Тёмный

7SANO KADIB ILAAH WAXUU ISIIYAY GABAR KAFAIDEYSTA INTA UUR RADIS AH 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@shamisali9959
@shamisali9959 Год назад
Gabdhaha walaalahy ah suratul baqara aqrista ilaahay owlaad wa idin siina insha allaah
@Beeli495
@Beeli495 Год назад
Illaahay ha isiiyo daawo kasto quraanka iyo baryada alle ku jirtaa illaahow ubad baariya isii🤲🤲🤲🤲
@rawmo7336
@rawmo7336 Год назад
@@Beeli495 Allahuma Amiin, Ilaahay waxaan kaga baryey ilma caafimad qaba oo aadan ku dhibtoonin ayagana dhibtoonin inuu ilaahay kusiiyo walal.. hadan cisho raba inaan tukado ee qalbigaada waxu jacel yahay allah ku siiyo macn..
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Год назад
2 sano kahor markan kaa dawaday shafaxda amaa xabatu rishadka marwa ayaan walashy isoo garacday waay ooyday waxay igu dhahday aniga malah awlad ilahay imaa horen maraka 1 sanad ayaay guri lahayd jarmal ayaay kogty dhakh tirti waxay ku dhahen wax ku hayaa garan mayne qalin ayanu kugu samayn intanay qalin galin markay iso shegty ayaan ku idhi cuun malab iyo xabatu rishad walahi dhigi aay lahayd ayaay allah uur ku siiyay ilmahi oo 4 biil jira ayaay uur kale qaday hada 2 gudahod wiil iyo gabadh ayaay haysata
@fhfhgfhfug9430
@fhfhgfhfug9430 Год назад
Maasha allaah allaha ubarakeyo
@sammohammed7878
@sammohammed7878 Год назад
Masha allah 😭❤️❤️❤️
@Marwada__F.S.L
@Marwada__F.S.L Год назад
Allah u barakeyo masha Allah Aad Ayaan ugu farxay allx. Allx. Anaka na Rabi subxanahu watacala Si ka Deg degsan Alle hainogu siiyo 3.5 ayaan sugaya Midkaan ku indha doogsan laha
@Honey_MB
@Honey_MB Год назад
abaayo please isheeg maxa la isticimaali
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Год назад
​@@Marwada__F.S.L amiin wllo
@nalkamohamed2242
@nalkamohamed2242 Год назад
Asc abyo marwa sharaf iyo kaaramo korkaa ha ahaato aniga gabdhaha habatulrashadka iyo malabka ku faaiday ka mid ah mashalah gabar maryma la dhaho ayuuna alle igu arsaaqay alx manta waa 2 jir gabdhow adinka video kaas ka faa ideysta aniga wan usoo uduceya gabdhaan wana qof qalbi wangasan alle haku sharfo abyo alle ha kaa abaal mariyo sidaa marwlbo wanagga qeyrka noola jeceshahy adiga hakula jeclaado ma jirto wax ka wanagsan ina wanaga aad adiga jeceshahy dadka la jeclato inta owlada heysan alle ha siiyo ku heysta alle ha u barakeyo
@FatmaQureesho
@FatmaQureesho Год назад
Wll sidee u isticmaashay
@maryancusmaan6324
@maryancusmaan6324 Год назад
شكرا حبيبتي جزاك الله ألف ألف خير
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Maansh Allah jazakallah kheyr ❤
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Mahadsanid xabibti
@caydaruuscabdi3226
@caydaruuscabdi3226 Год назад
Wall qaaliyeey alle haku barakeeya sidee layskugu daraya malabka xsbatul rashidka iyo xulbada
@monahaji1907
@monahaji1907 Год назад
Masha Allah.
