 года назад
Walaahi wa wiil farida Masha allah Najisada haadu garacay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiqaadiraar2671
@cabdiqaadiraar2671 11 месяцев назад
Arintaan oo kle anay igu dhacday anoo 10 jir ah oo geel iga lumay doonaya goobtu waa meel ka mida gobolka doollo wakhtiguna waa 1997kii 2ba habeen iyo maalin ayaan geed saarna libaaxna i hoos fadhiyey arla cidla ah
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 2 года назад
🤣😁😄😂😄 Alla caawa cimraan kilyahaa ixanuunay kkkkk willkaas waa fariid ilahey dhibkuu yaraa tii soo maray jano Allah ugu badalo
@deeqocadaan1527
@deeqocadaan1527 2 года назад
Mac sònkor dheh 🤣🤣 eedo arxan layda wallee waa ku sugye eedo la yaabee arxankeedu daranaa
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 2 года назад
Qosal ayaa I dilay islaanta buuran siduu u garaacay waa nin raga
@kubra8
@kubra8 2 года назад
Waa sheeko cajiiba, madhkii hore baqdin libaxii io cidladii ayaan kanaxsanaa lkn qaybta dambe qosol ayaan kudhamaystay, Allaa wiilku fariidsanaaya, maasha allah waa aadhsaday nin ragana waakii aadhsada.
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Waa islaan buuran kkkkkkkk kuyaroo geesiya ayuu ahaa
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 Год назад
Masha Allah
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 года назад
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad aad iyo Aad ayuu ii cajabiyay hidaayo ilaahey ha daayo
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 2 года назад
asc cimran wan ku salmya qisooyinkaga wan ka shintiriya aad ban uga hela shukrn
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 года назад
Subxaanallah!waa cabsi cabsi
@farhiyaukun3735
@farhiyaukun3735 2 года назад
Kkkk waa nin rag mnshalaah
@faisaabdi4597
@faisaabdi4597 2 года назад
Istaaqfurulaah kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk si kal baan u qoslay walaahi funny aad tahay Cimraan
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 2 года назад
kkk wa been u alifay kkk
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 года назад
Mnsha allh nin fariid ah ayuu ahaa
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Wiilka yari isagaaba libaax kale ahaa
@xaliimoxaamid4825
@xaliimoxaamid4825 2 года назад
Masha Allah waa sheeko cajiib ah
@manasaarcade4851
@manasaarcade4851 2 года назад
Cajib
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 2 года назад
Kkkkkkkkkk alla wuxu nassab sanaayaa
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Islaamah xasideenta ah waa doqomo
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Kkkk walahi waa nin rag masha alaah
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 года назад
walahy nin rageeeed buuuu ahaaaa allayleh siwacn buuu ugalay
@fadumojama22
@fadumojama22 2 года назад
Masha Allah manta ana ugu horeya👍
@farhiyaukun3735
@farhiyaukun3735 2 года назад
Si fcn buu u galay eedo waa xaasid
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 2 года назад
Mash Allhaa wlo Allha ku xifidiyo
@user-zb2wm6lk6s
@user-zb2wm6lk6s 2 года назад
Sheeko aad u yaab badan oo run ah ayaan kuu haysaa ee xagee kaala soo xiriiraa
@alfanaanaskarboy8455
@alfanaanaskarboy8455 2 года назад
Msg allh
@faisayasin1059
@faisayasin1059 2 года назад
Kkkkkkkk cunuga qatar waaye sifiican ugalay islaanta kkkkkkk
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Masha Allah Tabaaraka Laah wa wiil caqli badan Allaha nabadyeelo aamiin insha Allah
@hannaqalbi73
@hannaqalbi73 2 года назад
Ilaahow xafid ooilaali
@deeqaladanchannel5556
@deeqaladanchannel5556 2 года назад
Ilaahow hooyo ha cadaabin hooyalaantu dhibkaasaay leedahay
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Asckm masha allaah
@yusufjiile7943
@yusufjiile7943 2 года назад
(Eyes class) Cimraan ookiyaala makan aragaa. Xt ma arkin hal video o bilaa hookiyale kusogudbisay. Sxb aniga kolkihore midka xaragada uheestay the eyes class
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 года назад
Subaxanalaah wa naxaye marn wan 😂😂😂😂horta inu sida u cas caseyo ma fiicaneyn oo wa edadis , hadi dhinac Kale lag eegan wuxu Sh wiil hoog , habarr odaydu intey do guursadn ilamah balnbsliya wa ku fiican tahaye 😂😂
@abdirashidmahdi702
@abdirashidmahdi702 2 года назад
Sheekooyinkan wll soo badi dadku way jecelyihiin
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Wcs
@balqiizaomar9298
@balqiizaomar9298 2 года назад
Kaasi asagaa garac xin badan ahaa allaw yaa ogaada
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 года назад
WAA SHEEKO xiiso lev.
