Тёмный

2 Maskax samayso - sidaan maskaxdeyda u dhiso kuna caawin doonta 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 471 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

28 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@Suumaalacademy
@Suumaalacademy Год назад
Ducadan akhri inshallah waad ku raagi doonta. اللهم إني أسألك فهم النبيين و حفظ المرسليين و الملائكة المقربين .. اللهم اجعل ألسنتنا عامرة بذكرك و قلوبنا بخشيتك و أسرارنا بطاعتك انك على كل شيء قدير .. و حسبنا الله و نعم الوكيل ..
@Samia12-c7z
@Samia12-c7z Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝
@mohamedasad7301
@mohamedasad7301 Год назад
Scw scw ❤
@maryammustafe5802
@maryammustafe5802 Год назад
Scw scw scw scw ❤💖💝
@zusyahmed1014
@zusyahmed1014 Год назад
Scw🥰🥰🥰🥰🥰😘
@siidkahussein3823
@siidkahussein3823 Год назад
Sallahu aleyhi wasallam 🥰
@faadumoxasan7991
@faadumoxasan7991 Год назад
Salalaahu caleeyhi wasalam 💓
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 Год назад
Wiil kayga buugiisa talaal kaan la ahay kii kenya laga soo siiyay americana waan ku cusub nahay waan aqrinaa aayatul kursi si aan u helo iisoo duceeya dhaqtaradiisa buuga keenay igu dhahday adigana waad ma hadsantahay suhayb aabihiisoow
@ardomaxamed9861
@ardomaxamed9861 Год назад
‏اللهم صلي على محمد ‏وعلى عالي محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم في العالمين إنك حميد
@mariamali123mariam9
@mariamali123mariam9 Год назад
Heesaha iska dhaafa iydana Waa muhiiim
@farahmohamoud5922
@farahmohamoud5922 Год назад
Wllo waxyaabo badn aan samyntooda Igu adkyday ayaad igu dhiiri galisay Alle hku saacido hku jecldo Ceebta ha asturo Waayo kalsoonida iidhmys tirtay intii iga dhinyd🥺🙏
@Billowyare
@Billowyare Год назад
Insha ALLAH waa sameynaa waxaa alle ka baryaa inuu I waa fujiyo , Masha allah laa quwata illaa bilLLaah ❤️❤️❤️ shukrna ustaad
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Год назад
Aad Baad U Mahadsanatahay Si Hagar La,aan ah Iyo Inaan Bartay In Wax Qoristu Ee qayb xifdiga Ka Mid ah Tahay❤️👏
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Год назад
Baarakallahu fiika ayuuboow illahay miizaankaaga xasanaadka hakuusaaro hadalaaganu waa hadal qalbiga taabanaya subxaan Allah walaahi waa xaqiiqo hadii xadhiidhka aad illahay laleedahay xumaado waxkaloo kuu hagaagayana majiraan aayadu waa saad sheegtay waxay kujirtaa suuratul baqara bayjka afraad aayada number ka 32 waa aayadii ay malaa igtu kujawaabtay markuu alle sxw magacyada waydiiyay markuu illahay abuurayay nabi aadam csl
@sarahgadac
@sarahgadac Год назад
That’s what mom have been advising me from high school may Allah bless ya rabi
@ruqiyaismaciil6279
@ruqiyaismaciil6279 Год назад
Allah waxaaan kaaga baryayaaa in akhiro iyoaduuuunba kubarakeeeyo waxaaa tahay qof markasta taloyinkaaga wanaagsan iyo dhiri galintaaada ianfaca
@khatinali9066
@khatinali9066 Год назад
Ilahay danbigaaga iyo kii waalidkaa ha dhaafo anana ilahay baan ka rajaynaynaa sida aan aduunka noogu dhiiri galisana akhiro ale ha kuu qurxiyo wll shugran dhamaan muslinka oo dhana ale ha xifdiyo meel walba ay joogaana
@user-zm2ge6wf7m
@user-zm2ge6wf7m Год назад
اللهم امين يارب
@sahraabdi3814
@sahraabdi3814 Год назад
Mansha Allah walalo illahay haku barakeeyo walhi aduunka waxa u jecelahay qof illahay I xasuusiya
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Thank you, Master, for giving us something useful
@lulaothman
@lulaothman Год назад
وذکر ربّک إدا نسیت...❤
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial Год назад
Mahadsanid ayuub wll video gaaga maqaadan karaa wll kuwaan horay uqaatayna iga saamax Mahadsanid wll
@hanifarah7280
@hanifarah7280 Год назад
Mahadsanid walal jaza allhu kheyr
@malikomar155
@malikomar155 8 дней назад
Ustaad waa mahadsanthy
@maryammustafe5802
@maryammustafe5802 Год назад
Aad bad umahadsantay wllo ayuub ilahaay haku xifdiyo dambigaga iyo ka waalidkaba inta aan kaa fa.idnayna hanagu anfaco adigana ilaahay wanaag hakaga abaal mariyo amiin amiin 🤲
@maamaramloamiindaada9672
@maamaramloamiindaada9672 Год назад
Mr ayuub fadlan kasoo hadal jirdhiska iyo cuntooyinka
