Тёмный

5.Ganacsi ee aan qarash kaaga baxeeyn (5.business ideas with zero investment) 

Sofia Hormar
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Halkaan kadaawo habka ugu fudud ee aad ku bilaabi kartit ganacsi oo aan qarash kaa galeeyn.
Fadlan Like and subscribe.
Follow me on insta
...
Titok
vm.tiktok.com/...

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 411   
@sofiahormar8604
@sofiahormar8604 3 года назад
Fadlan Like and Subscribe. Halka ka subscribe garee Hudda Taajir ru-vid.com/show-UCBQwIPSVDvzX5yAX7eyP2Fwfeatured
@ayaanmahamuud4231
@ayaanmahamuud4231 3 года назад
Waxan jaceln lahaa in Aad iga dhigto guulesta. Aad ubahanthy, 🤣
@hayaatahmed668
@hayaatahmed668 3 года назад
Sofia hormar abayo wan kusaraay
@shaficiahmed2739
@shaficiahmed2739 3 года назад
Wan sarnay wll safia adna views yadan padan noo soo kordhi hana naga caajisin wll
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@sabiriinsulayman3988
@sabiriinsulayman3988 3 года назад
Horumar wacan
@mohamedserbiya100
@mohamedserbiya100 3 года назад
27 Ramadaan waxba kamay hadhin ee wllsheen 50k hala gaadhiiyo run Ahaantii waa qof Qalbi fiicanee inta igu raacsan like saara
@yasir6093
@yasir6093 3 года назад
1 degital marketing 2 website 3 on demand services 4 social media influencer 5 affiliate marketing
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 3 года назад
keep going sis from Derisle❤❤❤
@jamaldiinmedia5373
@jamaldiinmedia5373 3 года назад
From Abdirasaq Abdi,,MaashaAllah Abaayo Hormarka aad kujirto Allah kusiyaadiyo inshaAllah
@QalbiBila-m4b
@QalbiBila-m4b 26 дней назад
Aad baad umahsanthy wllo mcn fikirado ayaad isiisay anigoo jaceyl inan business women noqdo waan qadanayaa fikiradaada inshllh ✌🏻
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 года назад
Mashallh 😍 aad Ayaan u jeclahay dadka wax laga faaiidaysto,I wiil never live this channel. Online ka Lee kabartay quraanka oo dhan, iyo luuqada inglish ka hadana ganacsi Ayaan kabaran doonaa walaashayda,
@sofiahormar8604
@sofiahormar8604 3 года назад
MashaaAllah wax wanagsan ayaad sameysay Hormar wacan ayaan kuu rajeynaya
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 года назад
Fadlan subscribe ii saar allaaha qeer ha ku siiyo 🙏
@masim107
@masim107 3 года назад
aduunka waxa bilaashaa ma jiraan hadaadoonayso inaa wax hesho waa inaad wax bixso sida dadaal iyo waqti. waqtigaagu waa ka qalisanyahay wax kasta waayo waa noloshaada hada. hadii aad nefsanayso xaat daqiiqo kooban wax ku anfac samee inta noloshaada ka hadhay
@sofiahormar8604
@sofiahormar8604 3 года назад
Walaal qaali waad mahadsantahay waxaad ka haday wax muhiin ah 🙏
@israomer5042
@israomer5042 3 года назад
@@sofiahormar8604 wn jecln laha in aan ku guulysto cos ma hysto dhar aan ku ciido wlh wxnan ku sarey subscribe ta ka hor intanad dalbn ukhtii fi laah 🙏❤
@ayubofficial7390
@ayubofficial7390 3 года назад
Sofia hormar- huda tajir -Dirisle abdi
@queenfaatma
@queenfaatma 3 года назад
Qofwalboo qoraalkayga arkayoow waa bil ramadaane Alle dartii subscribe iigu saar wll qaali.
@abwaansharlaawe1
@abwaansharlaawe1 3 года назад
👍
@juuyare7665
@juuyare7665 3 года назад
Hadii aad fiir sanoysid adigoo afuray like sar✌️
@yuusufjaamac2798
@yuusufjaamac2798 3 года назад
MASHA ALLH WLLSHY WLLSHY QAALIGA AH WLLLSHY QAALOGA H WAN KU JCLHY HORMARKAGA
@xasankaafi7854
@xasankaafi7854 3 года назад
Gabdhaha waxyabaha cimiga laga faaido aad ayay u yar yihiin, waxan rajaynaya in aad Waxyabaha sidaan oo kale bulshada faaido u leh in aa noo soo badiso qof wax bartay in aa tahay waa laga daremaya Horay u soco quruxey.
