Тёмный

7 Qodob oo noloshada wax ka badali doono.. 

Lajecley Awil
Подписаться 2,5 тыс.
Просмотров 1,2 тыс.
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

26 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 12   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Asc Asxaabta hadii aad kahesho video ga like ta dhac kusii ❤❤❤
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 4 месяца назад
🌹🌹🌹😘
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 4 месяца назад
🥰😻
@ahmedawil6608
@ahmedawil6608 4 месяца назад
Guuleso cadeey 😍😍❤️
@deeqsanqaali1884
@deeqsanqaali1884 4 месяца назад
Gabadhan suuqa haloo kala kiciyo walaahi qalbigaan ka taageeraa waaqica ayey ka hadashaa
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Mahadsanid Xabiibti ❤️❤️❤️🥰👈
@ashheart9761
@ashheart9761 2 месяца назад
Waa run anaa arkay ❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
❤️❤️
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 4 месяца назад
My favourite 😻
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Walal qaali ❤
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 4 месяца назад
Wlcm Lajecley 🌷😍
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Далее
7 CAADO OO BADALAAYO NOLOSHADA..
19:54
Просмотров 725
sidee loo gartaa dadka sunta leh ????
10:31
Просмотров 1 тыс.
Qofka JECESHAHAY 6 daan Calamadood ka fiiri.....
13:29
Sidaa adigu iska dhigto ayaa noloshu kuu noqon
10:53
Просмотров 56 тыс.