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Год назад
mahadsanid ayuuub aboowe alllh haku barakeeyo
@suheylaibra9136
@suheylaibra9136 Год назад
MAHADSANID Ustat Ayup jazakallahu khayr 🙏🙏
@ayaanmuqtara6606
@ayaanmuqtara6606 Год назад
Thankz wll Ayub 🙏
@nuuraciise2294
@nuuraciise2294 Год назад
The best teacher
@nafisajama77
@nafisajama77 Год назад
جزاك الله خير الجزاء يا أخي
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Год назад
shukran jzakalhu khyrul jza ilhay haku xafido 🤲
@fadmaabdi4006
@fadmaabdi4006 Год назад
Jasakalaah wll Ayuun 👏
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 Год назад
shukran wllky jasaakalaahu kher
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Jasakallah kheyr ustaad
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 Год назад
M.a ustaad Allah kuxfido aduun iyo akhirba
@munocali3093
@munocali3093 Год назад
Shukran wll ayuub
@Sagalcalicapdi
@Sagalcalicapdi Год назад
THANKS USTAD
@abuukarwawaofficial6658
@abuukarwawaofficial6658 Год назад
Ustaad tnx
@kaaba8249
@kaaba8249 Год назад
Mahadsanid wll qali
@mohadaacad4774
@mohadaacad4774 Год назад
Mahadsanid jazaakallah
@hodanladan4248
@hodanladan4248 Год назад
alhamalalh walakay ayuba Ahmad wanku salamay ilahay haku barakeyo waxan kugu xidhanhay modoo 3 sanoo waxa tahay dhiregaliye wanagsan een ku daytoo
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Год назад
Jazakalahu khayr waa runtaa
@hibodeck1906
@hibodeck1906 Год назад
Than you brother Ayub
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
The legend 🙌
@ummuayan8227
@ummuayan8227 Год назад
Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer
@yusufsalaad5460
@yusufsalaad5460 Год назад
m.a ustaad guuleyso
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 Год назад
Masha Allaaah jazaakallaaah
@khalidi_juneyd
@khalidi_juneyd Год назад
Teacher 👨‍🏫 😊Ayuub respect
@queen_____sihaam2157
@queen_____sihaam2157 Год назад
I Love you videos 📹 ❤
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Subax lamid ah ustaaad🥰💯
@abbasabdimohemed2652
@abbasabdimohemed2652 Год назад
Alle haku sharfo ustaad Ayuub
@saadaamcabduwali7872
@saadaamcabduwali7872 Год назад
Fast person se video
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Год назад
Maashallh Alle haku barakeeyo
@natashshaur9928
@natashshaur9928 Год назад
Subax lamid ah Aad umahadsanthy ❤️
@maryanl804
@maryanl804 Год назад
Masha allah illahay ha ku xifdiyo
@maryanibraahim848
@maryanibraahim848 Год назад
Masha allah
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Год назад
Tnks dhiirigeliye
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Год назад
Iso boqda walaheyga somaliyed ❤
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Год назад
Jasaka Allah ❤️
@hanicali8918
@hanicali8918 Год назад
Maasha Allah wllka
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
My sister Iku caawi subs oky
@aminadiryeabdiabdi3411
@aminadiryeabdiabdi3411 Год назад
Mansha Allah
@seedacabdul4249
@seedacabdul4249 Год назад
Jaskulaaaha ustaad
@asmaahmed7340
@asmaahmed7340 Год назад
Mashaa.aallh.wllp
@mrburhaan2361
@mrburhaan2361 Год назад
Tnks so much
@akramnuur2882
@akramnuur2882 Год назад
Masha allaah alle haKu xifdiyo brother 🤲🏻🤗🤴
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 Год назад
Mashallaah
@SahalOday
@SahalOday 10 месяцев назад
Vraiment ❤❤ brothers
@fadumaabdirisaqnur7332
@fadumaabdirisaqnur7332 Год назад
Wll Ayuup waxaan jeclahey inaan maadoyinka saaro100 midiiba lkn waxan ahey bila go,an maa xalku noqnkara sidoo kale math aad bn ujeclhay lkn markii aan xabad khaldo niyaadan kaaba talo izii Walala all hakukarameeyo
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 Год назад
Maansha allah noolow nolol fiican
@omomuad9267
@omomuad9267 Год назад
1ayuub wad soo dahdaa
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 Год назад
Msha alllah walalkah jazaakalllah
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Год назад
Walall ayub waku salami
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Год назад
Salaam walaalayaal @HARGEEYE Hoyga Samddoonka!