@anfacmohamed8982
@anfacmohamed8982 3 года назад
4 mobile kaga sosaray subscribers ee hadiyada ha idhafin insha Allah walashay
@tuuneysomchannel7468
@tuuneysomchannel7468 3 года назад
Mnsha allah abyo watkumahadsantahy sida ad noofahansiisay hor Mar wacan
@mrgamaar
@mrgamaar 3 года назад
Masha alaah .. Caan nimada iyo howlkarnimo ugu fiican ... Xagaaa iyo stock kasoo hadla adibiyo hida ... Hormar wacan nileenahay
@Musam377
@Musam377 3 года назад
From dirisle Need for your gift😂
@abdourachidugazka4142
@abdourachidugazka4142 3 года назад
keep going safiyo iam from dirisle team
@ruqiasheikhali7861
@ruqiasheikhali7861 3 года назад
maasha allh safiyaaaa
@umeyaahmed2017
@umeyaahmed2017 3 года назад
From Dirisle 🙋 Thanks for ur information . Keep going Siz
@naimaelmihorownaimaelmihor5893
@naimaelmihorownaimaelmihor5893 3 года назад
Thanks sister sida wcn aad mowducan wanaagsan noolawadaag tay😘
@xabibyarechannel5018
@xabibyarechannel5018 3 года назад
5 nice and easy Ideas thank you Safiya say hi to Huda
@amaalmohamed2137
@amaalmohamed2137 3 года назад
Keep going from Darisle byoh
@muhiyadiinmohammed9811
@muhiyadiinmohammed9811 3 года назад
Hadiyada ila soo gaar wan ku aqbale kkk dhible keep going sister
@cabdinaasiribraahim9648
@cabdinaasiribraahim9648 3 года назад
Muqaalada aad soo gudbiso waan ka helay mhdsnd abaayo
@ikraammohamed9042
@ikraammohamed9042 Год назад
Intee kala soo xariira abyo Adigo mahadsan
@istaahilistaahil6981
@istaahilistaahil6981 3 года назад
From dirile masha allaah hor Umar wacan wllo
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 года назад
Sister hore u soco from derisle one and only
@Daacad143-e5w
@Daacad143-e5w 3 года назад
Good ideas💯🤞thnku Wllshen
@mudanmohamed2393
@mudanmohamed2393 3 года назад
Fadlan 100k Hala gaarsiiyo safiya
@Mandeq-gz2ym
@Mandeq-gz2ym 3 года назад
Kusaaray xapiiptii from dirisle Abdi
@Niini828
@Niini828 3 года назад
thanks for ur advice sofia hormar shanta qodob ay walaasheen ka hadashey waa shan qodob oo muhiim ah dhalinta waxbaratey iyo kuwa aan wax baran oo bilaa camalka ahba ay anafaceyso walaasheen waxa ay ka hadashey waa xirfad ee ma ahan wax u baahan shahaado heer jaamacad ah only u need internet and any devices ogow aduunka wuxuu u tilaabsadey online technology ka faa'ideysi wacan noqo qof isku kalsoon oo hamigiisu sareeya
@sabiriinsulayman3988
@sabiriinsulayman3988 3 года назад
Horumar wacan
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 3 года назад
Give away aan uso galay lkn waa channel wax laga faaaidi aad aan uga soo daahay 😃🤩❤
@mahadmt112
@mahadmt112 3 года назад
Maansha allah wll vidio oo kle noo soo badi
@bisharsiyat9954
@bisharsiyat9954 3 года назад
hats off! my dia siz
@sumayomohamed9145
@sumayomohamed9145 3 года назад
Abaayo waan ku jeclahay waana ku taageeraa insha allh waxaan rajayn inaa wax natari doontid horay usoco qaali❤❤❤❤❤
@yusufisse1051
@yusufisse1051 3 года назад
asc sister thanks runtii wn ka helnay baramijkan
@laughinglifeofficial9104
@laughinglifeofficial9104 3 года назад
Keeep going my sis from drisle
@cudoonkaafiya5666
@cudoonkaafiya5666 3 года назад
Keep going initially from Dirisle but now am loving your content.