@marwo228
@marwo228 Год назад
Masha Allah 😍 ALLAH hakubarakeeyo
@caasho2013
@caasho2013 Год назад
Maasha allaah allaha kubarakeeyo
@boqoradagaadsan9070
@boqoradagaadsan9070 Год назад
Marwo sharaf abyo alaha kubarakeyo wlahi niyadad nodhistaa markasto
@shukriibrahim1617
@shukriibrahim1617 Год назад
Asc wr wb wlha sharafta bdn dhamn melwalba àd jogtàn wxn idinka codsanaa inaad iso duceysaan mudo 8 sano ayan reer leeyahay inuu ilahey igu arsaaqo awlaad saalix ah insha Alh 🤲🤲🤰
@faadumamuuse6531
@faadumamuuse6531 Год назад
insha alaah ilaahey ubad bari ah ha ku siiyo
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 Год назад
wcs Xabibti iLahayow kuwo salixiina Hakugu Arsaaqo Anigana Sidoo
@fadumoosman8809
@fadumoosman8809 Год назад
Wcs abaayo owlaad salix oodaban lab iyo dhadig ah allaha hakusiiyo salaatu leelka tuko istiaqfaartabadi xiliga here ee saxarkii saliga nabiga badi insha allaah waad Heleysaa
@masalahmed7198
@masalahmed7198 Год назад
Illaahay ha ku siiyo abaayo aan isku ducayno ducaaul qaaib caadi ma ahan insha allah kheyrka waa soo dhowyahay 💋💋💋💋💋💋💋
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Qaliyeey waad helaysaa niyadbaan kugu soo ducaynayaa lkn qali kaligaa hadadaalin ee labadiinuba dadaala insha Allah ducadana badiya
@user-zk3gw4ty9p
@user-zk3gw4ty9p 10 месяцев назад
Marwa xagee kaala so xidhiidhaa
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Aamiin aamiin yaa rabi Ukhti qaali Ilaahay haku Barakeeyo xxx
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Год назад
💖 Mashallah 🥰 jazakallahu 🥰 Khar 🥰 allahu 🙏 akbar 💖🥰🥰🥰🙏 ameeen 🤲 ya 🤲 Allah 🤲🤲
@osmanmahamud2724
@osmanmahamud2724 Год назад
Ilaahy kabadan hakusiyo.inshaalah
@wiiloalimohamed7309
@wiiloalimohamed7309 Год назад
Aamiin aamiin yarabi
@dekohassan8259
@dekohassan8259 Год назад
Masha alaah Alle hawsiyadiyo walasheen
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Marwo qeyr qabto hadalkaga kalii nafta dajiyo xbbti thanks
@abcbc4008
@abcbc4008 Год назад
Amiin yaa mujiib
@musbaxmoalimomar8242
@musbaxmoalimomar8242 Год назад
Marwa qalbi saafi Alle haku barakeyo mcnto❤️❤️❤️💋💋💋
@marwo228
@marwo228 Год назад
Marrawa Allah yajsiik bil jana sida aad noogu faaidaysay
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Mashaalaaah
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 Год назад
Wlhi waa runtaa abaayoilaahay haku xafido
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 Год назад
Aamiin aamiin
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 Год назад
Wlhi shan bil dhiig mahelin markaa vedio daawaday wlhi waan isticmaalay way timid caadadii i.a dowradii labaad baan sugayaa abaayo dhowr Mar baan kusoo qoray lambarkaaga hppty
@fathiyoabdi8982
@fathiyoabdi8982 Год назад
Abyo maxa isticmashee
@saraabdull3693
@saraabdull3693 Год назад
Congratulations 👏
@ikraikrasha2103
@ikraikrasha2103 Год назад
M.allah anigana waan rajaynayaa waan isticmaalaa xabatu rashaad Mahadsanid abaayo
@masalahmed7198
@masalahmed7198 Год назад
Asc abaayo qali seetahay jazakallahu kheyran walalayaal isoo duceeya mudaa reer leeyahay in illahay owlaad isiiyo aniga iyo intii ila mid ah ♥ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Insha Allah wlo waad helaysaa ducada badi
@aminamohammad6263
@aminamohammad6263 Год назад
Ilhy abayo mcn awlad salixiin ah odag dag ah alaha.kusiiyo
@nimco.cabdisamadcumar
@nimco.cabdisamadcumar Год назад
Asc wllshy marwo khayr allaha ku siiyo Wll qaali hadda muddo ma dhalin dr wax iiguma sheego Duugida fikrad iga sii
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Год назад
Masha allh abayo ale haku barakeeyl marka hore ma ogi inad horey usoo gelisay xabatirashad iyo xulbad iyo malab wanka radiyey meshada wanka wayey adoo mahadsan sida leskugu isticmalayo soo geli ado mahadsan abayo waxan rana ina. Isticmalo ama qoralahan reply isoo gal isoo sharax mahad sani wlalshey ale haku barakeeyo
@XalimaAbdi-st6tr
@XalimaAbdi-st6tr 10 месяцев назад
Inta hysata allaha udaayo inhysn allha siiyo
@wacanchannel1691
@wacanchannel1691 Год назад
Ascww abaayo marwo duco
@B-Abdull
@B-Abdull Год назад
Ilahy kuwo bariyal ah hanasiyo damanten
@suhail1306
@suhail1306 Год назад
ameen
@farhiyamahamad1884
@farhiyamahamad1884 Год назад
suura galma taha inan kula so xariiro waa gabar rabta dabiib aad ayan dala pilez