@faadumoxasan7991
@faadumoxasan7991 Год назад
Salalaahu caleeyhi wasalam 💓💖💖
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Legend
@muzhtakupdiofficial9391
@muzhtakupdiofficial9391 Год назад
Asc wllhy isooduceeya cawa muraad leyahay muraadkeygu kheyr igusoo dhamaado🥹🤲
@emric_apthalla624
@emric_apthalla624 Год назад
mahadsanıd uztaad♥
@kingodibaa8811
@kingodibaa8811 Год назад
m.a sxb sre
@zabarmal6729
@zabarmal6729 Год назад
Mahsanid wll
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Год назад
M.a
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 Год назад
ANIGU SADEX DHIRIGALIYE AYAN LEYAHAY 1 SUHAYB 2 CUMAR INSHAR AMA OGANSHO SIDAD U TAQNO KA SEDEXAD WAA YASIR MUKHTAAR WAN IDIN JECELAHAY WAYO WAN IDINKU DAYDAYAA RUNTII
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Год назад
aniga 1 ayuub axmed 2 sahanka xogaha waa tabarayaalnololeed oo dhab ah Allaah ha xafido 👏🏼👏🏼👏🏼
@nimcoibraahim9720
@nimcoibraahim9720 Год назад
Mohamed umarna ku darso
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
maansha allh maansh allh allhu akbar 💘💘💘❤❤❤💘💘❤💘
@iskufilanmuqtaar8947
@iskufilanmuqtaar8947 Год назад
M.A inbadan ayn ka fa'idey kheer Allah ku siyo wall 🤍
@xamdashire7980
@xamdashire7980 Год назад
Ustad waxanu jeclan laahyn in aad noga sheekayso sidad kutimid qurbo madama noloshadu adkayd hadad noo awoodo
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Год назад
Wad ku mahadsantahy waanadaas,
@abshir.dhanan7152
@abshir.dhanan7152 Год назад
Asc walalow ad bad umahad santahay aniga wan kafaidaysta wax yabaha danahanga aha allha kubarakeeyo akhiro iyo adunba
@ifraxifraxmohamed7419
@ifraxifraxmohamed7419 Год назад
Masha allah talefonka waa mushkilad Lkn qofkaa talefonka kaxanaqayo orusocod ma ahan
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
My sister Iku caawi subs oky
@raxma2674
@raxma2674 Год назад
❤❤❤❤
@khadraxuseen7291
@khadraxuseen7291 Год назад
Manshaa allh
@soumayafarah143
@soumayafarah143 Год назад
شکریہ یا اخ
@sahroabdi5344
@sahroabdi5344 Год назад
subx lamida ustaad Allaya xafidu
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
❤❤💘💘maansha allh maansha allh maansha allh allhu akbar❤❤❤👍👍👍👍👍💘💘💘👍
@ismaciilmaxamed76
@ismaciilmaxamed76 11 месяцев назад
Wll Halkaad joogtaa 🤔🫵
@starluckymaznamazna7107
@starluckymaznamazna7107 Год назад
Wlhi mucjiso dhan wA talefonka
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 Год назад
respectfully
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Год назад
Ustad migu cawin karta ppf book ah
@nimcomaxamedcali2668
@nimcomaxamedcali2668 Год назад
Waxa kaliya aan dhibka ku qabo waa mobile keyga wllhi 😦💯
@maryamadeganayaanleabdi5802
Ayuub axed wll runta kugu jeclhy
@fadumocrisaaq4961
@fadumocrisaaq4961 Год назад
Waan ku aminsanahay😘
@sakariyecaser9591
@sakariyecaser9591 Год назад
Latakiye wanagsan ayaad tahay ilaah ha ku xifdiyo
@heysanadan1068
@heysanadan1068 Год назад
Ayuub wllky su,aal ayaan wata waxan arkey dadbadan oo muqaladada tik tok u isticmala lkn ani maqadan kara si aan tik tok ugu isticmalo mahad sanid 🙏
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 Год назад
Wll tik tok gaal marka halka heesta ku qoorti magac ayub ku qoor
@Zayid-omar
@Zayid-omar Год назад
Z101 🎁❤️
@xamdiabdullahi9107
@xamdiabdullahi9107 Год назад
Haa warun ayad kursiga
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Год назад
ad ba u mahad san tahy wll
@SOMALIFOREXTRADING
@SOMALIFOREXTRADING Год назад
Waxa tahay macalinkaya ustad shukran lanbar cmnti 1 mnta
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@Misk-naxar
@Misk-naxar Год назад
Ayubow waxad ka so hadasha sida qof go'aan leh u noqoto Plz codsigayga ii tixgeli ado raliya
@Marymanajah
@Marymanajah Год назад
😥
Далее
KA DHAMOOW GABADHA
5:21
Просмотров 28 тыс.
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Беда приходит внезапно 😂
00:25
Просмотров 511 тыс.
Luiza Rasulova #luizarasulova
00:37
Просмотров 2,2 млн
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 129 тыс.
SILIC HA DOORAN
11:03
Просмотров 51 тыс.
3 DHABTA JIRTA WAJAH QOFNA HA ISKU DAALIN
11:36
Просмотров 84 тыс.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Просмотров 49 тыс.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 37 тыс.
4 Kartida qofka disha Diirada nolosha
10:29
Просмотров 58 тыс.
Quruxda nafta xasiloonida nolosha
8:40
Просмотров 71 тыс.
10 RAGGA JILICSAN
12:24
Просмотров 32 тыс.
Самый милый крокодил
0:17
Просмотров 3,1 млн
Самый милый крокодил
0:17
Просмотров 3,1 млн