@hawadol9497
@hawadol9497 3 года назад
Hormar wacn wlashey Sofia😍
@qorshoproduction7551
@qorshoproduction7551 3 года назад
M.a walashey qali hormar wacan i.a
@sadammohammedabdi7626
@sadammohammedabdi7626 3 года назад
Mashallah Waa Arin fican wlshey Balse intee AMA Qaabkeen ula Xidhidhi Kara shirkadaha hadaad Aqriso commentkeyga isoo jawab fadlan waan ka warsugaya waad mahadsanthay walashey Allaha ku Xafido
@elmaystaroarafaat2237
@elmaystaroarafaat2237 3 года назад
keep going zizter Waxaad leedahaY tallenT aad u fiican waa hubaal horu markaan iyo mid ka fiican waad gaareysaa inzha allah🥰❤💖
@dhiidhaa8895
@dhiidhaa8895 3 года назад
Guulayso meelkasta iyo goorkasta waanad mahadsan tahay wll.
@ashaprettychannel6660
@ashaprettychannel6660 3 года назад
Maasha Allah tabarakalah xabiibti keep going from team dirisle abdi l support you always my dear sisters
@amiiraahmed1997
@amiiraahmed1997 3 года назад
Horumar wacan xbbty qaali
@xasanmoha5762
@xasanmoha5762 3 года назад
Keep going from diresle
@mushtaaqmanka5179
@mushtaaqmanka5179 3 года назад
From dirisle masha Allah ani ahaan soma raadin hadiyada ina helo dhab ahaanti kow waan fiiriyay chenelkaaga aadna wax badan ugu faaiday thanks sis hor mar wacan
@cabdiraxman1393
@cabdiraxman1393 3 года назад
My sister keep going
@apdinazirfarah1902
@apdinazirfarah1902 3 года назад
*Shaqo abuurka dhalinyarada.* #Ma rabtaa shaqo mushaarkeeda sareeyo? #ma tahay shaqa raadis aamin ah oo daacada? #ma doneysaa shaqo ku qalanta? #Ma tahay gabar/wiil wax barta hadana raba inuu kaafiyo waalidkiis Iyo naloshiisa ? #ma doneysaa inaad sameyso dhaqaala farabadan adigoo ku jiraa waxbrshada jaamacada ama iskuulka? # ma raadisay shaqo hadana ma waysan thy? #shaqo ma laguugu diiday qabiil adigoo aqoontii Iyo xirfadii leh? # ma rabtaa shaqo galinkaa rabto xur u thy? #ma kaa go'an tahay inaad wax qabsto oo cidna ku tiirsanaan? # ma doneysaa inaad uga farxiso waalidka Iyo naftaada lacag ayna kaa fileynin? ---------------------------------------- Haday jawbtaadu haa tahay fadlan La xiriir Numberkan +252634092141/ Ama. Raac linkigan chat.whatsapp.com/FoVNnc9f8sa2PK373ndHuQ
@maanfarah9496
@maanfarah9496 3 года назад
Qruxy hurmar wacan ayaan ku rajeynaya
@momedladiye1792
@momedladiye1792 3 года назад
Don't just wait for good things to happen to you. Work hard to achieve tour goals-Sof💥💥💥
@samsamfaras5735
@samsamfaras5735 3 года назад
Masha Allah my sis from dirisle🥰🥰
@anwarkeey6864
@anwarkeey6864 3 года назад
haye wlo qali
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@nimco2891
@nimco2891 3 года назад
Safiya guulayso huno hore usoc Waan ku faraxsanahay anigoo dumara hablaha hormarka sameeya
@khadarkhalif1851
@khadarkhalif1851 3 года назад
Sofia hore u soco
@Kaafisoherbaloil
@Kaafisoherbaloil 8 месяцев назад
Abaayo waxan ubahnaa inad ila taliso talada waa shey usan qofka ka marmin ane maqabo wll iga weyn io warid ila taliyo midna plz lambarkada igu caawi
@aminamohamed7154
@aminamohamed7154 3 года назад
your really doing a good job siz and I am from darisle
@salahapdirahmaan1587
@salahapdirahmaan1587 3 года назад
Yes
@baadiyebadiye7941
@baadiyebadiye7941 3 года назад
Thanks wall horumar kaad noosheegtay
@caraye379
@caraye379 3 года назад
Ino so badi wll mcne barnamijydan
@yarka090
@yarka090 3 года назад
Mazha-allah 🤩 Our Talented Sister
@mahamudahmed1965
@mahamudahmed1965 3 года назад
Abyo ani sual Aqaba waxaka Raba qebti hore onoso sharaxesay dorob shin micnaha waxa rabaa Ali espres okale side ula xariri Kara wan rajena INA iso jawbi donto midale inistigrm Kaga max kuqoran waxan donaya. I wax badan Kala faidno Insha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xayaatkef7425