@farhiyaukun3735
@farhiyaukun3735 2 года назад
Waa kugaynaah inshalaah
@Mohamednuur-r
@Mohamednuur-r 2 года назад
intii aan dhageysan ayay qosal baan kabixiwayay waalhi wacajib lakiin
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 2 года назад
Maskiin rajey ah ayow ahaa ma, aheen in sidaas loogalo aabba yaasha qaar caruur tooda rajada ah ama ay fureen hooyadood kama war hayaan hadii asigu dhergay waxay latahay ilmaha yarina inuu asna dhergay war ha sexanina e caruur tiina ka ilaasha haweenka qaar waa laba wejile hooyo qofkey San sookorin uun baa fahmikaro
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 года назад
Wow 🤩
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 года назад
Waxan xasuusta markan dugsi quranka dhigan jiray inay ciyaalka Reer badiyaha na dhaafi jireen way naga fahmad badnayen
@SakiMohamed-ts6sm
@SakiMohamed-ts6sm 3 месяца назад
Ninkan waben law shekada asaga sameya
@nadwamaxamed8403
@nadwamaxamed8403 2 года назад
Allaaa hooyo cajiibsanaa
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 2 года назад
Why eedoyinka somaliland u silciyaan ilmaha oo ninkooda dhalay ma maseerka hoyadii ayaa haya maxuu galabsaday ilmahan. Wlhi nin rag waye wuu ku sigay cundada inuu cunay. Ma cunto ilmo yar oo digsi ka imaday ayey u didaysaa. Eedeyonka sidaa oo kale u dhaqmayo ilahay cuqubo haku rido
@aasiyacismaan1913
@aasiyacismaan1913 2 года назад
Legend
@hodmanhassan5935
@hodmanhassan5935 2 года назад
Eedadaa cajsarkaa waa lala helay lkn caruuu masiba dunyana waajirtaa eeda abaalay in sidaa logali ma istahishaa mise???
@abdifatahcadaani8591
@abdifatahcadaani8591 2 года назад
Erdf
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah very scary subhanallah
@calikaaraan4655
@calikaaraan4655 2 года назад
🕌😢
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 года назад
“waan hurdooday” ii macneeya bal. Ma waan gam ay baa looga jeeda? Mise waan lulooday?
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 года назад
Wan luulooday waye
@user-ve1gh3mj2j
@user-ve1gh3mj2j 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@yoonismohamed7804
@yoonismohamed7804 2 года назад
Sucrepta malagu saarayo miya war waan kusarnay buuyow makaran kkkkkkk
@fadumojama22
@fadumojama22 2 года назад
Waa qiiso naxadin baqdin iyo qoosolah. siii du ayadii udilay waa qoosol
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Wiilka waa fariid
@kiinmohamed5916
@kiinmohamed5916 2 года назад
Alaha beerka wu ku sugay
@fadumobaraug2656
@fadumobaraug2656 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkk abaga geesi baguu ugaraacay
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 года назад
Asc
@awalenuro4947
@awalenuro4947 2 года назад
Hhhhhh wa geesi geesi dhalay oo gacal wayay hhhhh aniga iyo walashay oo dhocilo ah a naag reerka dhibtay iskugu tagnay waka fara macaysanay 20 sano kaho lkin adab ay yelatay
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Islaan xun bay ahayd ilma yar kaliya ayay hayn kari wayday
@aminayussuf1778
@aminayussuf1778 2 года назад
Asc jimce mubarag qisoyin fiican aya nosodaysan
@hindanuur347
@hindanuur347 2 года назад
😂😂😂😂 xamaarato ayuu dialay
@laylahussein5416
@laylahussein5416 2 года назад
Waxaa layiri aaba haa oon hooyada qabin waa adeer kaa
@zalmanzaid6859
@zalmanzaid6859 2 года назад
Madaxa sheekada cimraan
@hothanmohamud6626
@hothanmohamud6626 2 года назад
cimranow waxaagu waa bow
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 2 года назад
Asc 😭😭😭😭
@malyuunmaxamed7145
@malyuunmaxamed7145 2 года назад
Wanba cabsade xaaaaaaax
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 года назад
Kkkkkkkkk abaalkedu warabiyay
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 года назад
Hhhhhhhhh fariiid baguuu ugaraacay
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 года назад
Mashaa allaah
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 2 года назад
beenta naga yare libaax iyo 9 years kkk
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 2 года назад
Hhhhhhhh hhhhhhhhh fariid weeye
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 2 года назад
Caabsi dareted waan umuuli raaba so scary 😨
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 года назад
Weekomo
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 года назад
Maxawenahajubalana
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 года назад
Axamadmaxamadad
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Kkkkkkkkkk tuubadaa iga qoslisay
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah subhanallah
@hafsakahin6191
@hafsakahin6191 2 года назад
P
@khalidjamac6048
@khalidjamac6048 2 года назад
Beenaale waa aabahah shee kadu sidaa maaha xanuunyohow😡🤬
@ajmadka5429
@ajmadka5429 2 года назад
Legend
@twilight775
@twilight775 2 года назад
Asc
@hamdialifarah5086
@hamdialifarah5086 2 года назад
asc wan ku sugey wllhi
Далее
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,4 млн
Она Может Остановить Дождь 😱
00:20
SIYAAD BARE IYO FARMAAJO YA CAQLI BADAN  SH XASSAN
11:26
Barnaamijka Hidde iyo Hal-abuur - Qaybtii Labaad
30:38
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,4 млн