@ayaanabdilahiali7172
@ayaanabdilahiali7172 Год назад
Asc aNigu sanad ayan reeer leeyhay ilahay wali wax ima siin awlada isoo.duceyaa in ilaahay awlad nasiyo aniga saygeygaba aaaamin
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Insha Allah waad helaysaa qali ducada badi anba 1sano iyo 2bilood ayaa sugayay
@caashaqaasim2399
@caashaqaasim2399 Год назад
Asc animus salad Ayaan raar leeway 7
@halimaabikar8607
@halimaabikar8607 Год назад
Abayo Amiga 6 Šaňo madhalin illahay haisiyo
@ayanyaan2226
@ayanyaan2226 Год назад
Asc walashey marwo plz vedo xabatulrishadka iyo malabka iyo xulbada plz inogu so celi plz abaayo
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Wcs wr wb haye xabiibti InshaAllh
@farhiyamahamad1884
@farhiyamahamad1884 Год назад
asc
@muzniabdi2278
@muzniabdi2278 Год назад
Asc abayo folic acid kasoxadal inshaallah
@munaahmed3133
@munaahmed3133 Год назад
Margtay
@suhail1306
@suhail1306 Год назад
sadaqada sireesta idinka u baxsanaya inuu Allah idinku arzaaqo awlaad saalix sujuuda ku weydiista ducadan rabbi hablii min ladunka duriyatan dhayibatan innaka samiicu ducaa cisha ka dib witir ku qabo haweenkiina hadaad kici kartid 2 rakaco tuko inta u dhaxeeysa 2 am ilaa ka hor salada suwax Allah tala saarta idinkoo ku kalsoon go'aanadisa
@nsm7833
@nsm7833 Год назад
Maasha allah abaayo sidee sujuuda loogu ducaysta ma iishegi kataa
@fadumaabdi8535
@fadumaabdi8535 Год назад
Abayo xabadu Rashaad English maxaalagu ladhahaa
@haala552
@haala552 Год назад
Aniga ma helaayo malab saafi ah
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 Год назад
Abaayo marwa ala dartii baa kuu jeclahay
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Год назад
Asc abayo
@hodanqueen8074
@hodanqueen8074 Год назад
Asc Wll waxan iso shegtan xabturashadka o dhagax ku jirin miyaa la iibshaa idinko raliya iso sheega
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
Haa abayo subur marketka karadi
@zeynamohamed4899
@zeynamohamed4899 Год назад
A
@waaniweyanfaci991
@waaniweyanfaci991 Год назад
Abaayo tayroot qofqaba ma iscmalikaraa
@qadanhodo6241
@qadanhodo6241 Год назад
Maya Xabatu rashaad kansarbay ku keentaa dadka tayrodhka lah wall mcn
@mumtaz4395
@mumtaz4395 Год назад
Abaayo numberkaga ubahna xage kaala soo xiriira
@munaahmed3133
@munaahmed3133 Год назад
Asc abayo waxa ka bogsaday ma ku dhalay pcos
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
Muno abayo ma pcos aya qabta aniguba wan qaba ila so xariir plss
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
Haa abayo gabdho badan aya ku dhalay
@zeynamohamed4899
@zeynamohamed4899 Год назад
Abaayo xabadrashadka 2qof ma cuni karaan?
@umumohamed5686
@umumohamed5686 Год назад
Haaa abaayo ani xajiiga waa isla isticmaalne alx ilahay wuu nagu guuleesiyay
@mudanhassan6339
@mudanhassan6339 Год назад
subxaan Allah wxn layaabay dadka ku dhaha cid kale ha u sheegin ma jaahil nimo Ayey ka tahay mise xaasid nimo waayo hada qoraal baad soo dhigtay maxaa laga garanayaa cida soo qortay ilayn sawir Number ama cod midna maad soo dhigine 🤔
@Shukricooking
@Shukricooking Год назад
Abyo aniga caada wayay 2 days bes heli jiray hada maba hayo waxan a jira 34 year waxyabo badan caba sida shaasha dhago yaraha caba malin kaste xabiibit talo isii mahadsanid 😢
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Walal qali quraanka akhriso suuratul baqra AMA shido ducadana badi Dheh rabilaaatadarnii fardaaa wa anta khayrul waarisiin
@boqoradagaadsan9070
@boqoradagaadsan9070 Год назад
Hormanka nasahan qabaa abaayo maisticmali karaa xabafu rashaad please iso jawaab 4sano madhalin
@fhfhgfhfug9430
@fhfhgfhfug9430 Год назад
Maya hormonka naasaha weykordhisaa dhagayare isticmaal abaayo
@boqoradagaadsan9070
@boqoradagaadsan9070 Год назад
@@fhfhgfhfug9430 thanks xbiibti
@nimconuurcabdiraxmaan4477
@nimconuurcabdiraxmaan4477 Год назад
Maansha allaah ❤️♥️♥️👌
Далее
CAJIIB WAAYE. XALAAL MA LAGU DHALIN MIYAA?
10:05
Просмотров 20 тыс.
Выпускаем трек? #iribaby
00:14
Просмотров 355 тыс.
GABDHAHA CADADA KAFAIDEYSTA CADADA  DAREENKA
8:14
Просмотров 15 тыс.
ALAABTAAN ISKU OGAADA GABDHO WALAGAMA HADLAAN
8:12
Просмотров 15 тыс.
قراءة روحانية بالقاموس
33:09
Просмотров 14 тыс.
Выпускаем трек? #iribaby
00:14
Просмотров 355 тыс.