@xayaatkef7425 3 года назад
Mnshlh waan ku farxasanhy inan arko qof sidan talo horumar ku saabsan bixinya guulyso 😘
@mohammadabdiwahaab4420
@mohammadabdiwahaab4420 3 года назад
Ceep going ss from delisle
@Heydarpro5128
@Heydarpro5128 3 года назад
Sis thank you second marka hadleesid tartiib noogukala
@wllmaandawey3808
@wllmaandawey3808 3 года назад
Allah ha ku daaYo wllzhy qli 💞🙏
@nazirzaweyto7234
@nazirzaweyto7234 3 года назад
Wllhi dadka inad uufaidayso ayad yuotupka ujogta tanks wlllo
@hamzehagproductions2462
@hamzehagproductions2462 3 года назад
From dirisle abdi
@mahamedherromohamedherro5520
@mahamedherromohamedherro5520 3 года назад
Anaa iska leh awaal marintaan🙏
@Crisjuol
@Crisjuol 3 года назад
Masha Allah walashey mahadsanid
@dhirigalinchannel9441
@dhirigalinchannel9441 3 года назад
MashaAllh, first ❤
@sumayaaaden164
@sumayaaaden164 3 года назад
Welcome From dirisle
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 3 года назад
Sofia and huda manshallh walhi youtube waa idin baahnaa Keep going our queens . Business idea badan baan idinka helay and more and more baan sugaaya inshallah.
@munierqader4171
@munierqader4171 3 года назад
Hore u soco safia🔥
@abdiwahabwamo6860
@abdiwahabwamo6860 3 года назад
My dear siz thank u for tell me how to make maney wan kugu fanana hurmar wacan
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 года назад
From dirisle keep going sis
@juuyare7665
@juuyare7665 3 года назад
Yaa rajey nooyo hadiyada🎁 sideyda oo kle i.a
@zanayusuf2038
@zanayusuf2038 3 года назад
Keep going sis from idrisle
@suhaash266
@suhaash266 3 года назад
Horay usocada wllhy qaali
@hibaaqkhyrdoon8002
@hibaaqkhyrdoon8002 3 года назад
Mansha Allah guulayso sis from dirisle
@fatimashsead3849
@fatimashsead3849 3 года назад
Mnshaa allah xbbtii keep going from dirisle👍👍👍👍👍
@aliissack4879
@aliissack4879 3 года назад
Hormar wcn siz
@pheynuus9840
@pheynuus9840 3 года назад
Masha Allah xabibty esay way to get money
@deeqoahmed6763
@deeqoahmed6763 3 года назад
Masha allah noo soo badi fikradahaan abaayo
@ibrahimmusse7423
@ibrahimmusse7423 3 года назад
Horay u soco wllshy
@Motivationer288
@Motivationer288 3 года назад
Oh, you are so intelligent girl, keep going sister.
@sofiahormar8604
@sofiahormar8604 3 года назад
🙏
@faraxabdi5298
@faraxabdi5298 3 года назад
Mash allh wa gabadh talan ti leh illhay haku siyadiyo
@AasiyoMuuse-fy3mm
@AasiyoMuuse-fy3mm 2 месяца назад
abyo lambarkaaga iisoo sheeg qaali
@ayaanleaxmad6057
@ayaanleaxmad6057 3 года назад
Mnshllh sofia waa figrad u wanaagsan ayaan kaa helay
@mohamudmohamedjamaafrican532
@mohamudmohamedjamaafrican532 3 года назад
Safia hormar ku taageeraa wlashei 🙏❤
@sacdiaabdullahiabdi6144
@sacdiaabdullahiabdi6144 3 года назад
Thank u sistrr
@bintirage6691
@bintirage6691 3 года назад
U r so motivating bby girl thanxz
@muqasare5369
@muqasare5369 3 года назад
Thanks
@sooyaal24films
@sooyaal24films 3 года назад
Mansha allah keep going sister
@yuusufkunciilofficial7923
@yuusufkunciilofficial7923 3 года назад
wllkenah ama wllshena give ku gulaysanaya wada sugaynah insha allah
@najlanajib2617
@najlanajib2617 3 года назад
From dirisle
Далее
ГИГАЧАД МЭЙКЕР В PLANTS VS ZOMBIES 2!
00:49
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 73 тыс.
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Просмотров 110 тыс.
Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow
19:38
Просмотров 21 тыс.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Dhalinyaro Afar- tan Ganacsi ka shaqayso
22:44
Просмотров 67 тыс.